Cabdirisaaq Maxamed Cali Sideeda shay ee lagu taajiro

Пікірлер: 90

  • @Tommy_Ai9
    @Tommy_Ai911 ай бұрын

    8 albaab ee taajir lagu noqdo💲✅️ 1:Taqwallah 2:Tawakallah 3:Istiqfaar 4:Alxamdulillah 5:Silatu raxim 6:Salaada 7:sadaqada 8:Barashada cilmiga [insha Allah]

  • @ilyaasXidig

    @ilyaasXidig

    3 ай бұрын

    M.a;baraka Allahu fikuum wllkeyn❤

  • @libaax-yaale5571
    @libaax-yaale55712 жыл бұрын

    MashaAllah, walaalkan waxa uu noosoo gudbiyey hal kooban oo aad uqiimo badan.. balse walaalkan waxa aan u baahanahy in aan raadino si ay murtidiisu noogu sii socoto... Fadlan aan dhiiri galino.

  • @naash5452

    @naash5452

    Жыл бұрын

    Cawo arkay video wilka wlhi massager keyga dadka ku juraa dhan ayaan u diray anigaa islaha subscribe haa dhahano qeyr allah ku siyo 🥰

  • @abdiazizabdullahi3976
    @abdiazizabdullahi39762 жыл бұрын

    ومن يتوكل علي الله فهو حسبه

  • @Matiopra
    @Matiopra Жыл бұрын

    Asc wllkey wakaga mahad celina fursada nasiisay io waqtigaaga qaliga ah aftahan nimadaada io aqligana waxa jeclaan laha ina ugu fa ideyso somalida dibna ugu so noqoto social mediaha qof walbo ku dhageystana si fudud oo ku fahmaya cilmi io caqlina kaaga qadana couse qof emotional ahna ma tihid oo xaldeysan couse daganantada io aftahanimada fursada oo alle ku siyay oo ah caqliga iyo dagananta io aftahanimada ugu fa idey wlalaha somaliyed thank u wllkey

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Жыл бұрын

    Amazing Masha Alllah 😊 Sheekada aad ayeey xiiso u leheed. Xaqiiq Dacwadana waad gudatay waadna no faaideysay Mahadsanid walal

  • @daaroodyousuf7516
    @daaroodyousuf751611 ай бұрын

    Dhirigalinti ugu qimaha badneyd ad dawdo wax ka Wacn ma aRag marka quranka iyo hadalka alleh lagugu dhiri galinyoh adun iyo akhirobah wu kugu dhirigalin thanks ustd👍

  • @AARKACABDIAARKA

    @AARKACABDIAARKA

    6 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @Gobaad119
    @Gobaad1196 ай бұрын

    Ilahay Hana xifdiyo dhamaanteen❤🎉

  • @rooblechanal6749
    @rooblechanal67492 жыл бұрын

    Mansha Allaah. Markan aan muuqaalkan Iga soo hor baxay waxan, I am studying for Ethics and US History Quizzes. I am also rejected from at least 8 colleges and I am feeling despair. I want to follow these guidances and I will share the results with you guys. Remind me to come back to it. Insha Allaah knows what is best for us.

  • @sakicawil1461

    @sakicawil1461

    Жыл бұрын

    Hello

  • @Anasabdi761

    @Anasabdi761

    Жыл бұрын

    Hyyyyyyyyyy come

  • @shamsasalah4918

    @shamsasalah4918

    10 ай бұрын

    Share the results with us its been a year walal

  • @abshirabdirahmaan6839

    @abshirabdirahmaan6839

    10 ай бұрын

    Hello we need results 🎉

  • @Abdirahman.100

    @Abdirahman.100

    9 ай бұрын

    Back in here walal

  • @mdmunna2735
    @mdmunna2735Ай бұрын

    Masha allaah jazakallah kheyr

  • @abdirahmanhassanmohamud5684
    @abdirahmanhassanmohamud56844 жыл бұрын

    Jazakallah kheyr

  • @mohamedabdimohamed1996
    @mohamedabdimohamed19969 ай бұрын

    JazakaAllah kheyr❤

  • @khadrofarah5926
    @khadrofarah5926 Жыл бұрын

    Cilmiga allaha Ku barakeeyo wllkey ❤❤

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Жыл бұрын

    Masha allh wllky qaali shukran jazzakallh khayr runtii wax weyn baad naga bedeshay alle hanookaa xifdiyo🙏

  • @happycirfe1908
    @happycirfe19084 жыл бұрын

    Masha Allah 💯❤️❤️

  • @tahliilmcalinyuusuf5198
    @tahliilmcalinyuusuf51983 жыл бұрын

    Allah haku sharfo walaalkey abdirisak. Muuqaalkaan waxbadan ayaa ka Faa'iiday.

  • @AishaMustaphe
    @AishaMustaphe3 ай бұрын

    Mahadsanid abdirizak alle hku barakeeyo aduun iyo aakhiraba sida quruxda badn aad noogu soo gudbisay ilaahay ajar iyo xasanaat aan lsoo kobi karinna alle hkaa siiyo❤🎉😊

  • @ibrahimnur3449
    @ibrahimnur34494 жыл бұрын

    Masha allah!

  • @haniqueen7523
    @haniqueen752311 ай бұрын

    Masha allah wllkena mahadsanid caqligaga iyo xikmadada allah kuu daysto❤❤

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi95804 ай бұрын

    Masha Allah mhdsanid

  • @nimcoibrahim1842
    @nimcoibrahim18427 ай бұрын

    Jazakallahu kheyr🙏🥰

  • @maryanabdulahi7304
    @maryanabdulahi73044 жыл бұрын

    Run ahan tii wxbadan ayan kaa faiday alx adiga wxn rajeyna iin aad horay usocoto 👍👍👍✌✌

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj2 ай бұрын

    Maashaa allaah❤

  • @abdullahifathi
    @abdullahifathi4 жыл бұрын

    Masha Allah, Illaahay ajir hakaa siiyo.

  • @hidayatulislam4248
    @hidayatulislam42484 жыл бұрын

    Mash,allh alle haku barakeeyo

  • @rahmaali410
    @rahmaali410 Жыл бұрын

    Masha allah allah ku barakeyo wllkey

  • @abdihakimmohamed2832
    @abdihakimmohamed28322 жыл бұрын

    Jazakallah wll kheer Allaha kasiiyo

  • @hodancabdi6631
    @hodancabdi66314 жыл бұрын

    Mash Allah wll jisakumullaah

  • @lagas4A
    @lagas4A10 ай бұрын

    Maansha Allah ustaad

  • @abdimaalikmohamuudmohamed860
    @abdimaalikmohamuudmohamed8603 жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah

  • @updalla357
    @updalla357 Жыл бұрын

    Masha Allah wll mahadsanid

  • @user-cy4hw7yx4q
    @user-cy4hw7yx4q7 ай бұрын

    Jazakallahu kher

  • @anfacaxmed5859
    @anfacaxmed58592 жыл бұрын

    Mashllah tabarakallah ilahay haku xifdiyo aqliga ilahay haku barakeyo Wll

  • @sapirinxanaan1365
    @sapirinxanaan13652 жыл бұрын

    Xaqiiq waye wlhi alle haku xafidoh wllo 🥺🤩

  • @umuciyaal9619
    @umuciyaal96193 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @fahiimadacar4801
    @fahiimadacar48019 ай бұрын

    Masha allah ilaahay haku barakeeyo wllo khayr baad noosoo gudbisaa ajar iyo xasanaad rabbi hakaa siiyo

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 Жыл бұрын

    Masha allah walalkey ilaah haku barakeyo saa qeyrka nogu so gudbiso oo wax badan noo faaiideysey

  • @xafsoabdullahi5320
    @xafsoabdullahi53202 жыл бұрын

    Masha allah

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh2 жыл бұрын

    ILAAHAY hala shaxaado oon ka wado ILAAHAY rizqi hala waydiisto

  • @hamsesaciid4313
    @hamsesaciid43132 жыл бұрын

    Ustaadd ilaahey haku barakeeyo wax badan baad noo faaiideysey.

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi31639 ай бұрын

    Ilaahay ha ku xafido ajarna hakaa siiyo waanadada quruxdabadan

  • @drsfaraxsan4795
    @drsfaraxsan47957 ай бұрын

    Masha allh tabaarakallah illhy haku xafido aduun iyo aaqiraba❤

  • @asaldhalad4186
    @asaldhalad418610 ай бұрын

    mansha allah mhdsnd walal

  • @ifrahdirie7770
    @ifrahdirie77702 жыл бұрын

    Masha Allah laba mar ka badan ayan dhagaystay hadalkan xigmada leh. Ilahay ajar haka siyo walal

  • @loodhan8260
    @loodhan82604 жыл бұрын

    Jizaaka laah qeyr philosopher

  • @asmahussein2644
    @asmahussein26446 ай бұрын

    Mcha alah barakalaah fiik❤

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho7 ай бұрын

    masha allh ilahay haku xafido abowe waa isaxday mhsnid

  • @hilalacademy8391
    @hilalacademy83914 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @samsamhashi1526
    @samsamhashi15269 ай бұрын

    Maasha allaaah tabaaraka laah waa xaqiiq qof intaas sameeyey oo nolosha ku qasaara maba jiro shukran walaal

  • @ayannur9202
    @ayannur92029 ай бұрын

    Mashaallah, Ilaahey ha ku kaalmayo sidaad noo dhiiro galisay in aan hormarkeynu uu yahay Diinteena iyo in aan naxariita iyo adaabta dhaxdeena muujino. Ilaahey naxariistiisa maheleeno hadaan dhexdeena isku naxariisen. Jazakallah khayrun.

  • @hamdahajji6291
    @hamdahajji62912 жыл бұрын

    Khyr badan allah hakusiiiyo wllo

  • @nasri.official
    @nasri.official11 ай бұрын

    M.a ustaad

  • @musharafapdalla7348
    @musharafapdalla73482 жыл бұрын

    Barakalaaah❤

  • @ayubabdidahir1094
    @ayubabdidahir109410 ай бұрын

    Maasha allah wll Waa Talooyin Wax ku ool ah 🙏

  • @abdullahiqaate183
    @abdullahiqaate18310 ай бұрын

    Mashallah wlle keep going 🙏🙏🙏🙏

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar1472 жыл бұрын

    Shugran Caaqil ✊↩️🥀

  • @idilali6062
    @idilali60622 жыл бұрын

    Mashallh

  • @iamshaahid
    @iamshaahid Жыл бұрын

    Thank you so much

  • @maxamedcade389
    @maxamedcade38910 ай бұрын

    Scw

  • @nastehomohamed6137
    @nastehomohamed61374 жыл бұрын

    M.a ebow allha ku dhooro

  • @Tommy_Ai9
    @Tommy_Ai911 ай бұрын

    Thanks alot ❤🎉

  • @nakiitaa07
    @nakiitaa07 Жыл бұрын

    Ilhy haka raali nqodo walalo vedio anigo rbo bu dhamaday 🥺

  • @CheerfulApron-yj5xv
    @CheerfulApron-yj5xv6 ай бұрын

    Ilahay misanka xasanadka hakusaro wll

  • @mazinabdi4455
    @mazinabdi44552 жыл бұрын

    from mahamed ibrahim Ali 🙏🙏

  • @sucdifunny6442
    @sucdifunny64424 жыл бұрын

    wllkay aad iyo aada u mahadsan tahay

  • @Omatt10
    @Omatt107 ай бұрын

    wll Allah Haku sharfo ilahayba Cilmigas Nogu ka dhibay ❤

  • @Aj-fx1ws
    @Aj-fx1ws4 жыл бұрын

    Mahadsaind

  • @user-nm8tj7cx8e
    @user-nm8tj7cx8e10 ай бұрын

    M.A

  • @suhuuribrahiin-ir6xl
    @suhuuribrahiin-ir6xl8 ай бұрын

    Wll xageeeen Kala soo xidhiiidhaaa

  • @Raabi70
    @Raabi7011 ай бұрын

    Aad bn kuu salaamay masuul

  • @Bellaa309
    @Bellaa3092 жыл бұрын

    Ustaaaad kaan intuuu ku dambeeyay waa caaqil wlh mashallah ✊🏻

  • @cabdifitaaxbaron1028
    @cabdifitaaxbaron10289 ай бұрын

    😢

  • @kismaayoguulwade2078
    @kismaayoguulwade20783 жыл бұрын

    masha allh wll lkn 1 talo quranka iska sax ayada badan ayaa qaladay

  • @abukaryusuf8128
    @abukaryusuf81284 жыл бұрын

    Wad kumahadsantahay bro

  • @nimcosaleban
    @nimcosaleban7 ай бұрын

    Wllo shekan kula wadagi lahaa halkee kalasoo dalaa

  • @user-ym3hi6un8j
    @user-ym3hi6un8j3 ай бұрын

    Xakamuhu waa far uu manaka diido😂

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial2 ай бұрын

    Adu taajir m thy 😂😂😂

  • @abdikaremsaid9336
    @abdikaremsaid93362 жыл бұрын

    Carabi kuma furfurtaan waxay ku furfurtaan duco iyo salliga nabiga csw, intaas waa iga sixid itaalka.

  • @abdirahmaan419

    @abdirahmaan419

    Жыл бұрын

    إن أصدق الحديث كتاب الله، وأحسن الهدي هدي محمد، صلى الله عليه وسلم وشر الأمور محدثاتها، وكل محدثة بدعة وكل بدعة ضلالة، وكل ضلالة في النار Intaas ayay ku furfurtaan carabiga Lee ayuu af somali kaaga dhigay luuqada carabiga iyo diinta kala saar

  • @user-wq4zb3jj2l
    @user-wq4zb3jj2l10 ай бұрын

    Csw

  • @hasannuur8116
    @hasannuur8116 Жыл бұрын

    saxabow video yada ugu danbeyey maxaa commentiga ugu xertay ?

  • @hudeyfaJaafar-ws8eh
    @hudeyfaJaafar-ws8eh8 ай бұрын

    𝐙𝐱𝐛 𝐡𝐚𝐠𝐞𝐧 𝐤𝐚𝐤𝐚𝐥 𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐫𝐞𝐫𝐚

  • @daljiir10daljiir88
    @daljiir10daljiir882 жыл бұрын

    Masha Allah