No video

Sidee loo noqdaa howl kar adkaysi badan | Buug aad u baahntay akhrintiisa casrigan cusub .| 01

Muuqaalkan waxa aan kusoo koobaynaa xalqada 1aad ee buuga deep work oo ka hadlaya sid loo noqdo qof wax soo saar leh oo nolosha ka guulaysta .
#deepworksomali #waxbarasho #howlkarnimo #mubarak_hugur #mrHugur

Пікірлер: 59

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman4 ай бұрын

    waxaan rajaynayaa inaan maalin la kulmi doono 'mubarak' oona ku odhan doono 'waxbadan ayaad noloshayda kusoo kordhisay, waad mahadsantahay'. anoo awoodi karayay inaa ciyaaro daawado caawa, ayaan doorbiday inaan muuqaalo wanaagsan ku qaato hal saac kudhawaad.

  • @sharmaakeguled5772
    @sharmaakeguled57724 ай бұрын

    Keep going talye

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l3 ай бұрын

    topic aad u muhiim na soo gaaray xili muhiima

  • @iqromaxamed7962
    @iqromaxamed79623 ай бұрын

    Aad baad umahadsantahy ustd ❤😊

  • @cadisalaan183
    @cadisalaan1833 ай бұрын

    جزاك الله خير أخونا

  • @user-xu6qc5li4j
    @user-xu6qc5li4j3 ай бұрын

    Mahadsanid Zxp USTAD mubaarig

  • @kawsarmaxamedcali1458
    @kawsarmaxamedcali14583 ай бұрын

    Muuqaaladaadu aad bay faaiido uugu leeyihiin cidii ka faaiidaysamaysa adoo mahadsan noo soo.badi

  • @cunaysahAhmed

    @cunaysahAhmed

    3 ай бұрын

    Waa run wlhi ustaad horay usoco🎉❤❤🎉 Don't come back 🔙

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud44244 ай бұрын

    Thankz bro productivity qofka Waxay ku xiran tahay In uu wax dhab ah qabto Adiguna waad ku mahadsan tahay Aqoonta aad nala Wadaagtay Jazakalah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish4 ай бұрын

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @ismahancali6643
    @ismahancali66433 ай бұрын

    Aad & aad Bad U Mahadsantahay walal Wahrung taasi. Ilaahay ha Inaga dhigo kuwii Dantoda ka Adag insha Allah.

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53583 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @nazerkayd
    @nazerkayd3 ай бұрын

    mahadsanid ustaad muuqaal qiimo badan ayaad nala wadaagtey

  • @SHuayBYare565
    @SHuayBYare5654 ай бұрын

    Aad Bad umahadsantay Mualimuuu❤😊

  • @xamseaxmed1527
    @xamseaxmed15274 ай бұрын

    Ustaad Allaah ku dhowro

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w4 ай бұрын

    Idhiirigaliye mahadsanid

  • @bukhatir1454
    @bukhatir14544 ай бұрын

    Ustaad waad mahasantahay😊😊😊

  • @user-dg1gh5xo9y
    @user-dg1gh5xo9y3 ай бұрын

    Thanks Thanks Thanks 🫡

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod3 ай бұрын

    You're a person full inspire ❤

  • @SIIII___2024
    @SIIII___20243 ай бұрын

    mahad sanid ustaad

  • @farxaankhaliif2465
    @farxaankhaliif24653 ай бұрын

    👍

  • @engciyow8244
    @engciyow82444 ай бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w4 ай бұрын

    Ustaad

  • @abdoworld7111
    @abdoworld71113 ай бұрын

    waa muqaal cajiba anan rabay in aan muuqal ka sameyo buugas nasiib wanag waxa an arkay muqlkagas o si qooto dheer uga hadashy mahdsnid

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed49464 ай бұрын

    Mahadsanid Ustaad 🙏

  • @HazaZaha
    @HazaZaha3 ай бұрын

    ❤❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt54123 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @osmaan210
    @osmaan2103 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad❤❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray3 ай бұрын

    Mahadsanid walaal lakiin Book laba qodob ayad ka sheegtay deep work iyo shadow work Maanay wax kale ku jirin Tijaabo wax la sameeyay sheekooyin yar yar ? Marka xiga ninka Booga qoray darajada profeser uu gaadhay maxa u sobabay ?

  • @qadanhoodosaleban855
    @qadanhoodosaleban8553 ай бұрын

    Mahadsanid walal

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv4 ай бұрын

    Makarafoon baan Arkaa ustaad😂

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    4 ай бұрын

    😃

  • @Kamaldayib
    @Kamaldayib3 ай бұрын

    Mahadsanid sxb.

  • @mounaahmedali2888
    @mounaahmedali28883 ай бұрын

    Mashallah thanks

  • @updimalikmursal4051
    @updimalikmursal40513 ай бұрын

    Mahadsnid wll

  • @cartanshiremohamed5546
    @cartanshiremohamed5546Күн бұрын

    ustaad waa mahadsanthy wax badan ayaad na tartay , waxa aan rabaa buugta pdf-ka ayagoo free ah sidee lagu helaa By google. mahadsanid🙏🙏

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx4 ай бұрын

    Macalin mahadsanid

  • @MoSalh-hy9pr
    @MoSalh-hy9pr4 ай бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @Username_8A
    @Username_8A3 ай бұрын

    Sxp soo badi bookta nuu caan ookale ah

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz7013 ай бұрын

    Waad ku mahadzanty wllkayw lkin ma no sheegi karta sidaad wx u edit gareyso

  • @user-vd8hk5io7o
    @user-vd8hk5io7o4 ай бұрын

    Mahadsanid wll Mubarak Hugur Tolow buuggan nuskho carabi ah ma leeyahay

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    Uma malaynayo wll

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w4 ай бұрын

    ❤❤❤guulayso

  • @ismahancali6643
    @ismahancali66433 ай бұрын

    ❤❤❤👍👍👍👌👌👌

  • @user-xy3ou5xm7u
    @user-xy3ou5xm7u3 ай бұрын

    Wllkey aadbad umahadsantahey marwalba waxan jeclahey muqaladad inandawado siang waxukoroesado😊

  • @kaamil2991
    @kaamil29913 ай бұрын

    Barnaamijkii ku saabsanaaa agriculture pakistan keliya ayuunbaan kaa sugayaa

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e4 ай бұрын

    Thnks

  • @faysalcabdullqaadir6549
    @faysalcabdullqaadir65494 ай бұрын

    🔥🔥🔥

  • @qadanhoodosaleban855
    @qadanhoodosaleban8553 ай бұрын

    Video yoyo gaagaban hadana faaido leh ❤alle maqaamkaaga ha kor yeelo walal🎉

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46813 ай бұрын

    Mahad sanid

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t3 ай бұрын

    Nio saxib wax ma focus grn kro e mxd igula tln laced

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed91113 ай бұрын

    Bartay ayaanba waxbadan kaaga faa iidaye ilaahaw bal anoo nasiib uyeesha adoo macalin jamacadeed iinoqda🤦‍♂️

  • @sakariyehassan8741
    @sakariyehassan87414 ай бұрын

    Book isaga oo pdf waan waayay xagee ka heli karaa ustaad

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    4 ай бұрын

    Raadi waad helaysaaye

  • @sakariyehassan8741

    @sakariyehassan8741

    3 ай бұрын

    @@mubarak_hugur Waa mahadsantahy Waan helay ustaad.

  • @HidayoAlidahir-gn1rv

    @HidayoAlidahir-gn1rv

    3 ай бұрын

    ​@@sakariyehassan8741side ku heshy wll igu sacide please

  • @hoodomuuse4301
    @hoodomuuse43014 ай бұрын

    Wl lmaktabada maka heli kara bookgan

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    4 ай бұрын

    Laga yaabaa

  • @user-dz2fg1gd8m

    @user-dz2fg1gd8m

    3 ай бұрын

    Haa wa helee

Келесі