Runtu Waa dawada nolosha.

Пікірлер: 30

  • @Ryn20011
    @Ryn200119 ай бұрын

    Ustad waxa tahay dadka somaliya laga rabo % بارك الله فيك 🎉😊

  • @dahabomohamoudabdirihman2670
    @dahabomohamoudabdirihman26703 жыл бұрын

    Mahadsanid caqliga iyo garaadka allah ki siyaadiyo dadkaga illahay xaqa hatuso

  • @feysalmohamedhassan417
    @feysalmohamedhassan41711 ай бұрын

    Mahadsanid Ustaad. Caqliga iyo garaadka allaha kuu barakeeyo.

  • @yahyeabdijama8363
    @yahyeabdijama83633 жыл бұрын

    ustaad inooga faiday tabarka ethopia ay siiyaan somalida oo fikirka ay ku shubaan askariga soomaaliyeed waliba aad ka dhawaajisay inuuyahy cadawgiisa koowaad inuu yahy wllkiisa kale ee somaaliga blse aanan ku dagmo ama ku jufo ahayn si aan wax badan uga barano waxa ku lifaaqan tabarkada wadan dariskaadaa uu ku siiyo io danta ugu jirto mrka laga soo tago wadan in loo diyaariyo askar dawladeed

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye2436Ай бұрын

    M..a usteed

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir11 ай бұрын

    Thanks Ustaad 😊 Allah ajar hakaa siiyo

  • @mcadceed7806
    @mcadceed78062 жыл бұрын

    Ilaahy aqliga hakuu barakeeyo ustaad

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye2436Ай бұрын

    Guuleyso usteed

  • @abdulahiali185
    @abdulahiali1853 жыл бұрын

    Ustaad waxaa ku dhiirarata programka askariga iyo wadinayada iyo fikirka siyaasiga ah iyo waajibka ka saaran dhamaan dalka inaad dooda furan ka samayso si faham guud dadkeenu uga helo si guudna loo wada ilaaliyo soomalinimo iyo ciideena waa mahadsantahay ustaad

  • @Arab_entertainment
    @Arab_entertainment3 жыл бұрын

    Tababarka Ethiopia iyo waxyabaha ad isku qabateen noga shekey sxb

  • @hasaanabdikhadirali2528
    @hasaanabdikhadirali252811 ай бұрын

    Thanks ustaad wax badn ayan kafa’iday

  • @fitahkassim
    @fitahkassimАй бұрын

    Ustaadow dhalintaan qabiilka daashtay MAAD u imaatid

  • @mohamedwarsame8169
    @mohamedwarsame81692 жыл бұрын

    Ustd Xikmada eebe haku siyaadiyo

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed81333 жыл бұрын

    Alllah swt ha ku xifdiyo bro

  • @nuurabshir1179
    @nuurabshir11799 ай бұрын

    Ustaad Allah ha ku xafido

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud48323 жыл бұрын

    maashaa allah ,Allah kudhowro

  • @sacdiyaceydaruus8551
    @sacdiyaceydaruus85519 ай бұрын

    Dar alle kujeclahy wllke 😔🫶🕊️

  • @AliAli-tv9pq
    @AliAli-tv9pqАй бұрын

    Qabiilkaada noma shegin

  • @nadiramaxamed9579
    @nadiramaxamed957910 ай бұрын

    Ustad allaha kuxafido

  • @Gobsr
    @Gobsr Жыл бұрын

    Mahadsnid, zxp

  • @hawakiinmohamed2008
    @hawakiinmohamed20089 ай бұрын

    Mashaalah

  • @user-vn6ix3rd6v
    @user-vn6ix3rd6v6 ай бұрын

    Allha kubarakeeyo

  • @user-dw6gf3cz7r
    @user-dw6gf3cz7r4 ай бұрын

    Zhp allah ku sharfo 🎉

  • @mohaabdirizak4770
    @mohaabdirizak47702 жыл бұрын

    Sxb tababrkii ethiopia noga shekey ugaas

  • @azhcariabdinur8876
    @azhcariabdinur88763 жыл бұрын

    Cashar Kale oo aan Kaa bartay mahadsnid

  • @biche1984
    @biche1984 Жыл бұрын

    Macalim qurux l

  • @shukrihassan3178
    @shukrihassan31782 жыл бұрын

    Andi risaq waxbadan raadinaayay KZread kaga

  • @YusraAbdi-nh7ji
    @YusraAbdi-nh7ji4 ай бұрын

    Wll San KZread yuradinay kabii hi ba iga dhamada😢

  • @ismaanaliali2426
    @ismaanaliali24262 жыл бұрын

    Rageedi tahay dadka wanagsan ku jirta

  • @laylamohamadali3745
    @laylamohamadali37452 жыл бұрын

    Masha allaah