No video

"Ninka Doonaya inuu Ceerigaabo calan kale ka taagow soo dhawoow waxaad ka hesho " X/ Meecaad

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 95

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735Ай бұрын

    Absolutely true somaliland guuuuuuuuuul U SHEEG MUNAFIQ BEEEEEEN TA KU NOOL KU RIYOODAY ❤

  • @HooyoFaadumo-fz6uy
    @HooyoFaadumo-fz6uyАй бұрын

    Muuse Ismail power 👊👊👊

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4zАй бұрын

    Dhaar ha isku jeexin 😂 walaga taagaya Insha'Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ubАй бұрын

    Axmed karash waa gacan ku dhigle isga dilalka lascnod ka gaysan jiray iyo danay hadana ceerigbo aan deegan ku ahyn ayu sheegnya

  • @user-pz9yy4ym1k
    @user-pz9yy4ym1kАй бұрын

    Ceerigaabo ilaahay colaada ha ka saaro 🫡🫡

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7hАй бұрын

    War Dhulbahante Isaaq oo dhan ayuu qaawiye Macadamia Allah Hawaarak

  • @asiyahmed-cs3ft

    @asiyahmed-cs3ft

    Ай бұрын

    Dhulbahante lascanood moyee halkay joogan ,oog iyo caynabo waa gobolka sool ,qadadweyn soo baro horta dalka ,

  • @Onceuponatime-f7h

    @Onceuponatime-f7h

    Ай бұрын

    @@asiyahmed-cs3ft Kkkkk Runti hadda magacaga ka fahmay inaad gabadh rer Sheikh Isxaaq tahay kuwi ab iyo isir na dhalay. Harti haddii aanu nahay oo rag iyo dumar hablaha Somaliyeed sharaf ayey naga mudan yihiin guud ahaan gaar ahaana hablaha Rer Sheikh Isxaaq. Waxanu is hayna waa rag ee dumarka ma aha. Aniga ayaa Garaad ah dhulka Daarood hablow waa idin fasax idinka odayada Isaaq ee Saleeban Ahmed Aden ka wayn Shaadh na xooga hoos uga yar. Kelmedda Qadaadwayn Daarood ayaa bixiyey ama Sayed Mohammad Abdalle Hassan. Qadaadwayn waa raggi Isaaq iyo bidoodki kale ee Ingiris watay. Halka Yamyam na tahay kuwi timaha jilicsana aida Hinddida nooc kasta haba ka si ahaydeen. Haddaad Rer Hargeisa ahaan jirtay kuwi SiingeSiinge ama Seikh ah weeye Yamyam hadaad maqashid. Habar yar in Somaliland waxa is dhul le'eg Boqortooyada Warsangali, Garaadada Dhulbahante iyo Isaaq oo dhan. Adiguba Goggles ku samay. Dhulka maanta raggi 900 sano Gobta iyo Garaada li ahaa ee Gaalomadow ka xoraystay sida Gaal Yufle ama Gaal Weyte ayaa ka taliya. Nin Rer Sheikh ku af xumanaya ma ahi oo taasi ma dhacayso. Dhulka Ogaada Isaaq ma leh. Gubban ayuu leeyahay Adiguna salaan Gobeed gacanta midig ku qabso. Sharafi korkaaga ha ahaato Habo Nin xidid iyo xigaal yaqaan Daarood ugu kaalay Guul gabdhaha Somaliyeed oo dhan oo aad kow ka tahay. Ragga Abba Gaadhe etc noo keenay waanu so wada qaban Reer Sheikh Isxaaq oo Saado iyo Daarood ilma ilma aderadi anaga xaal ka siinay Abba Gaadhe nimada Adigu waxad kow ka tahay hablihi lagu yiri Duntooda ayaa wanaagsan e hablaha lagama doorteen Aniguna waxan sheegay aniga oo jawaabay nin Inan HY ah caayey: Hubaali hal weeye Hablaha lama caayo, Halgaad xumadaada Hareerta ka dhaafi Habkaaga hagaaji Ibleysku hadhayey Hogaan xumidaada Haliilka ka buuxo Horaanba diiday Hablaha haba caayin Ileyn waa hirkeena Halkii aynu ku howno Hooyadii na habsiisay Wanaagga dhegteyna hubaal Ku rideysey Hadaad hideheena Hareerta ka dhaaftid Humaagi gud kaago Hal beeso ma dhaamo Habaas badanow Hufnaanta ilaasho Haliilkana jooji Haweenka gobteena Ninkii ku hinaasa Haadaaq ku xumeeya Hanfaa dilayoo habaar baa helayee Hadaan hableheena Hanaan socodkooda Hareerta ka dhaafno Hubaal lumisteena Habeen kama dheera Hufnaan badnidooda Hadaaqa wanaagsan Humuun bi'intooda Haboo(habaryar) nimadooda Ayeeyo hagaagsan Hir doogle la moodo Hareer ka galkooda Hanuun wacankooda Huruuf li'idooda Hawraarsamidooda Hanaanka wanaagsan Halyeynimadooda Haweenka aduunku Habaas kicintooda Hirkooda ma gaadho Ragow haybadeena Haweenka hayee Haa maagin Hableheen a Hargeisa wanaagga Halkii aan u hooday Yaraantii ku hesay Iyada ma habaarin Habkeeda wanaagga Hanaan socodkeda Hareeraha buuxa Allah u hibeeyey Ninkii ka hinaasa Isagaa hurdo seegin

  • @Onceuponatime-f7h

    @Onceuponatime-f7h

    Ай бұрын

    @@asiyahmed-cs3ft Warqad gobeed waa ku so qoray lakin fuley inan gumeed ayaa iga masaxay just a piece of correction Dhulbahante Ragga Kibray ee Isaaq ayuu maryihii ka tuuray Lakin odayaal, caruurta iyo dumarka sharafta leh Harti gacantisu ma gaadho

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623Ай бұрын

    Ader Kala qaybsada qayb SSC, qaybna Somaliland. Laba maamul ka dhiga si nabad ah haloo noolaado

  • @Jamac20
    @Jamac20Ай бұрын

    Calanka somalia laga taagiya ceerigaabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @art_lto2450

    @art_lto2450

    Ай бұрын

    Muqdisho kas laga tagayaa🇪🇹🇪🇹🇪🇹😂

  • @Jamac20

    @Jamac20

    Ай бұрын

    @@art_lto2450 Hargeisa iyo burco iyo barbara kan aa laga taagiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Clorex___
    @Clorex___Ай бұрын

    All the Harti Tax Payers In Ceerigabo Will Pay Taxes to A Harti Administration Not An SNM administration.

  • @Turtle333face
    @Turtle333faceАй бұрын

    Guuuul MD Hassan Shike

  • @truthafrica288
    @truthafrica288Ай бұрын

    Don't cry tomorrow we are coming weather you like it or not

  • @ayaanibrahim8735

    @ayaanibrahim8735

    Ай бұрын

    Kkkk SO SOC RIYO KU NOOL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL 🤣🤣🤣🤣🤣🤣NIN AN CIILAY BA I CAAYAY

  • @truthafrica288

    @truthafrica288

    Ай бұрын

    @@ayaanibrahim8735 don't cry tomorrow your tribe will be the most embarrassed tribe in Africa

  • @user-sb4pg3zz9k
    @user-sb4pg3zz9kАй бұрын

    Reer booto iyo dig dig aan meelna jirin ku Caan ah weeye isaaq waa dad masaakiin ah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    in laynasoo hawaystoo karash nin noqdo issaq ayaa noogu wacan Cise wayneh iyo samaroon iyagaa kaligood darood oo dhan u jilib dhigay xitaa issaq ayaa sirtayada bixinayay oo huwanta lasoo saftay oo calankani tawxidka dhulka u quudhay .. from saylac city besha cise wayneh somaliland

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593Ай бұрын

    Ceerigaabo ilaahay colaada ha ka saaro

  • @mohameddictionary1971
    @mohameddictionary1971Ай бұрын

    Intaas nin daarooda haduu dhihi lahaa oo reeer ceerigaabo haduu dhihi lahaa ayeey micno sameey lahayd lkn nin beesha dhexaa haduu yahay waxeey la mid tahay laasacanod calanka lagama taagayo

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595Ай бұрын

    Libaax u sheeg runta Somaliland guul

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10Ай бұрын

    Geesi intii kale sow cadawga gudaha May noqon oo maxamuud xaashi lacag Kuma siiyo taageerida huwanta isheenay ka arkeen iyo ciidankii laascaanood balaayo u tudhayay.waa inaynu indhahooda waxxtusnaa geesi geesi dhalay

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213Ай бұрын

    af ka nool ayaa tihiin ee armaa inta yar aad weysaan

  • @hudeivemohamed9917
    @hudeivemohamed9917Ай бұрын

    xildhibaanow hadal yuuran kaa tagin yaadan markii ceerigaabo la qabto yaadan media ka cararine sidii ina koore iyo muuse biixi😅

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Jabuuti cerigaabo awdal waad wareerten

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328Ай бұрын

    Sanaag is always be Somaliland , who cares what sleepwalkers said Like Old. dude Ahmed Karaash.

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100Ай бұрын

    Cashirkii SSC mailowday ninyahaw......ragan SSC lomadawankara saxib

  • @Xudeyfa
    @XudeyfaАй бұрын

    Bararaqle biiq biiqle aryaa ninkasta Gurigiisa iyo degaankiisa isagaa maamul iyo calan usameysan. Tan kale cida aad u hanjabaysaa yaa waaye.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841Ай бұрын

    Waxan kabaqayaa inay dhulbahante waayaan intayar ee ceerigaabo kadaganyiin waxa fiican inay iskaqabtaan odayaasha barakaca uhorseedaya

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xgАй бұрын

    Taas macnaheedu waa ceerigaabo isaaq baa leh cid aan ku xukunno oo na hoos timaadda mooyee cid kale kuma noolaan karto oo Uma oggolin.

  • @somsessl1310
    @somsessl1310Ай бұрын

    Fariiid

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972Ай бұрын

    Meeshooda iyaga iskaleh ,adaaba leh maamulka ssc ,maxad lagubanaysaa, harti idinka hoos kuwatee iska celiya fk

  • @FarhiyoAbdullahi-rs6ob

    @FarhiyoAbdullahi-rs6ob

    Ай бұрын

    Absolutte

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883Ай бұрын

    Welcome Dheh😕

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240Ай бұрын

    Ceerigaabo harti baa leh. Been been baad ugu soo durugtay, odayaashii hore ee harti ee qurunka ahaa ayaa kuu surtax galiyey in aad ceerigaabo timaado.

  • @FarhiyoAbdullahi-rs6ob

    @FarhiyoAbdullahi-rs6ob

    Ай бұрын

    Sosoco huwanai

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720Ай бұрын

    Masha Allah waa xildhibaanna saxda ah

  • @saeeddayuur
    @saeeddayuurАй бұрын

    Man 100%

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyricsАй бұрын

    Anigu waan soo dhawaynayna dadkaas ceerigaabo lagaga hahayo. Laba wuxuunba kasoo horeeya wedkooda ama xabsi.

  • @Keysek
    @KeysekАй бұрын

    Ader waxas oo dhan garacan muuse bixi ayaa inogu wacan oo Ina kal dilay fursadan cadawga siiyey illayn garac garac dhalee

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894Ай бұрын

    Sheekhow faanwaynaa

  • @CabdirisaaqXasan-qg1sc
    @CabdirisaaqXasan-qg1scАй бұрын

    Afka alle kuu daa geesi weeyi noolow warkaasaa imara

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061Ай бұрын

    Xildhibaan macaac Hooyadaa u sheeg, nin aad tahay ayaad noqon haddii rag isgalo.

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9uАй бұрын

    Ceerigaabo miyey ku riyooden xaroodku

  • @CabduwaliYuusuf
    @CabduwaliYuusufАй бұрын

    Ader maanta ceerigaabo ma maqal mana tagin lkn lastt 40 years ama ka badan baan maqlayey wxaana maqlayey in la wa dago waliba ay daamo kla tahay sida Hargaysa u kla tahay

  • @FarhiyoAbdullahi-rs6ob

    @FarhiyoAbdullahi-rs6ob

    Ай бұрын

    Hadi lawadadago det mandag calanka damesko kataagtid

  • @zakihaile9736

    @zakihaile9736

    Ай бұрын

    Hooyadaa dib ugu noqo iyo dadkii kaaga sheekeeyey🤔

  • @Eng_moy
    @Eng_moyАй бұрын

    Magaalo dadkii lahaa joogaan oo ay noolyihiin ayay doonayaan inay calan layimadaan e kawaran😅 waar wuxu caqli xumaa

  • @karimnur4547
    @karimnur4547Ай бұрын

    Yaa ka celinaya ? Çalan blue ga ah wa lama huraan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701Ай бұрын

    Baraxalaye ceerigabo intaa isaaqa ayuu u bixanaya magaalada in Aadkala qaybsatan waa xaqa walaalayaal waxaad waayo haysaba ninkii laha ayaa Well u soobsaden harti xafadohoda xaqabaye u leeyihiin siiya hadii kale waa idin soo daadanayaan Ceerigabo abdi madoobe jooga taa ogada

  • @daljireali4783
    @daljireali4783Ай бұрын

    Is xiijintaa waa dhaqankiinii markii laysgalana waad carari jirteen😂

  • @Eng_moy
    @Eng_moyАй бұрын

    😂😂😂 calan in ceerigaabo lagatago waxa ka horaysa in malaayiin qof lawaayo 😅

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308Ай бұрын

    Walee runbaad usheegtay geesi geedi dhalay

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870Ай бұрын

    Waa taa bahle bal ninkaas mx ku dhaarty wxba

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672Ай бұрын

    Laascaano soo tii laga taagay maxaa diidaya Ceerigaabo

  • @Mfarah100
    @Mfarah100Ай бұрын

    Barnaamijkaasi waa kii Ismaaciil Cumar Geelle ka soo waday Djibouti kiisii bariga ee Siciid Dani iyo Fiqi ka soo wadeen. 😊

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8tАй бұрын

    Waar Inoo Soo khabta Odayga Timaha cad aan madheera geeye

  • @Mfarah100
    @Mfarah100Ай бұрын

    Barnaamijkaasi waa kii Ismaaciil Cumar Geelle ka soo waday Djibouti kiisii bariga ee Siciid Dani iyo Fiqi ka soo wadeen.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7hАй бұрын

    Ninka sidas u hadlaya 10 tikniko ah ma leh

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gvАй бұрын

    DHULBANTE . Ceerigaabo waa ku marti meeshu LAASCANOOD maaha yaan inta yar ee idinka joogta lagu fadhataysan meesha

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7cАй бұрын

    Ceerigaabo waa dal isaaq

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gvАй бұрын

    CEERIGAABO HYOONIS (MUSE ISMAIL ) ayaa deegaan ahaan ugu badan . Dhulbante edwb darrada joojiya habar yoonis ha isku kicinina yaan la idin wasin

  • @Keysek
    @KeysekАй бұрын

    Horta muse iska qabanno

  • @abdinasir23
    @abdinasir23Ай бұрын

    0:05 legend 🙌 👏

  • @samirr546
    @samirr546Ай бұрын

    Muslim calantawxiidleh karaahiyeystay oo mid xayawaan laga fiirsado ka jecel waa iimaan daro meeshii ugu danbaysay!!!!!

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7hАй бұрын

    Muse Ismail waa 4% oo xilligi Daraawishta 400 nin ayey ahaayeen. Sultanada Warsangali ayey hoos joogi jireen. Xitaa half Lafta Garaad Abdalle ma le'eke. Nin Bah Abdallah ayuu leeyahay Ceerigaabo ma yaqaan.

  • @abdiwalimohamedhassan5309
    @abdiwalimohamedhassan5309Ай бұрын

    Ceerigaabo gacanta lagu dhigaya dhowan

  • @dheemankacade7805

    @dheemankacade7805

    Ай бұрын

    Kalayoo gacn kudhig 😂

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538Ай бұрын

    Boowe, Ceergaabo Daarood iyo isaaq waa wada degaan, Dhib looma baaha.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096Ай бұрын

    Waar maxaa kaa dhaarinaya tartiib baad wax u sheegi kartaa adigoo aan dhaar marin.

  • @Rghtman308
    @Rghtman308Ай бұрын

    Kkkkkk hadal maa wax taraya 😂😂😂😂😂

  • @SuhaybCabdi-ku3re

    @SuhaybCabdi-ku3re

    Ай бұрын

    Langabow bal ka tagte ceerigabo calanka damerka leh so qaado istag ba laguugu togana

  • @Rghtman308

    @Rghtman308

    Ай бұрын

    ​@@SuhaybCabdi-ku3re horay baad sidaa ugu hadli jirteen 😂😂😂😂😂. Before iyo after u diyaar garow .

  • @Rghtman308

    @Rghtman308

    Ай бұрын

    ​@@SuhaybCabdi-ku3re keeneebaa laangaaba 😂😂😂😂😂😂 . D5 miyaa laangaaba😂😂😂. Asshole

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069Ай бұрын

    Iidoor afxumo ayaa if iyo aaqiroba seejinaysa. War dadkani iyagaa iska leh qaybtooda wayna ka taaganayaan mxd ka bedeli kartaa

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042Ай бұрын

    Riyadu marbay dhab tahay.

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060Ай бұрын

    😂😂😂BAKHDAA & NIICDA waa Shubi taqaanan hadhoowna waxbaa BAALAHAYGA YAACAY baa la maqli doonaa, CEERIGAABO Calankaa🇸🇴🇸🇴BULUUGA ah oo ay u BASAASAYSAN tahay baa laga taagaya wayna dhacaysaa dhakhso insha Allaahu ee ha sugi waayin, MAALINTAAS bal aan hadalkaaga maqlo! 😂😂🇸🇴🐎🇸🇴

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097Ай бұрын

    Waad iskadhaaratay welibana been,caqlixumadaada hadaad kayga diido Ana kaagaan diidi waynuna isdili ogowna markaad noocaa uhadasho daniba,illaahay illaahow aan waaga waraabe cunin ceergaabo in ay laba daamood tahay adna waad ogtahay Anna waa ogahay.

  • @prosl11
    @prosl11Ай бұрын

    Habaryoonis wax iska celiyaa dee waadiga habarjeclo kuu dhul dhawaaniyeey ,habarawal jab laa rabay waata dee ay albaabka furmay nin walba degaankiisa haa dhifaco

  • @abham8021

    @abham8021

    Ай бұрын

    lol oo HJ saw iyaba ceerigaabo iyo sanaagba madegaan maxaad HY uga dhigaysaa in keligood lagu soo duulay.

  • @prosl11

    @prosl11

    Ай бұрын

    Hj already dagaal bay kula jirta harti laakiinse habaryoonis odayaashoodi waa kuwii yidhi anagu kuma jirno dagaalka uu dexeyaa hj iyk harti haye hadaaba ceerigabo oo majority habaryoonis ah baa loo soo hanjabiya orod wax iska celiyaa ​@@abham8021

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6sАй бұрын

    Sss calanka we ka tagayan wayo daad kodo jogo wayo adiga daad kada qof hesto ma jirto walhi riyo ku jirtA meshan wa fedral waye adiga calan kada wxa ka takta dol kada

  • @jamalsaleeban1666

    @jamalsaleeban1666

    Ай бұрын

    😂 walahi inaad khatumo seegi oo lagu duban. Dhulbahante waxa kasoo hadhidoona inyar oo hj ku ciyaarto

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    Ай бұрын

    Dad ka amxaro jacelka mise wxa tahay bon bon dalay wayo adiga maska xiyan cfmd ma jiro kan yar kan weyn walid ni heso

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    Ай бұрын

    Wxa qabtin cuq dad nafis ni hayo kina yar kan qeyn sarqan marqan san marka dir carab israel irirsamale isaq oromo hada wa amxaro marka daad nkcas tihn waa baha dilin tihin qawilka ogo lito waa tihin nasab damin tihin

  • @jamalsaleeban1666

    @jamalsaleeban1666

    Ай бұрын

    @@user-gl2go3kp6s xasan sheekh iyo cabdi madoobe intuba abxarada way jecel yihiin 4 badood bay raban inay siiyan xata jabuti way usoo ban dhigtay saldhig kiro ah itopia lkin maraban waxay raban bada cas. Xaarka iska duwa amxaaro lahayne way idin kumaystan amxarada

  • @jamalsaleeban1666

    @jamalsaleeban1666

    Ай бұрын

    @@user-gl2go3kp6s cuqdada aya lawasa Somala kuma biirayno waayo waaa dad dadka cuna oo naf isku hayn marka waligay kama mid noqon doono

  • @Mfarah100
    @Mfarah100Ай бұрын

    Barnaamijkaasi waa kii Ismaaciil Cumar Geelle ka soo waday Djibouti kiisii bariga ee Siciid Dani iyo Fiqi ka soo wadeen.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100Ай бұрын

    Barnaamijkaasi waa kii Ismaaciil Cumar Geelle ka soo waday Djibouti kiisii bariga ee Siciid Dani iyo Fiqi ka soo wadeen.

  • @Hamzahmed782

    @Hamzahmed782

    Ай бұрын

    Maxad la cabaadi sudii eygii😂

Келесі