Saxafi Dib u Eeg Aayadahan Sheikh Maxamud Sh Abuu Dalxa oo...

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Sh Umal Oo Daah Furay ...
• 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
• Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Пікірлер: 23

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352Ай бұрын

    Jazakalahu khayr walalo sheekh Abu Dalxa waxa kale oo ankuu sheegi Saxafiyiinta warar aan fiicnayn bahiya sida isku dirka dadka kicinta Bulshada iyo wixiila mid ah anad uga Nasiixayso shukran Jazakumullahu khayr dhaman Culimada

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061Ай бұрын

    Jizakallahu qer sheeq Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha nagu hanuniyo dhamanten Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh illahey idankiisa illaheyow dhamanten naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh yaa Rabi yaa Allah

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jyАй бұрын

    Masha Allah sheikh abuu dalxa

  • @yusufsiyad7378
    @yusufsiyad7378Ай бұрын

    ❤ Mansha allah sheekheyna allaha ku xafido insha allah ❤❤❤cimri dheer iyo cibaada suuban insha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753Ай бұрын

    Maashaa Allah

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782Ай бұрын

    ماشاءاللہ❤

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459Ай бұрын

    Allaahumma yahdiik yaarabbi dhamaantayo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043Ай бұрын

    Jezaka allahu khayr Sheikh Abu Dalxa

  • @erdogan2030
    @erdogan2030Ай бұрын

    Sheekh dalxa thanks

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503Ай бұрын

    Masha Allah Very clear question. I hope he response jazakallahu khair sheikh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidoCalimaxamuud
    @SiciidoCalimaxamuudАй бұрын

    Shukran❤❤❤

  • @mahamuud

    @mahamuud

    Ай бұрын

    SHIIKH ALLAHA KU SHARFO MAXAA U DHEXEEYA Fasaad iyo Fisqi ?

  • @Faduma-bi2vj
    @Faduma-bi2vjАй бұрын

    Mashaallh ❤❤❤❤👍

  • @alijama9157
    @alijama9157Ай бұрын

    Mash’allah

  • @user-gt2tb6ub5g
    @user-gt2tb6ub5gАй бұрын

    Scw

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraahАй бұрын

    Allahu akbar

  • @mahamuud
    @mahamuudАй бұрын

    FISQI IYO FASAAD MAXA KU DHEXEEYA SHIKHOW

  • @NewsFusion24

    @NewsFusion24

    Ай бұрын

    intaan sheekha lagaadhin: 1. *fasaadku* waa sida faafinta been abuurka,ku lug lahaansha falal dulmi ah amma wax yeelaynta deeganka oo kale.(dhibaatataynta bulshada) 2. *Fisqi* waa sida falalka anshax xumada ah waxayn sigaara u tilmaamaysa falalka ka soo horjeeda amarrada Alle tusaale , beenta, sinada, tuuganimada.

  • @AbdishakurTuule
    @AbdishakurTuuleАй бұрын

    Maalinkasta Balaayo Cusub Ayaan Arkaynaa Musiibo Diinta Kaagasha Ayaa Ugu xun

  • @bilanaxmed5794
    @bilanaxmed5794Ай бұрын

    Sheikh kheyr badan allha ku siiyo lkn heesana kaso hdl waa arin dhalinyada saaid ugu badanyihin hdana nin baneeyay hdu yimaaday waa musiibo kle dhalinta kuso korartay

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4vАй бұрын

    Sheekh kan waxa uu yaqan majirte

  • @axmedmuxamed1852
    @axmedmuxamed1852Ай бұрын

    Nimankaan ayagaba faasiqiin ah wexey leeyihiin barnaamush loogu yeero beenta culimada waxa ay kunoolyihiin Minneapolis

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglishАй бұрын

    Qofku wixii uusan aqoon inuusan ka hadlin ayaa wanagsan. Adiga maxay kula tahay? 🤔

Келесі