ELSAR MEDIA PRODUCTION

ELSAR MEDIA PRODUCTION

★ ★ ★ ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K & HD★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔ELSAR MEDIA PRODUCTION Waxad Ka Helaysaa warar xaqiiqo ku salaysan warbixino kala Duwan ✔ Barnaamijyo ✔ Madadaalo ✔Axadiista iyo Arimaha diinta✔ Fadlan Si Aad Ula Socoto Halkan Riix kzread.info

FOLLOW ME on Social Media
➜ twitter.com/AbdirahmanElsar
➜ facebook.com/abdirahman.elsar
➜ instagram.com/abdirahman.elsar
Website ➜ elsarmedia.com

Пікірлер

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw16 сағат бұрын

    Been madoobe😂

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o16 сағат бұрын

    Waxan Waa Matag

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o16 сағат бұрын

    Dirdiraale Soomaali waa walaalo Adiga marsheego Dir mar Carab mar Xabashi

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o16 сағат бұрын

    Waa beenaale insurance wax iskudiro ayuu dooni

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o16 сағат бұрын

    Beenaale Goojacde kaaay

  • @yassinadan1455
    @yassinadan145516 сағат бұрын

    Sayidku wuxuu ahaa halgamaa jihaad ku dagaalamayey ama rumayso ama ha rumeysan

  • @mmjey
    @mmjey16 сағат бұрын

    Munaafaq buu ahaa,xaaraama cune ah. dadka wuu iska dili jirey

  • @user-lh6il2rz5o
    @user-lh6il2rz5o16 сағат бұрын

    Beenaale iimaanka ale kaa waad lacag baad qaadaty dooni mayo xabashi car xabashi hawsoo gasho s/laan

  • @abdibarre2162
    @abdibarre216216 сағат бұрын

    Wn idin salamayaa channel-kiinan wareysanaya 'Tuugmadow' 1- Waxaan weydiinayaa maxaad 1990's horaantiisii u afduubatey ninikii odayga ahaa ee ganacsadaha ahaa ee Isaaq-habarawal ahaa ee aad la gashay buurahaa bariga, weliba intaad madaxfurashada u heysatey uu si xun u xanuunsadey ee lagaa karin waayey iskasoo daa, ilaa markii dambe madaxfurasho lagaa siiyo, (You were the kidnapper demanded for ransom in 1990's) and still looking for ransom. 2- Maxaad deegaanada iyo qabaa'ilka somaliyed magacyadooda ujejebineysaa, sidii ilma yaroo damiina oo casharkii loo dhigay kasoo bixi waayey, ilmaha yari dembiba malehee, waxaad kala garan la'dahay Huurshe iyo Ceelhuur oo bari iyo galbeed kala ah gobollada dhexe, anigaana kasoo jeeda, 'burcad aad madaxfurasho' ka shaxaado ma joogaane ummada Somaliyed meel ka fiiraso. Waanadu haku deeqdo

  • @ahmedmuze8362
    @ahmedmuze836217 сағат бұрын

    Wallee taariikh badan buu hayaa, talow buug maa laga qoro. Allaah ha ku xifdiyo boqor, Allaah baa boqoree.

  • @JinacsanFeedhacad-gb8wf
    @JinacsanFeedhacad-gb8wf17 сағат бұрын

    Buurmadow iyo reerkoodaba kama dhagaysan karo taarikhda Sayid cabdile hasan wa beenaale All Iodoor are bias

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l17 сағат бұрын

    WAA KHALAD TAARIIKHEED BUURMADOOW WAXA UUSHEEGEEYO WAX BADAN BAAKA MAQAN

  • @dayroday8133
    @dayroday813318 сағат бұрын

    HADII AYE ETHIOPIA XOOG WAXA KU DOONAYSO MAXAY JABOUTI U QABSAN WEYDAY

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy18 сағат бұрын

    Hadii ay daan lahayn halgamaaa ama halyay diinta u dagaalamay Isla aamusa bilaa ciwaan bilaa taarikh ah yaa tihiin

  • @AbwaanQabsato
    @AbwaanQabsato18 сағат бұрын

    Tariikh xoog ku samey bahal madow

  • @Hawaarto1
    @Hawaarto117 сағат бұрын

    Wax ka sheke adigu

  • @mtksolution
    @mtksolution18 сағат бұрын

    Warxishob

  • @SundusShucayb
    @SundusShucayb18 сағат бұрын

    Munaafiq xaar xaar dhalay dhalay

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f18 сағат бұрын

    Ader booqorka hadla kaka ufarso ader jubuuti koormaad xooraysay hal so aal ader ango gob joog baan aha hal matala ader wakhataka ad kalaqban jartaan waa dhamaday ciisa iyo samaraan ader tarkhada isaaq a. Jubuuti waxay kabalatay khadra xayaad waxan kuwadayay booqorka shadano anaan iyo abahaad madka hoorayay

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac213618 сағат бұрын

    sayidku xitaa ADOOMO ayuu lahaa oo soomali ah kadib markii uu dagaalo kusoo qabsaday.

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac213618 сағат бұрын

    walaahi aad buu taariikhdii sayidka iyo ta soomalidaba ugaranayaa boqor buur madow.

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed622119 сағат бұрын

    Lacagtii xirsi ayaa kaa hadlinaysa weli, muuse biixi ayuu ku waashay

  • @AhmedNour-r8l
    @AhmedNour-r8l19 сағат бұрын

    Kkkkkk

  • @Gracias2024
    @Gracias202419 сағат бұрын

    Boqor been madow Isaaq baa engiriis lugaha udhaqi jiray waligay maqli jiray Isaq darawish sheganaya waa ikow Darwiish cida unaqaan wana rer sool From Muqdisho

  • @moderninformation7931
    @moderninformation793117 сағат бұрын

    Maxaad ka taqaan beentii siyaad barre idin sheegay ayaad run mooday.. haddaa taariikh hayso waxaad sheegtaa sheekhii ugu weynaaa magaalada berbera oo ahaa nin reer muqdisho ah ..oo sayidka berbera kusoo dhaweeyay markii uu sucuudiga kasoo laabtay...

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye393720 сағат бұрын

    Waa sax lagu karbaasho waliba been badanaa war waxay qiraal ku yihiij maca caaqiladoodu inay xabasha yihiin muuse biixina oromo yahay war waxba ma wadaagno ina biixi inta uu joogana somali land iskuma nihin awdal state iyo reer boorame waa isku isaaq lama nici karo laakiin ninka imada baabiinaya halaga eryo ilaahay muse hana dhaafiyo muse isaaq iyo ciise iyo gadabuursiba waa nacab yahay nin walba muse ayaa xun

  • @XiisAxmed-up1py
    @XiisAxmed-up1py20 сағат бұрын

    Beenaale wuxu sayidku wuxuu yim8 berbera dadki8 buu u sheegay inay ka hor yimaadaan gaalada . Muadon ayuu toogtay gaal ingiriisa oo deris la ahaa masjidka wuu soo dhacay oo dhintay sayidku euu u qayliyey isaaqii berbera war dagaalama. Aw xirsi oo isaaq aha ayaa xafiiska tegey wallee hadan la qaban wadaadkan maanta meel dheer baa laga dooni ingiriisku wuxuu amray inuu berbera ka baco. Meel isguula oo caruurta reer berbera diinta gaalada loogu dhigo ayuu sayidku sii maray wiilal buu arkay kuye adeer magacaa kuye joon markii hore magacaagu muxuu ahaa kuye cali maanta ma halkaa ayay joogtaa. Sayidku baadarigii buu dhagax laabta kaga dhuftay ilahyow i taa ayaan awoodaa. Sayidku diinta ayuu u dagaalamay gabayadiisa ayad ka garanaysaa. Ilahyow waxay nagu galeen diinta soo gala,e

  • @user-hn7pj5kc5k
    @user-hn7pj5kc5k20 сағат бұрын

    Waali cas ma ahan shiikh axmad fiqi waa abgaal waxuuna kamid ahaa aasaasayaashii daraawiishta

  • @allekabaq7933
    @allekabaq793320 сағат бұрын

    Baqle baqle

  • @maryanigal3349
    @maryanigal334921 сағат бұрын

    Waa isku yaacay odaygu

  • @qorane122cabdirisaaq3
    @qorane122cabdirisaaq321 сағат бұрын

    boqorku taarikh badan ayuu hayaa buuk qortaarikhada

  • @abshirismail1055
    @abshirismail105521 сағат бұрын

    Isaaq waa daraawish ah 50 jir baan ahay bur madow baan ka malay hadana abgaal buu kusoo daray waa waali casaana

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi603019 сағат бұрын

    Hadaad 50 jirto maxaa ku dhex jira faqash baatahy tuugee wixii siyaad barre afweyne kugugu shubay ayaa kaa dhex guuxayee isaaq na waa ka dagaalamee maxaad islahysaa mataariikhdayada ayaad rag ugu xiniyo salaaxi ader doqony

  • @hawoali120
    @hawoali12021 сағат бұрын

    Tariiqdq ina igare iyo amalkiisa galmudug ayeytal lakiin itoobiya naga reeba wan idin jecel nahay ❤❤❤

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane21 сағат бұрын

    Waaar beenta daaa Muslimo may ahayn oromee ina Sahal ayay ahayde may dhalina eee way korisay

  • @hawoali120
    @hawoali12021 сағат бұрын

    Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta reer awdale state waa dad jira ❤❤❤

  • @fisaali9689
    @fisaali968921 сағат бұрын

    Boqorrka waxa uu u qalmaa madax weyne

  • @fisaali9689
    @fisaali968921 сағат бұрын

    Kangaroo NAFTA waaya xasann Shekhawat bor buur madaw waa habar xabiu sheed guul guuul boqor buur madaw

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud97522 сағат бұрын

    Sayidku berbera wuu ka soo degay iayadoo kaniiaado ka dhisan yihin caruurtinana john loo bixiyo Mu adinkiina la dikay berbera inta gaalki yidhi hurdadu nagaga ciyaaray Inuu halgamoma waxa ku dhalisay wuxu dhulkina ku soo arkay Dadkii markuu is y8dhi wacyi gelina waa kuwii ku yidhi rabshad uma baahnika dib ayuu ka tegay oo hadka dhulbhbte degay Halkaasanu ka bilaabay halganka iyo gaalo la dirirka Dhulbhnte ayaana siiyay dhul iyo hiil iyo hooba Waa jiri karan shaqsiyaad isaaqa oo la mawqif noqon kara lkin halgankaa waxba kuma lihidin sidaa u jeceshijin amxaarada maanta ayaad waagana ingriis u wadateen Jooji been madoow ayaad sheegtaye

  • @samirr546
    @samirr54621 сағат бұрын

    Hada wax samee indhahaaga oo shan ah baa loo qaxay oo caruurtii la bedelay oo la qaatay wax ka qabo hadii aad hore gaal uga reebi jirtay idoor gaalo maanta ayay caruur tol ah qaateen oo haystaan iminka hadii warkaa hore runyahay na tus kuwan in aad soo dhiciso!!!

  • @qorane122cabdirisaaq3
    @qorane122cabdirisaaq321 сағат бұрын

    yaakaa gaala jecel kuwii baddada u haa talyaaniga idikay ahaayeen. kuwii ingiriiska ku yidhi dhulkayga xabashida noogu dhiib idinkay ahaayeen. kuwii caasimadii somaliya xabashida soo galiyay idinkay ahaayeen. ee markii danbana bmka ladhacay.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali505622 сағат бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa boqor cusman buur madow waxa xumeeyey gaafaadhi iyo madaxweynaha. 2.0. Hase yeeshee boqor cusman buur madow sida uu uga hadley MoU waa si sax ah waanan ku farxay waana arrin aad u muhiim ah waana sidii laga doonayey boqorka. 3.0. Waxan kuu rajeynayaa cimri dheer iyo caafimaad buuxa. 4.0. Waxan qirayaa inaad muuse biixi taageertey xilligii doorashada madaxweynaha. 5.0. Haddaba waxan qirayaa inay ku xumeryeen wasiir gaafaadhi iyo madaxweynaha.

  • @alialbare3353
    @alialbare335322 сағат бұрын

    Beenta waxa qortay xukumadii daaroodka taariikhdaasna waa in dib loo qoraa wixii qaldana laga saaraa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524122 сағат бұрын

    MAXAD LA A QAYLINYSA BEENALOW CADAABTA KU GALI DOONAA BEEN

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524122 сағат бұрын

    WAXAN TV SHEGNYAA WAX WALB HORTA MIYEY SOO GUDBIYAN

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524122 сағат бұрын

    BAL WAXCELKAN EEG WAAR AXMED KAARSHE MAANU SOO HANJABIN WXUU MOODAA DADKU INEY DHAGO LAYHIN

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524122 сағат бұрын

    HORTA CADAWGA GUDHA EE WADANI MAXEY AFWEYENE OO MUUSE BAXII XABAD WADANKA KAGAA SAREY AAY MAAH MAHDA UGU BADIYAAN AFWEYENE MAAY U XIISEEN AFWEYEN WUU DHINYEY OO WALAAHI AH WADANIYOW

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali505622 сағат бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa boqorka buurmadow wuxuu ka hadlayaa waa arrin sax ah. 2.0. Waxan dhahayaa boqorka buurmadow waan taageersanahay. 3.Waxan dhahayaa xisbiyada darafyada ka jira waxan dhahayaa waa in la taageero. 4.0. Awdal state waxa ku jira cuqdada isaaq nacaybka ka buuxda. 5.0. Waxan dhahayaa cadaawadda isaaqismka ayaa ka buuxda.

  • @Iphone20249
    @Iphone2024922 сағат бұрын

    Catatab baac baac al maxaa xaabo faaruqa jooga somaliland

  • @Iphone20249
    @Iphone2024922 сағат бұрын

    Habaarqabe aday kaa muuqata waxuush aaan edeblahayn baatay istubidh

  • @Iphone20249
    @Iphone2024922 сағат бұрын

    Nacas maha waxaad ku sheegtay waka wadanka aad ka dhex dalatso kuu coreeyay yahuu

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali107322 сағат бұрын

    Ismaaciil Mire yidhaahdaan wuxu diley Koofil Darwiish markay jabtayna Burco iyo Buuhoodle ayuu iskaga noolaa see macquul ku tahay qof dhan oo sarkaal ingiriis ah diley inaan ingiriiska oo joogay Burco iyo Buuhodle uusan xidhin? Abaanduule darwiish oo weliba Koofil dilay ayaanu ingiriusku xidheyn macquil maaha wuxu dilay ama abaanduule ahaa maba jirin waa been iyo quraafaad faaaan iyo been.

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim218722 сағат бұрын

    Ileen lacag bay qaataan Somalia land dadkeedaa u baahan

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan863722 сағат бұрын

    Waxaa xaqiiqa inaanu sayidu diin u dagaalamayn, cadayn waxaa kuugu filam dilalkuu samayn jiray

  • @nkm3449
    @nkm344923 сағат бұрын

    Muse muse adigu bisad madowee waxaad ugu tegi reerkii aad Boqorka u ahayd ee sharafta ku yeelay waa digan kulba meel aan musaasib ku ahayn wareegaaye

  • @abdulraven4970
    @abdulraven497023 сағат бұрын

    Siyaad barrow caf iyo masaamax wixii aad u geysatay somaliland hadaad ummada aad ka hor joogtay basaasiinta xabashada ee muusebixi iyo inakaahin