QALBIGAAGA ISII SIR AADAN OGEYN AAN KUU SHEEGEE...Sh.Abuu Dalxa @safiirkaislaamka

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......

Пікірлер: 33

  • @nadifaahmed5112
    @nadifaahmed5112 Жыл бұрын

    Masha allaah alla haku barakeeyo shiikj

  • @safiyosaciid8623
    @safiyosaciid8623 Жыл бұрын

    احبك الله الذي احببتني له

  • @sulekoismacil3558
    @sulekoismacil3558 Жыл бұрын

    Acw sheekk Abu dalha Allah ha ku barakeeyo amthaalkada Allah ha noo badiyo aamiin aamiin aamiin

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Жыл бұрын

    ASC WLLE MAASHA ALLAAH SHEIKHENA QAALIGA AH ABU DHALXA ALLAHA BARAKEEYO JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA UGU BISHAREYO ALLENA HA INOO XAFIDO SHUKRAN SHEIKH JZK ALFA KHEYR

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 Жыл бұрын

    Jzkh allaahaaa. Ah. Ku. Xafidiyo

  • @qaali4589
    @qaali4589 Жыл бұрын

    Sheekh Abu dalxa jisaklaahu khayr an booska aad ugu jito bulshada ilaahay haku barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Жыл бұрын

    ASC WLLE MAASHA ALLAAH SH ABU DHALXA ALLAHA KU BARAKEEYO ALLAHA NOO KAA XAFIDO SHIIKHENA QAALIGA AH JZK ALFA KHEYR JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA KUUGU BISHAAREYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA ALLAAH

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 Жыл бұрын

    Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Jzkh. Al. Sh. Maxmed. Allaahaaa. Ah. Noo. Barakeeyo

  • @maxameddhegacade4212
    @maxameddhegacade4212 Жыл бұрын

    ماشاءالله ياشيخ طلح بارك الله

  • @sadiqmaxamuud1822
    @sadiqmaxamuud182211 ай бұрын

    Mashiikh abudalxa

  • @sadiqmaxamuud1822

    @sadiqmaxamuud1822

    11 ай бұрын

    Shiikh labarkaaga isii kaskalaah❤❤❤❤

  • @ramlaadow1805
    @ramlaadow1805 Жыл бұрын

    Ma shaa Allah may Allah bless you

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Жыл бұрын

    Sheikh abuu dalxa iyo sheikh mohamed Rashaad ilahey ha unaxariisto ayaan ugu jeclahay wadadada somaliyed waxa kale waa qashin uf sheikh dalxa sheikha jaceylka sheikh Rashaad sheikha dhalinyarada ilahow unaxariiso

  • @fadumoabdallah2235

    @fadumoabdallah2235

    Жыл бұрын

    Shuyuukhda kale wa qashin maxay tahay ka xishood culimada

  • @sadiahassanmohamed5381
    @sadiahassanmohamed5381 Жыл бұрын

    Mashallah shiq allaha ku barakeyo

  • @maxameddhegacade4212
    @maxameddhegacade4212 Жыл бұрын

    شكرا ياشيخ

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Allah kuxifdiyo

  • @marwo1162
    @marwo1162 Жыл бұрын

    Mahadsanid sheeq

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Jazaaka Allah kheyr shiekh mohamed!

  • @liibanhassan7594
    @liibanhassan7594 Жыл бұрын

    Jazaklh xaaskeyga mustaqbalka awy

  • @ridwaqaali1640
    @ridwaqaali1640 Жыл бұрын

    Mashllh jasaakala khayr😂

  • @raxmoyusuf3134
    @raxmoyusuf3134 Жыл бұрын

    M.a

  • @sabariinqurux3891
    @sabariinqurux3891 Жыл бұрын

    Waasax🥰🥰🥰❤❤

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    *DARDAARAN* ⭐ Dabin aakhir weeyoo, ⭐ Dunidii wareertoo, ⭐ Dulmigii siyaadyoo, ⭐ Waxaa laysku dilayaa, ⭐ Dariiqayga soo raac, ⭐ Hadaa tahay qof daacada, ⭐ Dano gaara aan wadan, ⭐ Jecel diinta Eebahay, ⭐ Xusbiyana difaacayn, ⭐ Waan kuu dardaarmiye, ⭐ Bal ku diirso waanada, ⭐ Xaqa waa la doonaa, ⭐ Diinta waa la dhowraa, ⭐ Dariiqii Rasuulkana, ⭐ Aad baa loo daneeyaa, ⭐ Daa'imkii na uumaa, ⭐ Dige nooga yeeloo, ⭐ Sharaf buu lasoo diray, ⭐ Wuxuu daaya leeyahay, ⭐ Ama nooga digayana, ⭐ Daliilkii Qur'aankiyo, ⭐ Waxyigii kusoo dagay, ⭐ Ayuu nooga daalacay, ⭐ Wax kaloo la doonoo, ⭐ Daliil dhaba an loo hayn, ⭐ Shaki iyo dunuub iyo, ⭐ Dood kama dhamaadaan... ⭐ Diinteennu nagu filan, ⭐ Daa'im baana kaamilay, ⭐ Wixii soo darriyo iyo, ⭐ Bidacduna ka digid mudan, ⭐ Waajibkii laguu diray, ⭐ Sunnadii la daba dhigay, ⭐ Adigoo dayacayoo, ⭐ Dadaalkoodi gaasiray, ⭐ Sidee baad ku dalabtaa, ⭐ Daraja aan lasoo warin, ⭐ Bidcadana ku doontaa, ⭐ Rasuulkaaba diidoo, ⭐ Digniin wayn ka bixiyoo, ⭐ Dalaal iyo cadaab iyo, ⭐ Dullinimo ku sheegee... ⭐ Diinteennu nagu filan, ⭐ Daa'im baana kaamilay, ⭐ Wixii soo darriyo iyo, ⭐ Bidacduna ka digid mudan, ⭐ Yaan laguu dardaar warin, ⭐ Adigoo nin daacada, ⭐ Daalim baa tah lagu oran, ⭐ Diinteenu waa sanad, ⭐ Haday dood timaadana, ⭐ Saxiix baa daruuri ah, ⭐ Yaan laguu durbaan tumin, ⭐ Dastuur qolo u yaaliyo, ⭐ Dariiq sunnadi baal maray, ⭐ Yaan dahab laguu marin... ⭐ Diinteennu nagu filan, ⭐ Daa'im baana kaamilay, ⭐ Wixii soo darriyo iyo, ⭐ Bidacduna ka digid mudan, ⭐ Hadaa diido shaygaan, ⭐ Diinteenna wacan iyo, ⭐ Laga duubin Salafkii, ⭐ Dambi maadan galinoo, ⭐ Faral maadan duudsiyin... ⭐ Diinteennu nagu filan, ⭐ Daa'im baana kaamilay, ⭐ Wixii soo darriyo iyo, ⭐ Bidacduna ka digid mudan, ⭐ Ku dadaal wanaagiyo, ⭐ Faralkii laguu diray, ⭐ Sunadana ha daayicin, ⭐ Dadka khayrka kula dhaqan, ⭐ Dabcigii Rasuulkiyo, (scw), ⭐ Dulqaadkana xusuusnow... ⭐ Diinteennu nagu filan, ⭐ Daa'im baana kaamilay, ⭐ Wixii soo darriyo iyo, ⭐ Bidacduna ka digid mudan,

  • @mohamedibraahim3646
    @mohamedibraahim36464 ай бұрын

    Ma.❤

  • @Me-yh3bk
    @Me-yh3bk Жыл бұрын

    ❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Absolutely!

  • @salaadoAadan
    @salaadoAadan Жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Kalinimoiyomugdi
    @Kalinimoiyomugdi Жыл бұрын

    @safiirka Islamka asc wllo allah dartii igu caawi sidaan sheekh abu dalxa Ula xadhiidhi lahaa arin aad umuhiima ayaan raba inaan wax ka waydiiyo plzzzzzzzzz hadii aad awoodo allah haku sharafo

  • @bisharkhalif7808
    @bisharkhalif7808 Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @hudaamal5811
    @hudaamal5811 Жыл бұрын

    Wll sheekha meel kala xidhiidho ii sheeg allh ha ku xifdiyee akhiro aduunba

  • @maxameddhegacade4212
    @maxameddhegacade4212 Жыл бұрын

    Hadal wanagsan waye

  • @faadumocabdulahixirsi1056
    @faadumocabdulahixirsi1056 Жыл бұрын

    Asc Shiiq Abuu dalxa waan ku barya ii so ducey wll a riba ii heysato Allah dartii

Келесі