SUFYAAN TAAKEEYE l CULUMAA,UDIINKA WAA DIIMUQURAADI & KUWA MAREYKANKA

Ойын-сауық

Пікірлер: 33

  • @alibaax5346
    @alibaax53467 ай бұрын

    Somalidu caqli xumaa, burburka Somaliya Maraykanbaa Ka danbeeya waa runtii

  • @RayAdamsCanada
    @RayAdamsCanada Жыл бұрын

    Dr. Sufyaan waa runtii. Dowlad mareykan iyo Ethiopia dhisteen. Oo ciidanka shisheeye waardeeyo. Ma wanaag ayaad ka filaysaa. Hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho.

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 Жыл бұрын

    Wlahi xaqa shegey ilahow kubarakeeh ilahey waa kuu jeah sufyanow anagunah marqari kuu nahy inad bari katahy dimuquradiyo oo kitabki rabigey aaad difaceyso

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal29839 ай бұрын

    Kuwa culimo lagu sheegi Kenya ha jookeen ama Maraykan annagu waxaa tihiin waa ognahay Alle na nooga kii war roon.

  • @AbdiAbdi-lb7ou
    @AbdiAbdi-lb7ou8 ай бұрын

    Ninkan Sufyaan sh Ahmed dad badan ayaa alshabaab iyo wax kale ka aminsan lkiin wlhy waa legend an jecelahay ❤ oo tagero khalad iyo saxba waan wata

  • @Umulkhayr419

    @Umulkhayr419

    4 ай бұрын

    Wallahi hadaladiisa wasax waay shakhyadu uga doodwaayen khaniisnimada

  • @MohamedIssa-ej1rf
    @MohamedIssa-ej1rf2 ай бұрын

    Warkaa waa xaqiqaa ushegay sufyaan, ee marekaan iyo dibatada ukuhayo arimaha musliminta iyo somalia.

  • @bashirabdullahi1912
    @bashirabdullahi1912 Жыл бұрын

    Idaacadaha ninkaan jaahilka ah waraysanaya waa khaldanyihiin

  • @xisbigatalokunool23
    @xisbigatalokunool23 Жыл бұрын

    Mashallah well said prof Sufyaan

  • @AbdiAbdi-lb7ou

    @AbdiAbdi-lb7ou

    8 ай бұрын

    Iga mid dhiga Xusibigatalokunool

  • @iqraiqroos7818
    @iqraiqroos78189 ай бұрын

    Waa beentiis jamacatul muslimiin kuma jirto xisbigiisa "talo ku nool" jameecadu waa xisbu laah,xisbiga talo ku nool waa xisbi sheydaan

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan11579 ай бұрын

    Ninkaan wareesan oon wadmeeyn oo waqooyi koofur u maleeyo haddalkiisa xataa waa wax waalan oo kale teekeeye waa tuug ku soo wareeray sharciga amirika jaceelka uu jaclahay dadrteet ee illah ha u gargaaro

  • @shariifahmed3276
    @shariifahmed3276 Жыл бұрын

    Takeye waa Dokhon waa Tuug waa jahili Canada naaga ayuu coogey

  • @abdullahiadem3788
    @abdullahiadem3788 Жыл бұрын

    Mororka Eskadaya Xasan dahir awees wuxul kasobelay bossaasoo Xasan dahiir

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih33989 ай бұрын

    Waaa runtisa taakeye

  • @aaqilka5158
    @aaqilka515810 ай бұрын

    Horta suufyaanow all shabab in ay dadka iska dilaan ma saxbaa mise waa khalad

  • @ibrahimareesa352
    @ibrahimareesa352 Жыл бұрын

    Ninkan waaa in lasoqabtoo

  • @allow3397
    @allow339710 ай бұрын

    Asaga naftirkiisa baa naloo soo direy??? Pls qof waliba naloo soo diro wuxuu ku waashaa mareykan idinka iyo mareykan anaa idiin wasno

  • @keefhashi8309
    @keefhashi8309 Жыл бұрын

    Arkanaa markaad wax kale ismoodid waa sidaan oo kale

  • @allow3397
    @allow339710 ай бұрын

    War alshabaab iyo yahuud hadn't is qabtaan waxaan taageerayaa yahuuda wlhi Ma kuwa nag ka dhigey ooba waxo aanan dhaafeynin

  • @inamohamudali26
    @inamohamudali26 Жыл бұрын

    Lacag iyo adunyo aya la raba prof adiga Durka aad Ama kalay lacagta qado dhexdhexad ma jiro

  • @xubiqaali7065
    @xubiqaali7065 Жыл бұрын

    Sufyaan waa wayka waaye

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 Жыл бұрын

    Asiga waa in maxkada la saaro naagihii oo soo xoogay diinta waxba Kama yaqaan

  • @xubiqaali7065
    @xubiqaali7065 Жыл бұрын

    War usheeega inney kadaran gaalad oo lagula dagaalamaayo toowxiidka beentaah oysheeganayaan

  • @user-cp9bc9uz9b
    @user-cp9bc9uz9b9 ай бұрын

    War waa culimada 300 ahaa

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын

    Agagiso ayaa Somali uhaysataa war ninkaan halaxiro

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Жыл бұрын

    xilligii makaaxiimta ma alshawaab miyaa joogtey

  • @hibohassan3817

    @hibohassan3817

    Жыл бұрын

    Haaaa alshaban waa maxakimti xaradigodiii

  • @calicumarbuuni-wv5vm
    @calicumarbuuni-wv5vm Жыл бұрын

    M.a wasax allshabaab wa dad diinta uhiliya

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695Ай бұрын

    Away dadkii uu layay. 91kii. Meeqad dishay dadka Somaliyeed. Ninkan wuu xanuunsan yahay. Diin shaqo kuma laha.

  • @libanosoble7171
    @libanosoble717110 ай бұрын

    Ninyahow Kawa waalan maad mar keentid studio 🎙 wareesina ka qaadid markaa kan oo ayaga ka liito

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын

    Sow adigaan taygii qaniisiinta xiran war dadka beenta kadaa

  • @user-qq2yv9rm4q
    @user-qq2yv9rm4q10 ай бұрын

    Takeye wa Alshabab tug dilaa

Келесі