Tallo Kusocota Muniira ...Sheik Maxamud Sh Abuu Dalxa oo Muniira Si Toos ah Ula Hadlay.??

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Sh Umal Oo Daah Furay ...
• 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
• Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Пікірлер: 197

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m19 күн бұрын

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw

  • @safiabdilahi

    @safiabdilahi

    19 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @abdullahihussein3808

    @abdullahihussein3808

    19 күн бұрын

    صل الله عليه وسلم

  • @marwobuni9872

    @marwobuni9872

    17 күн бұрын

    S.A.W ❤❤❤❤

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r4 күн бұрын

    Masha Allah allaah ku xafido shekaan waa sax hadalkeysa ❤❤❤

  • @sahraj3885
    @sahraj38854 күн бұрын

    Sheekh Allah khayr ha ku siiyo

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw5 күн бұрын

    MAASHA Allaha sheekh ❤❤❤❤

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji389815 күн бұрын

    Manshallah u talk to them nice, i hope they listen to this inshallah

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam923519 күн бұрын

    Masha Allah sheekh Abu Dalxa xafidullaah illaahay Reerkaas muslimkaa wanag ha dhex dhigo Amiin 🤲

  • @hindaahmed4861

    @hindaahmed4861

    18 күн бұрын

    Aamiin

  • @Lana-1-0B

    @Lana-1-0B

    18 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi😢😢

  • @Caliya7
    @Caliya719 күн бұрын

    Maasha Allaah sheikh Abu dalxa. Gabadhu markey uur iyo umul tahay qarkood depression ayaa kudhaca ilaa intey umusha kabaxdana kama bogsadaan. Reeraha musliminta nabad Allaah hadhexdhigo.

  • @sahraj3885
    @sahraj38854 күн бұрын

    Gacmo Geel jire hoos baa loo dhaqaa baa la yidhi Illahey hay oo asturo Qoysaska Illaheyna Wanaag ha ka dhex dhaliyo Intii is khilaasanba ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @samanjecel6079
    @samanjecel607919 күн бұрын

    sh Abu dalxa Allah haa ku xifdiyo adiga iyo culimda somali ee Xaqa iyo cadalad umada somali Kaa shaqeyo☝️🇸🇴❤️

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis75715 күн бұрын

    Allah hasoo hanuuniyo Qoysaska Soomaaliyeed

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935219 күн бұрын

    Jazakala khayr sheekh waruntaa kuwan warka ka gurayaa ilahay ha ka baqeen oo ha iska dayeen subxanallah

  • @samowsamale3490
    @samowsamale349019 күн бұрын

    Jazakala khayran sheekh si fiican ayaad yeeshay hadeysa waanadii iyo wacdigii ka doorbiday Dahir Calasow iyo kooxdiisa shayaadiinta ah bal aan eegno meesha ay ku dambeyso

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi108418 күн бұрын

    Waa sax

  • @fatimaali4343
    @fatimaali434319 күн бұрын

    Maa Shaa Allah Jazakallahu khairun sheikh may Allah bless you. This sister may Allah make it easy for her

  • @HawoAdan-b3r
    @HawoAdan-b3r19 күн бұрын

    Allah ha noo xifdiyo Culimada sheikh maxamoud Abu dalxa somali waa socotay Allah ha soo hanuuniyo Aameeen

  • @safiabdilahi

    @safiabdilahi

    19 күн бұрын

    Aamin

  • @alfaofficial9163

    @alfaofficial9163

    19 күн бұрын

    Aamiin wll

  • @hindaahmed4861

    @hindaahmed4861

    18 күн бұрын

    Aamiin

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka11419 күн бұрын

    maasha alaah sheekh abu Dalxa khayr aduun iyo mid aakhiro alaha ku siiyo sida aad ugu dadaashid ugana diir naxdid reeraha somaliyed ILAAHAY hakugu naxariisto inta dhiban dhibka alaha ka qaado inti uu hunguri ka galay faafinta ceebaha umadana iimaanka alaha u sugo ILAAHAYNA hanaga qabto ALAAHUMA aamiin

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed471719 күн бұрын

    Maan sha allaah shiikh abu dalxa alle haku barakeeyo ilaahaw shiikh soomaaliyeed oo noo damqada hanoo waayin qoom kaaga soomaaliyeed markaad guursato cid kaa af garata oo idin dhex dhexaadisa waayi maysid oo khalad kiisa kaa qabta sooshan miidhiyuhu dhinacaa hooyooyinkii waa ku faaiideen dayacmi jiray

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx396819 күн бұрын

    Mansha Allah sheeq ajar Allaha kaa siyo gabadha wey dhiban tahay wana xamilo allow sahal amuraha Allaha dajiyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie204319 күн бұрын

    Mansha Allah, Sheikh Abu Dalxa si fiican ayaad ula talisay. Illahow ceebaheena astur adduun iyo aakhiraba.

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi10619 күн бұрын

    Subhanallah Subhanallah May Allah (SWT) guide and protect the Ummah.

  • @suleeqosiman2164
    @suleeqosiman216419 күн бұрын

    Masha Allah sheikh Allaha ku barakeyo maslaxadas aa gashay Ajar iyo xasanad badan Allaha ka siyo sheikh addban ugu farxay jazakalah kheyr ❤❤❤

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v19 күн бұрын

    Maasha allah ilaahey haku xifdiyo shekh abu dalxa ilaahey ha isku soo celiyo mawada waraxma ayaan ale uga baryeyna aamiin🤲👍

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp19 күн бұрын

    Mashlah sekhq لسانك صح بارك الله في عمرك

  • @kadijaali4753
    @kadijaali475319 күн бұрын

    Masha Allah shq Abu dalxa❤

  • @queendm1317
    @queendm131718 күн бұрын

    Sax walahi sheikh

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan19 күн бұрын

    Mash. Allaah. Sheq allaah barakeeyo. Waxaksto. Kugu. Dhca. Nolsha. Xishood iyo ale ka. Cabsi. Kama so. Harto

  • @user-gt2tb6ub5g
    @user-gt2tb6ub5g19 күн бұрын

    Scw

  • @bellahaji9884
    @bellahaji988418 күн бұрын

    Masha Allah ilahe haku xafido sheikh

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan599519 күн бұрын

    Jizakallaah kheyr shiikh Abuu dalxa ilaah haka qabto cadowga ku dhexjiraa 🤲🤲🤲

  • @Lana-1-0B

    @Lana-1-0B

    18 күн бұрын

    Aamiin😢😢

  • @snw9257
    @snw925719 күн бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah jizaka Allahu khayr sheekh Maxamuud

  • @akafi1212
    @akafi121219 күн бұрын

    Masha Allah tabarakallah sh shukran sheik mahxamud 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane244319 күн бұрын

    Masha Allah sheikh abuu dalxa jazakalaah ilaahey ha noo kaa dayo

  • @HawoAdan-b3r
    @HawoAdan-b3r18 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka262319 күн бұрын

    Jazakalah Sh Dalxa haween iyo rag bilaa shaqo ah ayaa raba inay ka raadiyaan arsaaqad

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m19 күн бұрын

    Subxaanallah meesha maxkamada lagu sheegayo waa fadeexo hor leh .Aniga waan yaabayee saan qoosaska haloo dhaamo tani waa fadeexad hakala tagaan ama ha isla joogaan ayageey utaalaa .

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi993517 күн бұрын

    Yaa rabii 😭😭😭😭😭😭😭 ha allha ker kusiyo shoqow❤

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur659619 күн бұрын

    Maansha Allah shiikha waa runtiis ❤❤❤❤❤❤

  • @marwobuni9872
    @marwobuni987217 күн бұрын

    La Hawla Wala Quwwata illa 😢 Anigoon ogayn waxa Laga hadlayo, warna ka hayn, arimahan, hadana waanada ayaa isoo jiidatay qiimaha leh, Baraka’Allah Feek Sheekh 🤲 Rabbi ceeb ha asturo 🤲

  • @dahabohussein4290
    @dahabohussein429018 күн бұрын

    Masha alha

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p18 күн бұрын

    Dariiqa toosan Allaha waafajiyo

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb18 күн бұрын

    SHEEKH ABU DALXA ILAAHAAY HA KU BARAKEEYO ILAAHAAY DARTIIS BAAD ULA HADASHEY HADAY KU DABA MARTEY WAXAY CADAYN U TAHAY INAYSAN CULIMADU QIIMO UGU FADHIN EE SHAYAADIINTA KA MAADAYSANAAYA AYEY U HOGAAN SAN TAHAY DHEGIHII WAANO U DULEELAA WAANADU DEEQDAA SHARAF BAYSAN RABIN EE ILAAHAAY UMADAAN SOOMAALIYEED HASOO HANUUNSHO .

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal3312 күн бұрын

    Masha alaaaaah xafidulaahi shiikh dalxa ruunta ka hadashey guuleso ❤❤❤

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu596619 күн бұрын

    Mansha Allah warunti sheikh abu dalxa waxalbo wanag iyo dajin ayey kuficanyihin gawada waxas Odan waxakakenayo urkawaye

  • @munaxasandahabo7331

    @munaxasandahabo7331

    19 күн бұрын

    Guurku waa sida kiish culus oo labo qof isla sido haduu midi xagiisa siidaayo kakale maqaadi karo ee wuu jiidaa marakaa reerka 2abada qof ee is qaba mid walba dhiniciisa haka tiiriyo oo yaanu dhiniciisa jilcin ama uuna siidaynin hadii kale midbuu culaysku ku dhacayaa haduu jiidana wuu la dhimanayaa labaduba haday iska dhigaan kiishka culus ee wax waliba ku jiraan waa caruurtee😂 dadkalaa cidlo kaheli markaasa sidii ladoono laga yeeli😢 waad ila fahanteen baan umalaynayaa✍️ muna xsn mxmd

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba19 күн бұрын

    maasha akkah sheekh alle Ajar iyo xasanaaad alle ha kaasiiyo waa hooyo murugAYSAN

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B18 күн бұрын

    جزاك الله جنه ونعيمها الله يحفظهم شيوخنا من كل مكان يا رب❤❤❤

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc19 күн бұрын

    Allah ha ku sharfo Sheekh

  • @mahamoudzenab3478
    @mahamoudzenab347818 күн бұрын

    Haa wlhi warun inchallah keir

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan486519 күн бұрын

    Alah ku sharafo shiikh isku celi way is raban shaydan ba galay

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A19 күн бұрын

    Masha Allah sheikh kheyr badan Allaha ku siiyo

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale866619 күн бұрын

    Allah barakeeyo sh Abuu Dalxa

  • @NatouAhmed-mr4zn
    @NatouAhmed-mr4zn7 күн бұрын

    Wa ruun wallah

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor326119 күн бұрын

    Sheekh abu dalxa walaahay waa islaam dhab ah indhahayga ilmaa ka daadatay siduu arinkaas ugu istaagay siiba gabadhaas miskiinta ah jassaakalaahu khayr janadii firdawsa sheekha ilaahayoow geey wuu qiirooday anaguna sidoo kale gabadhana mid weelaysa taladaas wanaagsan ee sheekha ilaahay haa ka dhigo danteeda iyo maslaxadeeda ayaa ku jirta

  • @faadumoali1675
    @faadumoali167518 күн бұрын

    Jezakumulah shekh ilaahey ajar ha kaa siiyo iyadana xaqa alaha tuso

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q19 күн бұрын

    Illaahay ha ku barakeeyo sheekh wad nasteexo badan tahay ee mid talaadada qaadato alle ha ka dhiigo

  • @gamer5Real
    @gamer5Real19 күн бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤ shukran sheikh dalxa

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p17 күн бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤

  • @kawsardaahir2280
    @kawsardaahir228018 күн бұрын

    Allha ku barakeyo shekh iyadana allha qalbiga ha udajiyo

  • @bisharonur8100
    @bisharonur810013 күн бұрын

    Masha Allah, Allaha ku xafido aduun iyo Aakhiraba

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali613518 күн бұрын

    Masha Allah sheikh ❤❤❤

  • @masertoy2328
    @masertoy232818 күн бұрын

    Somaliyey culumada wad washen ilahey halaga cabsado o gabdaha halo naxaristo ya rabi 😢

  • @user-js3kl6ui1f
    @user-js3kl6ui1f18 күн бұрын

    Sallalahu caleyhi wasalaam❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q19 күн бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh sheekhena allhku xafido umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh

  • @f.o847
    @f.o84719 күн бұрын

    sheekh jazaa kallaah khayr, Allaah ha noo kaa daayo

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin353019 күн бұрын

    Masha allaah sheekh alle haku barekeeyo

  • @hafsaibrahim3651
    @hafsaibrahim365119 күн бұрын

    Maasha allah sh allaha ku cizeeyo

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d19 күн бұрын

    M.a shiikh ilhy haku barakeeyo shaqo adag oo mudan i laga hadlo baad ka hadashay ilhy hayna soo hanuuniyo ❤

  • @edebsanaxmed4821
    @edebsanaxmed482118 күн бұрын

    Yaa Rabi ceebteena astur soomaali hadaanahayna xaqa na Tusi Allaahuma Aamiin 🤲😭

  • @daahirdugsiga8653
    @daahirdugsiga865318 күн бұрын

    Allahuma xifdi shabaabanaa wa sharable muslimiin.

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra806118 күн бұрын

    اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Jizakallahu qer sheeq Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha uso dajiyo maslaxo qer badan oow rerkan ku nagado yaa Rabi yaa Allah illaheyow gabdhahan qalbigeda udaji oo farxadeda uso celi yaa Rabi yaa Allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488319 күн бұрын

    Subhan Allah Oo Mayshiikha Aaminto O Iska Aamusto Oo Sugto🥹

  • @Umo580
    @Umo58018 күн бұрын

    MAANSHALLAA WARUN SHEKH ALLAAH HAKUXIFTIO❤❤❤

  • @waberibouh3978
    @waberibouh397818 күн бұрын

    Walaalayalow diintu waa daawo fidnaada zabaankan waa la daawo, diintaa haloo noqdo culimaada sida sheikh abu dalxaa haa loo fahfaahiyo diinta jakalahuu kheiraa jasaa ya sheikh

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed922519 күн бұрын

    Mashallah sheikow Somalis stir things up. That family needs peace and comfort

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx19 күн бұрын

    jazakalaah kher waa run allha nawada ilaaliyo

  • @user-yy9jm3rr6y
    @user-yy9jm3rr6y19 күн бұрын

    Jisakalah sh ayadanah Allah xaqa ha tuso

  • @aminoaden6671
    @aminoaden667119 күн бұрын

    Masha Allah haku xafido sheikh. Abu dalxa

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy920319 күн бұрын

    Maashaa alaah

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan23819 күн бұрын

    Masha Allaah chiek Allaaha kouhifdiyo

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially538619 күн бұрын

    Mansha Allah ilaah hakubarakeyo shaqow

  • @bulohus8548
    @bulohus854819 күн бұрын

    Jiza ka ‘Allah Khayr Sheekh Allaha Ku Barakeeyo ‘Tankale Gabadhan Awel bay Nin iyo ilmo kasoo tagtay Kii hore halagu Celiyo !

  • @NewsFusion24

    @NewsFusion24

    19 күн бұрын

    Kaasi gaal miyuuna ahayn? Horta wax kastaba miyay idin gayaan haddaad soomali tihiin?

  • @JsheEhehej

    @JsheEhehej

    19 күн бұрын

    Inay.shiyah.iyo.galadah.guursadan.hablinah.waxa.baday.ragah.somaliyed.ooyster.kawareness.daryel Ninkan.ajanibkah.ah.waa.uraxmadah.oo.curtoh.lahaya.rashinkuh Ukariyah.oo.udiyariyah.intay.kahelin..ninkah.somali.gah.ah.beykahashah.ninkan.ajanibkah.ah.waxa.nah Layirih.naf.bah.mashih.uron.bey Racdah.hadalkasnah.waa.run Oo.ninkah.somaligah.ah.iyadoh.jiran.amah.walac.ah.amah.umul.ah Buh.waxa.kasugayah.ineey.rashin Ukarisoh.ooy.gurigah.nadifisoh Oo.dharkisah.dhaqdoh.intas.haduh Kawayoh.waa.katagayah.oo.radin Midkalah. Markah.ragah.somaliyed.kharkod Naxaris.malah.iyadoh.tacban.ah. Katagayah.u.adah.shekoh.. Markah.rabigay.hatusoh.xaqah.eey Isku.layihin.labadah.isqabtah Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye18 күн бұрын

    ALLAAHUMA SALI CALA SEYDINA MUXUMED SELALAHU CALEYHI WASALAAM

  • @rahmanuur4145
    @rahmanuur414518 күн бұрын

    Alow umada somaliyeed soo hadey kuwa xun subhnallah waa masiibo

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar935819 күн бұрын

    Maashaa alaah sheekh jazaa kalaah

  • @user-ek6jd5xg9s
    @user-ek6jd5xg9s18 күн бұрын

    ❤masha allah sheek wangasan

  • @user-mw7qd1bg1q
    @user-mw7qd1bg1q18 күн бұрын

    Sheekha kheyr ilaahey ha siiyo

  • @queensabaNz
    @queensabaNz19 күн бұрын

    Allahu Akbar sheikh dalxa alle hakaa abaal.nariyo walee waad la talisay alle ha soo hadeeyo somali oo xaqa alle hayna tuso oo kuwa diinka ku dhaqma ayaa alle ka baryaya in aynu wada noqono

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali30319 күн бұрын

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j18 күн бұрын

    Walaahi Khatar BAAN ARKAA. XASBUNALAAH WANICMAL WAKIIL

  • @FadumoSiid-s6z
    @FadumoSiid-s6z17 күн бұрын

    Mashaaaa allha sheeqa allha xifdo

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein761818 күн бұрын

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed440518 күн бұрын

    Shiikh khayr badan ilaahay hak siiyo laakiin dadka social media ku jira Hada waxayba dhaqan ka dhigteen labadii khilaaf yar soo dhex galaba inay media usu soo fariistaan dhalinyaradii bay guurka cabdsi ka gelinayaan dadkaan. Ilaahay hana wada hadeeyo laakiin waxa dadkii soomaaliyeed samaynayaan wax fiican maaha sariirihii iyo sirihii hoose baa laga sheekayn Subxaan allaah

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B18 күн бұрын

    Sheydaan baa kala dhex galee illaahow ka qawo🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hudunadam1182
    @hudunadam118219 күн бұрын

    Subxannal allahu akbar

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar879119 күн бұрын

    Mashallah waa runta sheeq

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt46219 күн бұрын

    Sh waad dadashe shukran gabadhaado kale ayaad oogu danqate lkn kumeey fahmin

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed125019 күн бұрын

    Allahma baarik

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux791019 күн бұрын

    Mansha alah sheykh

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi79119 күн бұрын

    Allaahu akbar allaahu akbar allahu akbar

  • @user-hr9nd7fg3p
    @user-hr9nd7fg3p17 күн бұрын

    M.a

  • @adarsiad3555
    @adarsiad355519 күн бұрын

    Waa runtaa sheikh ❤

Келесі