Horumarinta Nafta || U. Abuu Cubayda

Razeen Training Center

Пікірлер: 26

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jzАй бұрын

    Mashallah Sheekh Abu ubayda

  • @zuhaybhuriye6652
    @zuhaybhuriye6652 Жыл бұрын

    Scm, dhammaan hawl wadeenada Rugtan Razeen Training Center iyo Ustaad Hamse Habiib ba Illaahay waxaan uga baryayaa inuu miisaanka xasanaadka ugu daro waxtarka iyo kaalinta weyn ee ay ka qaateen horumarka iyo kobcinta wacyiga bulshadeena gaar ahaan waxan ugu mahad celinayaa Ustaadka jazakalaah Ustaad Hamze

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr24 күн бұрын

    Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤

  • @zakimohaa9568
    @zakimohaa9568 Жыл бұрын

    M.A Allaha noo barakeeyo cilmiga culumadana Allaha noo daayo

  • @yasinabdullahimalin4076
    @yasinabdullahimalin4076 Жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad runtii waxaad inoola wadagatay qodobo muhiim ah asasi ah. Allow adiga iskukadhiibnay.

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын

    Chankalan waa in lagu xidhmo Wlahay faaido badan baad ka faaidi chanlo bilaa maalayacniya ba miliono ayaynu gaadhsiinay

  • @shaqaleshaqale9864
    @shaqaleshaqale9864 Жыл бұрын

    Mansha allah mansha allah sh maxmud alle ha ka jaza,id siiyo

  • @user-uq1bi1xk8c
    @user-uq1bi1xk8c2 ай бұрын

    m.a ustaadi waww

  • @HamzaAZahid
    @HamzaAZahid10 ай бұрын

    Mansha allah alle haku xifdiyo macalin abuu cubayda❤

  • @halhays777
    @halhays777 Жыл бұрын

    Masha allh ustaad xamsa iyo bahda razeen allha idin barakeeyo.

  • @ibrahimshow3206
    @ibrahimshow3206 Жыл бұрын

    Shukran agasime abu cubayda

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 Жыл бұрын

    Maashaalla waan salaamay macalimiinta waxbadan baan ka faaiiday

  • @hamda1043
    @hamda1043 Жыл бұрын

    Alle xaqa ha inituso culimooy Alle yaa xaalka og anuu hada dadka u eeg culimada ma aamino waayo been ta ayaa kumadan subxanallh

  • @rahmohassan6442
    @rahmohassan64424 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Жыл бұрын

    Jizakallaahu walal qaali

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 Жыл бұрын

    M.a barnaamiij aad u fiican waye lkn aawey inta ka dhiman bahda razeen

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Жыл бұрын

    Masha allah adbad umahad san tihiin talooyin wax ku oola ilahay ha idin abal mariyo

  • @user-uq1bi1xk8c
    @user-uq1bi1xk8c2 ай бұрын

    m.a

  • @sahrasiciid1100
    @sahrasiciid1100 Жыл бұрын

    Halmaalin oo aad noo gashay dawro ayaaba naftayda wXbadan iska badaleen jassaaka laahu khayran jasaa

  • @naasirsulieman8737
    @naasirsulieman8737 Жыл бұрын

    Shukran wll

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Жыл бұрын

    Maasha allaah waa muqaal cajiib ah sheekh abu cubayda Shukrn

  • @aishaadan1920
    @aishaadan1920 Жыл бұрын

    run badanaa walhi dadka marnaba kumadaynayaan teedakale waxaanba arkay familigaga ugu daran mashrucad istiraahdid bilawba hadaad istiriaahdid kala tasho way ka horimanayaan

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Жыл бұрын

    M.a Allah mahadsanid ustaan Wlhi wax badan baan ka faa'iiday chennel kaan

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pwАй бұрын

    #Shardiga Dahafka Saxda Ah >>> *Waa inuu noqdaa mid meeshaa joogto anfacaya

  • @suhayb1122
    @suhayb1122 Жыл бұрын

    Xagee Ayaan idinka la soo xidhiidhaa

  • @razeentrainingcenter189

    @razeentrainingcenter189

    Жыл бұрын

    guji linkigan hoose ee whats' upka ah : 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1