No video

Sh Abu dalxa oo dad badan Qosolka ka dhameeyay Iyo Farxada meherkii Abdirashiid iyo Saynab

Kalshaale Channel
Sh Abu dalxa oo dad badan Qosolka ka dhameeyay dardaaran cajiib ah Iyo Farxada meherkii Abdirashiid Cabaase iyo Saynab Abdirisak
Waxaad kasoo baxday xisbiga calool xanuunka ee iskaabulada.
Gabadha xaaskaaga ah hadii ay ku dhahdo i fur waa i fahan.
Ninkaaga hadii aad 10 caruur ah u dhasho cunuga ugu yar ee guriga jooga waa isaga.

Пікірлер: 126

  • @fadumofuad7168
    @fadumofuad7168 Жыл бұрын

    mashallah waano aan cadi ahayn 😍 mashallah guuriga cusub aad dhisteen alle ha idin barkeeyo ubad khayr qab Kala hela 🤲💯❤️

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 Жыл бұрын

    Mansha Allah sh. dalxa waa wadad rerka dhisa ajar allaha kaa siyo

  • @falisa576
    @falisa576 Жыл бұрын

    Masha Allaah tabarakalla reerka Cusub Allaha isku barakeeyo waanadaa sheikh dalxa u so jeediyey Kuwii ku dhaqma insha Allah.reerkudu Raasweyn Noqdana Allaha ka dhigo.sheikh dalxa Dhalinyarada niyadooda u nuursha Waano fican bu siiyaa Allaha barakeyo Sheikh dalxaa

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 Жыл бұрын

    Maasha Allah walahi waano ayaaku dhan halkaan

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 Жыл бұрын

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد ربي يحفظك شيخ أبو طلحه جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @fardowsab2422
    @fardowsab2422 Жыл бұрын

    Shaikh dalxa waa inuu uskuul furaa raga soomaaliyeed wax lagu baro runtiii😅😂😂.... Maasha Allah waa waano wax lagu qaato😊

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh

    @XafsoClcasiid33-pr2mh

    Жыл бұрын

    Soomaha 😂

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Жыл бұрын

    Allah Sheekh Dalxa runbadanaa.. ALLAH jeclaan lahaayaa Intaas loo sheegay wiilkan in loo sheego ninkii aan guursaday 😢..

  • @najla436

    @najla436

    Жыл бұрын

    Mee too😢

  • @abdirahinhaji

    @abdirahinhaji

    Жыл бұрын

    Farinta sheikh abu dalxa dhamanten way inagu socota reerkas bas mihin Ee allaha inagu anfaco waanadiisa

  • @fardus_

    @fardus_

    11 ай бұрын

    Wl wan runtaaye ilaahy haynoosikhro nimanka

  • @Munadalac
    @Munadalac28 күн бұрын

    Sheekh Abu dalxa waan JecLahay allaha xafido❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Жыл бұрын

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @safiyomacalin5518
    @safiyomacalin5518 Жыл бұрын

    Masha Allah Allah isku barakeeyo qoyskan cusub allahua aamiin

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 Жыл бұрын

    Hhhhhhhhh mnsha Alaah wlhy sheekhu waxuu sheegay waarun lkn waxaa la iskarabaa inlagaqaato

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Жыл бұрын

    ManshaAllah dardaaran 2 dhinac ah Allah na fahan siiyo dhamanten sheekh JazaakumuAllah Qeeyr 🙏😊

  • @HaawoAli-sv9rt
    @HaawoAli-sv9rt Жыл бұрын

    Masha Allah sheikh igu qaliya alle hano kaxafido sheikh

  • @aishaabdalla227
    @aishaabdalla227 Жыл бұрын

    Masha allh Allh isku barakeeyo reerkaan ❤❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Жыл бұрын

    Masha Allaah illaahoow isku barakee

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx39682 ай бұрын

    Mansha Allah sheqow ajar Allaha Ka siyo

  • @nafisafarah9560
    @nafisafarah9560 Жыл бұрын

    Wiilkaan waxaan rajeeynaa xasuus qurux badan baa loo sameeyay bari caruurtiisa oo tuso barina marke wax ka khaldamaan uu dardaarankaan soo xasuusto is saxo

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Жыл бұрын

    maan shaa alaah sheekh abuu Dalxa qosolkuu iga dhameeyey waano waa u dhamaysay jazaakalaah

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 Жыл бұрын

    ما شاء اللّه بارك اللّه لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير

  • @fartunibrahim7696
    @fartunibrahim7696 Жыл бұрын

    Walhi sheekh abudhalxa Runta kujeclahay saxnacambilah Tasabenahen sheekh abudhalxa c c c suuban hakugusugo Allhuma aamiin yaarabi 🤲 ♥

  • @muna607
    @muna607 Жыл бұрын

    Masha allah allah ha isku barkeeyo awalaad kheyr qabta allah ha siiyo

  • @safiyaabukar
    @safiyaabukar Жыл бұрын

    Allaahuma barik 💝💫

  • @Garaadsan
    @Garaadsan Жыл бұрын

    ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء

  • @user-vc9gb2px5s
    @user-vc9gb2px5s Жыл бұрын

    Masha Allaah mabruuk sheeqoow allha kubarakeeyo

  • @mohamedabdalla4890
    @mohamedabdalla4890 Жыл бұрын

    MashaAllah ❤

  • @user-bw4kj5zx2x
    @user-bw4kj5zx2x9 ай бұрын

    Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin inchallah

  • @ZahraYusuf-fr6km
    @ZahraYusuf-fr6km Жыл бұрын

    Salallaahu Alleiyhi wasallam Salallaahu Alleiyhi wasallam Salallaahu Alleiyhi wasallam 💗❣💞♥❤

  • @user-bs4bf2gq8r
    @user-bs4bf2gq8r Жыл бұрын

    Masha allah wlhi shekhan wn iska jeclahay shekh allah ku xafido adun iyo aqiro

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 Жыл бұрын

    masha allah illhy ha barakeeyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Жыл бұрын

    Walee waano dhaxal gal ah waala siiyay😊😊.

  • @IqromahadMaxamed-hj2in
    @IqromahadMaxamed-hj2in Жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam 🥰❤️

  • @caishobintu5134
    @caishobintu5134 Жыл бұрын

    Masha Allah illahow isu barake

  • @user-lo6mv2qx3l
    @user-lo6mv2qx3l Жыл бұрын

    Ilahy habarakeeyo anagana guur xalalo wanagsan oo qofkarabna ulahy hanagubego

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 Жыл бұрын

    Amin yarpii

  • @MaryanDeri-ij7uw
    @MaryanDeri-ij7uw5 ай бұрын

    Mansha Allah sheikh dalxa Allaha kubarakeyo sheikhow

  • @CigaalYuusuf
    @CigaalYuusuf4 ай бұрын

    Masha alaj❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын

    JazakAllahu khayran sheikh Abu dalxa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын

    Mashaa Allah, Alle ha isu barakeeyo qoyska cusub, Aamiin Aamiin yaa Allah❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @abdirahmaanmuse7007
    @abdirahmaanmuse7007 Жыл бұрын

    Masha allah 🎉🎉

  • @saynabasaid8066
    @saynabasaid8066 Жыл бұрын

    ❤shiikh dalxa inshllh meherkyga ada ka shiikha❤inshllah

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 Жыл бұрын

    Mashaa allh shiiq abuu dalxa ale haku karaameyo sharafi korkaga ha ahaato❤❤cilmiga iyo cimriga ale haku barakeyo❤

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 Жыл бұрын

    Maasha Allaah ❤ ❤ Allaah ha isku barakeeyo intaan heysanina Allaah ha siiyo

  • @alijama3401
    @alijama3401 Жыл бұрын

    MAASHA ALLAH XIGMAD DHAXAL GAL AH AYUU SHEEKHU SHEEGAY. ILAAHOOW INA GARANSII OO KUWII DUMARKOODA XAQDHAWRA INAGA DHIG RAGOOW. KOLAY RAGII HORE MA NIHIN OO WAYNU QASAN NAHAYE

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Maansha Allah ❤❤❤❤❤

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 Жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah waa talo aad u qiimo badan👏🏼👏🏼👏🏼

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲❤❤❤❤❤❤☝

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp Жыл бұрын

    Ameen . Mashaalah. Allaha barakeya.

  • @shahad2629
    @shahad2629 Жыл бұрын

    Maasha alaa abuu dalxa dardaaran fiican waa Siiyay shekheena Alaha noo xafido

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873Ай бұрын

    Allahuma amiin

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Жыл бұрын

    Masha allah shiikh Abu dalxa illahey haku xafido aamin yaa rabi 🙏✌️💯💯

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Жыл бұрын

    ManshAllah congratulations 🎉 for both .Amen 🤲🏾😊

  • @fathiaibrahim3155
    @fathiaibrahim3155 Жыл бұрын

    Alle hano daayo sheekha wa dumar yaqaan walle

  • @NiciimaAbdiBarkhad-iv8pv
    @NiciimaAbdiBarkhad-iv8pv6 ай бұрын

    mashalh ❤

  • @dhowarsanmmmm-me9pn
    @dhowarsanmmmm-me9pn Жыл бұрын

    Alle ha isu barakeeyo waano waa loo dhameeye Allah ha ku anfaco

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 Жыл бұрын

    Masha allaaah tabarakallaah jzkallaah kheyr sheekh abu dalxa

  • @LayloSheikh-xk5fv
    @LayloSheikh-xk5fv11 ай бұрын

    Maaasha allaah baarakalaah 😊

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Жыл бұрын

    JasakaAllah Alfa Khayr 🎉 Sheekh Dalxa

  • @MaandeeqAxmed-db1fe
    @MaandeeqAxmed-db1fe Жыл бұрын

    Illah haisku barakeyo

  • @MohamedcabdalleSalim-ol2zq
    @MohamedcabdalleSalim-ol2zq Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin reer rag alle ha dhiigo

  • @nurtoaliosman8303
    @nurtoaliosman8303 Жыл бұрын

    Masha Allah sheekh

  • @saadiaosmanmaalim9491
    @saadiaosmanmaalim9491 Жыл бұрын

    Masha Allah sheikh abu dalxa

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 Жыл бұрын

    MashaAllah barakallah

  • @MohamedIrad-tx5bx
    @MohamedIrad-tx5bx5 ай бұрын

    M.a😊😊😊

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Жыл бұрын

    Allah Yaxfadakum🎉

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y Жыл бұрын

    Aamin aaim yaa Allah ❤❤❤

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @user-yq1nc9ho5r
    @user-yq1nc9ho5r Жыл бұрын

    Amin

  • @rowda318
    @rowda318 Жыл бұрын

    Mashallaah sh Dalxa

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Жыл бұрын

    WALE DHAGO HADAY LEYIHI NIMANKA SOMALIYED WA U CADEYAY XAQA HADAY LKN NASIIB DARO MELWALBA WAY KU SILCIIYEN GABDHIIHIN😢😢

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Жыл бұрын

    Allahuma Amin 🤲🏾😊

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr Жыл бұрын

    Qeer ilaaheey hakusiyo sheeqoow jisakara

  • @axmadyare6460
    @axmadyare6460 Жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @fihiimacaydiid8038
    @fihiimacaydiid8038 Жыл бұрын

    Sheekha Ilove you 😘 😮❤😊

  • @user-bg5bd3nx4b
    @user-bg5bd3nx4b11 ай бұрын

    Sheekhan waa jeceladey plz iigu sheega😢😢😊😊

  • @user-bt8yd1hc1f
    @user-bt8yd1hc1f Жыл бұрын

    Shekh dalxa alaa yabarik

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉

  • @ZahraYusuf-fr6km
    @ZahraYusuf-fr6km Жыл бұрын

    Aamiin yaarabi 🤲

  • @fowsiyofarax6316
    @fowsiyofarax6316 Жыл бұрын

    Masha Allah waano fiican

  • @MaryanCawil-ny6nv
    @MaryanCawil-ny6nv Жыл бұрын

    Masha allh

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 Жыл бұрын

    😂 masha Allah, Allaha isku barakeeyo.

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Жыл бұрын

    ALLAH BAA NAXARIISTA BIXIYA LKN WAA LOO DHASHAA QAAR AAN WAXBA OGAYN BAA BADAN

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Aamin Aamin ❤❤❤❤

  • @leylaadan5283
    @leylaadan5283 Жыл бұрын

    Mash allha sheqa

  • @fartunibrahim7696
    @fartunibrahim7696 Жыл бұрын

    Sallhu caleyhi wasalm

  • @fartunibrahim7696

    @fartunibrahim7696

    Жыл бұрын

    😅😅😅😅

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Absolutely

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Allah Akbar

  • @shamismaxamed3848
    @shamismaxamed3848 Жыл бұрын

    Nasiib badanaa wiil kani iyo wiilasha dhageysanayo gabdhaha ay guuursan donaan m.a shiikhan waa jeclahay walhi wanadisa war wiilku waa rer kii iso sheega an ka ag dhawadee kkk Iyo wax laga dhawajiyay rerku ka dhashay dumarka kuma ciyaraan waa qodob i taabtay walhi kkk

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Allah kusharfo

  • @shukrifeysal6752
    @shukrifeysal6752 Жыл бұрын

    Sheikhaan nubarkiisa yaa igu caawin Kara oo haya

  • @user-xc5mf9sj2u
    @user-xc5mf9sj2u Жыл бұрын

    Mashaalah iskuwara

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Жыл бұрын

    Soomaali ISLAAX DHEXDOODA ALLAH ha YEELO

  • @AbdirahmanAbdikadir-be2vq
    @AbdirahmanAbdikadir-be2vq Жыл бұрын

    M.a❤❤❤

  • @user-yl4bp7tm4b
    @user-yl4bp7tm4b Жыл бұрын

    M.a m.a❤

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 iyadana indhaha dhagaha caloosha iyo sankaba haloo ilaasho

  • @Gzy308

    @Gzy308

    Жыл бұрын

    Ishaa ka tuurtey ayadaba intaa way ubaahan tahay

  • @quruxdiihablaha1234

    @quruxdiihablaha1234

    Жыл бұрын

    @@Gzy308 aad iyo aad wllo

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Жыл бұрын

    Sheikh Abuu Dalxa waa Sheekh runta aan la ganbanin waayo aragnimo ku darsaday Allow wiilkaa iyo gabadhaan ka dhig kuwo isku waara farxada aduunka isla qaataan.

  • @mohamedbeereey4910
    @mohamedbeereey4910 Жыл бұрын

    ³y⁴4f4ry⁴4g⁴y4ye82ue9

  • @ZahraYusuf-fr6km
    @ZahraYusuf-fr6km Жыл бұрын

    Waa xaqiiq ✅😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын

    Yaa iskaabulo iyo dadaasaa walee waad ku raagtee illahey ayaa kaga gargaarey

  • @sadiqmaxamuud1822
    @sadiqmaxamuud1822 Жыл бұрын

    Shiikh lambarkaaga is

Келесі