Subac 5

Ойындар

Пікірлер: 131

  • @yonishusseinomar
    @yonishusseinomar2 ай бұрын

    Masha allah subac aad u macaan, macalinkeega hore sheylilaah oo dhalin yaro ah halkaan ugu jeedaa. Allah xifdiyo macalinteena dhamaantooda. Dhamaanteena Allah na fahamsiiyo macnaha quraanka. Allah naga dhib kuwii ku camal fala ayaadahaaga quraanka.

  • @ahmedmoaliim5944
    @ahmedmoaliim5944 Жыл бұрын

    Subac aanan ka daalin dhagaysigiisa walina aanan arag subac u dhigma say isu fahmeen masha allh 1. Macalin xasan kabaale oo wayadaan la wayay allaha sharfee 2.macalin xasan fareey 3.macalin yuusuf cali cadaw (naxar) 4.shiikh cali shiikh ibraahim 5.macalin cabdulaahi samawaat intaas ayaan ka maqlay bis 6.macalin muuse cadde 7.macali cali cilaan 8.macalin maxamed shaylilaah ALLAHA IDIN XAFIDO DHAMMAANTIIN 🙏🙏

  • @maxamadcumar8354
    @maxamadcumar83542 жыл бұрын

    Masha allaha macalin Hasan farey sidoow ugediyay subaca ayaan lacajabay allah xafido dhamaantood

  • @cabdulahicabdi253
    @cabdulahicabdi2534 жыл бұрын

    masha alah wa8kabir manalkaldhacn wa macalimin xafidul qur ana ah owaliba sxbuqira wada ah alaha xafido

  • @bilemaxamud9547
    @bilemaxamud95472 жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab37449 ай бұрын

    Masha Allah tabaraka allah Allah idin barakeeyo 2023 dhamaad eh

  • @abduqadirmacaan1110
    @abduqadirmacaan11108 жыл бұрын

    maansha allaah waaaw walh macalimin oo qatar ah ani waxaa ku heestaa cali cilaan iyo shelilahi

  • @cabdidheere9793

    @cabdidheere9793

    2 жыл бұрын

    6sano kadib anigaaa daawanaayo kwrn hee

  • @abdirahmaanmohamed6238
    @abdirahmaanmohamed6238 Жыл бұрын

    Masha allh Maclin shaylilah sifeecan uhooriyay

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi90342 жыл бұрын

    3:48 fadhiga iyo istaagu waa isugu mid

  • @shukriyuusuf4841
    @shukriyuusuf48416 жыл бұрын

    masha allah subac aad u mcn bdn culimada alaha noo daayo

  • @abdallemohmed6808
    @abdallemohmed68089 жыл бұрын

    Subac sanoo kalaa lama arkin masha alah allaha barakeeyo

  • @abdimuseabdimuse1579

    @abdimuseabdimuse1579

    7 жыл бұрын

    walleee Sumacaan Ani Markaan Arkay ayanba Qirooda macaantiisa

  • @mustafehaaruun9813

    @mustafehaaruun9813

    7 жыл бұрын

    Abdi Muse Abdi Muse

  • @husseinali6947
    @husseinali69478 жыл бұрын

    bocolkiba bocol wankahelay si ba ninka fadhiyo dhinaca yuusuf ali naxar okiyalee ha maha kan kalee lkn kuliba wankaheelay masha allah

  • @Taagsade123

    @Taagsade123

    5 жыл бұрын

    Sheekh Cali Sh. Ibraahim ayaa lagu magacaabaa walaal.

  • @abdifitahsharifhassan9627

    @abdifitahsharifhassan9627

    3 жыл бұрын

    Cajiib

  • @mohaali197
    @mohaali1978 жыл бұрын

    masha,allah subac mcn waye noolada

  • @waaberiboy8809
    @waaberiboy88099 жыл бұрын

    Asc Akhii Hadad heyso Fadlan oo soo Badi Subacyada ajar iyo Xasanaad Allaha Kaa siiyo eebow Codsi Waaye Hadadan heynina noo soo sheeg

  • @abdimuseabdimuse1579

    @abdimuseabdimuse1579

    7 жыл бұрын

    maaaasha Allaaah subac Macan Waye ilahoow xifdi Mashaa iqda

  • @cademcc53
    @cademcc532 жыл бұрын

    Cali cilan iyo sheyliaah naxar cali sh Ibraahim codkooda isma bdlaayo

  • @naanaamanaxe9079
    @naanaamanaxe90798 жыл бұрын

    maasha alah ilahey haxfdiyo kuli good

  • @user-pp6mk7br5f
    @user-pp6mk7br5f5 ай бұрын

    Maclin xasan masha allah ❤❤❤❤❤❤dhanmaan waa maxlimin❤❤❤❤

  • @maandeeq485
    @maandeeq4852 жыл бұрын

    Masha,allh m xusen farey 16:25

  • @ahmedmoaliim5944
    @ahmedmoaliim59445 ай бұрын

    51:35 cajiib macalin xasan kabaale ❤

  • @user-dl7bj3or8e
    @user-dl7bj3or8e8 ай бұрын

    Subac kadaray cud iyo qaraaxo isko daresay mashlaah❤❤❤❤❤❤

  • @caaisholuulmacaliin7357
    @caaisholuulmacaliin73573 жыл бұрын

    Masha allah alle ha idin xafido macalimteyna sharafta leh💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @xikamdaahir3343

    @xikamdaahir3343

    3 жыл бұрын

    Amiin alle ha no xifdo

  • @cabdiraxmancabdullahi420
    @cabdiraxmancabdullahi4207 жыл бұрын

    subacaan macalimiinta ninka soo xulay waa dooq macyahay.

  • @yusufabduiabdikarim1106
    @yusufabduiabdikarim1106Ай бұрын

    22/6/2024 I.m still enjoying subcn mcnta bdn❤

  • @user-qoorgaab
    @user-qoorgaab7 ай бұрын

    Macalinka ookiyaalaha wata cajiib Dhamaantood Allah xafido macalimiinteena

  • @ibrahimyare5497
    @ibrahimyare54977 жыл бұрын

    masha allaaaaaah nuur calaa nuur Allaah idin xifdiyo

  • @CabdiCanshur
    @CabdiCanshur3 ай бұрын

    M.a shii cali shii ibraahim alle xafido

  • @abdikariimahmed577
    @abdikariimahmed5777 жыл бұрын

    waa macalinkii quryaha aanka iso baray

  • @cabdulqaadirsugunto5283
    @cabdulqaadirsugunto52833 жыл бұрын

    Masha allah jazaka allahu kheyr

  • @ABDIRAHMANMOHAMED-iy3ry
    @ABDIRAHMANMOHAMED-iy3ry Жыл бұрын

    MashAllah Allah haniga ajir siiyo

  • @AliHassan-zv8vy
    @AliHassan-zv8vy2 жыл бұрын

    Masha allah

  • @rahulsharma3353
    @rahulsharma33537 жыл бұрын

    macalin cali cilaan kan ku xigo ayaan aad u jeclahay ee magaciis yaa ii sheegaayo qeer alaha wada siiyo

  • @mukhtaradan5277

    @mukhtaradan5277

    7 жыл бұрын

    wa sh.Sheylillah

  • @sakicade4949

    @sakicade4949

    5 жыл бұрын

    sheilillaahi

  • @abdikadirabdinur6817

    @abdikadirabdinur6817

    Жыл бұрын

    Sheylilah Aya la dhaha

  • @aliabdi7515
    @aliabdi75154 жыл бұрын

    Mcln Cali shiiq Ibraahim le badaloyo inta bdn m.a 🙏👈

  • @xasancarabowmacalim3977
    @xasancarabowmacalim39774 жыл бұрын

    Mashaa allaahallaalhh

  • @abdicadaawe2011
    @abdicadaawe20118 жыл бұрын

    mansha allh aybac igadheh

  • @mohaadangurdanshe883
    @mohaadangurdanshe8837 жыл бұрын

    allaha idin karaameeyo waaba karaamaysan tihiine

  • @caligureey4722
    @caligureey47223 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdikariimahmed577
    @abdikariimahmed5777 жыл бұрын

    kheyr alaha ha siyo

  • @savagesaucey5388
    @savagesaucey53888 жыл бұрын

    masha allah

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi32113 жыл бұрын

    Masha alllaaah

  • @SSTV5080
    @SSTV50802 жыл бұрын

    Yaa war igu dhaama ninkii channel kan lahaa ma dhintay mise wuu noolyahay??? Hadduu dhintane kayd qeyra ayuu nooga tegey Haduu noolyahayne waa jeclaa lahaa inuu halkàs kasoo wado oo soolaabto

  • @hajialasow7905
    @hajialasow79059 жыл бұрын

    maasha allah allah ha barakeeyo

  • @maxamuudgaduudoow1349

    @maxamuudgaduudoow1349

    8 жыл бұрын

    manshaaa allah

  • @amaniligey8969
    @amaniligey89695 жыл бұрын

    Man sha Allah

  • @abdikadirofficial
    @abdikadirofficial7 жыл бұрын

    masha alaah culimada

  • @GURIGAKHERKATV
    @GURIGAKHERKATV7 жыл бұрын

    masha allah waa subac aat umacaan

  • @user-yp2ot4yi8j

    @user-yp2ot4yi8j

    4 жыл бұрын

    Sxb subacaan Oo dhameys Tiran Manuu heli kartaa Yacnii qeybta 7baad Inta ka dabbeysa

  • @cademcc53
    @cademcc532 жыл бұрын

    M. A dadkii hore ahaa wlh Anigo yar ayn dhgsn jry codadkaan balse klma aqoon mgcyadooda

  • @abdikariimahmed577
    @abdikariimahmed5777 жыл бұрын

    masha allaah macalin cali cilaan

  • @abdullahirage6746

    @abdullahirage6746

    4 жыл бұрын

    amiin

  • @amiincuteyba2821
    @amiincuteyba28218 жыл бұрын

    mash alh alle ajir ha idiinka siiiyo waan ku raxeysanay

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv14 жыл бұрын

    subac dad badan ka yaabsaday maashaa allaah❤❤❤❤❤❤

  • @umusuheyb3192
    @umusuheyb31924 жыл бұрын

    Mansha allaaah

  • @abdirahman6354
    @abdirahman6354Ай бұрын

    30/5/2024 in maahad kisuni mombasa kenya saa 6: 42

  • @mahadcabdi9401
    @mahadcabdi94014 жыл бұрын

    Mashaaalh

  • @hassanofficial9135
    @hassanofficial91357 жыл бұрын

    masha allaah

  • @abdulahijeego2527
    @abdulahijeego25276 жыл бұрын

    Mash alaha subac sare alaa idin cafiyo

  • @cademcc53
    @cademcc532 жыл бұрын

    Ar hda ayn fhmy kan okiyaalha wato m farey

  • @xikamdaahir3343

    @xikamdaahir3343

    Жыл бұрын

    Macalin Xasan farey Masha Allah

  • @ahmedyussuf1134

    @ahmedyussuf1134

    Жыл бұрын

    Macalinka kan ha dhihin sxb

  • @MaxamuudKhaliif-qx2nm
    @MaxamuudKhaliif-qx2nm3 ай бұрын

    Waligayga ma rag subac lamida

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi90342 жыл бұрын

    16:51

  • @adamalpha7881
    @adamalpha78814 жыл бұрын

    Subax sabti ah 10:30 am kismaayo

  • @MdIsmail-yg7io
    @MdIsmail-yg7io Жыл бұрын

    Masallh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zekirzek0072
    @zekirzek00723 жыл бұрын

    13 yrs ago MASHALLAH

  • @MdIsmail-yg7io
    @MdIsmail-yg7io Жыл бұрын

    Masallh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @CamirMaxamed-zk5sj
    @CamirMaxamed-zk5sj10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @shamarkemohamud759
    @shamarkemohamud7599 ай бұрын

    Mashallah

  • @cademcc53
    @cademcc532 жыл бұрын

    Sheyliaah naxar cali cilan ayn ka aqoonsdy balse kan okiyaalha wato iyo kan kle magaranaayo

  • @aadannuurxuseen8645

    @aadannuurxuseen8645

    2 жыл бұрын

    Macalin xasan farey waaye

  • @abshirmaxamuud5554
    @abshirmaxamuud5554 Жыл бұрын

    Mash allah

  • @maxamedsalmaan3314
    @maxamedsalmaan33143 жыл бұрын

    M.allh

  • @xseenaxmed4965
    @xseenaxmed4965 Жыл бұрын

    Mash alh

  • @shaficimaxamuud4786
    @shaficimaxamuud4786 Жыл бұрын

    1:38 Mash a Allh

  • @hassanalihassanhassanaliha1336
    @hassanalihassanhassanaliha13367 жыл бұрын

    Masham Allah suwaca mcn

  • @cumarwaddani3150

    @cumarwaddani3150

    4 жыл бұрын

    Masha allah

  • @ShaaficiHilowle
    @ShaaficiHilowle8 жыл бұрын

    Plz sxb sare abukar sudi cinwaan lagaa heli karo isii aaad baan kuugu mahad celinaayaa sxb alaha ku barakeeyee plz hadaa facebook isticmaasho igala soo xiriir user kaan si aan wax badan ukala faaiideysano sxb @ Aburahiila

  • @faaisomoalimahmedfaaisocad4768

    @faaisomoalimahmedfaaisocad4768

    5 жыл бұрын

    Mashaa Allah kana ka subac ah macalintaa Alle ha dhaafo

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali17163 жыл бұрын

    Wlhi subacan subac lamida lama duubin m.a

  • @claahiabuukarcarasasa7169
    @claahiabuukarcarasasa71696 жыл бұрын

    Kabiiriin

  • @user-qd4cb7qe4v
    @user-qd4cb7qe4v5 ай бұрын

    Msh alh

  • @shacbambm5169
    @shacbambm51692 жыл бұрын

    M.a

  • @deymasame6871
    @deymasame68713 жыл бұрын

    Subac macaan

  • @raxmaaniyatv5644
    @raxmaaniyatv56444 жыл бұрын

    34:32 ila arka

  • @alisaabdallah6603
    @alisaabdallah66036 жыл бұрын

    mashaa Allah 🌷🌷

  • @abdulahijeego2527

    @abdulahijeego2527

    6 жыл бұрын

    😘😍

  • @abdikariimahmed577
    @abdikariimahmed5777 жыл бұрын

    ayaan jeclahay

  • @faadumomuxyadiin7923

    @faadumomuxyadiin7923

    7 жыл бұрын

    sheeylilaahi aan jeclahy kuligeen allah idin dhowro

  • @wadani4924
    @wadani49244 жыл бұрын

    Masha alah barakeeyo dhamantood klama dhacaaan lkn cali seekh ibraahim aa codka siiyy

  • @hal-abuurhayle8659

    @hal-abuurhayle8659

    4 жыл бұрын

    Xasan farey kawarn

  • @kalleimam7400
    @kalleimam74009 жыл бұрын

    Subacquraankarim

  • @axmedcadaayecadaaye1658

    @axmedcadaayecadaaye1658

    8 жыл бұрын

    masha allah

  • @BashirMohamedJimale
    @BashirMohamedJimale3 ай бұрын

    😮😅😮😅

  • @ak.moha1731
    @ak.moha17313 жыл бұрын

    Ud

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia39887 жыл бұрын

    -cali cilan-

  • @Kar2Kar2-po8kb
    @Kar2Kar2-po8kbАй бұрын

    Hggg

  • @wadani4924
    @wadani49244 жыл бұрын

    Asc abuukar subaac subac aan udhigo wlhi ma arak wxan ka codsanaaa qeybta al camra ka maqan iyo anisa inaad ku soo dsrtid adoo mahadsn

  • @abdisalaanahmed7874

    @abdisalaanahmed7874

    4 жыл бұрын

    Waxaad ka heleysaa Ibraahim alhaqani channel kiisa

  • @nuuroaxmed9309
    @nuuroaxmed93093 жыл бұрын

    M.s

  • @axmednuur3935
    @axmednuur3935 Жыл бұрын

    31:8😍

  • @shiineali1029
    @shiineali10298 жыл бұрын

    naxar kawarama

  • @sakariyegurey97

    @sakariyegurey97

    5 жыл бұрын

    shiine ali masha

  • @AliHassan-zv8vy
    @AliHassan-zv8vy2 жыл бұрын

    Masha allah

  • @rahulsharma3353
    @rahulsharma33537 жыл бұрын

    macalin cali cilaan kan ku xigo ayaan aad u jeclahay ee magaciis yaa ii sheegaayo qeer alaha wada siiyo

  • @mukhtaradan5277

    @mukhtaradan5277

    7 жыл бұрын

    Aaa Shelilaah

  • @alisimba1177

    @alisimba1177

    7 жыл бұрын

    walaalkiis waaye sheylilaah aa ladhahaa

  • @cumarabdullahiabdullahi7421

    @cumarabdullahiabdullahi7421

    6 жыл бұрын

    :-)

  • @GURIGAKHERKATV

    @GURIGAKHERKATV

    6 жыл бұрын

    rahul sharma macalin Ahmed dhiblaawe

  • @abdirizakcaska9635

    @abdirizakcaska9635

    6 жыл бұрын

    sheelilaahi

  • @abdullahiyusufhassan6435
    @abdullahiyusufhassan64356 жыл бұрын

    masha allah

  • @abdirahimabubakar5897
    @abdirahimabubakar58977 жыл бұрын

    Maansha Allah

  • @cabdiraxmancali5596
    @cabdiraxmancali5596 Жыл бұрын

    Masha allaha

  • @FardowsomuuminGooeshe
    @FardowsomuuminGooeshe9 ай бұрын

    Msh alh

  • @jorjinhobaas1011
    @jorjinhobaas10114 жыл бұрын

    M.a

  • @kakacade6985
    @kakacade69854 жыл бұрын

    Masha allah

  • @savagesaucey5388
    @savagesaucey53888 жыл бұрын

    masha allah

  • @AliHassan-ri4jl
    @AliHassan-ri4jl4 жыл бұрын

    Masha Allah

Келесі