Waraysigii Ugu Kululaa ee Taakeeye laga qaaday Iyo Calanka AS oo uu u dooday.

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 143

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile Жыл бұрын

    Calankaan maleh Al Shabab iyo daacish, Waa Calankii Nebiga SCW Cidii wax ka sheegta waxa uu si dadban u Duraya Nebiga scw

  • @rooblekaamil5019

    @rooblekaamil5019

    11 ай бұрын

    Waar orad waalida nagala tag nabiga ha caayin e

  • @abdiasisali

    @abdiasisali

    10 ай бұрын

    Asc akhi @Abdullahimahmoudbile: Jazakullahi khayr waa sidaas walaal dadkan dawaqiida daba ordaaya waxa lagu kari laayahay calanka Islamka La ILaha ILalah Muhammadan Rasululah . Calanku qariib maaha waxa ku soo arooray xadiisyo wakhtigii Rasuulka ayaa la isticmaali jiray. Ummadan media maskaxda tirtay bal dadka wax meeshan wax ku soo qoraaya waxaad mooda inay maanka beeleen xataa ma rabaan inay waxa laga hadlaayo misaamaan Subxan Allah. Waxay ugu baxdaa sheekada qabiilka koob shaaha iyo huhaa🤣 Jazakullahi khayr akhi Abdullahi.

  • @abdiasisali

    @abdiasisali

    10 ай бұрын

    ​​​​​​@@rooblekaamil5019 Ma adiga fayow yaab🤔 Maxaad ku falaysa beenta intaas leeg nin weyn ayaa tahee halkeeba lagu caayay Rasuulka scw Subxan Allah misse runtaa ku gubaysa. May ceeba hadii ummada loogu yeedho calanka Islamka raayatu Tawxiidka adaa lagaa doonaya jawaabta. Walaalo Abdullahi waxuu ka hadlay xaqa taaso ah calanka Islamka La ILaha ILalah Muhammadan Rasululah. Waxaa ku gubaaya raayatu Tawxiidka Calanka shuucigana waad jeceshahay. Waad bugtaaye isku noqo. Mise waxay kuugu baxda sheekada huu haada iyo koob shaaha 🤣🤣

  • @waxsan-sheegmaide2981

    @waxsan-sheegmaide2981

    6 ай бұрын

    OK waa calankii rasuulku isticmaali jiray. Waan kugu raacay lakin yaa ku xadgud baya calanka ma ku wa dhiiga dadka ku daayiya mise kan aan qaadan ba labada kala cadee bal

  • @abdullahimahamudbile

    @abdullahimahamudbile

    6 ай бұрын

    @@waxsan-sheegmaide2981 WA run waala suurad xumeeyey oo dad baa u adeegsaday wax xun blse adiga lagaa Rabaa in aad soo celiso wanaagiisi

  • @Imbetterlol
    @Imbetterlol9 ай бұрын

    Subhanallah

  • @MohamedShabaan-fn3hs
    @MohamedShabaan-fn3hsАй бұрын

    Manshallah wariyaxan gessi Allah xafidho❤

  • @abdihaashin1350
    @abdihaashin135010 ай бұрын

    Waa nin waalan.naagta uu qabay hooyadeed ayuu lacag ka dhacay. Waxaw yiri waan ku shaqaynaa waana kuu soo celinaa

  • @abdirahmanagane2903

    @abdirahmanagane2903

    7 ай бұрын

    Masheegee marka mesha wa public

  • @mudane143
    @mudane143 Жыл бұрын

    Horta ma la'arkay wariye somali ah oo sidan oo kale ula xisaabtamaya nin gaala oo maraykana ama africana ama somali gaalo ushaqaynaya . Waligaa arkimaysid . Dadka islaamka ah uun sida loola xisaabtamo oo suaalaha loogu gubo uun yaqaanaan

  • @june6206

    @june6206

    Жыл бұрын

    Maray kan Maxa kaga xidhaayey eed si alba ugu kululayn qofka kula dal diina ayad wax ku kululayn karta maraykan ma muslin a aqli xun

  • @mudane143

    @mudane143

    10 ай бұрын

    @@june6206 oo iminka waxaad leedahay ka kula diinta ah ee kula dhiigga ah ku kululee hadalka oo ka gaalka ah ee maraykanka ahna u DABCI?

  • @user-qn7hg5gd4j
    @user-qn7hg5gd4j4 ай бұрын

    Calan ka soomalilaan xidig ta uu sheekoyo Waxay ka tur jumayisa Shan tii soomaliyeed ee aha S.ya S.ln Nfd Dds Dj Hadana xidig tii madaw baa laka Dhigay oo ah in laku guul darayis tay mid nimadii 5.soomaliyeed Shayidaan kaad sheekayiso adaa ah Ugus yahaw khawarij ka

  • @mohamedaden3099
    @mohamedaden30994 ай бұрын

    M.a take guuul

  • @xamdaabdixakiin375
    @xamdaabdixakiin375 Жыл бұрын

    nuuroow ninku wa al shabab iska ilali 😂

  • @abdirizakamir4045
    @abdirizakamir40459 ай бұрын

    Thank you NISA inad so qabateen xag jirkan

  • @user-og3dy8yj6c

    @user-og3dy8yj6c

    9 ай бұрын

    Waku mahasàtahay nisa wadaniyada ay mujiyeen iyo shaqadooda ay guteen

  • @nasiryre144

    @nasiryre144

    2 ай бұрын

    Illaah baa mahadle ka badbaadiye cadawga ka cantiisa nin tawxiidka rabi u diriraaga ma guuldareesto❤️☝🏼

  • @NuurtoaadanMaxamed
    @NuurtoaadanMaxamed2 ай бұрын

    Waa saxan yahay takeye

  • @liishtech5050
    @liishtech505010 ай бұрын

    Wariye aan xirfad lahyd. Oo difaac kujiraa

  • @fariixaahmed5715

    @fariixaahmed5715

    9 ай бұрын

    Maxee thy xirfada sheegeeso

  • @user-fs2ml2wg7z
    @user-fs2ml2wg7z10 ай бұрын

    Wlhi waaa wareeray ani 😢

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman49389 ай бұрын

    Kan waraysanayaa ka liita ruuxan cilaajka ah

  • @azaadshariif8367
    @azaadshariif83679 ай бұрын

    Asiga al shawab ah kan wlhu

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695Ай бұрын

    Ninkan diinta ka halaye ee sodii carabta u soo labistay. Aminsana dharka in shiekh laguh noqdo

  • @abdikeniaden8896
    @abdikeniaden889611 ай бұрын

    Kani diiinta aqooon durugsan uma laha Kanooo kale indr lama waraystoh .............. waraysigiii ugu xumaaa ee aaan dhagaysto weeeyee kani

  • @mohazat5009
    @mohazat500910 ай бұрын

    Xita ayada iskama saxayo ۞ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ Tan kale kani wa khawarijta casrigan ee Halaga digtonaado

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb2 ай бұрын

    Nuur wayar Caran qabkuu ninka Wray sahayo take Yana din tuu difacayaa alaha barakeeye

  • @user-xd4mk4pp7p
    @user-xd4mk4pp7p9 ай бұрын

    😂😂😂 NISA 🇸🇴 💪

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Жыл бұрын

    Takeeye: fadlan ha difaacin qaraxyaada dadka rayidka lagu gumaadayo. Waxaas diinta bay kasoo horjeeda.

  • @mobmotivation6797

    @mobmotivation6797

    3 ай бұрын

    We don't any Idols in Islam and neither will a civilian or a soldier become an idol of worship for us we only worship Allah alone

  • @Imbetterlol
    @Imbetterlol9 ай бұрын

    Nin rag ah Yaaa so wateystay alxm hadii la qabtay kan

  • @FM-bh2bx
    @FM-bh2bx9 ай бұрын

    Well well well well galada wa necbahaay luqadudana wan kuhaadla he is sick and munaaaaafuuuq laba qeesood leh waliba please tirka hala geeyo because qeer ma sowadoo dhadhankan tfoooo caleeeek

  • @yaxyemxamed8202
    @yaxyemxamed82029 ай бұрын

    Hhhhhh viva nissa

  • @nafizayussof
    @nafizayussof11 ай бұрын

    Waa runter sufyan

  • @salma.abdirahman3134
    @salma.abdirahman31349 ай бұрын

    Kani siduu isaaaq u raadinyo caaydod ayu bada galya

  • @abdilahimahamoud8303
    @abdilahimahamoud83039 ай бұрын

    Waa jiranyahay cheik hagudalinay dhibtay somalida ayu kufaraxsayahay

  • @HurbeHurbe
    @HurbeHurbe3 ай бұрын

    Heres my take a way, simple n short. Iskuma qalmaan. Maskaxdooda iyo fikirkooda ayaa kala wayn.

  • @iloveyoumum2922
    @iloveyoumum292211 ай бұрын

    Wariye nuurow wareysi ma taqaanid ninkaan waa kaa hadalbadiyey qaladkiisa si sax ayuu u cadeystay

  • @user-fs2ml2wg7z
    @user-fs2ml2wg7z10 ай бұрын

    Amakaaaag

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1439 ай бұрын

    Wow ninkaan waa shabaab soo daahiray

  • @user-og3dy8yj6c

    @user-og3dy8yj6c

    9 ай бұрын

    Wa qirtayba

  • @Bunyourdesires
    @Bunyourdesires9 ай бұрын

    Someone should’ve gave the drop 💨

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp9 ай бұрын

    😂😂😂😂aloow wariye haiga dhigin kan okale ayaa kuso horfarisanaa xagee loracaa 😂😂😂wariyihi ayaa indhaha taagay

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p9 ай бұрын

    How Nairobi qofkan oo kale ugu noolaa

  • @user-og3dy8yj6c

    @user-og3dy8yj6c

    9 ай бұрын

    Xamar buu ku xidhan yhy hadan

  • @user-jx9lg6wz7p

    @user-jx9lg6wz7p

    9 ай бұрын

    @@user-og3dy8yj6c lakiin why Nairobi loogu xidhi waayay wa 4 bilood ka hor waraysigani

  • @fariixaahmed5715
    @fariixaahmed57159 ай бұрын

    In qof lagoraco sida xolaha madiinbaa subxana allah😢

  • @nervouszaziano69

    @nervouszaziano69

    8 ай бұрын

    Haa haduu gal yahay ma.ahan Islamka

  • @hassanabdihassanabdi393

    @hassanabdihassanabdi393

    2 ай бұрын

    Haa Murtadku wa lagowrici

  • @ismaeilhassan0721
    @ismaeilhassan07219 ай бұрын

    Ali Dheere is watching this video 😂😂😂

  • @sainabahmed9883
    @sainabahmed98839 ай бұрын

    Coldoon inay fari ku godanthy xiliman argny allow sharkiisa Naga qabo

  • @maxamed6337
    @maxamed63372 ай бұрын

    Calanka Somali wuu ogolyahay kan s/land wuu diday sobabta waa bisha kujirta markaa somaliyee kan Somali bishii goormaa lagasaray

  • @sali3492
    @sali34929 ай бұрын

    Hala dilo khaariji waaye

  • @liishtech5050
    @liishtech505010 ай бұрын

    Taakeeye wuu saxanyagy. Tusaale. Calanka Somalia hadii Shabaab ay dhahdo anaa leh. Micnaheedu maahan in ay Shabaab leeyihiin. Ama ay Soomaalidu Shabaab wada yohiin

  • @abdullahihussein7029
    @abdullahihussein70299 ай бұрын

    Kan melaha haduu igahor imadho Nairobi teesta kudhugana anigoo fiirinayo inuu dinta ilabeegsan doono mise police radsan doono

  • @mukzz22

    @mukzz22

    9 ай бұрын

    Filin hindiga nagadaa yarow

  • @abdullahihussein7029

    @abdullahihussein7029

    9 ай бұрын

    @@mukzz22 shabaabka tahay was

  • @hassanhussein7229
    @hassanhussein72299 ай бұрын

    This guy must be crazy 🤣🤣😊

  • @MohamedAhmed-uy9wg
    @MohamedAhmed-uy9wg9 ай бұрын

    Bisinka ninkaan waa cadaystay

  • @roblefarahhassan
    @roblefarahhassan9 ай бұрын

    Kaan cawo hadii likeni laha kaninyo San ugu wado wuu dhusii lahaa wecelka shababka ah

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi83316 ай бұрын

    Horta ninkan muxuu marna Calanka somaliland iskugu qadaya marna shacabka somaliya ee u u dhahaaya waa galo mar kalena waxaan arkayay isago Calanka somaaliya lee wax ayaa ka khaldane ninkan maxaa hayaa wax u ilaahay ogyahay oo anaa ogayna ku ma sheegi karno oo kama sheegi karne

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_9 ай бұрын

    Si Badheedh Ah Buu U Taagerayaa Alshabaab Ninkan Hadii Laso Daayo Somalia Wlhi Inaanay Waligeed Nabad Noqonayn

  • @user-oh1ei2zl9j

    @user-oh1ei2zl9j

    9 ай бұрын

    Shabaab ka kaalay in ay dawladu gaala tahay yaa diidi kara 😅😅

  • @asmahassan6917
    @asmahassan6917 Жыл бұрын

    Kkkkkkk darod walay weri ye iyo warale iidoor caydisa sidaad u daydayayso dad walana ma waraysatay

  • @mariumabdalla476

    @mariumabdalla476

    9 ай бұрын

    Idinka cuqdadAAN tirada badan Maa iska daysaan, hada tusaale ahaan buu usoo qaatay calanka somaliland bcz tawxiidkaa kuyaalo

  • @aarmaxamed234
    @aarmaxamed2349 ай бұрын

    Ninkani ma baadadibaa waar waxan okale lama waraysto

  • @user-fs2ml2wg7z
    @user-fs2ml2wg7z10 ай бұрын

    Nuur inuuu yara cabsaday yaaa ila arkay 😅😅😅😅😅 balo

  • @wlljafit13
    @wlljafit13 Жыл бұрын

    in la dilo qof islam ka so baxay masjid gaal miya taakeye cadeyso ina sha baab thy ama shababa bos xil ka rd sanosa😹

  • @cabdibihi7920
    @cabdibihi79209 ай бұрын

    Dawlad iyo urur midkeebadan waalshabaab

  • @dejiye247
    @dejiye2479 ай бұрын

    😅😂😅😂 Ehelkeyga ku Dhintay Kulahaa Adeer yaalkey Kulahaa isaga baa Garka iyo madaxa Cadaaday Adeer yaashiisa Meeqa Sano Cmle Jiraan

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi21059 ай бұрын

    Ciidama shisheeye hadey baxaan shabaabna kadambey mayaa sababtoo waa 2 cadow oo iskumid oo mushaarkooda halmeel lagawada baxsho sababtoo ciidanka shisheeya kohor sha baab la aqoon. Hadii aysan halcadow aheyn waxaad arkilaheydeen ayagoo dagaal qaraar dhaxmaro halmaalina hanoqotee

  • @user-lf6yg4kf6l
    @user-lf6yg4kf6l4 ай бұрын

    Ninkan wa shabab Hala qabto

  • @roblefarahhassan
    @roblefarahhassan9 ай бұрын

    Dagalbeey kujiran silka hoyada nacalad kuyale war wecelkan naga horlexiiya

  • @housseinalhadadi5470
    @housseinalhadadi54707 ай бұрын

    War niyow ninkaan inaad waraysato waa khalad , waxuu fafinayaa fikrada al shabab , waay cadahay inu shabaab yahay

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad37528 күн бұрын

    Eey biyo galay

  • @Sacdia1976
    @Sacdia19769 ай бұрын

    Somaalida boqol kiiiba boqol mahan muslimiiiin.mareykan gaalo madilo wasax

  • @EllizaIo-pe5fh
    @EllizaIo-pe5fh9 ай бұрын

    Tiktok ka imaaday🏃‍♀️😂

  • @najmaaabshir1991

    @najmaaabshir1991

    9 ай бұрын

    Anba😂😂

  • @legendvictory2872

    @legendvictory2872

    9 ай бұрын

    Ani xitaa 😂

  • @hawaladan4659
    @hawaladan46599 ай бұрын

    Kan waa cadaw

  • @user-og3dy8yj6c
    @user-og3dy8yj6c9 ай бұрын

    Sacuudigu mareykan kay lasocdaan oo xiiriir dhaqaale iyo mid siyaasadeedba ka dhaxeeyaaye ayana ma gaala waa yahee ?? War bal waalidan daya

  • @abdibille8350
    @abdibille83509 ай бұрын

    Sastv

  • @mobmotivation6797
    @mobmotivation67973 ай бұрын

    Libaax We will free you insha'Allah

  • @kaltunmaxamed4597
    @kaltunmaxamed45979 ай бұрын

    Nkano waa wuu cadaystay nuurow waa alshabaabka ugu weyn

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Жыл бұрын

    Kani waa niicle al shabaab ah

  • @rooblekaamil5019
    @rooblekaamil501911 ай бұрын

    Diinta maxaad u tartay Soomaali Ayaad tahay e... WALAAHI bilaahi adaa gaalnimada uga dhaw dawlada

  • @yussufmuseabdi5686
    @yussufmuseabdi56868 ай бұрын

    Nuur ma askari miya mise waa wariye

  • @MukhtarHaroon-yx8qd
    @MukhtarHaroon-yx8qd2 ай бұрын

    Alshabab iyo dawladuba way khaldanyiin

  • @mustafemahamed
    @mustafemahamed8 күн бұрын

    Wariye yaashu diinta ha bartaan

  • @Duqa112
    @Duqa1129 ай бұрын

    Ninkan WA tage hala togto

  • @saalaxjimcaale3844
    @saalaxjimcaale38449 ай бұрын

    Ninkani caqadiduu amonsanyahy wanin banaysanaya dhiga muslinka Wana alshabab

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 Жыл бұрын

    Ninkaan ma geesinimay ka tahay sidaan mise malagiibaa galay, cajiib

  • @metuuboy

    @metuuboy

    10 ай бұрын

    Dowled somalia ma jirto😂

  • @user-og3dy8yj6c

    @user-og3dy8yj6c

    9 ай бұрын

    La hel garaca shaydaan. God buu noogu jira maanta

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Жыл бұрын

    Kani waa xayawaan

  • @nervouszaziano69
    @nervouszaziano698 ай бұрын

    Dadkan soqoraayo waa argagixiso nio ileen dadkan wa juhalo meeshi farta loogu fiiqo run bey modaan

  • @ixtiraam3338
    @ixtiraam33389 ай бұрын

    Xidigtu uun sheegaysa waa lixgees

  • @user-oh1ei2zl9j

    @user-oh1ei2zl9j

    9 ай бұрын

    Eeg ta lixda geestaa waa ta gumaystaha Israel laakiin ta shanta geesa waa mid ka daran calaamadaha maasooniyaddana ka mid ah waxaan kugu la talinayaa inaad baadho

  • @MohamedAhmed-uy9wg
    @MohamedAhmed-uy9wg9 ай бұрын

    Ninkan hadalkisa markan Maqlay majirto cadayn buxda o uu kutageray alshabaab Hadii aan Dabi laysku samaynayn ninkaan waa wadaad xoga yara warersan waxa u ubahanyahay in lagaliyo baritaan dheradah gurigiisa ito contect giusa iyo waliba account tigiisa

  • @najmaaabshir1991

    @najmaaabshir1991

    9 ай бұрын

    Walagusoo diraybaan umalayn😂😂😂sawdiga arkaya inu cadaysanayaba

  • @user-oh1ei2zl9j

    @user-oh1ei2zl9j

    9 ай бұрын

    Dee waa runtiiyoo dawladdu waa gaalo

  • @baxsan698
    @baxsan698 Жыл бұрын

    Ninkan waa ninwalan maxuu umada muslinka u galeynayaa Subxanalaa war soomaalya gaalo Maahan cidkaayeleysana majirto Adiga iyo alshabaab ba hadii mareykanka boxo soomaaliya kama talindoonta ee been haiskusheegin

  • @alibaax5346
    @alibaax53469 ай бұрын

    Gaal ka xun kani

  • @ibrahimmaxamed8430
    @ibrahimmaxamed84304 ай бұрын

    hadda xabsi ayuu ku jiraa hhh

  • @user-le3tx1ls6p
    @user-le3tx1ls6p9 ай бұрын

    Caadabta ala kugu fooge dheh muslim bu iska dhigaya wana gacanku dhiigle

  • @LibaancabduleAbayle-zu4ud
    @LibaancabduleAbayle-zu4ud9 ай бұрын

    Kan rufuyaan dowlada shasheye dabada karixan shababka iyo asiga wa isku mid gal galkisa aya tahay

  • @RuweydaMustaf-qh4hn
    @RuweydaMustaf-qh4hn9 ай бұрын

    Waxna Wa runtiis wxneh Wa beentiis

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad9 ай бұрын

    Ninkan xun waa dil wa argagixiso

  • @user-og3dy8yj6c
    @user-og3dy8yj6c9 ай бұрын

    Doofaar ba thy

  • @ikranmahamed
    @ikranmahamed9 ай бұрын

    😂😂😂Dowlada wa galo kulaha micnaha alshwan aa muslimiin wlhi kan wa shawab

  • @NajmaClaahi

    @NajmaClaahi

    9 ай бұрын

    waaba ashbaab😂

  • @wllarmaa
    @wllarmaa9 ай бұрын

    War waa khawaarij☠️ Makarofan ka Dhufo DULIGA Dil Dhiigisa kuu banaaN

  • @iscariot_

    @iscariot_

    9 ай бұрын

    Calankii muhammad scw watey miyaad diideysa?

  • @wllarmaa

    @wllarmaa

    9 ай бұрын

    Yaa ku yiri hadaa Dhig islam dadiso waa caadi Rasulka scw been Haka Sheegin ...who Are you ? i think you khawarij

  • @wllarmaa
    @wllarmaa9 ай бұрын

    HALA SOO QAPTO WAA KHAWARIJ waye Kan into ku Nool yahay

  • @user-xs1cl9jm3s
    @user-xs1cl9jm3s9 ай бұрын

    Rayatou couqaal goul

  • @Mohalo850
    @Mohalo8503 ай бұрын

    BEENAALE DHIIGQABE TUUG😂😂😂😂

  • @ahmedhassan5093
    @ahmedhassan5093 Жыл бұрын

    Waar nuurow meshadan yar ha iska xidhin ninkan aad waraysanaysa wa khaniis. Adna badaw oaadeena ayaad tahay oo aa xor ahayn calashaan adoon axmaaro leedahay .kuwa futada xorayn doona JSB .😅😅😅

  • @june6206

    @june6206

    Жыл бұрын

    Ma darood ban xor ahayn soomali. Ya xukuma ya se idin gumaysan jirey 21 sano cuqdad dad aydan gadhayn oohinta la daba socda aduu tada xita darood ba soomali ku matalee villa qatso

  • @yahyaabdi2485
    @yahyaabdi24859 ай бұрын

    Sheqani waxan leyahaa go back to class and learn the islamic shareah

  • @housseinalhadadi5470
    @housseinalhadadi54707 ай бұрын

    Jaahil

  • @user-wc7xb6qm9x
    @user-wc7xb6qm9x4 ай бұрын

    Ma maraykan bay gadhayaan. Nacala abahod kuu yaal 😂😂

  • @user-wc7xb6qm9x

    @user-wc7xb6qm9x

    3 ай бұрын

    HHhhh 😂😂😂😂😂😂

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad9 ай бұрын

    He is damm ass. Xoolo.

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed16909 ай бұрын

    Waa calalkii isaaq ialaanimada ayay ku gabadaan ee isaaqu islaam ma aha idoor

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op4 ай бұрын

    Kan in laxiro sax ayee eheed waliba xabsi daa in ah hakagu xukumo

  • @mohamedadem4731
    @mohamedadem47319 ай бұрын

    Kan waa in La divorce, umaqalmo inuu noolaado, waa argagixiso waxuu raaali kayahay in dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed laxasuuqo walaahi Kan gaal inuu yahay baan hubaa

  • @aarcabdi
    @aarcabdi9 ай бұрын

    Kana waa arga gixiso nuurow

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p9 ай бұрын

    How Nairobi qofkan oo kale ugu noolaa

  • @user-oh1ei2zl9j

    @user-oh1ei2zl9j

    9 ай бұрын

    Nairobi ma hooyadaa baa leh cadowga soomaaliyeed iyo islaam baa leh

  • @user-jx9lg6wz7p

    @user-jx9lg6wz7p

    9 ай бұрын

    @@user-oh1ei2zl9j mxd ii cayaysa??

  • @nasiryre144

    @nasiryre144

    2 ай бұрын

    @@user-jx9lg6wz7p adi ma adaa xuriyadiisa ku heesta llaaH baa af siiye waxa uu doono ku difacaa kalimada la ilaha illa’laah nin daafacaayo cid xeri karto maleh ilaah ba ka badbaadiye cadawga 🙌🏾🤲🏽✊🏿🥰❤️

  • @sacdiyomocow9866
    @sacdiyomocow98669 ай бұрын

    Kan wax fiyoow uma eko lagaa coowdi bileyas