"Ninka Doonaya inuu Ceerigaabo calan kale ka taagow waxaad ka heshaad leedahaye"Xildhibaan Meecaad

Пікірлер: 9

  • @Siilaanyo2011
    @Siilaanyo201111 күн бұрын

    Haa dee😂😮Daantooda haka taagtaan calankooda buluuga ah🎉

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo459111 күн бұрын

    HADAYNU GARXAJIS NAHAY SHALAY WAXAYNU LAHAYN DHULBAHANTE IYO HUWANTAA INAGUSOO DUUSHAY DHULKOODA MUUSE HA UUGA SOO BAXO INAGOO KU XUMAYNAYNA MADAXWEYNAHA QARANKA KASHEEKEE MAANTA CEERIGAABO AYAY INAGU HAYSTAANEE WAANA ABAAL KEEN HADAYNU HABARYOONIS.

  • @kalmeeyemedia7596

    @kalmeeyemedia7596

    11 күн бұрын

    Aado ayo ah War ader Ciid mel.isku haysata ma. Jirto Heegoy

  • @AliMohamed-qu5ht

    @AliMohamed-qu5ht

    10 күн бұрын

    Rer muuse qowmulu ku fahanay

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra11 күн бұрын

    Xiligii miyaa la gaadhay la, odhan jiray ilaa Garoowe ayaanu qabsaneynaa. Hadhowna lasoo carari jiray.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight12311 күн бұрын

    Taasi. Khaalada. Waa. Maxaay. Caalaka. Buluuga. Maxaa. Nookeenay. Haadaan. Maarayo. Baalasaku. Haasata. Waar. Isalayaaba

  • @gureey3185
    @gureey318511 күн бұрын

    والصلح خير waa fashil soomali haysta waywada noolaan la yihiin

  • @abobasement346
    @abobasement3468 күн бұрын

    war yan lagu dilin dib danbeh Adigah iyo museh oromoh dibdanbeh ugah qodi maysan burah dahab carabtan iyo mafiyadan aad wadatoh waa lah so Afjarih donah

  • @runsheegxaqaani4742
    @runsheegxaqaani474211 күн бұрын

    Beenlow baad tahey, xaafadaada haddaad soo dhaafto waa inoo dagaal.

Келесі