subac hore biri samaadkii ma dhahnaa yaad ka aqoonsatay nala wadaag

Пікірлер: 71

  • @Abdullahimohamed20
    @Abdullahimohamed202 жыл бұрын

    Masha Allah subacaan waxaa uu aad ii xasuusiyay xiliga aan qur'aank baranayay ee 2007 -2008 waxaana u mahadcelinaa Macalimiinta sharafta iyo karaamada xanbaarsan ee kale ah Alle ha unaxariistee Macalin Abuukar Dabagooye, Macalin sheylillaahi, Macalin Samaawaat iyo Daa'uud yare waxaana aad ugu dayan jiray wiilka subacleeda ugu da'da yar. Alle haku xafido Meel walba oo aad dunida ka joogto.

  • @mireibrahim1968
    @mireibrahim19683 жыл бұрын

    Mucalim abuukar dawagooye iyo mucalim cabdullahi samawaat mucalim sheelilaah iyo Naasey oo yar maasha Allah

  • @ismailmoalim1099
    @ismailmoalim10992 жыл бұрын

    Mucalim abukar dabagoye allaha u naxaristo Mucalim sheylilah Mucalim samawat Daud naaseey m.a

  • @mahadaxmadcumar597
    @mahadaxmadcumar597 Жыл бұрын

    M allaaha macalin abuukar iyo Macalin samaawaati iyo Macalin sh lilaahi iyo kabiir naaseey

  • @kaawagoday
    @kaawagoday3 жыл бұрын

    Maclin Shaylilahi iyo Macalin Samawat waa wallalo inta aan aqoonin . Masha allah dhaman macalimiinta

  • @cademcc53

    @cademcc53

    3 жыл бұрын

    Wlh m. A

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    2 жыл бұрын

    Sx

  • @queenriyaanish6182
    @queenriyaanish6182 Жыл бұрын

    Masha,Allah macallimiinta dhammaan kheyr badan Allaha siiyo ,MC Abuukar jannada firdowso allaha siiyo ,Aamiin,

  • @MonaMona-wy6qe
    @MonaMona-wy6qe4 ай бұрын

    Mashallah subacaan waxaa uu aad ii xasuusiyay xiliga aan qur'aank baranayay ee

  • @FaaraxCiire-im3uy
    @FaaraxCiire-im3uy5 ай бұрын

    Maashaa Allah Allaha Idin xfd dhamaantiin

  • @husseinadar5177
    @husseinadar51772 жыл бұрын

    Sheylilaahi, Abdullahi Samaawaat, Dabagooye, Iyo Wiilka Yar.

  • @maxamedwali120
    @maxamedwali1202 жыл бұрын

    maan sha alh subac xasus ah runti geerida waa xaq macalin abuukar owxasan qof la ilabi kara ma ahan alla ha xafida macaliminta kale macalin abukar marna wa abahey marna wa macalinkeyga quranka ibaray

  • @mohamedfarah28
    @mohamedfarah283 жыл бұрын

    Masha allaah Daauud naasey ayaa kujira Sh cali sh ibraahim kaliya ayaa ka maqnaa meeshaan.

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    3 ай бұрын

    Iyo naxar

  • @MaxamedCali-og6ou
    @MaxamedCali-og6ou21 күн бұрын

    M.dabagoye iyo m.shelilaahi ❤❤

  • @abbarkash6633
    @abbarkash663329 күн бұрын

    12:35 wlhi ku dhaarte Alle doorte cod aan is jiid jiid lehen dagan halaasi ah m.a 24 jun 2024 qalbiga subicii hore u roon

  • @myrajochannel1
    @myrajochannel13 жыл бұрын

    M.allh M.Daud Naasey, Sh Cali ka Maqan 🙏🙏🥰🥰🥰

  • @cumaromar7824
    @cumaromar78243 жыл бұрын

    Axsan subac masha alah jecliyaa subacyadi hore fadlan inoo soo badi kheer alaah kusiyee.

  • @mustafeyrab2561
    @mustafeyrab25619 ай бұрын

    Masha allah ❤subac dagan ad umacan waye inti dhimaty allah u naxaristo inti nolne allah xafido

  • @beerlula1290
    @beerlula1290 Жыл бұрын

    Masha'allah

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud41899 ай бұрын

    ما شاء الله 🥰

  • @shirealli4513
    @shirealli45133 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️

  • @macalinshiine968
    @macalinshiine9683 жыл бұрын

    Maasha allaah maasha allaah

  • @musemohamed8751
    @musemohamed87513 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @cabdullahicali9782
    @cabdullahicali97823 жыл бұрын

    Masha allah❤❤❤❤

  • @Taagsade123
    @Taagsade1233 жыл бұрын

    dadka subacyada soo geliya waxa ay hilmaamaan goorta la duubay subaca waa muhiim taariikhda la duubay canjalka.

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola Жыл бұрын

    Masha allah ❤

  • @ahmmedabdu3875
    @ahmmedabdu38753 жыл бұрын

    Masha allah

  • @kheerfaafiye4936
    @kheerfaafiye49363 жыл бұрын

    Masha alaah

  • @sheikhcalisheikhibrahim5298
    @sheikhcalisheikhibrahim52983 жыл бұрын

    Masha allh

  • @macalinshiine968
    @macalinshiine9683 жыл бұрын

    Allaha idin xafido macalimiita

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi32113 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi3 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @bashilaki219
    @bashilaki2193 жыл бұрын

    Mash allh

  • @calixasan8782
    @calixasan8782 Жыл бұрын

    Dagoye alah unaxarista

  • @zakariemohamoudafrax5390
    @zakariemohamoudafrax53902 жыл бұрын

    Asoo dhamaystiran subacaan mala helaaa

  • @biisheyyare6858
    @biisheyyare68583 жыл бұрын

    Mashalah

  • @user-qf9bi1gb4v
    @user-qf9bi1gb4v Жыл бұрын

    macalin daba gooye Sheeylilaah

  • @sabriyesabriye9066
    @sabriyesabriye90668 ай бұрын

    Maasha alaah

  • @suldaansaciid4387
    @suldaansaciid43873 жыл бұрын

    Mashallah

  • @ismailmoalim1099
    @ismailmoalim10993 жыл бұрын

    M.a subacan noo soo dhamestira plz hadii la heli karo

  • @kheerfaafiye4936
    @kheerfaafiye49363 жыл бұрын

    Qofka ugu horeeysay aan ahy daawaday

  • @subactv6433

    @subactv6433

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid sidaas u faafi kheerka wll

  • @kheerfaafiye4936

    @kheerfaafiye4936

    3 жыл бұрын

    @@subactv6433 insha alaah adna sidookle sxb igu qaali ah 💘💘💘💘💘💘❤❤💯💯💯

  • @Masago2025

    @Masago2025

    3 жыл бұрын

    cunug muluq ahaa kujuro m.a caadi maahin

  • @ismailmoalim1099

    @ismailmoalim1099

    3 жыл бұрын

    M.a daud naaseey ahaa xiliguu yaraay hada waa nin weyne anigu subac waa lagalay hada yurubow jogaa dadka waa ka yaabi jiryay xiligu yaraa ninkanu

  • @ayatulaah1634

    @ayatulaah1634

    3 жыл бұрын

    @@Masago2025 daaud Muxudiin calasow ayaa ladhaa ku magac dheere daaud naaseye waxoo jogaa Norway macalinka wax soo baray u dhintay macalin Cali dhaarte Cumar Allah ha u naxariisto jandul fardoowsa Allah hala waraabiyo marti la jacelahay Allah haka dhigo macalin dabagooye Allah yarxama 😭😭intii dhimtay umada maxamed intii nolol cimri dheere cibaado suubsan u rijenaa ❤️❤️

  • @abdisheikh4776
    @abdisheikh47762 жыл бұрын

    Asc subacan so dhameystir hadad heyso ustaadi

  • @cabdiraxmancabdiraxman380
    @cabdiraxmancabdiraxman3803 жыл бұрын

    masha alllaah

  • @deymasame6871

    @deymasame6871

    3 жыл бұрын

    Maasal

  • @Alja2006
    @Alja20063 жыл бұрын

    Goormaa la duubay

  • @xidigatrt1651
    @xidigatrt16512 жыл бұрын

    Shelilaahi

  • @yahyachannel3099
    @yahyachannel3099 Жыл бұрын

    Sheylilaa

  • @mehmedc.qaadirfaracade6839
    @mehmedc.qaadirfaracade68393 жыл бұрын

    M:a Allow nii xfd

  • @maxamedabshir2860
    @maxamedabshir28602 жыл бұрын

    M.a

  • @moonuure
    @moonuure3 жыл бұрын

    M dabagooye ,, samawaati, sheylilaah,wiilka ma garanaayo,,

  • @cademcc53

    @cademcc53

    3 жыл бұрын

    Sxb wilkaan anigo yar ayn mqly jry codkiisa lkn ma aqaano

  • @ismailmoalim1099

    @ismailmoalim1099

    2 жыл бұрын

    Daud naaseey layiraa anigaa yariintisi aqoon jiray lkn waa laweynaday magaran karo yurub ayuuna jiraa ane s Africa jogaa

  • @cabdulraxiimcabdullahi3413
    @cabdulraxiimcabdullahi34132 жыл бұрын

    m.a

  • @cabdiladhifmaxamed9123
    @cabdiladhifmaxamed912310 ай бұрын

    M.

  • @cumaromar7824
    @cumaromar78243 жыл бұрын

    Subac beri samaadka ah adiga lee dhahooyo ahlu kheyroow. Waxan maleynaa subac dhageeysiga kugu yaryahay sababto ah. Daud Yare meshaan kuma jiro. Subacaan waa subac Canjalad ah waana subac hore. Daud yarena waa wiil yar wali ma gaarin wiilkaan yar subac dajis ah ani ayaa ka haayn jiray. Mahad sanid oo isoo xasuusisay wiilki yaraa ee Macalin xasan Fareey macalinka u ahaa.

  • @cabdiraxmancabdiraxman380

    @cabdiraxmancabdiraxman380

    3 жыл бұрын

    masha allaah waa rag wada rug cadaay ah allha xafido kuligood

  • @abdimahadabdullahihassan

    @abdimahadabdullahihassan

    3 жыл бұрын

    Daauud waa ku jiryaa see wax kaa yihiin sxb

  • @ismailmoalim1099

    @ismailmoalim1099

    2 жыл бұрын

    Daud naaseey waye cunugaan anaa hubo oo aqaan subacna lagalay in badan

  • @abdiaziizjamahassan8098

    @abdiaziizjamahassan8098

    5 ай бұрын

    Magaciis wiilka

  • @abdiaziizjamahassan8098

    @abdiaziizjamahassan8098

    5 ай бұрын

    ​@@ismailmoalim1099wuu dhintay maaho

  • @abuubakarcumar6005
    @abuubakarcumar60052 жыл бұрын

    9999999999999

  • @yaxyehassan9640
    @yaxyehassan96403 жыл бұрын

    Masha allah

  • @maxamadyaramaxamadyare9393
    @maxamadyaramaxamadyare93932 жыл бұрын

    Masha alaah