Sufyaan 4 Xaasle Fanaaniinta Muslim Miyaa Mise Vs Shiikh Shantaay & Jawaabta Sh. Xasan Dahir Aweys

Ойын-сауық

Пікірлер: 238

  • @hasssangaaciye5489
    @hasssangaaciye54892 жыл бұрын

    Asc Dr sufyaan salaan kadib horta wax badan waan kugu tageera lkn waxaa ila quman inaad ka fiirsatan gaaleysiinta umada somalied wax karaho ah ama uun la isku raac saneyn inaad dadka ku gaaleysisan waa wax aan fududeyn

  • @muhudiinmaygag2345

    @muhudiinmaygag2345

    2 жыл бұрын

    malin walba waxmallagaleyhaa

  • @arimahaislaamka7995

    @arimahaislaamka7995

    2 жыл бұрын

    Qofkii gaalooba ee diinta iskaga baxay ama ficil galaysiina sameeyan alaah swt ayaa galaysiiyey adu ma gaalada ayad waa islaam dhahaysaa

  • @salah-dd5tw

    @salah-dd5tw

    2 жыл бұрын

    Asc walalkii sxb sufyan daliil cad ayuu u heystaa ciddi salaadda ka tagto waa gaal sida ku cad kutubta islaamka

  • @k.j214
    @k.j2142 жыл бұрын

    Ninkaan waa benale hadii oow diin rabo somalia ha tago kenya muxuu u joogaa Asiga iyo xisbigiisa waa guruub cusub Alaha naga qabto Aamiin yaa Rabbi

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    Waa Diin Cusub waxa uu wado lol 😂

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98132 жыл бұрын

    Waa Alshabaab hadaad aragto qof gaal ku sheegaya qof islaama waa khawaariij soomaali way hoogtay Shaydaan sune walaalkii u tag isaga

  • @marwodumar
    @marwodumar2 жыл бұрын

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    Hayeh walal adna Allah ku barakeeyo KZread kada cusub

  • @truthfully2277
    @truthfully22772 жыл бұрын

    29:40 maxaa baray fanaaninta uu magacyadooda tirinayo? Beyoncé is very specific - she’s seen as extremely curvy woman.

  • @hindajimale7918
    @hindajimale79182 жыл бұрын

    SUBXAANALAAHI SUBXAANALAAHI

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj2 жыл бұрын

    Hamiga iyo Hiigsiga aad leedahay Allah kuu sahlo wll Hadii aad subscribe ii saarto wll qaali . Please pin wallkey qaaliga ah ..

  • @yusufkahie8886

    @yusufkahie8886

    2 жыл бұрын

    Masha allah

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed30432 жыл бұрын

    Hore u soco sufyan

  • @dhaantoland
    @dhaantoland2 жыл бұрын

    Qof dhahay ashahadu alla ilaha illallah wa ashhadu Anna mohammadu rasuulilaah “I bear witness that there is no deity (none truly to be worshipped) but, Allah ...buu wuxu dhahaya waa gaal subhaan Allah waxa danbiga iyo shirkiga ma kala yaqaanan dad sida Al shaydan ama Khawaarij oo kale buuxa oo diinta Allah si kale u badalaya laaakin qaar buu kan iyo kuwa la mida ay ka dhaadhicinayaan quraafaad ay maskaxdooda ka Keenen yaab

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Gaalada Somalia Xukunto WAA Cadowga Islamka WAana GAalo Xarbi Ah Haday Muslim yihiin Shareecada Islamka Qaata KU Dheh Dadka Laguma Qaldi Karo Wuu Ashahaaaatay Haday Ashahateen EEE Run Ka Tahay Shareecada Islamka Ha Qaaatan Gaaalada Somalia Xukunto WAA Cadowga Islamka Hala Laaaayo Ayagaa Iyo Inta Rabto aan la Qasbin Baan Leeyahay

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Ka warran hadduu qofku shahaada dhaho haddana uu suubinayo shirkiyaad burinaya shahaada?

  • @dhaantoland

    @dhaantoland

    2 жыл бұрын

    @@Gob_gobonimo taas Allah iyo qofkaas ka dhaxaysa quluubtiisa Allah kaliya Og Adiga waxa lagu raaciyay naftaada only Allah can judge Adiga si wanaaga wax ugu sheeg hadi uu ka diidana adi shaqo ku taala maha allah abuuray la xisabtamaya

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    @@dhaantoland Murtadiin ta Xarbiga ah Xukunkoooda WAA Dil Haday Gacanta So Galaan Hana Ogadaan Galada Somaliia Xukunto Dil Ayeeee KU Xukumaan Yihiin Hadiii LA Qabto Ayagaa Iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Ilmo Yahuudeed Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Hala Laaaayo Gaalada Somalia Xukunto Baan Leeyahay Iyo Intaa Rabto Aan La Qasbin WAA Mushrikiin War Aqli Bartiiisa Idinkuma Jiro Rag Rabo Shareecada Islamka Iyo Rag Diiiday Ayaad Rabtaan Inaad Isku Wadaaan Marka Gaaalada Somalia Xukunto WAA Gaalo Xarbi Ah Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Baan Leeeeyahay

  • @dhaantoland

    @dhaantoland

    2 жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 Adiga Al shaydan Shabab evil 👿 ka tirsan tahay 😂

  • @TheWacan
    @TheWacan2 жыл бұрын

    Isma dhaanto iyo dhasheed....waalhi kaas oo midhan ayaa diinta iyo dhaqankaba meel kaga dhacaya... subxanallah wuxuu ku leeyahay dadku waa gaalo.

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    Lol 😂 isma arko, isaguba wuxu qabaa Suudh, diintana waxay tiri Qofka qoladu isku ekeysiyay ayuu yahay

  • @yahyaahmed4797
    @yahyaahmed47972 жыл бұрын

    This guy has a point☝️💯

  • @farhanyare8179
    @farhanyare81792 жыл бұрын

    M.a

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi14082 жыл бұрын

    من ترك الصلاة فقد كفر xaqiiq waye🇸🇴🙋‍♂️

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    Sidee ku cadeyn kartaa inu Gaal yahay? Xadiis ka badan ma heysaa akhi

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    @@American_patriot110 Qofkaan Tukan WAA Gaal Somaliia Waxa Qabsaday Gaalo Xarbi Ah Waxana Lagu Xukuma Diiinta Christian Ka ama Demuqradiyada Qofka Raacaaayo Asagow og Ha raaaco Hana Galooowo Marka Gaaalada Somalia Qabsatay Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Meel Walboo WAA Lagu Qarajin Karaa

  • @daadir3042

    @daadir3042

    2 жыл бұрын

    ترك بمعنى جحد (Dadow galeysiinta waxay u baahantay fatwa culimo dhameystiran in ay soo saaraan)

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi2 жыл бұрын

    لاحول ولا قوة الا بالله

  • @rihaamsalah4301
    @rihaamsalah43012 жыл бұрын

    Xitaa dhagaar qabihii baa dadkaa galeysiinaa Subxaan Allah

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan992 жыл бұрын

    KAN DAD BUU SOO DILAY, HADDANA INUU DADKA GAALAYSIIYO OO UU DILUU RABAA. SHABAAB WEYN.

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim38522 жыл бұрын

    Kan maxaa baray qamriga magacyadooda subxanallah

  • @jaamacmaxamed9345
    @jaamacmaxamed93452 жыл бұрын

    أنا طالب الصومالي في مدينة مقدشوا أفكار صفيان جيدة ما شاء الله تقول العرب لا يستقيم الظل والعود أعوج ليتني كنت معك يا أستاذي الدولة الصومال تتحكم فى الديمقراطية والحكم بالديمغراطية كفر والشعب الصومال شعب مسلم والأمراء أعتذرهم بالجهل بأمور الدين لأن الله لم يحكم بكفر قوم إلا بإزالة الشبهة وإقامة الحجة قال الله تعالى وما كان الله ليضل قوم حتى يبين لهم ما يتقون إلخ

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Somaliia Gaalo Ayaa Xukunto WAxana Lagu Xukuma Diiinta Christian ama Demuqradiyada Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Gaalada Somalia Xukunto WAA Cadowga Islamka Dhiigoooda Dhacoowda Malkooda WAA Qaniiiimo Lil Muslimiin

  • @jaamacmaxamed9345

    @jaamacmaxamed9345

    2 жыл бұрын

    اسماعيل هل أقمت عليهم الحجة؟؟ هل جلست معهم؟

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55022 жыл бұрын

    Asc, Ninkaan waa kii lagu soo eedeeyey dilalkii wariyayaasha, walina maxkamad laguma geyn, isaga ayaaba fartu ku godan tahay waana In la baaro kuwa diinta ku qaraabta.wbt

  • @maareeye1344

    @maareeye1344

    2 жыл бұрын

    Dadkana wanaag buu u sheegayaa naftisiina waa ilaawey ma u beenin eedihii lagu haystey,somaliduna waa is qabiil taqaan,

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel38132 жыл бұрын

    wariyaha waraysanaya afar xaasle hal ayaad iyo daliil waydii diintu ma aha in dadka la galaysiiyo imisa fanaan ayaa heesihii iyo mustikadii ka soo noqday inshaalah inta dhiman way ka soo bixin kuwa badan ba salaad iyo soon ka tagin sufyaan cilmi ga diinta ha barto

  • @Ahmed-hp8ov
    @Ahmed-hp8ov2 жыл бұрын

    Calamada UU ka Sheekeynayo 4'XAASLEH, IYO CALAMADA Calanka Somliyeed Isku Mid Ma aha. Xisbiga 4'Xaasleh, Calamadoodu Waa Xidig 10'Gees Leh. Wuxu diidan yahay, Calanka Somliyeed oo Leh Xidig "5"Gees Leh. Doodiisu Waxba ka Qaldan.

  • @1shaafka703
    @1shaafka7032 жыл бұрын

    Waa gacan ku dhiigle 4 raga oo suxufiyiina dilay sida mahad cade, abdulqadir Ali iidle iyo 2 kale, hawaska ayuu isku qarinayaa!

  • @hassnyousef5737
    @hassnyousef57372 жыл бұрын

    Sufyaanow fikradaa igusoo dhacdoo sidee u aragtaa inaad booqato Dr Xabeeb. Xoogaadoo checking ahaan xaga madaxa.

  • @cadar1499

    @cadar1499

    2 жыл бұрын

    Hhhh wlahi somali dad badan baa u baahan dr xabeeb qeeyr allaha siiyo

  • @hassnyousef5737
    @hassnyousef57372 жыл бұрын

    Widaayoow mala adeeci karaa xaakim gaal ah waa sida adiga aad erayga udhigtaye. Subxaana Allah 🇸🇴

  • @fartuunmali761
    @fartuunmali7612 жыл бұрын

    Gaalnimada la fududaa subxan allah

  • @haalaabdihalim3852

    @haalaabdihalim3852

    2 жыл бұрын

    Culumo cusub ayaa timid o leh qofkii hesa wa gaal qofki qof dhaca/xooga waa gaal gaalnimadu fududaa subxanallah kan&wixii ku ra,yi ah allaha naga qabto

  • @muxamadalfaatix6758

    @muxamadalfaatix6758

    Жыл бұрын

    @@haalaabdihalim3852 qofki sharci dintisa ka hor imanaya u dirira gaal inu yahay ilahay aya no shegay gaalnimada waa fududahay meelo yaryar aya dinta loga baxa

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey2 жыл бұрын

    4 xaasle welcome back

  • @abdallashow850
    @abdallashow8502 жыл бұрын

    Culumada xaqa ah warayso qof jaahil ah su’aalo xassaasi ah hawaydiinee

  • @nuurabdi5823
    @nuurabdi58232 жыл бұрын

    Manhajka in maacsida wax lagu galaysiiyo waa madhabka khaawrijta fadlan hadii aad diin rabtaan umal iyo shibile ayaa idinla jooga ee waraysta

  • @Dacwahmedia

    @Dacwahmedia

    2 жыл бұрын

    Waa ila fahantay in qof lugu Gaaleysiiyo macaasi waa fikirka qawaarijta inta wax baratay way fahmayaan

  • @cabdiwali4

    @cabdiwali4

    2 жыл бұрын

    Waa sidaas.

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Salaada Laga Tako WAA Gaalnimo Cad ah Buu Dhahay

  • @cabdiwali4

    @cabdiwali4

    2 жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 Waraa inaan dhagaha la'nahay miyaad noo malaysay , fanaaniinta ninkaanu macsi ayuu ku gaalaysiinayaa waana maqlaynaa ee beenta nagala tag.

  • @cabdiwali4

    @cabdiwali4

    2 жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 Ismaaciil Gaalo ayaa xukunta waxyna ku xukumaan diinta canjeelada , qofkii canjeelo raba ha cuno asagoo og oo canjeelada ismaaciil ha cuno. hhh

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26302 жыл бұрын

    Waa cajiib

  • @djdarbeeye
    @djdarbeeye2 жыл бұрын

    Sufyaan waa nin go'aan leh

  • @cwaasacjamac9354
    @cwaasacjamac93542 жыл бұрын

    wr afar xaasle mantuu ugu roon yhy blse wariyahani waxba kma dhaadhacayaan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98132 жыл бұрын

    Waa dambiile maaha gaal Ilaahay wuxuu ugu jecelyahay Qofka dambaaba ee toobad keena

  • @sadiamohamud5860

    @sadiamohamud5860

    2 жыл бұрын

    Inta ow shegay qofka sameya o illah wax ow naga digay sameyay maxu gal dhamaa galkaba wa inta wax ow sameye

  • @farxiyafarah6851
    @farxiyafarah68512 жыл бұрын

    Shiikh Sufyaan taakeeye waan ku duceeyaa mar kasta

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b2 жыл бұрын

    Subxaana alaah ilaahoow umadaan kaqabo dadkaan culimo iskusheegaa ee umadaan lagu waalayo war anagaa yaab aragnay culimada soomaalida ee waawaynaa oo joogo maanta maxaa afka in qabtay culimadaay war umadaan usoobaxa oo wax usheega

  • @sahramohammed6234
    @sahramohammed62342 жыл бұрын

    Sufyaan sh Axmed waaku wataa abti qurux aa soo noqotay lkn gaaliinsiinta haku dagdagin

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac70942 жыл бұрын

    Xisbiga uu sheegaayo waa mid ummadda Soomaaliyeed tafaraaruq iyo shaki ku abuura diinta Islaamka subxaanallah

  • @khadijac9841

    @khadijac9841

    2 жыл бұрын

    Wllo umamalaynayo inuu xisbi jiro waayo xisbiyada waala arkaa ninkan waa kaligii just waa caandoon wuxuna kusoo caaanbaxay 4 xaas mana aha 4 xaas wax cusub laakiin asagu banaanka ayuu keenay hadayba jiraan

  • @cadar1499
    @cadar14992 жыл бұрын

    Xisbi kulahaa war waa kalikiis midkaan diintana waxaad moodaa in uu isaga dadka ka xigo jaahil

  • @abadirofle3860
    @abadirofle38602 жыл бұрын

    Ninke hadlaba ha iska hadle Dambi waxaa ugu wayin dil ninkaan afarta qof dilaay ee wali hadlaya kaa warisanaya ayaa ka walaan

  • @farhanyare8179
    @farhanyare81792 жыл бұрын

    الله اكبر هذا هوالرجل

  • @suleymaanmacalincismaan4505
    @suleymaanmacalincismaan45052 жыл бұрын

    horow usoco

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28942 жыл бұрын

    Wariyuhu wuxu yidhi marar waxa jirtay lagu eedeeyay waxyaabo an surtagal ahayn sida inaad dad dishay.wariyuhu wu khaldanyahay sabab ninkan sufyan ah waxa lagu eedeeyay inay surtagaltahay iyo inay surtagalahayn ama inay run ahayd iyo inay been ahayd ilahayba oog.lomabaahna wariyuhu inu wax usan ogayn xukumo sabab allah swt ookale aya oog waxa lagu eedayeey inay runtahay iyo inkale

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Жыл бұрын

    Distur kaa islamka waa the best xadii sii illahay yaari luguu dagmo

  • @shiiddo
    @shiiddo2 жыл бұрын

    Sheekada ma waxay tahay nin walbow alsabtado lulanayso iska soco

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka61712 жыл бұрын

    Qofka haduusan shirki samayn waa muslim. Waa seaddex geeska waa shayaadintu cabudaan.

  • @yusufmuse5795
    @yusufmuse57952 жыл бұрын

    When you know more people think you're crazy

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed74892 жыл бұрын

    War islaam baan nahay ilaahay kitaab munazal ah ayuu nasiiyey, maxaa looga baahanyahay dastuur oo banii aadam ah qoray, gaalnimo kaweyn majirto inaad kitaabka Alle dhahdo kudhaqmi maayee, dastuur ayaan rabaa..

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac70942 жыл бұрын

    Diinta waa nasteexo laakiin dadka in la yiraahdo waa gaal meel ay quraanka ugu qoran tahay ma jirto ee xisbiga waalan oo dirqiska ah oo dadka ku xukumaayo waa gaal Alla ku soo hadeeyo Taakeeye

  • @maxamedali1382
    @maxamedali13822 жыл бұрын

    waa sax waxaa wanagsan in shareecada islaamka ayaa wax walba ka fiican ayada ayaa nabadgalya ah qayrka ku jiraa

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel2 жыл бұрын

    Waraya aaduga iyo wixi kula mida illahay ayaan ka makangalney

  • @osmanafiifa6508
    @osmanafiifa65082 жыл бұрын

    😳😳😳

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane76382 жыл бұрын

    Fanaanka in loogu hanjabo dil ama lagaaleeysiiyo xaqmiyaa

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Waxiii Fasahaaaad Wado Hala Laaaayo Baan Leeyahay Gaalada Somaliia Xukunto WAA Gaalo Xarbi Ah Hala Laayo Ayagane Meel Walboo WAA Lagu Qarajin Karaa Dumarkooda Caruuurtooida Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Hala Ogaaado Wllhi Blhii Tlhi Caqiiiiido iyo Diin Ayaan KU Kala Baxaynaa Ogaaada Waxiiii Muslim ah Way Israacayan Shareecada Islamka ayaa Sharci U ah Waxiiii Gaalo Ah Ayagane Demuqradiyad Baa Dastuuur u ah Hala Ogàaado

  • @xisbigaislaamigaaheetaloku1637
    @xisbigaislaamigaaheetaloku16372 жыл бұрын

    Mash Allah prof Sufyaan allh ha inoo Kaa xifdiyo waxaad tahay rajada wadankeen

  • @drakslereditz1211

    @drakslereditz1211

    2 жыл бұрын

    Reer talokunol soo tala marabtan qaata marka hore talada idinsiiyey kadib notaliya wan idin garab istageyna somalina wan wada badaleyna

  • @dudechanal7768
    @dudechanal77682 жыл бұрын

    takfiir baa aad usoo batay

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire59152 жыл бұрын

    Ninkaan dambee hadaad keentiit subscribe ka waan kaala noqon doqon doqon wareysa naa yaad u eg tihiin

  • @marwaduaale2593

    @marwaduaale2593

    2 жыл бұрын

    sharma boy ma keennaa hayee???

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed34872 жыл бұрын

    waxaa aad u fiicnaan leheed inaad weydiso Fikirka AlShabaab waxa u ka aminsanyahay!

  • @muktara.9989
    @muktara.99892 жыл бұрын

    Waa warwarayee waa gacankudhiile laguu eedeeyaye oo dadbadan cunaye

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah10412 жыл бұрын

    Walaal Ninka Dad badan ayaa ku dhagan sida adigaba ogtahay. Dalka dago oo hormar garo unba sugena insha Allah. Marka Dinta Sunada aha ayaa waxe dhahdo la mariin dona.

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo2 жыл бұрын

    Waa fikrad xisbi! Waddanku waa inuu lahaadaa xisbiyo kala fikrad duwan. Hadda kuwa madaxtinimada ku tartama waa isku hal isku fikrad wax kaliya ayay wada aaminsan yihiin waxa lagu kala doortaa kaliya siday u kala qabiil duwan yihiin ama u kala laaluush badan yihiin.

  • @rossiyare4614
    @rossiyare46142 жыл бұрын

    Axsan wariye Run ahantii wariyahan 4.xaasle qaladaad badan ayuu ka celinoyaa Waayo wuuna waresanoyaa runtana wuu u sheygoyaa Aniga wariyahan waan tageyrsanahay Calan yaa caabudo Wlh aniga waan yabay Sanad walbo waxaa nosobaxo Qof si wax ka eh

  • @galewario2536

    @galewario2536

    2 жыл бұрын

    goormaad kala barandoontaa wadaaddow fisqi iyo kufri

  • @imamshawkaani7840
    @imamshawkaani78402 жыл бұрын

    Sh.shibli ama sh.umal marti qaada oo ha ujawaabaan

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi14082 жыл бұрын

    M.a allaha ku xafido fanaaninta dhamaan khamriga ayee caban 😢🇸🇴🙋‍♂️😎salada neh we ay ka dagen wlh runa ka shegtay🇸🇴😢🙋‍♂️

  • @djimos9058

    @djimos9058

    2 жыл бұрын

    Allah kabaq mawada cabaan qasrba tukada salàda qaad an fananiin ahyban tukan dadka inla galeysiyo ma hawyara kafiirso

  • @sh.Nuradin602
    @sh.Nuradin6022 жыл бұрын

    Dalkaan& dadkiisa waxay ubaahan yihiin isku maamulka kitaabka quraanka

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Gaaaalada Somalia Kala Qeeeb Qeeb Saday Laga Taqalusin Xal Majiro Hala Ogaaado Gaaalada Somalia Xukunto Hala Laayo Meel Walboo Halagu Dilo Baan Leeyahay

  • @sh.Nuradin602

    @sh.Nuradin602

    2 жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 ilaahay baan kudhaartee seefteyda dhiig gaal wuu kadi'i insha allah cadaawad saldheer oo gaar ahaaneeyd ayaa igaladhaxeyso soomaaliyana dhiig baan ogu subki eey badan oo joogo , eeyland qurun land , qashin land ma ahee xuduuda wuu cadawga dalkeena dhax dhigay waalaqaadi dijohora xadka eletariya , jigiga ilaa garisa hal calan wuuka istaagi insha allah الحكم لله

  • @JaamacYacko-gv6mt
    @JaamacYacko-gv6mt Жыл бұрын

    Asc shekh takeya alaale haguxafudo

  • @alifreemann5440
    @alifreemann54402 жыл бұрын

    Hayeey shantay hadaba botolamarabii dood diyaar hownoqdo wariye takeye his back 😎

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi2 жыл бұрын

    مل فرق بين التكفير المطلق والتكفير المعين

  • @Noadelmi
    @Noadelmi2 жыл бұрын

    Dr sufyaan diinta sifican usoo baro diinta haku been abuuranine

  • @drakslereditz1211
    @drakslereditz12112 жыл бұрын

    Asc. Walalyal aniga ninkan tala fiican ayan siina hadurabo inu wax tosiyo ama hogan noqabto hal arin hasameyo kiiskii lohestey dilki nimankii 5 aha ha cadesto hana weydiisto cafis dhab ka ah wa hadu rabo inu kahelo alle iyo umadan u leyahay wan hogamina walahi wan huba hadu intu sofadhisto xita 100 qof hadu dilay dadkii ehelkod kadalbado somali o dhan aya garab istageyso ku amineyso kursi wan ku dhibaneyna balse intad hindha cades ku jirto adun iyo aqiro sasad lawarersanane adna ha is dalin wariyashana hadalin

  • @nuurabdi5823
    @nuurabdi58232 жыл бұрын

    Ninkani wuxuu u ee yahay dadkii loo yaqaanay mustashriqqiinta oo ah kax at gaaladu samaysaty waayo ninkani waligii quraan ama xadiis daliishanaaya ma arkaysid wuxuu kaliya hadaa waa hadal waxay u muqataa wax lagu soo shubay

  • @imranhusein9267

    @imranhusein9267

    2 жыл бұрын

    اتق الله

  • @nuurabdi5823

    @nuurabdi5823

    2 жыл бұрын

    @@imranhusein9267 bal itus waligii isagoo quraan ama xadiis daliishanaaya waxaad mooda sid kuwa baybalka fasira ayuu rabaa in quraanka noogu fasiro

  • @marwaduaale2593

    @marwaduaale2593

    2 жыл бұрын

    arin ayaa iskaa dhex qasan ogsionow mustashriqiintu waaa gaallee

  • @suleymaanmacalincismaan4505
    @suleymaanmacalincismaan45052 жыл бұрын

    waa saxantahay

  • @programmingcafe4398
    @programmingcafe43982 жыл бұрын

    Ninkaan wuu ismahdinayaa subxanllah dadka si fudud looma gaaleeyo taas neh wainuu ka waantoomo

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Somaliia Gaalo Ayaa Xukunto WAxana Lagu Xukuma Diiinta Christian Ka ama Demuqradiyada Ragan Calmaaniiyiinta ah Murtadiin ta ah Mushtashraqiiin ta ah Kufaarta Ah Cadowga Islamka ah WAA Dhawaqiiiiid Xarbi Ah Dhiigoooda Dhacoowda Malkooda WAA Xalal Meel Walboo WAA Lagu Qarajin Karaa Nabad WAA Idinka Xaraam Hadad Gaaalada Somalia U Kala Safanaysan Ogaaada

  • @kamaalamarre5519

    @kamaalamarre5519

    2 жыл бұрын

    Ninkaan halnhadal oo khaldan kamamaqalno marka aan runta isusheegno diinta islaamka waxba kumamaamulayo kitaabka marabno ruuxidhaha xaguu kasoogalaya diinta islaamka

  • @amalaralle2407
    @amalaralle24072 жыл бұрын

    Heesuhu waa xaaraan heesaayaashuna waa shayaadiin

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf72162 жыл бұрын

    Mahadsanid walal sufyaan hadal xaq ahaad ku hadashy

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj2 жыл бұрын

    Kan oo kale bsa umad la horkeenaa. Mujrimkaan qaatilka ah.

  • @sacadfaarax5620
    @sacadfaarax56202 жыл бұрын

    Shiikhan afar xaasle waxan waydiinayaa waxan kaa muuqdaana ciro ay tahay waa su'aale ma dhawaan baad diinta soo gashay sidaa darteed ayaad ku aragtay in ay jiraan dhaliilo iyo dheeli xoog badan cimrigaa ayaad islaamnimo ku gaadhay maanta ka horna arinkan kamaad hadal,markaa ma diin cusubaa soo degtay ama aad wadaaba idayn islaam baad ahayde. Eebeha xaq lagu caabudo ayaan ku dhaartee in aydaan hormar ka gaadhayn waxaa aad wadaan ee aad dhiiga umada soomaaliyeed ku banaysanaysaan, waayo xaq kuma socotaan

  • @mohamedabdullahi5303
    @mohamedabdullahi53032 жыл бұрын

    Muuryaan.diinaad.waaya.waxlagu.farxa.maaha.kan.dadka.gaalynaayo.gaalnimado.maal.cad.madhacado.

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26302 жыл бұрын

    Allow ina hanuuni

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka79952 жыл бұрын

    Masha alaah waa xaqiiq

  • @cazzam6193
    @cazzam61932 жыл бұрын

    Sh xasan dahir aweys dadka ugu aqonta yar somalialda ayu ku jiraa , ma sidas ayad uka jedaa?

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83352 жыл бұрын

    Kan iyo shantay halaga qabto umada diinta Islamka waa nasteexo. Kuwaan waa lasoo shaqo galiye. Ee ilaah hinaga qabto insha allaah.

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Gaaaalada Somalia Kala Qeeeb Qeeb Saday Qaatay diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Dhawaqiiiiid Xarbi Ah Dhiiigoooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed74892 жыл бұрын

    Ilaahaybaa qalbigiisa waxa kujira og iyo waxa uu aaminsanyahay, lkn waxuu sheegaayo waa wax saxan, shaydhaan haduu xaq kuusheegoo waa laga qaadan..wabilaahi tawfiiq.

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Somaliia Gaalo Ayaa Xukunto WAxana Lagu Xukuma Diiinta Christian Ka ama Demuqradiyada Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco WAA Lagu Kala Baxay Dalkii Hala Ogaaado Caqiiiiido iyo Diin Ayaa Lagu Kala Baxay

  • @cabdiwali4
    @cabdiwali42 жыл бұрын

    Maxaa ka xun in qofku aqoon la'aan diinta ka hadlo!! Waa mad'habkii khawaariijta in dadka dunuub lagu gaalaysiiyo. Dad muslimiin ah oo macaasi ku jira iyo gaal sidee isku barbardhigayaa?

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87222 жыл бұрын

    Wallaahi waayaab

  • @ismailabdulle8698
    @ismailabdulle86982 жыл бұрын

    Asc dhinaca Jiiniska Waa sax,Waa adiga oo cunaha lagugu dhagay.fasax

  • @user-kd7gd7xj5n
    @user-kd7gd7xj5n2 жыл бұрын

    استغفر الله العظيم Kan sooki lalaha dadbu laayay 😳😲😲

  • @American_patriot110
    @American_patriot1102 жыл бұрын

    Sida quraanka kuso aroortay waa Gaalnimo Cad ado muslim ah inaad xirato Suudh oo aad isu ekeysiso Gaalada. Sida Darteed Sufyaan wuxu ku dhacay Xukun Gaalnimo ah, walal towbad keen baan ku leyahay xaqa Allah na tuso aamin dhaha idinkana si walaalkeen sufyaan illahay u waafajiyo Towbada.

  • @mohamedabdullahinur907

    @mohamedabdullahinur907

    2 жыл бұрын

    Halkeey ka aqrisay in Suud lagu gaaloobo. Bal anagana baranee na tus

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    @@mohamedabdullahinur907 xadiis baa wuxu ahaa qofka qoladu isku ekeysiiyo ayuu yahay. So akhri walal

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    2 жыл бұрын

    @Kaabe Xaaji haa akhi, qofku qowmku shabaho ayu yahay, ninkana sifadaas ayaa ka muuqata waa murtad, Allah ugu dhowow walal

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah2 жыл бұрын

    Sufyaan Waa Taageero Mudan

  • @servicekiny292

    @servicekiny292

    2 жыл бұрын

    He's right. they are not great Muslim those people.

  • @exclipse6877
    @exclipse68772 жыл бұрын

    Fanaaninta kuwa aan balwad laheyn ayaa jiro

  • @ugaasoofficial5365
    @ugaasoofficial53652 жыл бұрын

    Waxaa iga dhaaf dadkii dishy ka waran

  • @ayangurey3732

    @ayangurey3732

    2 жыл бұрын

    I love this well said bro absolutely let’s ask what about people you sent early grave

  • @truthfully2277
    @truthfully22772 жыл бұрын

    Ninkaan soo dil looma haysan?

  • @baambaam6336
    @baambaam63362 жыл бұрын

    Mr Sufyan you have a valid point mashallah.

  • @mahdialihadhadhi9558
    @mahdialihadhadhi95582 жыл бұрын

    niinkaan ilhahaay wxu isugudaraay xigmaad iyo aqoon hadalkasta barteedu dhigayaa

  • @aminaosman2689
    @aminaosman26892 жыл бұрын

    Somalida dadkooda waayeelka ah ayaa u horseeday musiibo qarsoon oo jahli ku dhisan

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia2 жыл бұрын

    Ninkan in dunuubta la isku gaaleysiiyo miyuu aaminsan yahay?

  • @ashahaji7968
    @ashahaji79682 жыл бұрын

    Qof ashahaadanayo gaal lama dhihi kro alle ka baqa war dadkan maxa ka qaldan subxanallah

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux14662 жыл бұрын

    4 haxsala aniga waan ku hestaa ninkaa he looks like very educational i want him to be presidents of somalia this guy he kept saying fanan if you dont pray gaal kaad lasiman tahin waan kuracsanahy shikh qofka tuunkan muslim nimadis maqano aniga mel usa ka mid ah ayan ku arkaay Calan somalia galo wadato hana laga badalo calan kale hanging badalo aniga kuracsan

  • @cazkatan7886
    @cazkatan78862 жыл бұрын

    Alle wayne haynoo suurto geliyo in aan dadka iiyo dalka diinta islaamka ku xukuno ,Guleyso Talo ku nool

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial50322 жыл бұрын

    Ereyga gaal wax sahlan ma aha sxb

  • @zahradayfstyleturkey7715
    @zahradayfstyleturkey77152 жыл бұрын

    Sufyaan waa xiiqsanyahay waa khawaarij ninkaan walal kan intaa waraysanayso shiikh umul iyo shibli waydii su aalaha kan group ban nahay ku haya wuxu ogyahay

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille73292 жыл бұрын

    DADKA FUDUD SIDA SOMALIDA DIINTU WAA UGA DARTA WAAYO MALAHA CAQLI AAY KU XANBAARI KARAAN WAAY KU WAALANAYAAN MARKAAS AYEEY WAX WALBA MAGAC DIINEED KU QARIBAYAAN .

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud58922 жыл бұрын

    Ninkaan sow ma ahan ninkii taakeeye ahaa, lagu eedaynayay in uu laayay dad rayid ah.

Келесі