TAHLIIL YARE l HEESTA UDGOON BADAN l (OFFICIAL VIDEO) 2017

Музыка

MIRIHII IYO LAXANKII: ABWAAN MOWLIID CURJIN
CODKA:TAHLIIL YARE
MUSIC: A WALI RASTA
CAMERA:JAMAL CADAWE
EDITOR 1: CABDIQANITUSMO
EDITOR 2: ABDULLAHI KING
PRODUCED: MOHAMED ABSHIR

Пікірлер: 644

  • @yasmiinmohamud4609
    @yasmiinmohamud46096 жыл бұрын

    Wilkan yar hala taagero wlhy tahliil nin jiro waaye ani waka hela hesihisa 😍

  • @leylaabdulahi2784

    @leylaabdulahi2784

    5 жыл бұрын

    Nayaaaaa

  • @safiyamahamedadanhassan4840

    @safiyamahamedadanhassan4840

    4 жыл бұрын

    Setahy

  • @sunarimk5931

    @sunarimk5931

    4 ай бұрын

    Are you still alive dear

  • @loriinabby3781
    @loriinabby37816 жыл бұрын

    Heesta aad iyo aad ayey u shidan thy qofka igu raacsan like ii sar 😍😍

  • @aminaabdi9685

    @aminaabdi9685

    6 жыл бұрын

    anig Ku guracay xabibti

  • @kawsarladancabdi6260

    @kawsarladancabdi6260

    5 жыл бұрын

    Hes iyo badh ogow cashaqa ogow tahlil yare😘😘😘

  • @Mohazz80

    @Mohazz80

    Жыл бұрын

    Ma noshahay hoyo💔🤣

  • @SabariinAhmed-rj8tc

    @SabariinAhmed-rj8tc

    11 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @Tahliilyare
    @Tahliilyare6 жыл бұрын

    Dhal boqortooyo Tusmo Flims Howl wayn ayaad noo haysaan Wlh sxbiyaal cadawgiina unooladaa Abdiqani Jamaal Cabdullhai mo Abshir 😍 abtiyaal Waa idiinku fanaaa Noolaada abid ❤️❤️

  • @somalifunny3945

    @somalifunny3945

    6 жыл бұрын

    Tahliil Studio Kugu Vanah Awowe adika.iyo matankaga Ina wabri dad an ka dambeeyo baad thn Nolada dee

  • @tahlilmohamud1653

    @tahlilmohamud1653

    6 жыл бұрын

    wiilka habar yartee hore usii soco bro cadowgaaga unoloow

  • @DJSAMIRLYRICS

    @DJSAMIRLYRICS

    6 жыл бұрын

    Tahliil Studio tahliil Yare Horey usoco sxb 👍

  • @abdiwalimaxamuud1391

    @abdiwalimaxamuud1391

    6 жыл бұрын

    Tahliil Studio Nice bro hestan cope Maka sameen karaa 😍😍

  • @djsentinas38

    @djsentinas38

    6 жыл бұрын

    Tahliil Studio wax yaroo walan thy Heestadu caadi maaha bro Hore usoco 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @halaaduale5633
    @halaaduale56336 жыл бұрын

    Caadi maahan yrka ku amnznhy tahlil 👌👌😍😍😘 Anaa usoo horeeryay Liketa isaara heee hdaaa somali tihiin 😭😭😭

  • @mariajama3019

    @mariajama3019

    6 жыл бұрын

    mzz Hala 😂 ku saray hadaad ku buuranayso sxbey

  • @suldansharci3726

    @suldansharci3726

    6 жыл бұрын

    xanuun like iisaara ahba helay tayar

  • @siciidshire3904

    @siciidshire3904

    6 жыл бұрын

    saas

  • @yasinaddow41

    @yasinaddow41

    6 жыл бұрын

    mzz Hala haestarb

  • @xosami7788

    @xosami7788

    6 жыл бұрын

    Like ta way la baryo tamaysa maxa dhacay

  • @curjinhassan6265
    @curjinhassan62656 жыл бұрын

    Anigoo ah mowlid Hassan curjin Waxaan leeyahay tahaliil Yare fanaan buuxa ayaad tahaay Congrats fanaan soo baxaay Shiniing star 👃👃👃👃👃👃👃👃👃

  • @buurodhulucobuurodhuluco1034

    @buurodhulucobuurodhuluco1034

    6 жыл бұрын

    Curjin Hassan lq000

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan98456 жыл бұрын

    Ar tahliil manta hes xalal ayadba qaaaday abowe i ilke ❤ciyal xamar hadatahay like ha iladhafin noh

  • @zadaqde
    @zadaqde Жыл бұрын

    Still iam listening this song 2022 what a song ✌️✍️

  • @kacfadajiye5052

    @kacfadajiye5052

    Жыл бұрын

    111q

  • @nuuraqosolwanaaag3941
    @nuuraqosolwanaaag39416 жыл бұрын

    codka:💯 erydu 💯 music💯 duubiista💯 wax kle alaa u qabta💯💯 hore u soco✅😍

  • @riyaanmaxamed6622

    @riyaanmaxamed6622

    4 жыл бұрын

    @@ThomasTaylor-wx4ho ⚘🌹🌹😘😊😘😘🌷

  • @najmamohamed8874
    @najmamohamed88746 жыл бұрын

    Wow codikisa kaliya Aya 💯Muqalikisuna isi ba dhafi inbadan Nolow my king 👑 Tahilil yare ❤️💯😘

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog73996 жыл бұрын

    Tahliil Waaogahay Inaa Comentiga Akhrineyside Like Ta Saar Hadaaba Akhrisid 😂😂😂

  • @abdirizackhaaji2957

    @abdirizackhaaji2957

    6 жыл бұрын

    Qorax Joog hhhhh

  • @abdirizackhaaji2957

    @abdirizackhaaji2957

    6 жыл бұрын

    Ciyaalka xafada waaye Ayaan ufahmay taas

  • @muhubocali3790

    @muhubocali3790

    6 жыл бұрын

    Qorax Joog markanad hes qaday wanka helay habo

  • @farhanmumin9965

    @farhanmumin9965

    6 жыл бұрын

    Qorax Joog kkkkkkkkkkkkkk gacanta Ku tagy wlhi

  • @kawsariinakunkaroon5665

    @kawsariinakunkaroon5665

    6 жыл бұрын

    Qorax Joog 😂😂😂 palo

  • @mariajama3019
    @mariajama30196 жыл бұрын

    Ar wiilashaydi way koreen masha Allah dhaha somaliyay 😊

  • @maxamedabuukarxaajidheere5979

    @maxamedabuukarxaajidheere5979

    6 жыл бұрын

    Maria Jama

  • @nessa7926
    @nessa79266 жыл бұрын

    Indhuhu adeey ku eganayaan ogoow cashaqa ogoow wiilka cideena ugu shdnn🔥❤❤🤗

  • @shakratahliil2455

    @shakratahliil2455

    6 жыл бұрын

    👍👍👍👍

  • @shakratahliil2455

    @shakratahliil2455

    6 жыл бұрын

    👍👍👍👍

  • @youki6741
    @youki67416 жыл бұрын

    Waaw axsan hees macan qofkii ka helo hestan like iisar

  • @empiregirl5033
    @empiregirl50336 жыл бұрын

    Omg heestaan waa ka helay😘 go a head *tahliiL* 👏"indhuhu adigeey ku eeganayaan adigaan ereyada amaan kuu tiirshaa" *dffrkeyga*

  • @hindaali8908

    @hindaali8908

    6 жыл бұрын

    Empire girl dfrkeyga kkkkkkkkkkk wax kale

  • @empiregirl5033

    @empiregirl5033

    6 жыл бұрын

    Hinda Ali 😂😂😂😂soomaha baayo

  • @hindaali8908

    @hindaali8908

    6 жыл бұрын

    Empire girl haaaa quruxeey ana amaan uturshaa dfrkyga saacaan laga bilaawo 🙊🙊🙊😂😂😂😂😂😂

  • @empiregirl5033

    @empiregirl5033

    6 жыл бұрын

    Hinda Ali 😂😂😂naa alpo kaalay adna ku sirsiro dffrkaaga inoosan arkin heesta laga yaabaaye anaaba alifay iska soo jar

  • @hindaali8908

    @hindaali8908

    6 жыл бұрын

    Empire girl kkkkkkkkkkkkkk qaali fikradaaa isiisay dfrka waxaan iska soojaraa jaceelka aan kuu qabo darteeda aa erayadaan igu soo dagay

  • @abdiato21
    @abdiato216 жыл бұрын

    wwwww axsan hees tahliil yare hadii aad aqrisay qoraalkaan fadlan like saar👈

  • @zahruuja1439

    @zahruuja1439

    6 жыл бұрын

    Anaa like kugu sadaqeestay kkkkk.kkkk

  • @abdiato21

    @abdiato21

    6 жыл бұрын

    Rimaas Omar thnkz

  • @sihaammaxamed8585
    @sihaammaxamed85856 жыл бұрын

    😍😍😍Heestaan wan sugaayey thanks 😘😘😘😘

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel97506 жыл бұрын

    Inaad Ubax tahay udgoon badanee kalay iska Arag hees shidan my wiil casuusa 🙏😍😍😍😍😘😘😘👌💯

  • @younghafid2158
    @younghafid21586 жыл бұрын

    Hadaad inaad comment aqriso usoo gashay subscribe dheh youtube channel kayga

  • @shuuriyeyare3023
    @shuuriyeyare30236 жыл бұрын

    Tahliilkayga best song my bro

  • @yaasmiinaguero4933
    @yaasmiinaguero49336 жыл бұрын

    yaa salaam tahliil yare heestan waan ka helay fanan cod mcn waan ku taageeraa runti

  • @hayankanolosha9871
    @hayankanolosha98716 жыл бұрын

    Dad badan ayaa aaaminsan in fanka lagusoo batay sidaaas maha fanka hadaan lahelin dad badala markey jiilkii hore mesha kabaxan ma iska aaamusna marka waaa in lahelaaa dad badalka uqalma tahliil yare oo kale waaa fanaaan dhameystiran waaana badalka fanka somaliyed marka waxaaad aaamunsantihin waaa qalad somalina qaladka maba kadhamaata tahliil yare haka caajisin go ahead never look back

  • @osamaahmedmuse6567

    @osamaahmedmuse6567

    6 жыл бұрын

    muxiye happy

  • @ikranabdi3907

    @ikranabdi3907

    6 жыл бұрын

    muxiye happy sax waye hadkadaa

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane97956 жыл бұрын

    war Heestn waa ka helee like yaa la iga Baqiiln jamaacoH👌👌

  • @asiyahaji8047
    @asiyahaji80476 жыл бұрын

    Ana adaa ku jeclahy tahlil yare ❤❤😍😍

  • @jeyteabdifitah2807

    @jeyteabdifitah2807

    6 жыл бұрын

    Asiya Haji waa isku nuuraysiin

  • @cabdiraxmaanabaadir9690
    @cabdiraxmaanabaadir96906 жыл бұрын

    Inta taageerta tahliil yare like isaara

  • @aliahamedhassan8064
    @aliahamedhassan80646 жыл бұрын

    libaax libaax dhalay walee fanka waa LA isku argay tahaliil yare heestada wey IGA qadan tahay 100% kor u soo kac Sxb dadaaal thanks

  • @abdiwaligudle
    @abdiwaligudle6 жыл бұрын

    Hees iyo bar Cabdiqani tusmo Gacan alle kaama gooyo 🙏🙏❤️

  • @lilcadde2404
    @lilcadde24046 жыл бұрын

    Wwww Tahliil Yare Hore Usoco My Boy waa Tagday My Boy Hadii Tahliil Yare Tageerto Like isaar

  • @jimalemohamed68
    @jimalemohamed686 жыл бұрын

    Hestan waxan ku xasuusta jacaylkayga ayaa malin ladhagaysanayay

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын

    2026 bisha 5aad 11keeda 11:34 insha allah 4sano kadib commentigan kusoo xasuusanayaa heestaan oon aad ujeclahay kkk deeqa 💌

  • @anisalucky4629
    @anisalucky46296 жыл бұрын

    Wooow👏👏👏 maxaan sugay heestaan😍😘😙😘 heesti kale Aaway IQRA 😕

  • @mosaid4604
    @mosaid46044 жыл бұрын

    🤷🏾‍♂️Yaa wali dhageysto 2020😍❤

  • @abdifitahabdirisaq6157
    @abdifitahabdirisaq61576 жыл бұрын

    Best youngest singer tahliil iyo waaberi noolaada

  • @zahruuja1439
    @zahruuja14396 жыл бұрын

    Hees iga dheh markaana hees jirto soo qaday inta kale been been. Tahliil yare hore usoco.

  • @sacdiyoabdi4287

    @sacdiyoabdi4287

    3 жыл бұрын

    M amy brother

  • @sacdiyoabdi4287

    @sacdiyoabdi4287

    3 жыл бұрын

    M a❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiirofficial1287
    @amiirofficial12872 жыл бұрын

    Heesta aan ugu jeclahay Tahliil yare heesihiisa ogowcaashaqa ogow 2017 ayaa dhageysan jiray lkn 2021 kood ayaa comment kasoo bixiyay hadaa ila midtahay ❤ love isaar

  • @newlyrics5901
    @newlyrics59016 жыл бұрын

    Wwwwwww cood ba kugu dhamaday masha allah abdi tahliil

  • @knaank9
    @knaank95 жыл бұрын

    Qofkii 2019 daawanoyo plz subscribe ha iga xasdin 🙏🙏👈

  • @farxiyapasto5257
    @farxiyapasto52576 жыл бұрын

    tahliil wxa like la saaro waa u qalmaa like isaara inta iga dambeeyso like ayaan idinku ogahy hee

  • @kimzeyare2258
    @kimzeyare2258 Жыл бұрын

    Still 2023 ya ila daawanaya legend Tahliil yare like sar

  • @tusbaxle_gaming2041
    @tusbaxle_gaming20416 жыл бұрын

    Wlhi inaa libaax thy war fanaanka adigaba karoon waxaa tahy wacel yarow soo baxay xariif horay u soco kii ku dhaho horey u soco waa naarta gal cml waa xog la soo ogaaday

  • @hanihaariye4509

    @hanihaariye4509

    6 жыл бұрын

    Manshallh fanankan heesihiisa waa iga gadanyihiin nolow tahliil yare

  • @abdirisaqjamac9282
    @abdirisaqjamac92826 жыл бұрын

    Oyoyoo inaad asal tahay ilwaad quruxey Inaad ubaxtahay udgoon badaneey Tnx bro Tahliil yare and tusmo films Waan sugaynay

  • @somalifunny3945

    @somalifunny3945

    6 жыл бұрын

    ABDIRISAQ JAMAC m rise ahaa tuu xisay xabibi

  • @qalanjoaxmed1204
    @qalanjoaxmed12046 жыл бұрын

    wow Fananinta Hda soo baxaya Tahliil yare Ayaa ugu cod macan Hormar Wacan bro 😍😍👏👏

  • @zackyainsane9795
    @zackyainsane97956 жыл бұрын

    wooow what a FantastIc Song🖒🖒

  • @faizaosman4185
    @faizaosman41856 жыл бұрын

    Wow Best Song Tahliil Yare😍😍

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare30186 жыл бұрын

    Best song sxiip Tahliil Yare😍👏

  • @talisohassan6392

    @talisohassan6392

    6 жыл бұрын

    Masha allh

  • @amalabdinoor261
    @amalabdinoor2615 жыл бұрын

    wow! waxan ladacay ogoow caashaqa oogoow ogoow caashaqa ogooow! wow! love yu lil king !

  • @najmaabdiaziz4227
    @najmaabdiaziz42274 жыл бұрын

    kamadalo heestaan 2020 hda wali daawaneyso like 👈iska saar😊

  • @intawnksnwalashod3964
    @intawnksnwalashod39646 жыл бұрын

    Tahlili and asad faqdid plz fananin imada sidhaba osogala wa diyar dan tihin siba dad badano fananina dhanten

  • @abdikariimcawil9904
    @abdikariimcawil99043 жыл бұрын

    2020 yaa daawanaya heestan Cod halaasiya tahliil yare

  • @mariahuseinmariahusein494
    @mariahuseinmariahusein4946 жыл бұрын

    hees igadheh waxad ka wngsan 90%fananinta hada fanka kujura allh kuxafido codkaga ilwad quruxey canshaqa ogow wakahele

  • @ayaannuurka9396
    @ayaannuurka93966 жыл бұрын

    Waxaan gartay in uu yahay fanaan markuu qaaday haaski cabditahlil soo dhawow tahlil yare 🎶🎶🎶😍😍😍😍😍😍

  • @hirsiabdi4789
    @hirsiabdi47896 жыл бұрын

    Way shidantahay heestaan caawa dhanay iishidnayd waa heesta sanadka xageyga?? Well done bro keep it up..

  • @zeytunabdi5084
    @zeytunabdi50846 жыл бұрын

    Adunyada wax naga fanan badan majiro hdan anakaa ugu fananin xun amurta inte naga hesatah

  • @queeniqlas5085

    @queeniqlas5085

    6 жыл бұрын

    wll faninta somalida ugu heeso murti fcn ogow

  • @insaaniofficial

    @insaaniofficial

    6 жыл бұрын

    zeytun abdi kzread.info/dash/bejne/fKmLq8p8oKnSo8Y.html subescarbe saar

  • @ahmedxasan1793

    @ahmedxasan1793

    6 жыл бұрын

    zeytun abdi kkkkkkkkkk

  • @ahmedii3833
    @ahmedii38335 жыл бұрын

    Axsan Tahliil Waa Heesta Kaliya Aaan Ka Jeclahay 😁

  • @adenabdi2105
    @adenabdi21056 жыл бұрын

    Heestaan caadi ma ahan Tahliil yare mustaqbal wacan baan kuu rajaynaayaa horay u soco

  • @waashekokale2800
    @waashekokale28006 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤hestan kama daalo firsigeda 💘💘💘💘

  • @xidigtasomaliland5862
    @xidigtasomaliland58626 жыл бұрын

    Plz plz like isara 👍🏽👍🏽

  • @yemenimoha2106

    @yemenimoha2106

    6 жыл бұрын

    Abayo mxa kufale waan kusine wlh

  • @beerlulainaaabdi1731
    @beerlulainaaabdi17316 жыл бұрын

    Www hees kal iyo laab ah iga dheh my wilasheyda hooyo TAHLIIL YARE INA WAABARI ALLE HA IDIN XIFDIYO IL XUN EEBE IDINKA AJIIB INTA INDHAHA IYO UURKA IDINKA NECEB CAGTA HOSTOODA ❤️❤️😍😍😍😍❤️❤️❤️😍😍😍😍❤️

  • @canabcabdulahi6376

    @canabcabdulahi6376

    6 жыл бұрын

    Surweelka jiilibka kajeexan kkkkkkkkkkk Sana fanan lagu yahay miyaa

  • @asadyarechannel
    @asadyarechannel Жыл бұрын

    Still iam listening this song 2023 😊

  • @axmedindho8514
    @axmedindho85146 жыл бұрын

    Tahlil yare fanan jira sasa loheesa awoowayaal ama waa layska jifta

  • @abdihakinmohamed8214

    @abdihakinmohamed8214

    6 жыл бұрын

    Indho Ali

  • @lamisahmed3539
    @lamisahmed35396 жыл бұрын

    Walhi cod aa heesa waligeeg maanta ka hor kuma dhageesan 👌👌👌 lkin hadaa ka bacdi taageraha hadaa kow aa ahanaaya 👏

  • @dalmaraxmeddalmardaacad6020
    @dalmaraxmeddalmardaacad60206 жыл бұрын

    horay usocda tahliil bro inaba caadi ma tihid whi markaa tageera buuxda kuu ahay somaliyeey dhalinteena hala tageero hooy somaliyeey

  • @mohacadde9018
    @mohacadde90186 жыл бұрын

    Bro guul

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa14666 жыл бұрын

    Tahlil Yare horay uu Soco powe 😘👏🙏

  • @husseinjey4523
    @husseinjey4523 Жыл бұрын

    Qofteyda isodir heestan wllhi waaaaa amay😢

  • @minalabuminal6551
    @minalabuminal65516 жыл бұрын

    Subxanallah allah haniso hanuniyoooo inshallah aduunkiina saan makudamesanesiin Allah kapaqaaaa ee aduunka ha isisiinina

  • @Captainy33
    @Captainy335 жыл бұрын

    Heesta qofkii ka helay like ii saar

  • @guuledmuhumed2039
    @guuledmuhumed20396 жыл бұрын

    tahliil yare horay u soco sxb yar han sare leh ayaad thy waan kugu taageereynaa hadii aan dhalinta somaliyeed nahay adigane xushmad iyo han sare u lahoow dhalinta insha allah awale iyo nimcaan waad la tartameeysaa sxb

  • @simanibraahim6421
    @simanibraahim64216 жыл бұрын

    mash alah horiusoco abdi tahliil yare💟💟💟💑😘😍👌👌waan kahelaamadadaaladaada wllhi 💟💟😘😘abowe cade adig iyo waabari cade💜💜😍😍💑💑✋ilahay haidiindaayo adig iyo waabari cade maxamad cabdirisaaq😘😘😍💑✋wllhi waan idiin xiiseeyaa walalahaaay qaali iinoolaada 👌👌👏😍😘💟💟💖💖

  • @qulumbetv6321
    @qulumbetv63215 жыл бұрын

    Josten beibarka somlida hala taageero dhalinyaroy wiilkaan waa fanaan buuxa

  • @djkalfi1752
    @djkalfi17526 жыл бұрын

    inaad ubax tahay ilwaad qurux nice song tahliil sxp waad ka baxsatay waan ku taakeersanahay

  • @miskiomar3308
    @miskiomar33086 жыл бұрын

    Wwww masha Allah Tahaliil yare kama daalo in aan dhagaysto heeshaga ❤❤❤💓💓❤❤❤❤❤💓💓Love you so much❤❤💓

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish10166 жыл бұрын

    Taahil Yare proh iam supporting go ward yaaa who is waching 25 /6/2018 liketa hala dhafin from Swizterland king

  • @axmedabdi1372
    @axmedabdi13726 жыл бұрын

    Fantastic Song Caadi Maahan Tahliil Yare, like me azXaabTa

  • @abdullahiabdikadir3373
    @abdullahiabdikadir33736 жыл бұрын

    Hees Cjb Ah *Tusmo* 😍😍

  • @dekoladan6581
    @dekoladan65816 жыл бұрын

    Wey iga gadantahay heeesta tahliiiil yare asal paaaa tahaay codna waaad heeeysaaa nice

  • @amranpaddow9023
    @amranpaddow90236 жыл бұрын

    Ax ax tahliil yare banaan oo ku so dhacay 👏👏👏👏👏😍

  • @aaminadeeq4644
    @aaminadeeq46446 жыл бұрын

    Mnsh alh hes iyo bar magaceyga baa ku jira wan kula jiraa tahalil yare inolow brother

  • @teamck5806
    @teamck58066 жыл бұрын

    Heesta saficn halo dhaagesato wax badan ka qaldan

  • @deeqodaahir9238

    @deeqodaahir9238

    6 жыл бұрын

    MOOI😍😍😍😍😍😍😍😍😙😍

  • @asadabdi2809
    @asadabdi28096 жыл бұрын

    Wow walhi hestan wax badan ayan radiiye Lkn Tahlil Inu qaday ilama ehen fanan ayan ku qiirtay bro

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel97506 жыл бұрын

    Wilkan waa u codeyay dhanakstaba cod style + hees 👍👍 well done my bro tahliil yare

  • @nimcosayid4636
    @nimcosayid46366 жыл бұрын

    waah waah waxaasa hees kaa ah allow codkaan mcn kuu barakee😍😍😍❤❤❤

  • @princeofficial7589
    @princeofficial75896 жыл бұрын

    wax kle hesstan wey iga gadan tahy sxb tahliil yare fanka waat heesa in bdn baat ka cod fcn tahy facaa karoonow lipaax baashal

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye69356 жыл бұрын

    Fankaanka hesaya waan garanay Lkn gabdhuu amanayo ma qofka ka agnikinayaa anugu kalagaranwayee, haduu ninyahay maxaa sababay isagoon heesta laqadayn oo lahoorinayn inuu ka agniinikiyo ma nagtii hesta loqadayaa?

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel8906 жыл бұрын

    Legen tahliil tare halkaa Ka sii soco bro big man

  • @abdalebeerdeeq3907
    @abdalebeerdeeq39075 жыл бұрын

    arooskayga fanaankan ku casuumi lahaa tahliil yare allow afka haku qaban erayo aad umacaan IGA dheh

  • @hamzeharturo5194
    @hamzeharturo51946 жыл бұрын

    Caruurtan maanay ahayn ciyaala xaafadki facebook waar caruurta fanka halaga qabto

  • @ayaanlejr182
    @ayaanlejr1826 жыл бұрын

    Tahliil masuule wad ka baxsatay heestan heesahaga tan ugu shidan

  • @maryamamuhammad5490
    @maryamamuhammad54906 жыл бұрын

    Wwwwww wan ka helay hestan intii ka heshay lik iisaara ishcaalaa cod hor usoco wiilkyna

  • @maryamahajimuse8356
    @maryamahajimuse83566 жыл бұрын

    inawaberi intee ku mashqulsan oo heysta ku socon like igu qabata 😂😂😂

  • @farduuzshidane9647
    @farduuzshidane96476 жыл бұрын

    love u tahliil yare hore usoco wllo

  • @mulkiali1132
    @mulkiali11326 жыл бұрын

    Maasha allah wllkey mcn tahliil yare horay usoco ilxun kuma aragto nice song waan ka helay hestan ee teydii dabka kaso qaad

  • @faatinguray2676
    @faatinguray26765 жыл бұрын

    Tahliil heesa hadaa ad ayoo iqanciyay waxan ku Oran lahaa horu soco

  • @warsidegalmudug5868
    @warsidegalmudug58686 жыл бұрын

    Www waaba kahelay Sxbw tahliil halmar xamar imaaw show Noobabo somaliyeey like iigu deeqa

  • @umiirailkacaz8217
    @umiirailkacaz82176 жыл бұрын

    Wllky qaalia fankaga heeer sare ka gaadh guulayso abidka dar allaha ayanku taagera brada

  • @huudafarah8275
    @huudafarah82756 жыл бұрын

    War wilki Yara wu i gafa sa hadey. War back school mase ulba soqata 🎿

  • @amanmohammed465
    @amanmohammed4656 жыл бұрын

    Hees miyaa mise Dhaanto waaye 😂😂😂😂

  • @abdinasirahmed2155

    @abdinasirahmed2155

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @foosciidofficial9054
    @foosciidofficial90546 жыл бұрын

    Indhuhu adigey Ku eeganayaan erayo iyo laxan iyo cod editing iyo camera kala daran kal iyo laab noolada Tahlil iyo waberi iyo bahda tusmo

  • @asmoasmoilyaas9969
    @asmoasmoilyaas9969 Жыл бұрын

    Abwe meshan matahlil yara iskale ciwanka☺❤

  • @shakratahliil2455
    @shakratahliil24556 жыл бұрын

    top waaye brothers👍👍👍👍 abdiqani tusmo👌👌👌👌

  • @raxmamahdi3504

    @raxmamahdi3504

    4 жыл бұрын

    Yaaaa ila daawanaya hada 4:3pm fri 18/10/2019

  • @saakiyadarajo172
    @saakiyadarajo1726 жыл бұрын

    Fanaan qaliya Tahliil yre hore usoco codkaga ku hystaa inti tagerta fanankan shidan like hayla dhafina

Келесі