No video

Amb Diinaari - Waxaan ahaa Wariyahii RW Cumar Carte Qaalib kasoo Duubay Warkii Naxdinta lahaa Q1aad.

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZread, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZread.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZread channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 45

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын

    Inta leys ceynaayo waxba hagaagi maayaan ‏ Qof kasta asagoo cuqdadeysan oo caaytamayuu aduunka ka tegaa nasiib daro ilaahay haloo noqdo somaaliyey waad fogaateene oo haleys cafiyo si jiilalka dambe dowlad caadila u helaan.

  • @ummuhannan2353

    @ummuhannan2353

    Жыл бұрын

    Mashaa Allah qof wanaagsan ayaadtahay

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Ай бұрын

    Somali is Somali, Allow isu Soo uruuri. Aamiin

  • @amiinmuusehaadi4009
    @amiinmuusehaadi4009 Жыл бұрын

    Wariye noor guulayso masuul

  • @cawaalecaydaruus3455
    @cawaalecaydaruus34558 ай бұрын

    "Waddani haybad leh buu ahaa" - Amb Diinaari. Danjiruhu Qeexitaan milgo leh ayuu ku sifeeyay Maxamed Siyaad Barre.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6elАй бұрын

    Its the fact. Realey

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6elАй бұрын

    Ogaden cumar carte kahadlaaya waa Incrdble blse Aabo yoonis baa shaley cumar carte Ogaden waa U reer abti. Inaan kaftanka,Iyo That is Fact reality,

  • @doctorsaednuunow5720
    @doctorsaednuunow5720 Жыл бұрын

    Part 2 maxa ugu dhagantihin

  • @samatarismail715
    @samatarismail7157 ай бұрын

    Hhh, ma goaankii laydinku kala badbaadinayey baa ahaa naxdin. Wakaa caqliga koonfurtu.

  • @deeqzi
    @deeqzi Жыл бұрын

    Tuugii cumar carte ahaa dad baa ka caawiyay jalaafada Siyaasadeed

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Qof dhintay onku cafin karin maxa kudaba dhigay

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Жыл бұрын

    Waa yaab in xitaa afhayeen kii Tigrey uu noo aqriyo dowladnimo raadiyaa. Ninku wuxuu noola hadlayaa sidii inaa nahay wax ma garato

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Жыл бұрын

    Ninka ma jaajuus buu ahaa mise wuxuu u dhashay nasiible ilaa waqtigaa wax dhibaatada ah uusan soo arag waa wax la yaabe leh

  • @minayusuf5888
    @minayusuf5888 Жыл бұрын

    Kani Waa nacas aan waxba okay oo benaale ah

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын

    How about the killing batalk

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Жыл бұрын

    Abdirahmaan diinaari waagii uu afhayeenka amxaarada ahay ayaan nacay waliba waxuu ahay nacas aan ka xishoon qarinta gumaadka amxaarada ay ku heysay dadka reer muqdisho

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh5 ай бұрын

    NINKANI ISKU LOT BAANU AHAYN ISAGA IYO MAXMUUD NUUR TARSA WAXAY AHAAYEEN LABADUBA DADKII DALKA IYAGU ISKA LAHAA EE FURSADUHU SIDA ROOBKA UGU DA’AYEEN XILLIGII FAQASH IYO XILLIGII HADHAAGII FAQASH TALADA DIB U BOOBEEN!!!!!!!!!

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 Жыл бұрын

    Waa wareey waaba diinaari xasuus waqtikasta waa taclin labaranayo lkn soo alif waxmale waliged kama gudubto tasina wa nasiib xumo

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 Жыл бұрын

    Dagaalki lagu fashilmay Muxu ula Jeedaa Ma dhiman muxu ula Jeedaa?

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 Жыл бұрын

    Kan waa iska hadal ee ha leysku xishoodo wax u ka ogyahay ma jiro magacii dowladeynii hore metalkeeda ma helayno ee ilaah ha naga hor qaado mooryaantaan ku nool qabileysan oo ku nool xatooyinka xoolaha misaakinta ee ilaah ha ha naga qabto tuugadaan uu ugu horeyso xasan mooryaan ee kane bax weli wax barasho ayaa ku dhiman ee hadane soo baro

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Жыл бұрын

    Madamaashaadbay ahayd misa kufsi iyo bililaqo?

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын

    I meant batak who were senior deplimat but afwene system created cry that

  • @user-nm4bs9lq2h

    @user-nm4bs9lq2h

    Жыл бұрын

    نبح الكلب ويلهث ان كان جائع او شابع

  • @ummuhannan2353

    @ummuhannan2353

    Жыл бұрын

    ​@@user-nm4bs9lq2hbilaa edeb ayaatahay dadka nabad geli

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 Жыл бұрын

    Diinaari ilaa hadda dadkaan oo dhan dhegaystay waa ninka ugu macquulsan uguna xogogaalsan, nasiib darro kan warysanaya ayaa ah nin cuqdadaysan oo aqoontiisu liidato, kuye ma la odhan karaa hoboladii waaberi ayaa burburkii qaranka horseed ka ahaa, badow geel wasa oo cuqdad lagu canqariyey. Titleka uu hoosta Ku qoray ee Cumar Carte waraysigaba kuma jiro

  • @ummuhannan2353

    @ummuhannan2353

    Жыл бұрын

    Suxaanalah why aad dadka ucaaydiin

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 Жыл бұрын

    waxaa isweydiin mudan diinariyo malaga yabaa in waqtigaas looba baahnaa nin wadani ah oo adadag(dikteetor)?waxaad ku mahadsantahy inaad caadifad qabiil iska ilaalisey oo caddeysey in moxamed siyaad barre tuganimo aan lagu eedey karin halka kuwii xukunka cariryadey ay u badnayee tuugo

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Жыл бұрын

    Wadani hantida dhowray! Yaa dhacay hantida laga dhisay booli qaran?

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Жыл бұрын

    Wadani wadankii inu burburiyo damiirkiisa ma siin laheyn nin itobiyo ku dhashey wadani kala fog tuug ma aheyn annaga la so shaqeyney asaga siyad barre walalihiis iyo ilmahiisa iyo nagtiisa walalahed ayu wuxu dhaco ku qori jirey somali tuug aheyn wa yar yihiin sida anigo kale inan wax xado diidi jirey oo melkasta xata gobol la ii bedeli jirey in leygu canado dadka shaqalaha la mid noqo iyo maya wad ka shaleyn donta gari rac guri bad u bahan tahay uma bahni intan dhaho ayan waxan u lugeyn jirey magalada geskeda hore ila aqirkii magalada wa mel laba bas lo raci jireygurina ma rabo gurigeyga wa aqiro dhihi jirey 100 /10 ba illah ka baqi jirtey inta kale dembi bey galen

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Qof dhintay maxa ugu ben aburane aniga xafada uka baxay ban jogay wadan muna burburin asago dhisan buka tagay

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 Жыл бұрын

    Ascww Waa 2 cod aan is laheyn in uu ahaa wadani hadane nin xukunka jecel ayuu ahaa ee ninkaan waxaan weydinayaa maxaa ka dembeyay mundane madaxweyne Mahammed siyaad bare ilaah janooyinkiisa ha ka warabiyo ee ilaah raali ha ka noqdo waan u shalayney waa baxdaye maxaa loo fadhisin waayay dalka oo maxay tahay mooryaatan dalka iyo dadkiisaba wada laqday oo weli laga neebsan la yahay kuli sida xun lagu wada dhamaday awey sharaftii libaaxyada afrika??

  • @user-de6lm4wn9c

    @user-de6lm4wn9c

    Жыл бұрын

    inuu xukun jeclaa uu sheegay iskuma xirna xukun jaceyl iyo dal jaceyl. sadam iyo qadafi wadan kooda wee dhiseen weena xukun heclaayeen

  • @ismailjama178

    @ismailjama178

    Жыл бұрын

    @@user-de6lm4wn9cSiyaad looma Datsun, waa laga reystay. Ilaa hadda dhibta jirtaana waa uun xukun isku dhejintiisii mid ka dhalatay. Iyo dad u haystay dawladaba geelii reerkooda oo ku dhintay Summada D , kuwaasoo ilaa hadda u agoona aabo la’aantii ay iyagu isbadeen.

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 Жыл бұрын

    Ma dhiman kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @user-nm4bs9lq2h
    @user-nm4bs9lq2h Жыл бұрын

    Yuu kuwareejiyaa mayeydii fiiqatada ahayd ee jiingadaha fiiqanaysey

  • @fadmazahracabdinuur1643

    @fadmazahracabdinuur1643

    Жыл бұрын

    Jiingad fiiqad iyo fowdo iyo qax ma dhaceen hadow si nabada u wareeiin lahaa

  • @user-nm4bs9lq2h

    @user-nm4bs9lq2h

    Жыл бұрын

    @@fadmazahracabdinuur1643 35 sano kaddib oo qubuuraha lafaqayo maxaa ka quseeya cidwaliba waxay mudanyihiin ilaahay hasiiyo aammiin dheh

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    ​@@fadmazahracabdinuur1643wax is quseya mahan Allah u naxaristo kulmiye afrax balagu warejin karay

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Жыл бұрын

    Ogaadeenki media ku jiray dhamaantood waxay wadaan dagaal iyo cadaawad kaso qaadeen isaaq oo qabyaaladaysan Dadka reer somaliland media ku jira waa inay ka jawaabaan o oromo lataaageero xaga Ethiopia jigjiga iyo Go dayba

  • @mayo3607

    @mayo3607

    Жыл бұрын

    Oromo waxay rabtaa Zaylac waxaana kala shaqaynaya Gadabuursi iyo dawlad deegaanka. Ma aha xiligii TPLF Itoobiya xukuntay ee IIDOOR ONLF usoo qaqaban jiray. Maanta deegaanku wa nabad Itoobiyana waxay rabtaa lagala shaqayn ee yaan daadku idin qaadine,Soomaalia ku carara si aad u badbaadaan.

  • @liibanmumin6582

    @liibanmumin6582

    Жыл бұрын

    @@mayo3607 ogadeenku noocyo badanaa marna amxaaro necebnahay Onlf jabhado samaynayaa marna waan lashsqaynaynaa oo waliba dhul somaliyeed kale qabsanaynaa ma caqliga ogadednka caynkaas ah waa reerku cilmi badanaa