No video

Somaliya oo ka tashanaysa itoopiya iyo jalaafooyinka laysu aasayo

Join this channel to get access to perks:
/ elsarchannel
★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / abdirahman.elsar
➜ / elsarmediapr
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
chat.whatsapp....
WhatsApp: #+252634333309
#Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Пікірлер: 12

  • @DaalloSurad
    @DaalloSuradАй бұрын

    Iska aamusa somali anaga wax ka dhignay anagaa duminay anagaa isksga tahnay markaanu cilmi caqli gabay garaar ruwaayad deelay siinlay wax kasta kula hadlay 30 sano waxaanu ogaanay inaan aqliga reer waqooyiga iyo caqliga reer koonfurku aanay is qaadi karayn oo caqliga konfureed aanu u dhigmin tonan jirka waqooyi uma fikiraan sida aadamaha ilaahay abuuray waxaad u fikirtaan qaabkii talyaaniga ee fashiistaha ahaa

  • @DaalloSurad
    @DaalloSuradАй бұрын

    Koonfur 30 sano ayaa nagaga lumay wax aan dil iyo cunaqabatayn ahayn kamaanu helin xaasid nimadii lixdankii iyo dawlad koonfur kaliya ayaa waxwalba qaadatay halkii ayaad nala rabtaan

  • @DaalloSurad
    @DaalloSuradАй бұрын

    Awoonyahanka koonfureed ma laha aragti fug waxa keliya ee ay arkaan waa somali iyaga ka bilaamantaa kuna dhamaataa waa madaxwayne daraadooda ama hawiye

  • @DaalloSurad
    @DaalloSuradАй бұрын

    Somali wayn reer waqooyi ayaa lahaa midowgan ma adinkaa keenay mise anaga waanu ka tashay somaali wayn halaasiya labadii aanu keenay maxaad ku soo kordhiseen labadi ayaad kala dirteen mana qirsanidin sadaxdii raadi anaga dib noo gumaysan maysaan

  • @DaalloSurad
    @DaalloSuradАй бұрын

    Horta koonfur ka xoreeya 17500 ayaa koonfur joogee horta idinka iyo waqooyi keebay gumaysataa itopia idinkoo aan xor ahayn ayaad umad xora ka sheekaysan naftiina wax unoqda ethopia haday isaaq qabsato waxba ha nagu tarina

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    Ай бұрын

    Adiga oromo tahay dolka leheyn ina hesho laga maa yabo bacow

  • @DaalloSurad
    @DaalloSuradАй бұрын

    Dekedan aad ku wareerteen ruush hadaad keentaan walaahi isaaq nimaan ahayn inaanu ka talinayn huraale kastaa ha qaylyo ma ciidankii siyaad bare mid ka awood badan ayaa imanaya xamar baydhabo kismaanyo hiiraan galmudug butland intaa mideeya waqooyi idiinma baahna ama aanu bakhtino ama hanala gumaysto oo itopia ha na qabsato waxba idinkama rabnee waanu idinka raysanee naga raysta

  • @betterdaysarecomingsoonins6710

    @betterdaysarecomingsoonins6710

    Ай бұрын

    Tikree waxa ku dhacay Ka bdn aya idinku dhaceysa hadad xabasho so dhawaysato. Dhibka falastiin isha kuhay waxa kasocda iyo sida ay kuso bilaabatay. Hurdaaaye

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327Ай бұрын

    Darood mic pleace

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143Ай бұрын

    Faysal waa munaafaq waayo iskaaba itoopiyaan ah isku wax ay aheeyt in ogaadeenka jooga iyo Somalia kale uu ku iyo colada’s uu Somali lanad iyo somaliya iyo itoopiya uu isku soo feeynayo Midnimo somaliya wax wada leg way dhamaqtay reeer Somali lanad Laguna dhaadhicin karo midnimo Somali weeyn

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174Ай бұрын

    Badda cidda rabtaa waa Oromo e kuwa kale kuma jiraan. Abbaagandhihii yimid Somaliland ayaa ahaa ka la heshiiyay Beesha Isaaq.Waa halkaasi meesha uu Abiye ku hogaaminayo Oromo.

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9nАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂