Subac 1

Ойындар

Пікірлер: 174

  • @a.a.g4161
    @a.a.g41614 жыл бұрын

    Yaakaloo ila dhagesanayo nabi amaankan iyo subacaan mcnta bdn sanadkaan 2020 Allo dhamaan jirkiina cadaabta ka xoreey🙏🙏

  • @ahmeddalmar2033
    @ahmeddalmar20332 жыл бұрын

    Macalinka وامنو gedinaayo waa onthar level maa sha allah

  • @jmal729
    @jmal7298 жыл бұрын

    masha allah ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin macalin cilaan macalin shaylilaahi macalin xasan kabaale macalin xasan fareey macalin yusuf naxar macalin cali sheikh ibrahim macalin cabdulhi samawaad macalin muuse cadde

  • @sharmaakeibraahim9709

    @sharmaakeibraahim9709

    3 жыл бұрын

    Cajiib m.a

  • @altunzasollywood6751
    @altunzasollywood67518 жыл бұрын

    Masha allaha ilaahow carabkoda naarta kaxoreey maacnbaeana qaraaxada qur aanka. Macalin. Cali shiiq ibraahim masha allah jasaakallaah

  • @hassanabdulle240
    @hassanabdulle2403 жыл бұрын

    Cajiiiiiiib !! xaqiiq ma cabiri karo dareenkeyga yaa Allaah!! kalamu-raxman macaan badanaa gaar aan Naxar iyo macalimmiinta kale. Yaa Rabbi ! Ahlu janno ka yeel ! dhamaan!

  • @abdullahiosmansiidi3987
    @abdullahiosmansiidi39875 жыл бұрын

    Abukar sudi waxaan codsanaa hadaad haysid sali macalin xasan farey oo uu aqrinaayo iyo subac

  • @abdirahmanxidigle6755
    @abdirahmanxidigle67554 жыл бұрын

    32:39 m.a sh cali sheikh ibarahim allha ku xafido

  • @bashiiraxmadnuur2955
    @bashiiraxmadnuur29557 жыл бұрын

    masha allah culumada allaha barakeyo

  • @kheyrdoonahmedali8703
    @kheyrdoonahmedali87034 жыл бұрын

    Mashaa allaah macalimiintayna illaahay hanoo xafido dhamaantood

  • @abdullahiibrahimmusse4117
    @abdullahiibrahimmusse41179 жыл бұрын

    Maasha allah waa subac qiimo iyo qqayo weyn leh nabi amaanka macaantiisa waaba la dhargi waayay ilaahow kaa abaal mari shiikh cali shiikh ibrahin iyo dhamaan macalimiinta meesha iskugu timid

  • @engkuruu710
    @engkuruu7103 жыл бұрын

    Maashaa Allaah, Allaha nagu kor yeelo nabi ammaanka iyo subacaan ah suratul Baqara Mashaa'iqdaan iyo Macallimiinta inoo aqrinaayo, Ilaahey Idinkiis.

  • @hassanmukhtar7216
    @hassanmukhtar72164 жыл бұрын

    M.a ilaah ha idin xafido

  • @mohamedalshibani9073
    @mohamedalshibani90739 жыл бұрын

    Masha alah waa wax wanag san alaha xafido dhantood

  • @cabdigardawe2000
    @cabdigardawe20008 жыл бұрын

    Masha Allah ilahay ha kuxifdiyo quranka ad aqrisen

  • @abdikadirmohamud6648
    @abdikadirmohamud66485 жыл бұрын

    Msh allhh Allah barakeyo mcalimintan diinka xanbarsan

  • @jalaladinismail7050
    @jalaladinismail705010 ай бұрын

    Masha Allah subac aa u wanaagsan waaye illaa hada 2023 aan dhageeystaa

  • @cismaancumar2189
    @cismaancumar21895 жыл бұрын

    Mashaa Allah macalimiinta muqdisho alaah ajir ka siiyo

  • @nimomohamuud823
    @nimomohamuud8239 жыл бұрын

    Masha Allah ilahow culumadeena noo xifdi aduun iyo aakhiro

  • @caaisholuulmacaliin7357
    @caaisholuulmacaliin73573 жыл бұрын

    Masha allah alle ha idin xafido dhamantiin macalimiinteynaa💞💞💞💞💝

  • @fatimamoalim7092
    @fatimamoalim70923 жыл бұрын

    masha allaah subac xasuus mudan ❤❤❤

  • @ibraahimshaam9855
    @ibraahimshaam98557 жыл бұрын

    ما شاء الله allow idin xafid ajir allah idin kasiiyo 🍉🍉🍉

  • @Am-ge8hm
    @Am-ge8hm7 жыл бұрын

    maashaallah akhyaarta allah idin xafido

  • @daauudxassan7813
    @daauudxassan78138 жыл бұрын

    masha allah allaw noo xafid culimadena

  • @karzaekarzae8258
    @karzaekarzae82585 жыл бұрын

    Masha allah ilhy ha barakeeyo macalimiinta iyo qof ka soo glyay

  • @kostariniahmed7243
    @kostariniahmed72435 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @turufomediamjk676
    @turufomediamjk6765 жыл бұрын

    Maasha alaah shiiq cali ibraahim

  • @Cisse695
    @Cisse6959 жыл бұрын

    Mashallh macalamiinta waaa idinsalaamay

  • @abdifitaahali8745
    @abdifitaahali87456 жыл бұрын

    Masha allah Illahay ha idinka dhigo kuwii uu akhariro ku liibaana

  • @cabdulahiaxmad1159
    @cabdulahiaxmad11596 жыл бұрын

    Masha Allah jazakumallah kheeyr

  • @mkhadar1146
    @mkhadar11468 жыл бұрын

    mashaa allah tabaarakallah ilaah ha xifdiyo dhaman

  • @saciidumul
    @saciidumul10 жыл бұрын

    mashaallah sxbow qeer allah hakugu jazeeyo noo so badi hadii aad heli kartid

  • @alihusseinomar581
    @alihusseinomar5818 жыл бұрын

    Masha'allah allaha noo dhowro culimada

  • @maxamadamiin3059
    @maxamadamiin30594 жыл бұрын

    M.a allh idin xafido macalimita

  • @loghatalaser5392
    @loghatalaser53925 жыл бұрын

    masha allaah macalin ali sheekh

  • @ALHIDAAYADIIN
    @ALHIDAAYADIIN4 жыл бұрын

    2015❌ 2016❌ 2017❌ 2018❌ 2019❌ 2020✅ ALLOW JANADA KUWI KU KULMA NAGA DHIG

  • @Rayidka
    @Rayidka9 жыл бұрын

    Masha alaah. Macalin Cumar Ciise ayaa beesha kamaqan kaliyah

  • @qadanmohamed2419
    @qadanmohamed24199 жыл бұрын

    ilhay ajir iyo xasanad hakasiyo kuwii aqriyay iyo kuwi waqti ga uhura soo diyarintiisa

  • @hassankapxaan2287

    @hassankapxaan2287

    5 жыл бұрын

    MashAllah runti waa muqal qemo badan kufadhiyo walalaheygow carabkina bog iyo bir Allaha kahayo inshAllah adun iyo aqirana Allaha nowada gargaroo

  • @mohamedbashirmohamed9859
    @mohamedbashirmohamed98596 жыл бұрын

    Mash alah allaw idin dhoore oo dinkina nafic kadhig

  • @ifraxhassan9698
    @ifraxhassan96987 жыл бұрын

    maash allha

  • @nasramocownasraqalinasramo7172

    @nasramocownasraqalinasramo7172

    7 жыл бұрын

    masha alls

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey7 ай бұрын

    Masha allah

  • @musdafacumar4585
    @musdafacumar45856 жыл бұрын

    Mashaa allah

  • @calicajiib5483
    @calicajiib54834 жыл бұрын

    Maasha alaaah ilaaheey ha idinku xafido kalaam kiisa kuwoow qur.aanku ushafeeca qaado noqda anagana sidoo kale kuwii dhegeestee ku camal fala allaha naga dhigo

  • @muhamedadanosman3334
    @muhamedadanosman33348 жыл бұрын

    Magaceygu waa maxmed xasan osman clulumada illhey qeyr haka siiyo waa kuraaxestay

  • @ilaqosoltv1641

    @ilaqosoltv1641

    6 жыл бұрын

    masha allah

  • @sihaamcabdulahi7644
    @sihaamcabdulahi764410 жыл бұрын

    Waxaa kale oo u mahadineeynaa abukar sudi iyo cali xaaji oo marwalba sogaliyo qeerka aygana ajir xasanaad alaha kasiiyo seey u sogalinaayaan qeerka

  • @maxamedmuqtar6851

    @maxamedmuqtar6851

    7 жыл бұрын

    sihaam cabdulahi

  • @xusen.maxamudfanaye968

    @xusen.maxamudfanaye968

    6 жыл бұрын

    sihaam cabdulahi

  • @seydcaliibraahim7616

    @seydcaliibraahim7616

    4 жыл бұрын

    masha Allh

  • @abdimohamed38
    @abdimohamed387 жыл бұрын

    masha allaah culumadena allaha xafido

  • @abdimude3141

    @abdimude3141

    6 жыл бұрын

    Abdi Mohamed mashaa allah

  • @isxaaqmaxamuud1636
    @isxaaqmaxamuud163611 ай бұрын

    Allah hawada xifdiyo ahluqur aanka

  • @abdirisak7156
    @abdirisak7156 Жыл бұрын

    masha allah asagoo dhamaystiran ma haaysaa

  • @mohaissemoha3573
    @mohaissemoha35736 жыл бұрын

    masha allah 12 sano la dib ayaan fiirsanooya

  • @geelle6169
    @geelle61692 жыл бұрын

    Maa shaa Allaah tabaarakallaah. Alloow quraanka noogu naxriiso.

  • @cabduqaadircalicaraaye3957
    @cabduqaadircalicaraaye39579 жыл бұрын

    maasha,allah allow innoo dhowr culumadeena

  • @cubeydjameeco2052
    @cubeydjameeco20526 жыл бұрын

    Masha alllah cod mcnaaa qaraxadood jclhy

  • @abdifitahmuhyadin9741
    @abdifitahmuhyadin97417 жыл бұрын

    maasha allah

  • @abdallahmahamed7983
    @abdallahmahamed79839 жыл бұрын

    Masha alkaah

  • @bedelabdirahman6567
    @bedelabdirahman65678 жыл бұрын

    msha allh alaha nibarakeyo

  • @mohayusuf6247
    @mohayusuf6247 Жыл бұрын

    10 sano kahor anoo da,ayar ayaan dhagesan jiray mashallah manta waa 2023

  • @ewddabbas6784
    @ewddabbas67847 жыл бұрын

    Ma sha alah

  • @abdirahmanmoalim549
    @abdirahmanmoalim5497 жыл бұрын

    mash allah

  • @muhamedadanosman3334
    @muhamedadanosman33348 жыл бұрын

    الهم باركهم

  • @abdiyare5247
    @abdiyare52478 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الله

  • @mufakirmukhtar6574
    @mufakirmukhtar65743 жыл бұрын

    28/10/2020 Allaha idin xifdiyo jamaacatul Qur'aaan

  • @mohamedabdullahiabdi6066
    @mohamedabdullahiabdi60669 жыл бұрын

    Ilahow kaa ajar siii iyna sidoo kle mxaa ka mcan bdn oo la dhgestaa wlh xasuuuus ayan glaa mrkaan daarto ilhow sidii hore rbiyow

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah48104 жыл бұрын

    Maa Shaa`Allaah Subac Jaallaad Jimco

  • @kaamilautocadafsomali6165
    @kaamilautocadafsomali61656 жыл бұрын

    Masha alah allaw idin dhawr

  • @sadiyosiman7136
    @sadiyosiman71365 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @Maska2323
    @Maska23239 жыл бұрын

    Allahu akbar plzz aqyaarta subac live ah oo kujiro nuur awal iyo dabagooye soo galiya

  • @nourahaji362
    @nourahaji3625 жыл бұрын

    Masha allh kariim illahow nuur idin saar

  • @mohamedmohamed-jh6rh
    @mohamedmohamed-jh6rh6 жыл бұрын

    maasha allaah

  • @nourahaji362
    @nourahaji3625 жыл бұрын

    Masha allh

  • @aliderie1057
    @aliderie10576 жыл бұрын

    Jazakalah kheyr

  • @adeermaan8093
    @adeermaan80934 жыл бұрын

    Maasha alaaah Alllah idinbarakeeeyo

  • @rahmaali1270
    @rahmaali12706 жыл бұрын

    masha alaah

  • @mohameddaahir5910
    @mohameddaahir59106 жыл бұрын

    Maasha allaah culimada sharta leh allaha idiin barakeeyo

  • @SSTV5080

    @SSTV5080

    2 жыл бұрын

    Walaal qaali hadaad aragtaycomments kayga fiiri waxaad soo qortay

  • @maxamadcali242
    @maxamadcali2425 жыл бұрын

    Masha allah wax yar ma fiirsan

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj5 жыл бұрын

    Maashaa allh jazaakumullaah

  • @axmedbile5303
    @axmedbile53036 жыл бұрын

    Maashaa alaah culimada soomaaliyed qaasatan culimadaan

  • @abdiwelisiyadali9061
    @abdiwelisiyadali90617 жыл бұрын

    Maaasha allaaah

  • @MohamedAli-ku2eo
    @MohamedAli-ku2eo7 жыл бұрын

    masha allah

  • @nashaadcalifarax8481
    @nashaadcalifarax8481 Жыл бұрын

    Mash allh Allow noo dhowr culimada

  • @abdiyare5247
    @abdiyare52478 жыл бұрын

    اللهم احفظهم

  • @maxamedcadado884
    @maxamedcadado8848 жыл бұрын

    masha llah

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj5 жыл бұрын

    Allah idin xfidiyo carabkiina alloow cadaab ka dhoowr

  • @maxameddeeqhonst8336
    @maxameddeeqhonst83369 жыл бұрын

    Maasha Allah ehlu kheyr ayaa halkaan ku kulmay

  • @CaliBacadle

    @CaliBacadle

    4 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abduldozaay895
    @abduldozaay8952 жыл бұрын

    Yaa ila dhagaysanooyoo subacaan io nabi amaankaan bilow bisha ramadaan sanada 2022

  • @turufomediamjk676
    @turufomediamjk6765 жыл бұрын

    Iyo asxbtiisay alaha idinxafido

  • @caliley5659
    @caliley56592 жыл бұрын

    M.a ilaahow idin xafid

  • @axmedcumarmuuminoutomaticl8922
    @axmedcumarmuuminoutomaticl89225 жыл бұрын

    Alla xasuus badanaa

  • @user-cq9iq2ex1b
    @user-cq9iq2ex1b2 ай бұрын

    M.a laha aa xifdiyo 2024

  • @zakaria4181
    @zakaria4181 Жыл бұрын

    Masha allah ❤

  • @mohameddaahir5910
    @mohameddaahir59104 жыл бұрын

    MAASHA ALLAAH

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia39887 жыл бұрын

    *Allhukabar*

  • @husseindhiloowdhiloow4615

    @husseindhiloowdhiloow4615

    6 жыл бұрын

    Masha allah

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali17165 жыл бұрын

    2007😍😍

  • @mohaafooley828
    @mohaafooley8288 жыл бұрын

    ma sha allah alle ha dhiero culimada somaliyed mel walbo wey jogan

  • @calibicir4994

    @calibicir4994

    7 жыл бұрын

    Mohaa Fooley FiiCaN

  • @user-tl9ql3mv8y
    @user-tl9ql3mv8y11 ай бұрын

    ❤❤❤❤masha alaah tabarakalaah❤❤❤❤ alaha idiot xafi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤do ins❤❤❤❤❤❤❤ha alaah❤❤❤❤

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre39052 жыл бұрын

    Maasha alah

  • @mr_abdiwahidibrahim3485
    @mr_abdiwahidibrahim34856 жыл бұрын

    masha allah allah dhowro culumadda

  • @zakaria4181
    @zakaria41816 ай бұрын

    الله اكبر ❤

  • @fatimamoalim7092
    @fatimamoalim70923 жыл бұрын

    2013di iigu horeysay oo aan telkii u horeyay gatay

  • @smoothingsleep5470
    @smoothingsleep54707 жыл бұрын

    kuwa dislike ta saaray maxay ahayen nacalad idinku dhacday dheh maa gaala tolow

  • @cabdiqanikaka7666

    @cabdiqanikaka7666

    5 жыл бұрын

    Ine garanen.laga yaba dacad ay katahay bo mase farta ugadhacday.sas ha dhihin

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 Жыл бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @jon1234y
    @jon1234y5 жыл бұрын

    Mashaallah

Келесі