Sidee wax loo bartaa? Qeybta uga danbeyso

Пікірлер: 48

  • @mahadhassan59
    @mahadhassan5911 ай бұрын

    Side wax loo Barta 1. Caqli 2. Dadaal ( commitment and discipline) 3. Dulqaad 4. Cunto 5. Hage fiican oo laga wado Barre fcn 6. Waqti Hadii si fudud lagugu so koobo Caliga wuxu ku siiya dadaal ama wuxu ku hogamiya Inad dadaasho haddii aad dadaashana waxad la imaan inaad sabarto hadii mar Ahlu sabar aad noqoto waad iska dharkeysa hadii aad mar dharaktana oo caloosha wax ku jiraan aad noqoto waxad noqo neysa qof wax la barri karo ama asaga wax dad barri karo inta aan kor kuso xusnay dhan Maxey u baahan yihiin waqti haddii uusan waqti jirin adiga qoraal keyga ma aadan aqriden ee waqtigu wa udub dhaxadka nolasha. Ilaahow inta uusan waqtigeena dhamaan waxan ka baryeyna qaatumo wanaagsan iyo aqoon aan ku anfacno nafteena iyo inta nagu hareeresan.

  • @somaliinlandrevenue7062
    @somaliinlandrevenue70623 ай бұрын

    Abdirizack dhoore allaha ku sharfo wll caqliga iyo aqoonta kugu jirtana mid dadkiisa iyo dalkiisaba ufaa'ideeya allaha kaa dhigo 🙏👏

  • @saaraibraahim2021
    @saaraibraahim20219 ай бұрын

    abaalkaaga jana Alle haka dhigo wll markasto Video leedahy daawado wlhi cilmi dhanbaan ka faa'idaa 😍

  • @Gobsr
    @Gobsr3 жыл бұрын

    Guulayso Mudane. Shaqsi Aaad Uqiimo Badan Baatahy.

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Жыл бұрын

    mahadsanid ustaad muuqaaladada runtii waan uxiisey ee halkeed kabaxdey

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud48323 жыл бұрын

    Mudane, buugaagta ugu fiican cinwaanadooda ma isoo qori kartaa.

  • @maxamedsalaad4453
    @maxamedsalaad44532 жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @Isbedel2023
    @Isbedel20233 жыл бұрын

    Mahadsanid mudane Waxbaxinta waxtarka leh ee aad noo soo gudbineyso

  • @DrHG343
    @DrHG3433 жыл бұрын

    Arrin aan muddo is haysanay baad isiisay xalkeeda mahadsanid walaal.

  • @MohamedAhmed-yr1ii
    @MohamedAhmed-yr1ii3 жыл бұрын

    Murshid-kaba wa adi ustaad

  • @marwan80080
    @marwan800803 жыл бұрын

    Ustad, horta wan kaaga mahdcelina sida aad maskaxdaada noogu tuujineso ad naga tuseedo meelo aan wax ku fahmi karno lkn ma istiri dhinaca siyaasada aad uheelanthy, lkn maxumid hore usoco ustaad

  • @akaramabdallah1391

    @akaramabdallah1391

    3 жыл бұрын

    Dhibta sxb inoogu xun waa siyaasada Qofkasta wuxu ku foganyhy siyasada miyi ila magalo Ta kale dowladnimo wax layirahdo mafahansanin

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth384711 ай бұрын

    Talatda 4aad ee aha(٤- بلغة )macnaheedu waa sahay oo ay muhiimtahay ardayga wax baranayaa inuu haysto hadaan shayne nidhaahnana way ka macno balaadhantahy cunto .

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel97333 жыл бұрын

    Masha Allaah waan kaa sugeynaa bookaaga kumahadsanid howsha aad noo hesid 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @AhmedAbdullahi8852
    @AhmedAbdullahi88522 жыл бұрын

    Ustaad allah ku sharfo

  • @ShukriAbdi-hk4dv
    @ShukriAbdi-hk4dv9 ай бұрын

    Jazakallah❤️❤️

  • @abdallajx252
    @abdallajx2523 жыл бұрын

    Nio wlhi aniba ano cilmi radinaya halkan so galay

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 Жыл бұрын

    14 iyo taban malgacad oo sooraa ustaaadow 😂😂wllhi caawa waa qoslay lkn ustaad 100 💯 jamacadaha kama helno faa iidada aad noo haayso allh yaxfad

  • @xafsoabdullahi5320
    @xafsoabdullahi53202 жыл бұрын

    Thnk u ustaad

  • @abdullahifathi
    @abdullahifathi3 жыл бұрын

    Shukran Walal

  • @user-ru5vf2kb2e
    @user-ru5vf2kb2e Жыл бұрын

    Thanks brother keep going 🙏

  • @mohamedawale587
    @mohamedawale58710 ай бұрын

    Shukran

  • @ukaashcadde1007
    @ukaashcadde10073 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @abdaljoseph7480
    @abdaljoseph74803 жыл бұрын

    Walalkey ilaah haka abaal mariyo

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi95805 ай бұрын

    Mhdsanid

  • @salmasamira3232
    @salmasamira32322 жыл бұрын

    Thank you jazaakalah

  • @Gobsr
    @Gobsr3 жыл бұрын

    Waliba Waxan Jeclaan lahaa In Uu Mawduucan Sii socdo.

  • @abdalla7253
    @abdalla72533 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @qadarinho2715
    @qadarinho27153 жыл бұрын

    Mhadsnd ustad

  • @Taliye-7
    @Taliye-73 жыл бұрын

    mahadsanid wllo

  • @naimaqurux3525
    @naimaqurux35252 жыл бұрын

    Indhaha ifurtay illhay ha ku fure

  • @samaaleosman2556
    @samaaleosman25563 жыл бұрын

    Bro waad ogtahay buugag ku qoran somali inay yaryihiin fadlan noogu soo dar sida luuqad cusub lagu barankaro marbaad noo balan qaaday ilaa hadana kaama hayno mahadsanid waanu ku sugaunaa kolay

  • @mariamohamed4000

    @mariamohamed4000

    3 жыл бұрын

    haa wlhi aniga xitaa wan u baahanhy runtii 🙏 video ka xigo kaa su geyna ama waqtigey noqoto un noo soo bobsii ustaad 🥰🙏

  • @suldaanmohamed9589
    @suldaanmohamed95893 жыл бұрын

    First one waxbadan kaa faa iidaa ustaad

  • @seynabcali4205
    @seynabcali420510 ай бұрын

    Buugagtaada waan rabaa sideen ku heli karaa?

  • @mssqaali7056
    @mssqaali70563 жыл бұрын

    Thanks

  • @dalmartimayare4685
    @dalmartimayare46853 жыл бұрын

    Jasakallah wlle

  • @coachismail7280
    @coachismail7280 Жыл бұрын

    Intee ka heleena buugaagtada mr Abdirizaq dhoore

  • @somaliinlandrevenue7062
    @somaliinlandrevenue70623 ай бұрын

    "Insanity is doing the same thing over and over again and expecting different results"

  • @abduwahid3088
    @abduwahid308811 ай бұрын

    🎉

  • @omaari8178
    @omaari81783 жыл бұрын

    Nin culus keep going sxb qali ah

  • @Kurtun170
    @Kurtun17011 ай бұрын

    Macalin bugaagta aad qorte magacood

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed85293 жыл бұрын

    Waan kaa qaadaah

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 Жыл бұрын

    Role model

  • @yassirsonna5374
    @yassirsonna53743 жыл бұрын

    Nairobi inogu soo dhib mida kle ma soomali baa ku qortay mise English

  • @abdibasirmohamed9650

    @abdibasirmohamed9650

    3 жыл бұрын

    Soomaali ayuu ku qoran yahay.

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan23033 жыл бұрын

    Nin kaan adoo ogalaasha kaheesan maxaaa youtube ka ugu kala kacsanneee

  • @twitterspace5290
    @twitterspace52903 жыл бұрын

    Wll madaama aan ahay qof dalkii hooyo ku nool , hadana baaga muudo ah, Wll buuktaadu ma noqon doontaa kuwo free ah ama bilaash ah hadii jawaabtaadu tahay (haa) Fadlan waxaan kaa codsanaa Asigoo PDF ah igu soo dir email kaan momohagiiii@gmail.com