Sufyan Sh Ahmed (Taakeeye)''Shir Culimo Muqdisho Kama Dhicine Dad Lasoo Xulay Ayaa Meesha La Keenay'

This video is about Sufyan Sh Ahmed (Taakeeye)''Shir Culimo Muqdisho Kama Dhicine Dad Lasoo Xulay Ayaa Meesha La Keenay''

Пікірлер: 193

  • @bashka99
    @bashka99 Жыл бұрын

    He is telling it how it is… this reporter wants the people enslaved 💯 May Allah raise this brother in rank. Sufyaan ❤️👊🏽

  • @abdisamadosman1405

    @abdisamadosman1405

    Жыл бұрын

    Allaahumma Aamiin

  • @abdulqadirali5419

    @abdulqadirali5419

    9 ай бұрын

    Alshaqaaq noo jilci taakeye

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere9 ай бұрын

    Masha Allah sufyaan runta wey qarartahay

  • @xirsixassan3811
    @xirsixassan3811 Жыл бұрын

    Sufyaaan wll fikir kaaga waan kugu racsan yahay wllahi masha alalh allah ku xifdiyo

  • @caliali2324
    @caliali2324 Жыл бұрын

    MashaAllah

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Жыл бұрын

    أنا لست الشباب أنا في كينيا لاكن صفيان صدقت

  • @mohamedabdullah3235
    @mohamedabdullah3235 Жыл бұрын

    جزاكم الله خير.

  • @user-wc3xd8xb3w
    @user-wc3xd8xb3w7 ай бұрын

    Masha allah wan ku racsanhy sufiyaan

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 Жыл бұрын

    جزاك. الله خيرا شيخ سفيان بينت الحق

  • @partidotalokunooldesomali.7911
    @partidotalokunooldesomali.7911 Жыл бұрын

    Prof TAAKEEYE. Mashallah xaqiiqda ayuu ka hadlay. Waan taageersanahay

  • @Mohamedirshad114

    @Mohamedirshad114

    Жыл бұрын

    Asc wax aad xaqiiq ka taqaanaan ma leh ee Diinta barta oo umadda Qaska iyo qeybinta ka dhaafa iyo fikirka qaloocan oo aad umadda la ordeysaan

  • @mustafegadhka2720

    @mustafegadhka2720

    Жыл бұрын

    @@Mohamedirshad114 adaa loo baahan yahay inaad diinta barato jaahil murakab ah ayaad tay waana nooca ugu xun jahliga. Dastuur iyo dimuquraadiyad intaad dadka la dhex timaadaan aad waliba gaalo soo kaxaysataan hadana islaam sheeganay saan. Waar yaa dadka illaahay ayaa abuuray sharcigii ay raaci lahaayeena isaga ayaa soo dajiyay. Ee umada kala dhexbax munaafaqada

  • @Mohamedirshad114

    @Mohamedirshad114

    Жыл бұрын

    @@mustafegadhka2720 idinka oo kale in umadda la qabto waaye tuhunka ugu badan ee jirane waa Reer Galbeeb Cardka idinku shubtaan! Sufyaan waa la yaqaan Shalay Dukaan yar ayuu meel ku lahaa! Fikirkan inti aanan loo soo dhiibin asigane asa laga yaqaa In uu kiradda kaa bixiyo oo la qeylin ee Alle u towbad keena oo masajidka Gala intasi waa iga Nastexo Nabiga S. C.W wuxu yiri HADII AADAN XISHOONEYN SAMEE WIXII AAD RABTO Intasi balanteno waa qiyaamo Allow marqaati ha ahow In aan gaarsiiyay SUFYAANIYIIN( kooxda sufyaan)

  • @mustafegadhka2720

    @mustafegadhka2720

    Жыл бұрын

    @@Mohamedirshad114 kkkkk aygu haduu afrika joogo iyo haduu ameerica joogo. Waa ay. Uun cidiisuna isma badasho.waana sida adiga oo kale iska. Reer galbeedka aad sheegayso. Waxay la dagaal sanyihiin shareecada rabi cida doonaysa meel kastana waa kula dirirayaan. Laakiin waa laga guulaysanayaa sidii afgaanistan loogaga guulaystay. Manwaayan ay. Ayrabaystaan. Sida kuwa aad dowlada u taqaanid. Munaafaqow. Wuu soo dhawaaday xiligii uu illaahay kitaabkiisu aduunyada ka talinaayay. Ciil u dhimo

  • @Mohamedirshad114

    @Mohamedirshad114

    Жыл бұрын

    @@mustafegadhka2720 Shukran hadii aan aqoon kuu lahaan lahaa Hadiyaat ayaan kuu keeni lahaa sbbtoo ah xasanaatkaadii ayaa ii miistay adey kula taal marka intasi kadib WAA KU CAFIYAY ADNE WAX KAAGAMA RABBO lkn hadii aad mar kale igu xadgudubtu Alle ayaanu isla hortageynaa!!!

  • @bakarimuya7020
    @bakarimuya7020 Жыл бұрын

    Culumada!? Ma culumo diineedbaa nimanka ku baaqay in dastuurka la dhameystiro iyadoo kitaabkii Alle yaalo mise waa culumo dimoqoraadiyeed.

  • @samowade1300

    @samowade1300

    Жыл бұрын

    Allah ha ku barakeeyo , maya kuwaa culimo ma ahan. Maxaa culimo lagu noqdaa , waa in qofka aqoon uleeyahy kitaabka qur'aanka ah uuna ku dhaqmaa , marka hadii ay joogto kitaabki aan ku badalano dastuur , waa burtay sheekhnimadooda . Kuwa lagu dhahayo waa culimo qaarkood waa shiico saxaabada qaar ku sheegay in ay gaalo yihiin.

  • @abdibarre7808

    @abdibarre7808

    Жыл бұрын

    Waa culumo dimuquraadiyad Aamisan oo iibsaday imaankoodaa

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Allh ka xifdiyo akhii kuwaas cumalo ayey ahaayeen

  • @mohamedabdirisaqsaid7278
    @mohamedabdirisaqsaid7278 Жыл бұрын

    Saxiiix 100/100 waaku raacay anigu wadaado kitaabka quranka ku kalsoonan waayay

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Жыл бұрын

    ستبين الحق في وقت قريب باءذن الله الكريم

  • @samsamcali6587
    @samsamcali6587 Жыл бұрын

    100% waan taageer sanahay suufiyaan

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Жыл бұрын

    صدق سفيان لاكن لايفهمونك الناس إلا قليلا من أذكياء

  • @samsamcali6587
    @samsamcali6587 Жыл бұрын

    Waa sax fikirka taageero ku nook Xaquua dumar ha la ilaaliyo Waxba Kama jiraan diinta ayaa ilaalinayso xuquuq kasta oo biniaadam ah

  • @maxamuudcabdulaahi3630
    @maxamuudcabdulaahi3630 Жыл бұрын

    Run ayuu kahadlay qof kasto wuugarankara

  • @ayaanledaahir8932
    @ayaanledaahir8932 Жыл бұрын

    Maanshaa allaaah

  • @hodanqasimhodanqasim2406
    @hodanqasimhodanqasim2406 Жыл бұрын

    Maashs allsah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Qof xanuunsanaya in la wareysto si dad daawada loo helo iyo like waxay ceeb ku tahay sumcadiina, Qolka aad ku wareysataan Feysal rooble oo ah dadka ugu qiimo badan aqoonyahanada somalida in aad dabadeedna nin waalan ku wareysataan waa ceeb,

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    Faisal Roble waxu aha tplf kabaqad una dhaqleya

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    Жыл бұрын

    @@Johnniedallas214 kkkk Feysal Rooble waa mujaahid

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Faysal sow maahn kii yiri i will say no diinta 😂

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 Жыл бұрын

    حفظك ربي ويسعدك يا(سفيان) من كيد الكائدين وحسد الحاسدين ومكر الماكرين

  • @abdisamadosman1405

    @abdisamadosman1405

    Жыл бұрын

    Allaahumma Aamiin

  • @siciidhankuduul7835
    @siciidhankuduul7835 Жыл бұрын

    Hadalka waa sax

  • @omarwabi168
    @omarwabi168 Жыл бұрын

    Sufyaan waa Shabaabka qarsoon

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Ma qarsoona ee waa banaanka warkiisa maqal waa cadahay

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Alshabab ma waxaa lagu heestaa shareecada aan ku dhaqannno ader shabab qorey caaradiis ayey kusoo celinayaan shareecada indhaha ka fiirso inahllh

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @@Hardyironman dadkii ba baabi iyeen yeey shareeco ku dhaqaayaan maafio waa dad aan naf ixtiraameeyn diina ma ixtiraamayaan ee weey soo shaqo doonteen waa maafio diin ma ku socdaan . Shareecada shareecada beenaale

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    @@Cadar49 adiga dhulka ay joogaan ma tagtay shareecada ayey ku dhaqaaan hadad iska hadleyso waa iska caadi kuwa badan baa iska dhawaaqa meelaaha ay dagaalka uga jiraan inay baabiyaan kuwa kasoo horjeedo waa iska caadi waa dabiici inaa laayso in alala inta shareecada diidan dowladda waa dimquradi waa gaalo inta la shaqeysana waa lamid waa la edbinaa ilaa ay ka haraan ama ka baqtiyaan

  • @marada2770
    @marada2770 Жыл бұрын

    Subxanallah wa waxlagaxumaado runti ninkan oo kale in lawareysto mahaan sababto ah wa nin aan iis ogeeyn waxa uu ka hadlay wana nasiib daro weyn ninkaan oo kale dadka iyo dalka wax lagaa weydoyo, subxanallah wa dhagarqeebe caddi ah

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    Exactly 💯

  • @xogbaar

    @xogbaar

    Жыл бұрын

    @Osman Yusuf Garagka diinta allabab miyaad u taqaan

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @Osman Yusuf waxaa tahay dadkii loo shiray ee loogu yeeray qawaariij waan ognahay meesha ku xanuuneeyso mafio kan hadlaayana waa moriyaan maafio ah

  • @samowade1300

    @samowade1300

    Жыл бұрын

    @Osman Yusuf الله يبارك فيك يا اخى الفاضل. Allah waa u gargaarayaa cidda ku taagan dhariiqa toosan ee xaqqa ah , gaalada iyo gaala raacyada u ololeynaya in la hirgeliyo qawaaniinta kufriga waa jabidoonaan waana ku hungoobidoonaan . قال الله تعالى: ( ولقد سبقت كلمتنا لعبادنا المرسلين انهم لهم المنصورون وان جندنا لهم الغالبون )

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    Жыл бұрын

    @@samowade1300 ilaahy idankii

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Жыл бұрын

    sufyan waa alshabaab

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Жыл бұрын

    Takeeye wa alshabab

  • @TALOKUNOOLPOLITICALPARTYOFSOMA
    @TALOKUNOOLPOLITICALPARTYOFSOMA Жыл бұрын

    The best Somali politician. Prof sufyaan. We are very happy for his leadership

  • @Mohamedirshad114

    @Mohamedirshad114

    Жыл бұрын

    Very far from fact!!!! Surprise

  • @hassanwehliye7615

    @hassanwehliye7615

    Жыл бұрын

    Sufyaan waa al shabaab qorsoon waa ena la xiraa

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    9 ай бұрын

    Xabsiga waa ku fiicnaa inay dhigeen tuuga waa shabaab 😢

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Жыл бұрын

    Waa Alshabaab aan biyo is marin

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 Жыл бұрын

    Sufyaan waa Muslim qilaaf takfiiri oo calooshiis ushaqeesta ah

  • @khalidicompany
    @khalidicompany Жыл бұрын

    21:30 Xikmad Fekerkeeda Leh Takeeye Nin Caqli Lihi Wuu Fahmayaa

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 Жыл бұрын

    Dawlad soomaaliyeed uu islaamka sharciyey majirta kuwa culumada oo meesha Tagi kitaab mamathalaan waayo wxaay dhaheen dastuurka aan dhameystirna arrintaas nafteeda ayaa ah waxyaabaha loogabaxa islaamka see loodhameystira wax kahor imaadsan kitaabka ilahy wadaado Leh ayaan maqlaay xeerka jinsiga wuu saxanyahy qeexida bas ayaa qaldan ayagoon ogeyn in laqori qofki kufsi laimaadaa hataa naagtiisa haxooga waa in laxiraa kitaabka ilahy wxuu qabaa ninka wax kufsanaa in ladilo dastuurka soomaliyana wxuu qabaa in laxiro keen qaadana war rabbi halagabaqo culuma saan lagumanoqda ee diinta halagarunsheega

  • @hawohassan3723
    @hawohassan3723 Жыл бұрын

    Wariyaha aad iyo aad ayu u dhunsanyahy,ma waxu ka doodaya in leysku xukumo Diinta islamka oo waxu taagersanyahy dusturaka gaalada ma aqan waxan ku dhaho ee Allah ku hanunsho

  • @Cadar49
    @Cadar49 Жыл бұрын

    Walee adigaan wareeysanaayaa ka daran beenaale haan moriyaan kaa oo dilka iyo dhaca shacabka oo marqaati leh loo haasto culumada na waa kuwii maxkamad islaami ah saari lahaa insha Allah ha isku diyaariyo maxkamad muqdisho

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Жыл бұрын

    Beentiisa ma ahan culimo meesha ma imaan

  • @hibohassan3817
    @hibohassan381711 ай бұрын

    Ala sufyaan run badanah dowlada oo mid galo daba fadhido

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Жыл бұрын

    RAADIYO MUQDISHO SIDUU U GALAY WARIYAYIISHII UU DILAY UU KA MID AHAA MAHAD AADAN XASAN

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    Subhanallah

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 Жыл бұрын

    Assalamualaikum Halke la idinkalasoo xiriraa walal, program kan Ayan rabay in an aragti ka dhibto Mahadsanid

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 Жыл бұрын

    Guuleyso Ilkacase

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 Жыл бұрын

    Ninkaan iyo kuwa ku fikir ah waa next chapter after this war

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Waxa is weydiin mudan after the war markaa leedahay halkuu dagaalka marayaa inshllh waa la laynaa in allaala inta shareeca diidka ah

  • @cawilmacaalincaabdi9651
    @cawilmacaalincaabdi9651 Жыл бұрын

    Asc waan idin salaamey tan kale ilka casoow nin aad shirka looga yeerin ku suntan al shabaab talo kunool shaar al shabaab isku qarya talo kunool soomaalia banaanka kajooga ruuxan soomaali diinteeda inuu kahadlo oo aad xataa wareysato xaq uma laha waxan ookalena mar dambe dadka hahor keenin hana harda asc

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Waa runta wax hadalkiisa lameel keeno maaha waana moriyaan maxkamad u baahan lasaaro

  • @abdibarre7808

    @abdibarre7808

    Жыл бұрын

    Kkkkkk sxb diinta baroo hdii aad diinta taqaanoo siddaan maad u hadasheen

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 Жыл бұрын

    "hadaadan fariinta dili karin, dil fariin sidaha,, waxba ha ceytaminee 1 qodob oo been ah ee uu sheegay Prof Sufyaan ma jiree Xaqa Allaha idin tuso.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy11 ай бұрын

    ninkan waalan ayeey somalida xayeesiyan taakeeye waa daalim.

  • @Caqlimedia99
    @Caqlimedia99 Жыл бұрын

    Sufyaaan hore usoco waxbdn ayu fahansyhy lkn weriyuhu dood ayu wadaaa maskx mleh iyo xirfad toona

  • @sheeqmursal8370
    @sheeqmursal8370 Жыл бұрын

    Wallhi waasax prf sufyaaan jazaaakalaahu kheyran intuu fahansantahy hadeey fahmi lahaayin kuwa culima iskusheega ah weybadbaadi lahaYen ummada

  • @huseenmuhudiin1432
    @huseenmuhudiin1432 Жыл бұрын

    Kani diin wax kama yaqaan lkn waxow cadeystay inow khawarijta kamid yahay waan in sharciga LA hor keenaa subxaanallah

  • @abubakar2388

    @abubakar2388

    Жыл бұрын

    Waad waalan tahy laxyeeye

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Maxkamada waa gaalo sharcinmaahn inshllh ma talin doonto

  • @halwamohammed8700
    @halwamohammed8700 Жыл бұрын

    Waa sax in la laayo khawaarijta

  • @wadani2704
    @wadani2704 Жыл бұрын

    Safarada Somalia ee Kenya waxaa si toos ah loogu amrayaa inay ninkaan soo qabato sida ugu dhakhsaha badana dalka loo soo geliyo si loo maxkamadeeyo waajibkiisana la mariyo maadaama uu cadaystay inuu khaawaarij yahay.

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Waa runta beenaalehaan hala qabto mafio umada laaynaayso uu lee yahay kitaabkeey rabaan ku xukumaad waa qawaariij

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Жыл бұрын

    Taakeeye maanta waa gees marsanyahay waxaa haboonayd inuu yiraahdo waa lagu awrkacsan ayaguna ma fahansana .

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Жыл бұрын

    🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Жыл бұрын

    ILKA CASE KAN IN AAD WAX WAYDIISO MA AHA WAAYO .

  • @mustafegadhka2720

    @mustafegadhka2720

    Жыл бұрын

    Kkk dimuquraadiyiinta iyo amisom in lawaraysto maad jecleyd

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Жыл бұрын

    @@mustafegadhka2720 caloo shaadaad hadashay ee intaadan na soo laacin su aashaan waydiiyey ilka case ogow dabaal adoon aqoon haysku deyin in aad tog ka talowdo

  • @mustafegadhka2720

    @mustafegadhka2720

    Жыл бұрын

    @@nasrarabi7643 فَلَا وَرَبِّكَ لَا يُؤْمِنُونَ حَتَّىٰ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لَا يَجِدُوا فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُوا تَسْلِيمًا

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Жыл бұрын

    @@mustafegadhka2720 afrtii eray ee magafe kugu haystay iyo carabkii ku haystay hayla soo doonan ee afkaaga hooyo la soo fadhiiso

  • @mustafegadhka2720

    @mustafegadhka2720

    Жыл бұрын

    @@nasrarabi7643 hadana quraankii iyo carabigii maad kalagaran laadahay. Mise waad u badheedhaysaa. Inaad quraanka meel uga dhacdid. Jahliga ku haya aad buu ubadan yahay ee intaad ragan is waraysanaya ka dhex baxdo oradoo wax baro

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 Жыл бұрын

    Taakeeye gacan ku dhiigle ku gambanaayo diinta walee mar un waa lagu maxkamadeen

  • @nagskwwy1qeuwacqg38
    @nagskwwy1qeuwacqg38 Жыл бұрын

    Culumda wa indhaha umada wa sax lkn wa bani adan qaldama wa la dhalecen karaaa

  • @dahiribrahim8067
    @dahiribrahim8067 Жыл бұрын

    Kan Alshababb weyi shekh

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Жыл бұрын

    Aabaha somaliyeed xaaskiisa iyo caruurtiisa isaga laftiisa iyo xeerka alle raali kama aha in cidkale masuul uga noqdaan xitaa haddii ay magac dowladnimo wadato, aabuhu waa madaxweynaha qoyskiisa.

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442910 ай бұрын

    Ninkaan waa khatar cad oon layska indha tirikarin

  • @muumin8608
    @muumin860811 ай бұрын

    Ninkaan waxaa wato gaalada wadankeena dhulkageliyay waanacadahay markaadfiirisid meeshuu joogo iyo wax uusheegaayo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Waa Alshabaab cad ninkan

  • @maxamedxasanfaarax7020
    @maxamedxasanfaarax7020 Жыл бұрын

    Wllhi waa geesi garab ubaahan

  • @Ahmed-xf9gm
    @Ahmed-xf9gm Жыл бұрын

    Sufyaan wuu isoo jiitay. Wuxuu ka hadlayaa waaqica rasmiga ah. Midka wariye ku sheega ah waa Dabadhilif

  • @hassanjamale7839
    @hassanjamale7839 Жыл бұрын

    35sano ayaan aqaanaa Faahfaahin ilasooxariir Aan kuusheego arimihiisa Waydii xagee cilmiga kusoobarty Taakeeye

  • @rakbah.c

    @rakbah.c

    Жыл бұрын

    Maxaa kataqaana se imisa qof ayuu gacantiisa kudilay?

  • @maxamuudcabdulaahi3630
    @maxamuudcabdulaahi3630 Жыл бұрын

    Ninka 1qodob oobeen ah kamahalin qof kasta sidan ookale in run looshego in ulagu taagero xaqiiqada ayu shegay sas ruunta ushega wcs

  • @khalidicompany
    @khalidicompany Жыл бұрын

    Sidee Ugu Sharaxeysa Shacabka Soomaaliyeed Anigu Nin Muslimaan Ahay Gaal Baan SooWatay Nin Muslim Ah Oo Soomaliyeed Baan Ladagaalamaya Waana Ok Hadal Nuxurkiisa Leh Waxan Aaminsanahay Somaali Iswada Leysay Diintey Rabaan Ha Haystaan Iyagu Ha Heshiiyaan Shisheeye Ha Iska Dhexsaraan Hadey Rabaan Ha Is Baabiyaan

  • @maxamedmaxamed6807
    @maxamedmaxamed6807 Жыл бұрын

    Rutu.wa.shegis.sufyan.wa.cadeyay..waxi.cumadu.wey.daboshay.eysan..dha.in.dasturku.wa.yurs.kitaabu.wa.qadasho

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 Жыл бұрын

    Warninkaan waa nin fahasan xaalada meesha kajirta.

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 Жыл бұрын

    They are call box

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe9 ай бұрын

    Ninkan wariyaha ah miyuu la doodayaa mise sida wariyaha lagu yaqaan ayuu suu aalo waydiinayaa. Ala maxaa dad aan shaqadooda aqoon xataa dib inoo dhigeen.

  • @LJama6119
    @LJama6119 Жыл бұрын

    next time waxaad noo keentaan nin waalan oo maryaha dhigtay kadibna wareysta. ninkaa waalan wax run ah iyo wax khiyaali ahba wuu ku hadli.

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442910 ай бұрын

    Waa khaa in marin habaabin wada hada waa laydin ogyahay hada

  • @libankhalif5610
    @libankhalif56109 ай бұрын

    Shabaab xataa bal fiiriya waa kuwa kuleh diinta baan isku xukumeyna balse nidaam aan xadiith iyo ayaad Quran toona looheynin bey dajisteen oo leeyihiin Imisa maktab, wilaayad iyo amiiro ayey leeyihiin

  • @padriugaas3313
    @padriugaas3313 Жыл бұрын

    Prof sufyaan

  • @sahraolad6700
    @sahraolad6700 Жыл бұрын

    xisbiga talo kunool kuye ninkan waa alshabaab waliba xagjir ah

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Жыл бұрын

    Shirkii culumada soomaaliyeed waxaa lagu caddaynayey kaliaya dhiigga shabab muxuu noqonayaa waxaana lagu dhigay in uu yahay hadyi oo ah qiimo ma lahan,

  • @cabdikarimck1421
    @cabdikarimck1421 Жыл бұрын

    Suufi waaye kan maxaad kawaraysani kama duwano khawaarijta

  • @samowade1300

    @samowade1300

    Жыл бұрын

    Kaliya wax dhagahaaga ku dhici jirin oo inta badan la sheegi jirin ayuu sheegayaa marka la qabsi ay kaaga baahantahay , isdaji . Beenti warbaahinta nagu habi jirtay ma ahan , waxaan umaleynayaa in mar aan dheereyn la aamusi doono ileen gaaladu xaqiiqda waa dhibee . Ogow midna in cidda ku dareensiisa gaal in uu cadowga yahy Muslim na walaalkaa uu yahy waxba kuma dheelin ee wax muhim ah ayuu sheegay , ee wax xun ma sheegin ee adigaa doqon noqday oo Muslim ka walaalkaa ahna cadow u aqoonsaday gaalka Allah cadow kuugu sheegay oo marna qeyr kula Rabin u aqoonsaday saaxiib , sida aan maqalno maalin kasta ( saaxiibada caalamiga)

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere9 ай бұрын

    Wa caruur aan reporter nima aan wax kagaraneein markas lacag lasosiin sithey dowladda udifican once wariye jamal said that mostly the reporters are killed due to favourism in one side # wariye hadaa tahay inaa madax furantahay .these are reporters are childrens

  • @isseamin9623
    @isseamin9623 Жыл бұрын

    Dadkaan waxay wareestaan miyeey waayeen

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 Жыл бұрын

    ASC,ninkaan diin waxba Kama oga. Wuxuu a u Hadley’s sida Alshabaab u hadasho. Maybe waa la shaqeeyaa.

  • @user-xh1vs7op4l
    @user-xh1vs7op4l Жыл бұрын

    Wariyaasha runta way dhibee hadaa islaam nahay waxaan wadanka ku dhaqeynaa kitaabka alle

  • @mustafegadhka2720
    @mustafegadhka2720 Жыл бұрын

    Kan wariyaha ah qalbi adagaa. Inaa lilaah. Xaqii oo cad ayuu iska dhigatirayaa. Waar hadaad muslim tahay maxaa dastuur kudaba dhigay kitaabka illaahay maad isku xukuntay

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын

    Since when somali conscripts had drones and aeroplanes

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Exactly this was planned by us government and it’s goin as it’s.

  • @user-wm5kn5zb3g
    @user-wm5kn5zb3g Жыл бұрын

    Ani horta kuma aqaano lkn hadakaagu runbuu uregyahy

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Жыл бұрын

    Asc. Ilkacase. Gaalka. Aad. Wareesaneeso. Oo. U. Gafaayo. Sheeq. Yaash. Ninkaan. Gaalka. Ah. Wax. Dilo. Malawaayay

  • @muktarafarah9067
    @muktarafarah9067 Жыл бұрын

    Chanelkani wa nacay runti wa balaalo an xishoneynin wacal waashay iyo maxishoote ayay wareystaan, uf

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Жыл бұрын

    Waa leydinka Adkaaday sheydaanyohow maxaa leydinnkala hadlayaa

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Жыл бұрын

    Ninkaan isagu halkuu ku noolyahay waaba yaabe,

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Жыл бұрын

    Taakeye Dilkiisa waa xalaal, meshi lagu arko halagu baxo. Insha aallah illahay haloogu dhowaado

  • @socdaal
    @socdaal Жыл бұрын

    Ninkaan Taarikhda xusi doonto runti si sax ah Ayuu arintaan u sharaxay waane ku taageray.

  • @XiddiggaXiddigga
    @XiddiggaXiddigga Жыл бұрын

    war ninkii Ilkacase ahaa waa la gagabiyey . dhegihiina wey dhaadheeraadeen KKKKKKKK

  • @abdulkadirali6699
    @abdulkadirali6699 Жыл бұрын

    Takeye mad weydisid wariyayaashii uu dilay marka hore wuu lasocdaa sufyaan maha ee waa takeye waryahan maxaa kaqaldan ???

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Жыл бұрын

    Ninkan wariye su'aalo buu weydinaya jawaabna ma sugayo ......anshax wareysida waa in uu barto

  • @Shegow1
    @Shegow1 Жыл бұрын

    War allah subxaana caza wajallah ayaan ku dhaaranay ninkan beenta badan maxaas ka wareysaneysaan

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled6800 Жыл бұрын

    War waxan layabaa nimankaan Kanye kunool oo nabadgalyo kuhasta hadan kashekeynayo galo iyo islam hadana kuraxay sanayo dalka Kanye oo ayka jerto wada noolansho diimo kala duwaan Kanye waa iney waxa kaqabata dadka waxan iyo waxa lamiid ah kuhadlaayo

  • @hassanabdulkadir8495
    @hassanabdulkadir8495 Жыл бұрын

    Beenlowgaan inaan waraysato wax fiican mahan

  • @adenmohamed5559
    @adenmohamed5559 Жыл бұрын

    Xagjirkani argagixisa weeyee ha la xidho

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is Жыл бұрын

    Wow, ninkan Mel dheer ayuu wax kaarkay

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Arinkii jinsiga ayaa culumadii loo soo dhiibay taas aniga ma arag 😮😮

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Жыл бұрын

    Taakeeye miyaad wareysaneysaan waa AYAANDARRO WAYN in nin daadiyey dhiiga Muslimiin Soomaaliyeed aad wareysaneysaan Nin dhowr qof dilay. Subxaanallaah.

  • @abdirisakdirie3124

    @abdirisakdirie3124

    Жыл бұрын

    Walaalay isagu wuu diiday inuu dad laayay maxkamadna ma xukumin markaa ma garan karno

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    Жыл бұрын

    @Abdirisak walaalo Nin daalim ah oo dhahaaya dadaan dulmiyeye halayga Qisaasto majiro. Ninkaan dad badan oo ahlu khayr ah ayaa kudhagan oo yaqaana oo dambiga isagoo faraha kula jira arkay oo kucadeeyay. Maxkamad majirto xukuntay waa run isagana waa beeniyey wixii laguso eedeyay waa run. Marka aniga kawariye Muslim soomaali ah waxaa ila gudboon inaan Takooro oo aanan Qiimeynin Warkiisa iyo Taladiisa. Xaqa muslinka Allaha kaso bixiyo.

  • @abdirisakdirie3124

    @abdirisakdirie3124

    Жыл бұрын

    @@hafsaali4297 xafsaay walaal anba waan arkay dad badan oo Ku markhaati furaya in uu dad laayay, hadana waxaa isu Kay qaban weyday nin jariimadaa intaa le'eg galay oo hadana in uu caan noqdo raba waxaynu naqaanay qofka denbiilaha ahi in uu is qariyo oo shaki badnaado

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    Жыл бұрын

    @Abdirisak walaalo malaha Siyaasadda Soomaaliya ayaadba lasoconin. Soomaaliya intee Ragg ah ayaa jira oo Jooga oo Daalimiin ah oo Mujrimiin ah tiro malahan. Kulligoodna Baarlamaankey fadhiyaan. Hebel iyo hebel miyaad ubaahan tahay. Aaway kii afkiisa kalahaa :- "aniga maaba wax badan dilay 14 qof kaliyaan dilaye" Subxaanallaah. Kaasi baarlamaanku Ku fadhiyaa oo waa Xildhibaan, Ilaahayna waa arkaa Umadda Soomaaliyeedna wey aragtaa. Kuwa kaloo badana wey jiraan oo illaa iyo hadda Dhiiga Umadda kuqubeysta. A away ninka hadda Madaxweynaha ah ee 1991gii 800 boqol qiyaasti oo Ragg laayay ee hadana Madaxweynaha ah. Subxaanallaah. Marka Walaalo Sufyaan iyo wixii dhiig galay dhammaantood Umadana wey ogtahay iyana wey is ogyihiin Rabbi Qafuuru Raxiim ah Cadaabu Shadiid Anna waa ogyahay oon waxna hilmaamin laakiin Baari aho Samir badan oo Xaliim ah Alxamdulillaah. Soomaali Allaha Nabadeeyo oo Mideeyo oo Maxkamad Caadil ah Allaha keeno Car hala arko dhiigyacab hadlaaya in ladilo ama aycararaan oo kabaxsadaan Soomaaliya ayey Noqon...Subxaanallaah

  • @abdirisakdirie3124

    @abdirisakdirie3124

    Жыл бұрын

    @@hafsaali4297 xafsa qaaliyeey waad mahad San tahay waa sidaad u sheegtay qurbaha ayaan Ku raagay adaana soomali iiga war roon anigu waxaan arki jiray qofka layiraado dhiig buu galay wuxuu ahaan jiray qof Bulashafa Ka takooran oo keligii socda oo meel uu fadhiyo hadaad la fadhiisato wuu kaaga kici jiray laakiin Ku hada jooga waaba sheeko kale Waan Ku salaamayaa walaal

  • @hassanjamale7839
    @hassanjamale7839 Жыл бұрын

    Acww Sxbkey salaan kabacdi Ninkaan waxaan aqaanaa 35sano Waa gacan kudhiigle Waxaan kawada shaqeyn jirnay Suuqii xamar weyne Dhar ayaan wadagadijirnay Markow dadka leynaayey waanjoogay Anigu muqdisho kamaqixin xilligaas wixii dhacayey goob joog ayaan uhaa Ninkaan cilmi diineed malahan Wareyso dadka culumada diinta Waxkayaqaan Waa cilmigaab

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    Жыл бұрын

    Huno may dowlada xidho hadi lagu hayo cadeyn dambile hadu yahy

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 Жыл бұрын

    Khawaarijta waa gaalo.Adoo muslim ah, USA oo gaalo ah, sideey kuugu caawin karaan ineey kula dilaan khawaarij oo gaalo, oo eey gaalnimada walaalo ku yihiin? Taas waxeey kuu cadeeneesaa, Alshabab ineesan khawaarij aheen

  • @hasanyousuf7751
    @hasanyousuf7751 Жыл бұрын

    Ninkaan iyo dadka la mid ah waxay ku ciyaarayaan diinteena iyo caqliga umada soomaaliyeed waayo wuxuu ku leeyahay caruurta iyo dumarka xuquuqdooda hadii laga hadlo waxay ka soo horjeedaa kitaabka subxaanalaah.

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын

    Sufyaan maantoo kale waxba laga dhagaysan maayo

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 Жыл бұрын

    Markuu canug yar Ee Waliba miyi ka yimid uu dilo kun qof dad ku dhaw laayay Waliba Magaciisa qorin yaa u aneyay in uu difaaco

  • @khayrdoonnj2013
    @khayrdoonnj2013 Жыл бұрын

    Tala ku nool malaha waaba magaca labaad ee alshabaab

Келесі