Xeerka Jinsiga iyo Kufsiga With Proff - Sufyaan Taakeeye.

Ойын-сауық

Fikradaha Xaliye Podcast Live.
Waxaa marti ii ah Proff : Sufyaan Taakeeye ,xalqadan waxaan ku falanqayn doonaa halista ansixinta xeerka jinsiga iyo kufisga ee ay wadaa feminism ka soomaalida si loo caburiyo Ragga loona hirgaliyo qaniisnimada ama isku galmoodka dadka isku jinsiga ah.

Пікірлер: 228

  • @mumiba23
    @mumiba23 Жыл бұрын

    I'm a female who lives in the West and I have been there since I was 9 years. I completely agree with this lecture and I am against this law passed in our motherland. I appreciate you both for this informative discussion and I wish you continue this type of awareness. May Allah reward you both for your effort.

  • @aamirkalif5902

    @aamirkalif5902

    Жыл бұрын

    Wise person

  • @KnowL-oo5po

    @KnowL-oo5po

    Жыл бұрын

    Somali diaspora need to unite around the world

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 Жыл бұрын

    Diintaad difaacaysaan ilaahay ha idinxifdiyo macalin xaliye iyo professor taakeeye

  • @Mohamed_Abdi-aziz
    @Mohamed_Abdi-aziz Жыл бұрын

    Waa barnamij ku dhisan aqoon oo dhinacyo badan wax ka iftiminaya oo ah wacyi galin kaas oo yimid wakhtigiisa, waan soo dhawaynaya Ustaad xaliye arinkaas adiga iyo professorka nosoo badiye Barnamijyadas. You done great job, keep going Ustaad.💯👋

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Жыл бұрын

    Weynu u baahan nahay barnaamijyada noocan oo kale ah soo badi aad baan kuu salamayaa xaliyow adiga iyo professor kaba ✊️

  • @ahmedti1955
    @ahmedti1955 Жыл бұрын

    Thank you so much you guys did Great job. Allahum Mubarak

  • @ahmedfiqi8966

    @ahmedfiqi8966

    Жыл бұрын

    ⁰⁰

  • @KnowL-oo5po

    @KnowL-oo5po

    Жыл бұрын

    Somali diaspora need to unite around the world

  • @nastehomohamed
    @nastehomohamed Жыл бұрын

    Thanks pro takeye and macalin xalye actually I liked how to explain

  • @Ohanzahj6
    @Ohanzahj6 Жыл бұрын

    Show cajiib ah waaye runtii, Professor Sufyaan wax badan sheegay.

  • @Barqab
    @Barqab Жыл бұрын

    الله يحفظكم معلومات ممتازة شكرًا على البرنامج ✅✅✅

  • @Bidixo14
    @Bidixo14 Жыл бұрын

    Thanks mutch ustaad Xalliye and professor Sufyaan you know their finger print well.

  • @feisaladho3581
    @feisaladho3581 Жыл бұрын

    Dawashada barnamijkan in aan dawado waqti iga baxay waana ku raxeste mahadsanidin our professors

  • @cabdiraxmancali7354
    @cabdiraxmancali7354 Жыл бұрын

    This is wahat a society need like to talka about until know the reallity that exist , gi ahead mr. Xaliye and Pr. Taakeeye

  • @Ali-yusuf95
    @Ali-yusuf95 Жыл бұрын

    Massh Allah walahi waa points fincan dadka saas u baraarujiya keep going

  • @awilauthor5769
    @awilauthor5769 Жыл бұрын

    Masha Allah professor Taakeeye & Xaliye

  • @xamsemaxamed234
    @xamsemaxamed234 Жыл бұрын

    Somaliyay waxfahma idnku ha isku jedine dhaqankiyo dintah ino adkeya Tnx professor and xaliye keep going legendary ✅

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio Жыл бұрын

    Program cajib ayu wanku rxsty mile bdn ayn ku jaray so badi sxb gaalada wxy naga so galen dumarka iyo carurta wa inan ka horta takna anago isku duuban keep going

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Жыл бұрын

    Baramijkaan waan ka helay, soo badiya plz, waa baraamij waa qici ah oo cilmi iyo maan gal wanagsn ku dheehantahay

  • @abdiazizsiciid
    @abdiazizsiciid Жыл бұрын

    waaw caadi matihiin guys keep up the good wrk👌👌

  • @soljaman7926
    @soljaman7926 Жыл бұрын

    I'm watching you live from Izmir Turkey

  • @ahmethassan6232
    @ahmethassan6232 Жыл бұрын

    Horey usoco Xaliye vs Prof Taakeeye...

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 Жыл бұрын

    wow! waa podcast aad muhiim i,ah wacyiga jirana ka hadlaya allaha idinka abaal mariyo sxpyaal

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 Жыл бұрын

    Exactly Wlhi ❤ waa wax loo baahna barnaamij kaan. Mahadsanidiin wax badan ayaan ka faa’iideene ❤

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Жыл бұрын

    You did good 👍 👏

  • @mohamedabdilahi641
    @mohamedabdilahi641 Жыл бұрын

    Alle haydin barakeeyo macduuc fiican.

  • @zeynabmohamed8337
    @zeynabmohamed8337 Жыл бұрын

    Mansha Allah.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Жыл бұрын

    Allah ayaa muslimiin naga dhigay waana ayaan daro in aan gaalo dhaqan iyo xeer ka raadino

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 Жыл бұрын

    Great topic

  • @jehwhw1790
    @jehwhw1790 Жыл бұрын

    Casuumaad kale In Shaa Allah

  • @soljaman7926
    @soljaman7926 Жыл бұрын

    Shukran 👍👍👍👍👍👍

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 Жыл бұрын

    Good job awoowe adiga iyo professorka

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 Жыл бұрын

    Masha allah aad baad umahadsantihiin

  • @qadarqanciyeqadarqanciye8213
    @qadarqanciyeqadarqanciye8213 Жыл бұрын

    Macalin cep goin

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Жыл бұрын

    Wa wax run ah xaqiiqo ah

  • @hodan8464
    @hodan8464 Жыл бұрын

    Mashaa Allah Wall Xaliy

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 Жыл бұрын

    Barnaamij aad umac Mahadsanidin

  • @carafadzuleymani81
    @carafadzuleymani81 Жыл бұрын

    Madax waynaha mustaqbalka somaliyeed prosefer sufyaan iyo raysalwasaraha mustaqbalka xaliye Ali guul insha'Allah

  • @ayubkhalif1276
    @ayubkhalif1276 Жыл бұрын

    Ha ogadaan dalkeenu raag ba joga o an marna aqbleynin waxey nugu wadaan! Salamullah Dr. Xaliye & Prof. Sufyan. Ilahey labadina xasanat iyo kheyr badan ha idhin seeyo sida ad u istagteyn deentena Iyo dhaqankena 🙏🏻

  • @ashaoali8020

    @ashaoali8020

    Жыл бұрын

    Ayub Khalif. Hadeey ragyihiin meey dhiiga daadanaya waxka qabtaan

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb Жыл бұрын

    Noo soo badiya barnaamijadaan Doctor Xaliye and Professor Sufyaan- top video

  • @2daysago_
    @2daysago_ Жыл бұрын

    Two intellectual minds. Soo badiya barnaamijyadan wacyi galinta.

  • @samatarxaragoode4948
    @samatarxaragoode4948 Жыл бұрын

    Amazing conversation! Wacyigelin aad loogu baahanyahay

  • @zahrahassan7746
    @zahrahassan7746 Жыл бұрын

    Maan sha alaah

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 Жыл бұрын

    walee program xasasi ah ayuu ahaa

  • @Barqab
    @Barqab Жыл бұрын

    We need dialogue like this Mr xaliyeee thanks also to sufyan🫵🏼🫵🏼🫵🏼🫵🏼

  • @elyasloxowmashalah6170

    @elyasloxowmashalah6170

    Жыл бұрын

    ماشاء ألله اخوكم من وجير

  • @Barqab
    @Barqab Жыл бұрын

    Barnamigkoo waa 💯💯💯✅✅✅✅✅

  • @maxamedcabdiraxman3907
    @maxamedcabdiraxman39074 ай бұрын

    On a besoin beaucoup de personnes qui pensent comme ça .👍

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs Жыл бұрын

    Make no mistake about this. Democracy is important. Each and everyone of us should be supportive to it to make sure people's rights are not violated. Thank you. One big ❤️ from Galkacyo

  • @smeshcel3025

    @smeshcel3025

    Жыл бұрын

    Thats what islam is for. Democracy doesnt protect everybodies rights it only protecs the rights of rhe majority. The majority isnt always right. Islam stands for everybodies rights, minority and majority. Democracy is just smoke and mirriors

  • @ANomad1

    @ANomad1

    9 ай бұрын

    Democracy is important kuye. Ilaahay ayaan ka magan galnay adiga iyo gaalada kale ba. Anaga oo Allaah nagu arsaaqay diinta Islaamka maxaan ku falaynaa sharci gaalo aan xaarka xitaa iska dhaqin soo samaysteen? Warr heedhe Shareecada Islaamka caalamka oo dhann ayaa loo soo dajjiyay, macal kuwa adiga aad caabudid waa in lagu xukumaa.

  • @craxmanmc1711
    @craxmanmc1711 Жыл бұрын

    2 legends gulesta

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi Жыл бұрын

    This interview should have millions of views. Stop listening to stupid Somali songs and think about your future.

  • @SFrh77
    @SFrh77 Жыл бұрын

    Hogaamiye waa mahadsantahay Lakiin waqti badan sii martida pls

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Жыл бұрын

    Labadayda ustaad guulaysta kaalin muhiim ah ayad ugu jirtaan umada soomaliyeed

  • @zakariyemohamed4100
    @zakariyemohamed4100 Жыл бұрын

    Great conversation

  • @KnowL-oo5po

    @KnowL-oo5po

    Жыл бұрын

    Somali diaspora need to unite around the world

  • @Somalishorts.
    @Somalishorts. Жыл бұрын

    Professor xaliye waku wata

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 Жыл бұрын

    WA ANAGA AYAA QURBAHA KU NOOL WALAHI BILAHI NOOLAL FICAN KAMA JIRTO..NOOLOL CARIIRI AH OO STRESS IYO DEPRESSION AH AYEY KU NOOLYIHIIN. DIIN MA' HAYSTAAN, DHAQAN MA'HAYSTAAN, NOOLOL FICAN MA'HAYSTAAN WALAHI NOOLOL CARIIRI AH AYEY KU JIRAAN OO CADAAB AH ....OO MURUGO IYO STRESS BADAN ....XAQUUQ KAMA JIRTO QURBAHA. ....DIL, DHAC, KUFSI IYO TACADI QURBAHA AYUU KA JIRAA WALAHI.

  • @saeedxassan8142
    @saeedxassan8142 Жыл бұрын

    Knowledgeable...big respect

  • @triple2801
    @triple2801 Жыл бұрын

    Knowledge will give you power, but good character will give you respect… Keep up haliye Best regards Ak

  • @KnowL-oo5po

    @KnowL-oo5po

    Жыл бұрын

    Somali diaspora need to unite around the world

  • @shidaadealiissaq9403
    @shidaadealiissaq9403 Жыл бұрын

    Professor sufyaan nakeey iyo maclin xaaliy hore usocda sheeydamda naga dhaciya garbkin allh galo 🤲🏿🤲🏿wan ilaa jira anigan💪🏿💪🏿💪🏿🙏

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Жыл бұрын

    Waad mahaadsantihiin

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 Жыл бұрын

    Macahadyada caruurta jinsigooda badala waxaa ka mid ah mid ka ku yaala London ee la yoraahdo Tavistock clinic

  • @cumaraxmed4556
    @cumaraxmed4556 Жыл бұрын

    Muqdhisho

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын

    Good job ustaad xaliye iyo aqoonyahan ka barmamij ka kula wada

  • @omaraded4775
    @omaraded4775 Жыл бұрын

    Walahi xaliye iyo professor abu zufiyqan waan ka danbeeyaa niman lagaadi karo ma ahan mashallah

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 Жыл бұрын

    Xaliye wakhti sii taakeeye

  • @fuadmoallim36
    @fuadmoallim36 Жыл бұрын

    Rochester, MN, USA

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf Жыл бұрын

    Keep going teacher 100k subscribe Coming soon🎉🎉🎉🎉

  • @mohamukhtar7038
    @mohamukhtar7038 Жыл бұрын

    Xaqiiqadaad kahadashay xaliye gaalada nagaqabta

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын

    Wlh waxaan layaabay yaaisku keeney labadaan nin

  • @habonhealth902
    @habonhealth902 Жыл бұрын

    Haweenka hooqood eey leeyihiin waxaa siisay diinteena islaamka ee naagaha qaniisiinta u doodaya hanalaga qabto haweenka somaliyeed marnaba yeesan ogolaan wax yaabaha diinteena looga soo hor jeedo😮😮😮

  • @saw3
    @saw3 Жыл бұрын

    Wxaguewaa ha lay dhagaysto soo daa pro

  • @inpektore14
    @inpektore14 Жыл бұрын

    waan ku farxsanahay dad aan culimo ahayn oo aqoonyahan ah inay u ololeeyaan shareecada islaamka oo ay galeen booskii culimada oo lasoo taagan shareecada xukun ma gasho waxaana laga dheefan culimadaas in maanta waxaas qashinka ah loosoo xarxariiqo subxaanalaah

  • @cumarcali9448
    @cumarcali9448 Жыл бұрын

    Maclin waxan raba inàd igu xig Dho pro taaKeye wy arin baan ka rab labrkiisa iso sher gre pro

  • @cumarcali9448

    @cumarcali9448

    Жыл бұрын

  • @Walasha25
    @Walasha25 Жыл бұрын

    Gabar waxbaratay wan ahay waxna lay guursaday anigo high school ah mana ka harin waxbarashaydi wan dhameyey bachelor master ayan hada u imi Egypt lakin gurigayga iyo ninkayga iyo ilmahayga ayaa Iga muhimsan wax walbo cata waxbarashada

  • @Mo-ps4vp
    @Mo-ps4vp Жыл бұрын

    Labo legend oo waa weyn baa is helay 💪💪💪💪

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud9367 Жыл бұрын

    Canada 🇨🇦

  • @ruuxiomarummuruuxi1888
    @ruuxiomarummuruuxi1888 Жыл бұрын

    Allaha Somali maxay wax ku mashquushay guur furiin kufsi qamiis intaba waa wax Allah kahadlay sunadi nasuulkana ka helayno sabab naloo mashquulinaa o caqliga iyo qiyamka umadeena leedahay logu xad gudbaaya

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 Жыл бұрын

    Macalin noosoobadi barnaamijkan ookale

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 Жыл бұрын

    England

  • @mahamedhassan5220
    @mahamedhassan5220 Жыл бұрын

    Good ❤point

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 Жыл бұрын

    Walaalayaalow,dhagihii waansamayaa waano qaata, also waxaa la'idhi dadka aqoontooda raaca ee camalkooda ha raacina, ileen idinku eebe ma tihiine ee maxa maanta xigmad, talo iyo tusaaleba ay inoosoo bandhigeen,thanks brothers keep going

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Жыл бұрын

    Wa saax

  • @boqorkaorodka5429
    @boqorkaorodka5429 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @QadarSugow
    @QadarSugowАй бұрын

    Asc wa qadar sugow salad ojog beledxawa waxan ka dawana beledxawa

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 Жыл бұрын

    Warya waan indin mahadnaqayaa,sidaad umada somaaliyeed ugu iftiimiseen dibindaabyada gaalada

  • @kingabdalla9644
    @kingabdalla9644 Жыл бұрын

    Dadka ee isticmalaan dumarka ubadan sawabto ah ayaga nugul oo horey ka aqbalan

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail Жыл бұрын

    Kkk oo dhagar qabihii wariyeyaasha badan laayey laayey oo professor baad uugu yeeraysaa?

  • @user-wy8jz9kl9k
    @user-wy8jz9kl9k10 ай бұрын

    Asc

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 Жыл бұрын

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @user-vs2my3zz1g
    @user-vs2my3zz1g Жыл бұрын

    Professor sufyaan taakeeye waa nin culus waa aad ayaa ugu faraxsanahay in uu ka soo muuqdo Xaliye

  • @hassanabtiile9347
    @hassanabtiile9347 Жыл бұрын

    Dr libaaax. Kuwa. Caruuraha ku korsanaya oo ay hada dhibkaa ciyaalkoodii lagu bilaabay oo aan ogeyn. Maanta. Maalin ka xuntahay qurbahii. Ciyaalkaa. 4 jir bay ku bilaabeen. Illahaw soomalida garansii aqoon iyo feejignaan. Illaha igu nasiib daran maata muslinka ah soomal. Ckyaalkoodaa kow ka ah oo. Waalidtii ilmaha ku korsanaya qurbaha. Ciyaal laga sugin.

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 Жыл бұрын

    Waxa qurunka Maka shaqeynayo mana kashaqeyn downtown wasaqda Dhiloyinka last Dubeeyay damacoda dhaqan galo

  • @cumaraxmed4556
    @cumaraxmed4556 Жыл бұрын

    Wu i dhafy sorry plse hda dawanaya

  • @qandajama5097
    @qandajama5097 Жыл бұрын

    Aakhirkii la hayn waayay😅😅

  • @laamaha
    @laamaha2 ай бұрын

    Waxan heysaan howl wanagsan Wana loo bahanyahay ❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Жыл бұрын

    Waxan kaa daawanayaa Hargreisa Somaliland

  • @walalkawalalal9651
    @walalkawalalal9651 Жыл бұрын

    Daaawasho badan ayu u qalma livkan

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 Жыл бұрын

    Xaliye saxiibow caqliga waxaa kusii dheer cilmi masha allah

  • @mohaibrahim3100
    @mohaibrahim3100 Жыл бұрын

    Hadda dhibka jira waxa wayay passport somaliya gender kuqoran mar hore nala sogalay hadda waa in laga dabatagaa

  • @carafadzuleymani81
    @carafadzuleymani81 Жыл бұрын

    Aad iyo aad baan ugu faraxy barnaamujkan soo badi macalin

  • @maxcali863
    @maxcali863 Жыл бұрын

    Yahuuda aya kadambeyso oo dhulki Krishtanka ku burburisay, hadana dhulalki Muslimiinta aye rabaan in ee kafuliyan.

  • @nasriinabdirizak7341
    @nasriinabdirizak7341 Жыл бұрын

    Rug uma duli baa u jeeda maskiin baa tihiin inta maanka ka aradan iyo duliga ah ka dhaadhiciya 😂😂😂

  • @abdinasirabdimuhumed2476
    @abdinasirabdimuhumed2476 Жыл бұрын

    Lipaax form hargeisa

  • @mohamedfarah766
    @mohamedfarah766 Жыл бұрын

    Wacayi galint meesha kasiiwada

Келесі