No video

Tijaabi Talooyinkan | xeerarka wax soo saarka || adkaysi iyo hawl kar .

muqaalkan waa xalqadiii 2aad ee buuga deep work ,waxa aan kaga hadli doonaa xeerka 1aad ee howl karnimada .
halkano kasoo daawo xalqadii 1aad .
• Tijaabi Talooyinkan | ...
dariiqo kaa caawin karta waxa akhriska .
• Sida wakhtiga looga fa... .

Пікірлер: 35

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari57293 ай бұрын

    Mahadsanid walal❤ Ilaahay haka abaal mariyo, runti buugani waa (game changer) muuqaaladana soo dheere qofki aan sabir lahayn kama go’na inuu wax faa’idayste.😊

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin15693 ай бұрын

    Salaam Alaykuma qofkii 11 Ee video gan daawada million thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l3 ай бұрын

    Thnkz deep work best book alle hakaal abaalmariyo wakhtigaad galisay si aad umada ugu faaidayso ustaad

  • @user-pt2we1rq1q
    @user-pt2we1rq1q8 күн бұрын

    Ustaad walahi buga yutuber badan an ka dhegestey sida ogansho, iyo kuwkale lkn adiga amal weligay ma arkin ..qof dadka wax fahansiinkara aad tahay ...ilahay hakaa awal mariyo

  • @mustafecismaan8724
    @mustafecismaan87243 ай бұрын

    Ustaad buuga pdf ahaan nosoo dhig Alle cimriga haku barakeyo

  • @zakariyechanel-gr4me
    @zakariyechanel-gr4me3 ай бұрын

    ماشاءاللہ

  • @ismahancali6643
    @ismahancali66433 ай бұрын

    Wcs wrwb wll. Jazakallah khayr, ilaahay khayr Fara badan Ha kugu Abaal mariyo aamiin yaarab ❤insha Allah 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @souheibhassan9409
    @souheibhassan94093 ай бұрын

    can't wait every time yours next video ❤❤, I don't why I like you man

  • @khadarkhalifahmedchannal3965
    @khadarkhalifahmedchannal39653 ай бұрын

    Mahadsanid zxp

  • @ICC17
    @ICC173 ай бұрын

    Noolow waayo arag🎉

  • @Username_8A
    @Username_8A3 ай бұрын

    Sxp noo so badi bookta nuucaan ah

  • @farhiya2269
    @farhiya22693 ай бұрын

    Mahadsanid wll mcn

  • @HazaZaha
    @HazaZaha3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad 😊

  • @najmaquen9389
    @najmaquen93893 ай бұрын

    Mhdsanid❤🙏

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal78303 ай бұрын

    mahadsanid ustad

  • @ajboqol8898
    @ajboqol88983 ай бұрын

    Asc ustaad waxbaan karabee halkee kaala so xariraa adoo mhdsn🙏🏻

  • @maryamadam6932
    @maryamadam69323 ай бұрын

    Noodhameestir book .

  • @user-vc3du5cx9s
    @user-vc3du5cx9s3 ай бұрын

    Halkee kaheli karaa bugan

  • @Mariaruun992
    @Mariaruun9923 ай бұрын

    mahad sanid Ustaad🥰🥺

  • @AaminCiise-ke6ng
    @AaminCiise-ke6ng3 ай бұрын

    Shukran wll

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e3 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @SOM-CODE
    @SOM-CODE3 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud85393 ай бұрын

    Aadbaan kaaga faaidaa wn ku duceeyaa ninyohow markii social mediaha wax ka cusubyihiin qalbigayga oo dhan ayaa raacaya ilaa aan wax qabsanwaayo oo ka fikiro wixii gaar ahaan siyasad iyo qabyalad maxaa talaa ustad????

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    Delete dheh facebook oo nasasho ka qaado dhawr maalmood ah

  • @adbinuurmohamud8539

    @adbinuurmohamud8539

    3 ай бұрын

    Thanks bro

  • @mrfuga6041
    @mrfuga60413 ай бұрын

    Wlhi inaga muslim ahan nolosha wala ino fudaydiyay ma aqaan sababtan waxwalba adayg uga dhigno somali hadan nahay.

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud58653 ай бұрын

    Mahadznid uztaad

  • @user-lx5pp5oc2j
    @user-lx5pp5oc2j3 ай бұрын

    Asalamu aleykum wll lambarka watts app kaka ayan raba mahadsaniid

  • @LovelyWildHorse-yz8qk
    @LovelyWildHorse-yz8qk3 ай бұрын

    Sidhant ku heli buuga o pdf ah walal

  • @user-xf8xj3bc3u
    @user-xf8xj3bc3u3 ай бұрын

    Waxaad noo sheegtay in KZread wax Laga Barto Markaa cashaRo Isku Xidhan Halkaanu Ka HelaYna wll Mhdsnid🎉

  • @shaficibashe6874
    @shaficibashe68743 ай бұрын

    AscWllo aad iyo aad ayaad umahadasantahy waxad hore noogu sheetay inyuotubka wax laga barankaro waxad tilmaantay wabsaydo gaara sida dell brophtionl markaa su aa shaydu waxa weeyi sedeebaan ku helikaraa cashro isku xiga 12345........

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    Waxa aad rabto xagga danbe kasii raaci playlists ,iyaga oo badan ayaad helo

  • @FoowsiyoNoor
    @FoowsiyoNoor3 ай бұрын

    bro which webset is best if i went to study english well?am waiting u answer thanks

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    Envid English bal soo tijaabi wll

  • @FoowsiyoNoor

    @FoowsiyoNoor

    3 ай бұрын

    wan arki lkn side lesson continuous aha oga hela kar

Келесі