Sidee imtixaanka loo diyaariyaa | 10 Talo imtixaanka ka hor📝

Ойын-сауық

Imtixaanka ugu danbeeyaa sanad dugsiyeedadu waxa ay ka mid yiin caqabadaha ugu badan ee ay la kulmaan ardaydu inta ay ku jiraan waxbarashada ,illaa heeer ay ka gaadho ardayda qaar in ay ku keento war-war iyo walbahaar waxna ay cuni waayaanba.
muqaalka maanta waxa aynu kusoo bandhigi doonaa 10 Tilmaamood oo hadaad raacdo kaa caawin doona in aad ku guulaysato imtixaanaadkaaga dhamaantood,darajo fiicanna aad ku baasto insha allah ..
00:00-00:58 hordhaca hore
00:59-01:14 codsi
01:15-2:52 qodobka 1aad
02:53-03:37 qodobka 2aad
03:38-04:15 qodobka 3aad
04:16-05:45 qodobka 4aad
05:46-07:00 qodobka 5aad
07:01-07:35 qodobka 6aad
07:36-08:26 qodobka 7aad
08:27-08:54 qodobka 8aad .
08:55-09:28 qodobka 9aad
09:29-11:33 qodobka 10aad
11:34-11:55 gabogabo

Пікірлер: 37

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue3 ай бұрын

    Ma sha Allah, ustaad. Dhibtii ayaa leeyahay intixaanku! Rabbi ha inoo sahlo ka aakhiro.

  • @BEERLULE1
    @BEERLULE1Ай бұрын

    Weligay intaan social media ku jiray waxaa tahay the only teacher aan casharadiisa aan book usoo qaatey thanks dear teacher allahna kaa abaal mariyo faa iidada aad inoo Soo gudbiso bilaa lacag

  • @DaahirIsmaaciil-nw5cp
    @DaahirIsmaaciil-nw5cpАй бұрын

    Mash Mash. Ala

  • @ICC17
    @ICC172 ай бұрын

    Ustaad mahadsanid

  • @hafsazeylac7876
    @hafsazeylac7876Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @masudhussein7648
    @masudhussein76483 ай бұрын

    Great topic kaftaaj funs like

  • @rRdwanmaxamud
    @rRdwanmaxamud3 ай бұрын

    Masha Allah ustaad thanks 🙏🏻

  • @CabdilahiXasan-or7xm
    @CabdilahiXasan-or7xm2 ай бұрын

    Ad iyo ad ayaad umahadsantahay macalinkayga qaliga ahow❤

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax81063 ай бұрын

    Aad Baad u mahadsan Tahay ustaad waa barnaamij muhima ❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal95563 ай бұрын

    Waa talo inoo muhiim ah in anu qaddo ardayda galaysa imtixanka qaranka

  • @huseenabdi-br7fk
    @huseenabdi-br7fk2 ай бұрын

    Ustad aad bad umahadsantahay wax badan ka faiday sharaf iyo karaamo

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.65522 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan92363 ай бұрын

    Mansha Allah waa mowduuc wanaagsan

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l3 ай бұрын

    Xiligii aan ubaahneen baa noo keenty ustaad alle ha kaa abaalmariyo waqtigaad soo galisay si aad noogu faaidayso redspect

  • @Nihaalmohamet
    @Nihaalmohamet3 ай бұрын

    Allah examka ha inoo fududeeyo mahadsanid adigana❤

  • @aacaska
    @aacaska3 ай бұрын

    Allah imtixaanka Hanoo fududeeyo ustaad

  • @liibaancali7123
    @liibaancali71233 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad allah haku sharfo

  • @cabdirisaaqcawaale2234
    @cabdirisaaqcawaale22342 ай бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @ismailcrashiidomar8292
    @ismailcrashiidomar82922 ай бұрын

    Mahad sanid teacher 😢

  • @user-bh3oq9ko8h
    @user-bh3oq9ko8h3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤❤❤

  • @hikmatpro
    @hikmatpro3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @cismanjawari991
    @cismanjawari9913 ай бұрын

    Ma jiro Ustaad

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e2 ай бұрын

    Kasohadal takjng note iyo faidadisa

  • @nimkaboss
    @nimkaboss3 ай бұрын

    شكرا اخي

  • @user-hr6dr7rm4t
    @user-hr6dr7rm4t3 ай бұрын

    Thanks wllo

  • @ayaanlemustafe3590
    @ayaanlemustafe35903 ай бұрын

    Ilaahaw.noo.fududee.imtixaanka

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan7443 ай бұрын

    Ustaadi waxaa i heysto oo dhib igu ah marka aan imtixaanka ley soo hor dhigo waxaaba ilaa baa su'aalaha oo marla warqada leyga qaado igu soo dhacaan anoo aqaano ayaba iska iloobaa

  • @MoalimAli-ph8du
    @MoalimAli-ph8du2 ай бұрын

    Macalin goorme kasoo hadlee sida social media laiskaga dhafo marka wax la akhrinayo

  • @BEERLULE1

    @BEERLULE1

    Ай бұрын

    You must have a hard decision pro that's the way you can quit social media xitaa hadii laguu Soo sheego hadaadan go aan lahayn maka bixi kartid

  • @SiciidAhmedmohamud
    @SiciidAhmedmohamud3 ай бұрын

    Sxb sanadka waxaan gelayaa imtixaanka shahaadiga fasalka aa8 maxaa igulatalisanaa iaan ugulaysto

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal68442 ай бұрын

    سبحان الله كيف أصبحت يوتوبرا وقد كنت معلما قارئا هداك الله😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @inantadhulbahante4979
    @inantadhulbahante49793 ай бұрын

    First ❤

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e3 ай бұрын

    Road to 50k ❤❤❤❤

  • @abdinuurabdisalaam894
    @abdinuurabdisalaam8943 ай бұрын

    Walahi macalinki caadi ma ahan 😂😢

  • @shaaficiwarsame8813
    @shaaficiwarsame88133 ай бұрын

    M.

  • @KhaliifMaxamed-dt5cu
    @KhaliifMaxamed-dt5cu3 ай бұрын

    Ustaat waxaan jeclahy inaan waxdiyaariyo Mana diyaarinayo oo waxaan isdhahaa Hadhow diyaari ilaa imtixaanki kayimaado Maxaa talo isiinee ustaat way iga warersantahee

  • @cismanjawari991
    @cismanjawari9913 ай бұрын

    Cod

Келесі