No video

Taariikh Nololeedka Marxuum Cumar Carte Qaalib

Taariikh Nololeedka Marxuum Cumar Carte Qaalib
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroad...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 31

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer68253 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxaristo Omer Carter qalab. Sida ay qoreyso taarikhdu omer carte wuxuu magac weyne ku lahaaa guud ahaan calaamka gaar ahaan jamac carabta iyo dalki la isku odhan jirey Somalia ee burburey 1991 siyasaadd xuumma awgeed. Omer Carter wuxuu ahaa ninki tarjamadda ku bixinayey shirweynihi Africa ee 1972 lagu qabtey magalaadda muqdisho. Omer carte qalab wuxuu u ahaa ninki ku darey somalia jamacadda carabta hasayeeshe uu ka macashey isaga mudane ismail cali abukar in uu keliye taliye siyad bare ku xuumo dil isaga ragg oo badan oo ay qarkood nool yihin weli. Omer Carter wuxuu ahaa shakhsi ku suuganta wadaniyad iyo aqoon tiro badan. Ilaahay ha u naxaristo Omer Carte qalab Dadki u ka tegey iyo dhamman Musliminti aqoonta u lahaa samir iyo imman ha ka siiyo Ibrahim omer

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.30633 жыл бұрын

    ILLAAHOOW. Unaxariiso aamiin yaarabi.

  • @marwoharuun8827
    @marwoharuun88273 жыл бұрын

    Illhy naxariistii janno haka waraabiyo

  • @samsammaxamed8598
    @samsammaxamed85983 жыл бұрын

    Inaa lilaahi wainaa ilayhi Raajucuun Alla Ha unaxariisto Cumar Carte Qaalib

  • @cabdirashiidcali183
    @cabdirashiidcali1833 жыл бұрын

    Alle haw naxariistee cumar carte

  • @sulekamajabe3587
    @sulekamajabe35873 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto qabriga Ha wasiceyo kitabkisa midegta Ha uga dhibo Amiin amiin amiin yaa Rabi Alle Samire iyo emana Ha ka siyo ehalade iyo qarabadise

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr18763 жыл бұрын

    AllaH yaa raxma Dambigiisiina AllaH ka Cafiyo Aammiin Aamiin.

  • @mohamedbarrowaligas8191
    @mohamedbarrowaligas81913 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto, Omar Ärter Qalib, Jannaddii fardowso Allaha ka waraabiyo, Ehelkiisana samir & Iimaan ka siiyo. Aammiin

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon3 жыл бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له ذنوبه وأدخله فسيح جناته ويلهم اهله وذويه الصبر والسلوان... عبدالفتاح فارح عبدى الهاشمي

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr3 жыл бұрын

    *Alla yarxam, Nin taariikhda soomalia meel weyn kaga jira, One Somalia for ever*

  • @yh___yinhbr1876

    @yh___yinhbr1876

    3 жыл бұрын

    Taariikhda Soo baara Walaalayaa Illaah halaga BaqeeH

  • @yahyeali9696
    @yahyeali96963 жыл бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto marxuumka

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule37663 жыл бұрын

    alle ha u naxariisto

  • @wll__________kumar_____4682
    @wll__________kumar_____46823 жыл бұрын

    Ilhay ha u naxariisto

  • @hussindahir3557
    @hussindahir35573 жыл бұрын

    Asw...illahay ha unaxariso amiin inshallah

  • @mahatiirsuldaan7173
    @mahatiirsuldaan71739 ай бұрын

    I want to say to the

  • @sukhra3585
    @sukhra35853 жыл бұрын

    Allah yarxam

  • @munomohmed1437
    @munomohmed14373 жыл бұрын

    Illahow unaxaristo janadi gee

  • @Daakir
    @Daakir3 жыл бұрын

    Alle ha u nxristo.

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor28843 жыл бұрын

    Cumar carte wuxuu ahaa ninkii somaliya burburiyey xiligii uu ahaa raiisul wasaare xiligii siyaad bare uu xukunkiisa burburay markuu ku amray ciidamadii qaranka oo markaas xooga lahaa ku amray in koox walbo oo ciidanka qaranka kamid ah iney isu dhiibaan qoloba qawiil keeda isku dhiibto isagoo hadafkiisu ahaa inuu ciidanka qaranka uu burburiyo wuuna ku guuleystay xiligii cali naftana wuxuu ahaa raiisul wasaare burburka dalka isaguna qeeyb ayuu ka ahaa xiligii dowladii siyaad bare raiisul wasaare ayuu ahaa xasuuqii siyaad bare uugeystay kaalintiisa ayuu kaqaatay hadii shacab ama culimo laxasuuqo kaalin ayuu kulahaa somaalida dabeecadoodi waxa waaye qofkii dhinto oo daalimka ahaa been iney ku amaanaan cumar carte qaainul watan ayuu ahaa umada ilaaheey waa marqaati arintaan aan sheegay odiyaasha maanta jooga weey okyihiin laakin somaliya qawiilba qawiilkiisa ayuu amaan aan jirin ku amaana qofka xun taariiqda ayaa xuseysa qofka fiicanaayna taariiqda ayaa xuseyso

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani11173 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas48993 жыл бұрын

    cumer carte iyo maxamed xaaji ibraahim cigaal waxay ka mid ahaayeen ragii khaladka ka galay somaliland ee midnimada somalia hormoodka ka ahaa inkastoo markii danbe labaduba ay ka raali galiyeen shacabka

  • @mali7297

    @mali7297

    3 жыл бұрын

    Horta Israacii labada gobol Midnimo laguma sheegi karo Sababtoo ah wax heshiis ah oo La kala qortey muusan jirin Guurkuna hadaanu meher laheyn Guur lama odhan karo sababtoo ah Heshiis ayaa wax walba ka mahiimsan sheshiisna meelna Lagu ma galin ee indho la.aan Baa leyskugu yimid Hadalka daaha kaaga qaadana Heshiis baa ka horeeya Midhkaas waa qod Mid labaadna ina cigaal & ina carte Qaalib kaliyaata mey aheyn reer sland Cidii xoriyada nagaga tuurtey Waxay ahayeen shacabkii sland Oo dhan oo ina cigaal & ina carte daba ka waday Waxayna ahayeen dad jibeysan oo waloweyn aqoon durugsan u laheyn Waxayna Konfur moodayey dad wanaagsan Oo wllnimo iyo wax wada lahaanshiyo diyaar u ah Tiina mey dhicin oo dhibkaanu Kala kulanay ilaa maanta ayuu taagan yahay Iyagiina waa kuwaa 30 isdulminayey ee dawlad la.aantu ku habsatey Amaroow xaasil anagu xamar doonimeyni Xumaana ugeysan meyno Xadkii laba dawladoodiyo Xuduud baa naga dhaxeeya

  • @rakbah.c
    @rakbah.c3 жыл бұрын

    Wax caadiya noosheeg 1982 ayaa laxidhay baa natidhi hadana waxa lasoodaayay 1978kii Walibana 7sanno ooxidhanaa Xitaa 7sano uma dhaxyso Waxkle

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    3 жыл бұрын

    1982 ayaa la xidhay 1988 waa lasoo daayey taasoo house jail lagu hayey ilaa 1990

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran3 жыл бұрын

    Weriye, waxaa fiicnayd inaad sheegto sababta dilka loogu xukumay! Dhammaantood waxay ahaayeen madaxdii Isaaq ee dawladdii Soomaaliya ku jirtay. Sababta dilka loogu xukumay waxay ahayd inay SNM u shaqaynayeen iyagoo jagooyinka u sarreeya dawladda Soomaaliya ka haya.

  • @abdirashidjama7207
    @abdirashidjama72073 жыл бұрын

    alle haw naxriisto

  • @muqtarosman5754
    @muqtarosman57543 жыл бұрын

    Alle how naxariisto

  • @raqiaabdiaziz4401
    @raqiaabdiaziz44013 жыл бұрын

    Ilhy nxrıstı jno hka wrbıyo mrxumka

  • @hasanali-rx2th
    @hasanali-rx2th3 жыл бұрын

    waxn wariyh isk dhigy wa beenale ma omr crte xisbiyad somaliland tartn ugalay kk wuxu isku qalday wiilkaasa nacas ka ah

  • @munaqali2806

    @munaqali2806

    3 жыл бұрын

    Iska amuus