HASSAN GANTAAL | Heestii Qushi | 2017 OFFICIAL VIDEO By Setwad Studio

Ойын-сауық

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
Learn more: www.setwad.com
CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @rageabdi
make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.
Social Media Links
/ setwad
Facebook: / rageyard35
Wixii talo iyo Tusaale ah noogu soo hagaaji E-mail-ka:
info@setwad.com
Copyright © 2017 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 874

  • @user-ku7jv6gt4y
    @user-ku7jv6gt4y4 ай бұрын

    Nuxurka Heesta cidi ilaa fahantay like😢❤

  • @shuceibhassan
    @shuceibhassan Жыл бұрын

    "Qudheeydaay kaadh jeclaatay Intuu kalgaceeylku qoomo Haduu quba xiisahaagu Ogoow calafkaan qadeeyn" Intaa baa nafta sabaa🤐💔

  • @richkavij1436

    @richkavij1436

    Жыл бұрын

    sxb heestan caawa isku sasabaya wlba iyada darteed 3baaa bishan ku guursan sxb ku xumeyn

  • @qabiirsports3489
    @qabiirsports34893 жыл бұрын

    20/7/2021 maliin ciid EEH (talado eh) wali commentkeyga Iska firso ❤️😘✌️😅

  • @miskidowlad4795
    @miskidowlad47956 жыл бұрын

    Heesta dareen meyka hadleysa inti ila darentay like ha isaran

  • @karamoige5268
    @karamoige52688 ай бұрын

    What a song.!😮 Indhuhu quruxday tilmaamaan, Marbay ku khayaamayaan 13/11/2023 Monday Still watching 4:44am in Borame. 🎻💟

  • @shafiano1245
    @shafiano12456 жыл бұрын

    Inta quraanka aminsn like iga bad tlhi

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    5 жыл бұрын

    Shafiano 124 alaahow nagu Anfac quraanka

  • @Bushramohamed-zj5yx

    @Bushramohamed-zj5yx

    4 жыл бұрын

    Astaqfurulaah hadalkada ufirso edabta kugu yare

  • @Bushramohamed-zj5yx

    @Bushramohamed-zj5yx

    4 жыл бұрын

    Dislike mudantahay nayaa quranka waanu aaminsan nahay qowlka الله

  • @Bushramohamed-zj5yx

    @Bushramohamed-zj5yx

    4 жыл бұрын

    Hakuqarabanin quranka tuf kubexe

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv6 жыл бұрын

    Axsan sxp hassan gantaal, qofku markuu active yahay dhinac kasta dhaanto iyo heesba wuu ku soo baxayaa, walaal ereyada heesta, laxanka, labiskaaga, codkaaga iyo vedio gaba aad bay u fcn yihiin, walaal hore u soco waligaa. Greeting from Hargaysa.

  • @cabdowcabdullahi2975

    @cabdowcabdullahi2975

    6 жыл бұрын

    Ahmed mohamed

  • @safiyaahmed908
    @safiyaahmed9082 жыл бұрын

    heestan adanay iga hadlaysa😭😭😭😭😭😭😭hasan keep goin

  • @mirhaanali7476
    @mirhaanali74766 жыл бұрын

    Qof baa jiro aad u moodo Inuu yahay qaali ruux ah Hadana aan kuu qalmeynin😭😭

  • @quenranuuda5690
    @quenranuuda56905 жыл бұрын

    Ax heestan Meel bey iiga taabatay oh 😭😭😭😭 qalbiga baa ixanuunay Wllhi Xasan gantal heestan iiga gadan thy Wllhi Wll hajabin waligaa Wll codowgaga unolow qurux 💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍

  • @yusramohed5089
    @yusramohed50893 жыл бұрын

    2020 dhamaadkeeda hadaa ila dabanaysid liketa dhac ku sii 🥰😘

  • @yahyecabdi9888
    @yahyecabdi98882 жыл бұрын

    Haben xasuus mudan aan iska jojiyay s Saacada 12:20 habeenimo Habeen salaasa ah Kuso xasusan dona😭😭😭😭

  • @abdullahimohamedali9741
    @abdullahimohamedali97414 жыл бұрын

    Waa hees aad uqiimo bdn wlhi balse waxaa dareemaya qalbigii uhilowbay jclka dhabta 😭😭😭 jclku sidiisaba wuu xanuun bdn yahay markuu kugu soo maro wakhti go’an 😭

  • @abdifitaahhassan4466

    @abdifitaahhassan4466

    4 жыл бұрын

    Aad ii Aad bro

  • @abdikanimohamed4001
    @abdikanimohamed40012 жыл бұрын

    Who still listening this world class music

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed48314 жыл бұрын

    Nafteeydaay ruux kuqado wanagiyo qimihiisa qanaca midkaad kaweydo qalbiga bos yukuyelan qofba jira ad umodo inuu yahay Qali ruuxa hadana an kuqalmeyn ❤❤❤👍👌👌👏

  • @user-ks7hq6vm4j

    @user-ks7hq6vm4j

    4 ай бұрын

    Qudheydana kaa jeclaatay intuu kalgaceelka qoomoo haduu qubo xiisahaagaa ogoow calafkaan qadeeyn

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto4 жыл бұрын

    Yaa dhageysanaya 16/10/2019 Qof baa jira aad u moodo in uu yahay qaali ruuxaa hadane aan kuu qalmeyn Beentaa ma ahan

  • @abd7517
    @abd7517 Жыл бұрын

    Hadaa iga dambeyso reply ama like dheh oo jaceyl la ilmeyneyso ama jeceyleysantahay 22 Sep 2022

  • @radwanramzi1140
    @radwanramzi11406 жыл бұрын

    Heestan muuqalka ninka duubay heeso badan in loogu yeedho weye Well done

  • @husseinabdul8290

    @husseinabdul8290

    Жыл бұрын

    Raage Cabdi aa duubay Qaali ladan xaajigeeda

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын

    15:02 26/10/2022 AYaan fbkisa fanankan hestan kuso arkay wx dhagesan 2017 mnta Ayaan dib u dhagesanya Qof baa jira aad u moodo inu yahay qali ruuxa hdna an ku qalmenin caajiib caajiib🥺❤

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola6 жыл бұрын

    Waa markii koobad en dawado fanaankan hesihiisa Hit song dhinac kasta wu ka dhamaystiranyahay fanaankan hore usoco 👏👏👏

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail915711 ай бұрын

    Ya ila dhagaysanaya 2023.❤😢

  • @samiirosman
    @samiirosman6 жыл бұрын

    Heestan Malin kasta 100 Mar dhagesta Caadi Ma Ahan Thanks Bro Also Thanks Rage yare My yang bro

  • @sahraceren4744
    @sahraceren47442 жыл бұрын

    4year kadip 2022 qofki firsana 😂🤞🏾

  • @atiiramo6603

    @atiiramo6603

    Жыл бұрын

    ✌️✌️🥺🥺🥰🥰

  • @ibtisaamibtisaam2091

    @ibtisaamibtisaam2091

    Жыл бұрын

    7/1/2023

  • @xuseenmohamed9227
    @xuseenmohamed92273 жыл бұрын

    Jaceelka waa uu macaan yahay runtii noolashaada markaad lawadaagto qof muhiim kuu ah

  • @umiirastudio1748
    @umiirastudio17486 жыл бұрын

    Wlhi heestan anay igu socota ax war like ta yaaanan layla dhaafin

  • @luu4883

    @luu4883

    6 жыл бұрын

    U oimiira studio

  • @alizaalialiiza4754

    @alizaalialiiza4754

    5 жыл бұрын

    Wow

  • @awaesaadam5218

    @awaesaadam5218

    5 жыл бұрын

    Waa

  • @awaesaadam5218

    @awaesaadam5218

    5 жыл бұрын

    Wxbaa dhcy

  • @abdiaziz1234

    @abdiaziz1234

    3 жыл бұрын

    Horay usoco wax walba clafkga kawayn

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa14666 жыл бұрын

    Nin Ogaden Aha quruxloow ilahay ha ku xafido 😘❤❤❤❤🙏

  • @MohamedAhmed-vc1tx

    @MohamedAhmed-vc1tx

    6 жыл бұрын

    Alia Jigjiga waayahay huuno❤️❤️❤️😻

  • @chuchujaybaz1016

    @chuchujaybaz1016

    6 жыл бұрын

    Alia Jigjiga

  • @omar-farouqabu-muctasim7865

    @omar-farouqabu-muctasim7865

    6 жыл бұрын

    Alia Jigjiga Og muxxu dadka dheryahay huuuno..Somali wa isku wada mid wiilashooda illahay qurux iyo islamnimu siiyay oo wax ja wayn jirin...Allow diinta nagu sug

  • @sowdakhalifa1466

    @sowdakhalifa1466

    6 жыл бұрын

    omar-farouq Abu-Muctasim de Qurux baay dher Yihin Somalida Kale wll 😂😂

  • @fahadhghfjcabdale4830

    @fahadhghfjcabdale4830

    5 жыл бұрын

    V.good

  • @khalidxashi4366
    @khalidxashi43666 жыл бұрын

    xasan gantaal bro aniga miyaad i ogayd wlhi abwaanku aniga miyuu iga hadlay tollow

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey31956 жыл бұрын

    Naga daaya qabiil waa kan qabowga Norway guri cidla ah idhigay oo aa kufiirsanaayo heesta saacadaan like ha ila dhafin cidlada si aan u ilaawo

  • @MohamedAhmed-vc1tx

    @MohamedAhmed-vc1tx

    6 жыл бұрын

    mumtaaz cadey lol

  • @nacimomohamednoor8210

    @nacimomohamednoor8210

    5 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @khadraabdilahi1131

    @khadraabdilahi1131

    5 жыл бұрын

    @@nacimomohamednoor8210 1

  • @mhamedmnk7924

    @mhamedmnk7924

    5 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhh always be citizens like you

  • @actteam3242

    @actteam3242

    5 жыл бұрын

    Oh

  • @kowtheryasin3979
    @kowtheryasin39796 жыл бұрын

    I'm so admire the way he walks in slow motion 🙏 what a self-stand!!

  • @shamsohabi1472

    @shamsohabi1472

    3 жыл бұрын

    asc

  • @shamsohabi1472

    @shamsohabi1472

    3 жыл бұрын

    xasuuni abowe

  • @dreamsboy2036

    @dreamsboy2036

    3 жыл бұрын

    @Kowther yasin Lovely Very Delicious 🌹

  • @mohamedabdi4585

    @mohamedabdi4585

    3 жыл бұрын

    @@shamsohabi1472 pppp

  • @mrzain1745

    @mrzain1745

    2 жыл бұрын

    Wa sheko kale

  • @ali_____elmi3625
    @ali_____elmi36258 ай бұрын

    Still listening 🎶 😢2024

  • @anushraage5158
    @anushraage51586 жыл бұрын

    Qofbaa jira aad moodo inoo yahay qaali ruuxaas hadana aan kuu qalmeen Heztan i cajabizay wllhi intii ila qabto like igu xada pple

  • @omar-farouqabu-muctasim7865

    @omar-farouqabu-muctasim7865

    6 жыл бұрын

    Anush Ppeh anaa kugu raacsan ..Alla maxan gabadh an ogahay intaan jecladey hadan la igu adkeyay markaan is iri guurso...ayadana ila fahmi waydey ..markan asaga tagay ee sanado badan kasoo waregeen bay igu wlatay..anigana waxan ku iri xalafkaa diidey qof kalanan isla socona ee calafkada illahay hakuu sahlo😇😢

  • @fahadhghfjcabdale4830

    @fahadhghfjcabdale4830

    5 жыл бұрын

    Good

  • @quenranuuda5690

    @quenranuuda5690

    5 жыл бұрын

    @@omar-farouqabu-muctasim7865 Ax waa xanuun qof gugu washay inad qofbaa Isla soconaa dhahdo maxa kaxun ax Qalbi jab waye yqy inad niyada udhisto sooma fcneen cml Wll

  • @omar-farouqabu-muctasim7865

    @omar-farouqabu-muctasim7865

    5 жыл бұрын

    @@quenranuuda5690 wa runtas huuuno...

  • @maxameddabaare5658

    @maxameddabaare5658

    5 жыл бұрын

    @@omar-farouqabu-muctasim7865 adigu dadka miyaad iska jeclaanaysaa qalbi xabab ayaad tahay

  • @qadiijoabdiwahab8083
    @qadiijoabdiwahab80833 жыл бұрын

    Yaa ila dhagesanoya 2020 oo jacel hayaa😔

  • @mariaibnuibraahim9090

    @mariaibnuibraahim9090

    7 ай бұрын

    Ani 2023 dhegaysanaa😊

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor9486 жыл бұрын

    hassan Gantal masha Allah hor u soco INA Abow o hadfkaka gaar Masha Allah wanku hesta aniga wilshnaga Abdi dhanto Ali dhanto ahmed Budul iyo hasan Gantal FIFA Ogaden kumte kablalax

  • @diamonupdy695
    @diamonupdy6956 жыл бұрын

    War inan kan igeeya 😂 Asanba ku hesta 😂 Inta tagerto like ta igu qabta 💋❤😍😘👏👏👍👍👌👌

  • @abdiwahidisse7469

    @abdiwahidisse7469

    6 жыл бұрын

    gabdhaha dhan iigeeya leeyba uga dhegtay YAAB miskiinkaan kaw maa kasii rabtiin haha

  • @omarhussein1761

    @omarhussein1761

    6 жыл бұрын

    Diamon updy he is ma cousin aniga kuso radinayo

  • @diamonupdy695

    @diamonupdy695

    6 жыл бұрын

    omar hussein bal wayahay 😍

  • @manamahamed

    @manamahamed

    6 жыл бұрын

    Nice I am in love with his songs new to me 👌🏾❤️

  • @hibojemis5178

    @hibojemis5178

    6 жыл бұрын

    Diamon Updy wuu uqalmaa qoflaguheesto kkk

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs4743 жыл бұрын

    Gantaal's Greatest Song He Ever Made 🔥🤴 This Song 💔🥺

  • @mdabdirahman
    @mdabdirahman6 жыл бұрын

    hadana talo qaadanaynin ... ilax wallhi fanaan iga dheh masha allah

  • @abdirahmanabdillahi3159
    @abdirahmanabdillahi31592 жыл бұрын

    inta 2022 daawanaysa hush iyo waa yeelkiin 😂

  • @amranchannel4881
    @amranchannel48814 жыл бұрын

    Woooooow way itabtay aniga iga hadalyasa heestan hassan gantal shugrn huno 💔😭😭😭😭

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom98566 жыл бұрын

    Cod ayaa ku dhamaaday wiilkaan xayi waaye qof nool aaa ku nooleeyo 😍😍😍😍😍👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @ikhlazyouzzif3448
    @ikhlazyouzzif34486 жыл бұрын

    Qof baa jira aad umoodo Inuu yahay qaali ruuxa Hadana Aan ku qalmeyne Qisooyinka sheekadaaadu Marbay kuqayaanayaane QalQaalada caashaqiidu Hadey tahay Qiiro beena Qush iyo waa yeelkadaa dheh 😎

  • @haboonahmed4307
    @haboonahmed43076 жыл бұрын

    Naftaydaay ruux ku qaado Waanaagiyo qiimihiisa Qanaaco midkaad ka waydo Qalbiga boos yuu ku yeelan 😍😍😍😍😍

  • @cabdiraxmaanabuukar7990

    @cabdiraxmaanabuukar7990

    3 жыл бұрын

    Siil

  • @abdiwahidisse7469
    @abdiwahidisse74696 жыл бұрын

    LYRICS page1 nafteydaay ruux kuqaado wanaag iyo qiimihiisa qanaaca midkaad kaweydo qalbiga boos yuu kuyeelan (2xs) qof baa jira aad umoodo inuu yahay qaali ruuxa hadana aan kuu qalmeyne (2xs) indhuhu quruxdey tilmaamaan marbey kuqayaanayaane qalqaalada caashaqiisu hadeytahay qiiro beena qushiyo waa yeelkadaa dheh (2xs) page 2 qudheydaay kaad jeclaatay intuu kalgaceylka qoomo haduu quba xiisahaaga ogow calafkaan qadeyne (2xs) waxaa jira ruux qabkiisu qar iyo uu buur katuuro hadana talo qaadaneyne (2xs) qisooyinka sheekadaadu marbey kuqayaanayaane qalqaalada caashaqiisu hadey tahay qiiro beena qush iyo waa yeelkadaa dheh (2xs) indhuhu quruxdey timaamaan marbey kuqayaanayaane qalqaalada caashaqiisu hadey tahay qiiro beena qush iyo waa yeelkadaa dheh ...........

  • @maslaxaxmed913

    @maslaxaxmed913

    6 жыл бұрын

    Faarax Shidan axsan bro sidaad ereyada noogu soo gudbisey

  • @rahmarosinaadam9969

    @rahmarosinaadam9969

    6 жыл бұрын

    Faarax Shidan . Masha Allaaah farax shidan thnx for the lyrics cadeh

  • @luu4883

    @luu4883

    6 жыл бұрын

    Faakkrax Shidan

  • @hajjizeykol98

    @hajjizeykol98

    6 жыл бұрын

    Faarax Shidan tnx🤗🖒

  • @jamaladem9945

    @jamaladem9945

    6 жыл бұрын

    Thanks walalo

  • @XaliimoXilkas-px9uw
    @XaliimoXilkas-px9uw16 күн бұрын

    2024 yaaa ilasooraadiyey heestaan

  • @nuurahussien3492
    @nuurahussien34925 жыл бұрын

    wlh heestan anigey iga turjumeysaa wayo ragu aa qiyano badan waxanba modaa in hestan aniga la isoo qaaday

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen75946 жыл бұрын

    My favorite parts of song... Qofba jira Aad u moodo inuu yahay Qaali Ruux ah Haadaana an kuu Qalmeynin.. indhuhu quruxdey tilmaman marbey Ku qayanayan qalqaalada cashaqisu hadey tahay qiiro beena qushiye waayelkadaa dheh .. wale been maa ahan Hassan My toolka wad jirtaa jiira Allah haka hayoo Ina adeer

  • @AaminaCali-ym8zy

    @AaminaCali-ym8zy

    10 ай бұрын

    😥💔

  • @luckyh4131
    @luckyh41316 жыл бұрын

    Fankii soomaaliyeed ma is tiraahdeen ragii ogaadeen ayaa la wareegay 1suldaan seraar 2 xariir axmed 3 xasan gantaal iyo kuwo kaloo badan aad ayaan u soo dhawaynay naa cabaar ayay ka maqnaayeen xeebta fanka 💕💕💕

  • @albarako9850

    @albarako9850

    Жыл бұрын

    ☑️✔️☑️

  • @user-ks7hq6vm4j

    @user-ks7hq6vm4j

    4 ай бұрын

    fanka soomaaliyeed daaroood baa la wareege

  • @suldaansayidsalaad6224
    @suldaansayidsalaad62243 жыл бұрын

    Indhugu quruxdey tilmaamaan markle ayan dhagesanayaa 2021 like

  • @ikhlazyj5002
    @ikhlazyj50023 жыл бұрын

    Qisooyinka shekadaadu Marbay kuqayanayaane Qalqalada caashaqiidu Hadey tahay Qiiro beena Qusho iyo waa yeelkadaa dheh😎 17.12 2020 🤘

  • @farhia.Mohamed
    @farhia.Mohamed5 жыл бұрын

    Barteeda dhigtay gantaal Iga gadan erayada ,laxanka, codka ,duubista, 🔥🔥🔥

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics2 ай бұрын

    Heestan waxay igu leedahay xasuus aad u qiimo badan waxaan ku xasuusan doona maalmo adag oo noloshayda soo maray oo aan dareemayay qalbi jab baaxad leh !! Naftayda ruux ku qaado Wanaagiyo qiimihiisa Qanaaco midkaad ka weydoo Qalbiga boos yuu ku yeelan Qofbaa jira aad u moodo Inuu yahay qaali ruuxa Hadana aan ku qalmaynee 🥹🥹🥹

  • @maxamedyusuf8996
    @maxamedyusuf89962 ай бұрын

    19/May /2024

  • @Sukeynasuuro

    @Sukeynasuuro

    Ай бұрын

    6/6/2024😂

  • @riyaqnwabaribashir1278
    @riyaqnwabaribashir1278 Жыл бұрын

    Hadana aanku qalmeynin💔😭

  • @zainabyare
    @zainabyare3 жыл бұрын

    Wow amazing song. I love this hees deeply thank you Hassan gantal. Real talk song 😍😍😍💖

  • @fariidaacooking4506
    @fariidaacooking45066 жыл бұрын

    Waxa jira ruux uu qabkiisu Qar iyo buur uu ka tuuro hadana Talo qaadaneyne woooow 😍

  • @shadayonoor1113

    @shadayonoor1113

    6 жыл бұрын

    Saynab Amarooz

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere13036 жыл бұрын

    Wlhi heeestaaan waa iga gadan tahay 😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕🌹 micnaha ay ka hadleso waxaa fahmi karo ruxiii wax garad ah 💗👈

  • @channelchairssofabed6794

    @channelchairssofabed6794

    5 жыл бұрын

    Liibaan sidoo Kale 😭😭

  • @khadijaiiialijirde1579

    @khadijaiiialijirde1579

    5 жыл бұрын

    wlhi heestaaan was iga hadan tahay micnaha at ka hadleso waxaa fahmi Karo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💓💓💗💗💗💕💕💞💞💘💯💕💯🙏🙏🙏💑💑💑💑💑💑💑🇰🇪

  • @flozzycarab2658

    @flozzycarab2658

    5 жыл бұрын

    Ciyaaal Aday kula tahy

  • @iqroyabarow7444

    @iqroyabarow7444

    2 жыл бұрын

    Wlahi runta waye qofki wax garad le fahmi karo

  • @mohamedmohamud8168
    @mohamedmohamud81686 жыл бұрын

    best song of the Year,keep it up bro

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed75566 жыл бұрын

    Waxaa jira ruux qabkiisu qar iyo uuka tuuro buuroo hadana tala qaadaneen 👏👏👍👍👌👌

  • @radak662
    @radak6626 жыл бұрын

    Wilkan qosalkisa nimcaan ayu u egyahay ya igu racsan 🤔🤔

  • @sahraqalanjo5872

    @sahraqalanjo5872

    6 жыл бұрын

    abdikadar xafada WA ku racsanhay

  • @abdihakimomar7605

    @abdihakimomar7605

    6 жыл бұрын

    Anaa kugu raacsan sxb

  • @omarhussein1761

    @omarhussein1761

    6 жыл бұрын

    Aaadu wayn

  • @user-ol1oi3gt4o

    @user-ol1oi3gt4o

    6 жыл бұрын

    sx aad buu uku egyahy nimcaan hilaac

  • @xmbuseyrejama3993

    @xmbuseyrejama3993

    6 жыл бұрын

    HaaaH wlhi ilma ader miya nio talow 😂😂😂😂

  • @anfaciinapeipe6181
    @anfaciinapeipe6181 Жыл бұрын

    Sunday/23''Oct/2022 haben ayado Indhuhuu quruxdee tilmaamaan mar bey ku qayanayn

  • @ashabeautymekuephijaab9166
    @ashabeautymekuephijaab91666 жыл бұрын

    True hees walaahi hore u soco wilka stylkiisa laga maseero ❤️❤️❤️🙏🙏

  • @nadramirre2639
    @nadramirre26396 жыл бұрын

    Waaw Masha Allah allow kuwey xafid oo ku dhowr 💖💎💎😍😍

  • @sagalinabbyano7985
    @sagalinabbyano79856 жыл бұрын

    Induhuu quruxday tilmaman marbay kuqayanayan wlee been mahan... Wankutagera gantaaal😘

  • @maxamudyasinjabutikingofpu6945

    @maxamudyasinjabutikingofpu6945

    6 жыл бұрын

    ww hees shidan

  • @sagalinabbyano7985

    @sagalinabbyano7985

    5 жыл бұрын

    @@maxamudyasinjabutikingofpu6945 aad iyo aad

  • @mociise760

    @mociise760

    5 жыл бұрын

    Waan ku taageera

  • @maryanaadan820

    @maryanaadan820

    3 жыл бұрын

    Indhuhhu quruxday tilmaaamaan marbey kuqayanayaan

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan72586 жыл бұрын

    Nimcaan oo wajiga &afka ooga egyahay lkn dherrear & jooog lagu dile😍wiilkan inaa lakulmaa jirta💋insha allah

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    5 жыл бұрын

    Sumaya Hassan InshaAllah

  • @nimolovey2720
    @nimolovey27205 жыл бұрын

    _Qofbaa Jiro Aaad u moodo iNuu Yahay Qaali hada nh Aaan Kuu Qalmeen😭Indhuhu Quruxdee TilmaamaaN MarbeY kU QaYaamaYaan QalQaalada Caashaqeedu HadeeY Tahay Qiiro Beena💔QuShiYee Waa Yeelkadaaa dheh😫HeesTaan Waxaapa Moodaa dareenkeYGa in Ee Ka HadleeSo Kama daalo fck Qiiro been Ah iYo JaceYL Fake Ah💔💔😭_

  • @shamsoqueen1179
    @shamsoqueen11796 жыл бұрын

    Run badnaa indhuu quruxdaay tilmaaman Fanaankan marka arko jcyl abaa igu soo dago😫aaar ii geeya

  • @haboonmuumin4946

    @haboonmuumin4946

    6 жыл бұрын

    Shamso Queen

  • @sahruujamuhamed8603

    @sahruujamuhamed8603

    6 жыл бұрын

    Shamso Queen hhhhhhhh ani iigeey adi anina wan kuu geeynayaa

  • @asmaqaynuun5548

    @asmaqaynuun5548

    6 жыл бұрын

    Shamso Queen hhhhhhh maka so ag dhaweeya mise wad ka talo baxday hda waa ilmahayga abahood byo

  • @fahadhghfjcabdale4830

    @fahadhghfjcabdale4830

    5 жыл бұрын

    ₩@#$%

  • @mohamba
    @mohamba2 жыл бұрын

    My favourite song everyday listing 😊

  • @abdikadirhassan3792
    @abdikadirhassan37926 жыл бұрын

    100% cod style iyo hees aad u macaan ereyo culusna xambaarsan horey usoco my brother gantaal good luck

  • @shukrif1753
    @shukrif17534 жыл бұрын

    Hees dareen leh qof kii igu racsan like😍

  • @sabnaabdikarim2764
    @sabnaabdikarim27646 жыл бұрын

    That is true qof baa jirah aad umoodoh in uu yhy qali ruux ah hadanh aan kuu qalmeen

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_106 жыл бұрын

    5Times Baan Ku Ceshaday Axyaa Hees Heesta Sandka Alfana Hassan Gantaal 🔥🔥🔥 I"m from @LA'

  • @malmihiiwacnaawaysoosocdan3809
    @malmihiiwacnaawaysoosocdan38095 жыл бұрын

    Heesta qudhe dhagaha ila yeelatay xasan gantaal nolow ina ader 😍😍😍😍

  • @Ziise4
    @Ziise45 жыл бұрын

    Your words is affective who ever made the song it feels real cml but I loved he talked about the truth

  • @meysaomar2546
    @meysaomar25466 жыл бұрын

    Waxaan kasoo jeedaa from guriiceel fans ayaa kamidahay walaale 😄Waa ragii asalkaa ahaa dhirir qaabka yesiiing 😁😁🤴

  • @daaciiismail9209

    @daaciiismail9209

    5 жыл бұрын

    O 😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @hanamohammed9326
    @hanamohammed93266 жыл бұрын

    Mansha alh wilku cod iyo hes murtile iyo qurux ayabu isku darsaday wala yabay 💗💕💗💕💓💕💓💓💓💓💓😍

  • @sukhranasir
    @sukhranasir5 ай бұрын

    Qudhaydaay kaad jeclaatay intu kalgacelka qoomo haduu qubo xiisahaga ogow calaf baan qadayne💔😭

  • @malmo4235
    @malmo42356 жыл бұрын

    Waw He's A Super Star And He's Also Stylish Raga Somalida Labis Ma Yaqaanan Badankood

  • @fartunbajuun6058

    @fartunbajuun6058

    2 жыл бұрын

    Bbe

  • @fartunbajuun6058

    @fartunbajuun6058

    2 жыл бұрын

    Hello

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali91595 жыл бұрын

    Quruxloow. Xasan gantal. Hees shidan. Hada leen arkay heestan. Taloow xageen jiray 😄🧐🤭

  • @KingHamada1

    @KingHamada1

    4 жыл бұрын

    Hahahah Soo Ogoow 😂

  • @darajosweden692
    @darajosweden6925 жыл бұрын

    Wax kalee igaa dheeh cadii maa ah yarkuuu 😍😍wah wah

  • @abdullahiabdiali6023
    @abdullahiabdiali60236 жыл бұрын

    masha alah erayo qiimo leh iyo fanan cod macaan qof baa jiro aad u mooday inuu yahay qaali ruuxa hadana aan ku qalmeenin indhuhu quruxdee bilmaamaan mar bey ku qiyaamayaan qalqalda caashaqenu hadee tahay qiiro been ah quushiyeey waa yeelkadaa dheh

  • @hodonjacaly624
    @hodonjacaly6246 жыл бұрын

    ax heesta macana asal nolow fanan qaliya👏👏👏❤❤

  • @nawalnalka7137
    @nawalnalka71375 жыл бұрын

    Hees macan iga dheh gentalow hda runta kahdashay inta igu racsan like dhac igu siyaa

  • @user-vb2vt8or4p
    @user-vb2vt8or4pАй бұрын

    5/6/2024 soo booqday halkan wakhtigu wuu isgurayaa zxbey

  • @amaaaldaalo5244
    @amaaaldaalo52446 жыл бұрын

    Wooooow wil dheeer aye so Galay fanki wixi gabnaa way u dhamatay

  • @omar-farouqabu-muctasim7865

    @omar-farouqabu-muctasim7865

    6 жыл бұрын

    amaaal daalo kkkk armey wali wax u hadhey..gagaabyasha

  • @amaaaldaalo5244

    @amaaaldaalo5244

    6 жыл бұрын

    omar-farouq Abu-Muctasim kkkkkkk my kuwaa suqaa wa lagaa xiray kkkkkkk wil dheer o shiidan aya ku soo baxay

  • @omar-farouqabu-muctasim7865

    @omar-farouqabu-muctasim7865

    6 жыл бұрын

    amaaal daalo oo Huuuno Nimcaan iyo Keeyow wax ba idinma yalad aledahay iyo waliba yarka an ka helo codkisa Mo tobanle😁😂😉

  • @amaaaldaalo5244

    @amaaaldaalo5244

    6 жыл бұрын

    omar-farouq Abu-Muctasim nimcaan cod buu iskagaa Celin gantaal lkn ciyalkaa kale aybaa cunay kkkkkkkk*kkkkk

  • @channelchairssofabed6794

    @channelchairssofabed6794

    5 жыл бұрын

    Amaal daalo 😂😂😂😂😂 allow ku deeyso ❤❤❤❤

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye66364 жыл бұрын

    Sxbkey waxa uu haystaa Rag ka saacidda 3 mowjadood Laxan iyo ereyo +music

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir16543 жыл бұрын

    keeping going brother well done 👏 ✔ 👍 amazing 👏

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom98566 жыл бұрын

    Wiilkaam iyo nicmaan hilaac waa isku egtihiin wajiga iyo qosalka yaa igu raacsan dad alloow

  • @nafisahassan3677

    @nafisahassan3677

    6 жыл бұрын

    aragsan irshaad my mom qofaras nimcaanka dhabadaa miyaa ninkana garigaa kusimysa aabo waa iga kaftan Face ka way iskashabahan

  • @ayaanitoxamse6717

    @ayaanitoxamse6717

    5 жыл бұрын

    Me

  • @farhiaaffi5435
    @farhiaaffi54356 жыл бұрын

    Ereyadaan kuheestaa...Thank you saxib.

  • @drnoradin21
    @drnoradin216 жыл бұрын

    Indhuhu Quruxday Tilmaamayaan Marbay Ku Qayaamayaan 😢

  • @cabdiqani3758
    @cabdiqani37582 жыл бұрын

    From2021 hes qiro leh😭

  • @AbdihakinArji
    @AbdihakinArji6 жыл бұрын

    Wwww al fanan hasan gantaal inaba cadi mahan Erayo 100% Laxan 100% music 100% Codka 100% Video 100%

  • @cabdowcabdullahi2975

    @cabdowcabdullahi2975

    6 жыл бұрын

    Abdihakin Arji

  • @AbdihakinArji

    @AbdihakinArji

    6 жыл бұрын

    Yes Mr Caddow

  • @ronnyzeder

    @ronnyzeder

    6 жыл бұрын

    stylka😉😉

  • @maimoonaahmed8614
    @maimoonaahmed86144 жыл бұрын

    Okay, this is my favourite song.

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy24394 жыл бұрын

    Waaaw xasan gantaal fanaan aad loo jecelyahay hore usoco wll

  • @aniisahasan7456
    @aniisahasan74566 жыл бұрын

    Hassan gantaal my boy keep IT up. tuko pa moja anisa from former niabour

  • @adenabdi2105
    @adenabdi21056 жыл бұрын

    Saxiibkeey gantaaal aad baan ola dhacay heestaan horay u soco sxb

  • @safiyomaxamedcali9529
    @safiyomaxamedcali9529 Жыл бұрын

    Qof ba jiro aad uumodo inow yahah qaali ruuxa ah hadan an ku qalmeey nin 😢💔

  • @dibjirkawayn5862
    @dibjirkawayn58626 жыл бұрын

    Ninkan magacu ciyaar ciyaar ugu ma bixin gantaal weeyaan legend hore usoco

  • @isxaaqcismaan5066
    @isxaaqcismaan50662 жыл бұрын

    Qof baa jira aad u moodo inuu yahay qaali ruuxaa hadana aan kuu qalmaynin Indhuhu quruxday tilmaaman Mar bay ku qiyaanayaan💔💔💔💔 18/3/2022 Qisooyinka sheekadaada mar bay ku qayaanayaane💔💔💔💔alone 😔 💔

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed6 жыл бұрын

    heesta waa hees gabar iney qaado logu talagaley inta si fcn u dhuuxdey bal eega🙄

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd94496 жыл бұрын

    Indhu hu Qurux dey tilmaa Maan marbey Ku qayaana yaan taaas waa run anaa Gabar Qurux badan habeen dhan San ugu dadaa laay inaan helo Al ultimo tuug igu noqo Tay jeeb siib Iyo waxan lo jigin Hal mar weerar cirka Iyo dhulka igu so qaday wale ma iloowo Tariiq Madow Ayaan dhahay 🇰🇷

  • @omar-farouqabu-muctasim7865

    @omar-farouqabu-muctasim7865

    6 жыл бұрын

    Sharmake Tupe kkkk nooga shekee wixii ku qabsadey aan is ilaaliye😀😁😂😉

  • @cmcproductionxd9449

    @cmcproductionxd9449

    6 жыл бұрын

    omar-farouq Abu-Muctasim Sxb waa Tariiq madow runtii iso martay ane Damac ayaa I hoday ayadana ileen waaba Faro Mcn istaqfurulah

  • @fahsaad5293
    @fahsaad52934 жыл бұрын

    Somaalay Yan laisladhaafin like 🥰

Келесі