Sheikh Nuur Ali Jamac" Waxaa Iigu Yaab Badnaa Nin Iyo Xaaskiis oo Isku Heeystay..."?

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Sh Umal Oo Daah Furay ...
• 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
• Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Пікірлер: 37

  • @hibaali4311
    @hibaali4311Ай бұрын

    Axsan waa Sheekh Nuur Ali Jaamac allaha hakudhowro waa Sheekh Sifiican ugaranayan mashallah

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121Ай бұрын

    Shekh jazaka allah qeer

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8xАй бұрын

    Sheikh nuur alle habarakeyo sharta quraafada halaha kaxafido

  • @suleeqogacal3752
    @suleeqogacal3752Ай бұрын

    Ma shaa allah khayr allaha ku siiyo sheeqow

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584Ай бұрын

    Asalaamu calaykum wr wb jazaakalaahu khyer Allaha ku xifdiyo sh nuur Cali jaamac

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamacАй бұрын

    Mahadsanid sheikh Allaha kuxifdiyo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623Ай бұрын

    Wcs wallo Sheikh qeyr fara badan alle ha siiyo Sheikh aan qaraabo nahay saas ayuu sameeya wiilkiisa ama wiil hadii uu gabadh la doonayo asigoo aan meherka gacanta ku heyn ma doono

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1tАй бұрын

    Sheekha caawaan dhegaysanayay alfiyaha uu duubay masha allaah

  • @majid2968
    @majid2968Ай бұрын

    Ale haku xafido sheekh walahi gabdhaha soomaliyeed way dhiban yihiin ale ha u gargaaro

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404Ай бұрын

    Sheekhu caadil sanaa horay haloo soo qaato meherka hadii kale hala soomo 3 beri bil walbo sisaacada xoogaa loo dajiyo Inshaallah.

  • @MohamedSamow-zg3on
    @MohamedSamow-zg3onАй бұрын

    Mashaalah shheikh nuur

  • @umalkhayrsaleebaan2305
    @umalkhayrsaleebaan2305Ай бұрын

    Msha allh shekhana ❤

  • @user-wj9mj4yf4l
    @user-wj9mj4yf4lАй бұрын

    Masha allh allow ku dhowr

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660Ай бұрын

    Shukran

  • @user-il1oy2wm6f
    @user-il1oy2wm6fАй бұрын

    Allah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041Ай бұрын

    Waa arin qurrux badan oo wanaagsan

  • @user-be1mt1fv7v
    @user-be1mt1fv7vАй бұрын

    Safiirka islaamka tolow gormaad inaga iwaraysan qiyooyin badan ayaa iga guuxaayeee

  • @samirr546
    @samirr546Ай бұрын

    Yaabka yaabkii Waa sidaa khiikhayagow Shugran.

  • @user-hh8ji9ph2n
    @user-hh8ji9ph2nАй бұрын

    حسبنا الله ونعم الوكيل. Shiikh ninka kuu yimid in aakhiro ayaa tuun ku sideysaa tiraahdo, sow kama fiicneyn in aad tiraahdo u sadaqey marxuumada?

  • @fardosamuuse4091
    @fardosamuuse4091Ай бұрын

    Aniga mid wadaad sheeganaya ayaa dhowr iyo toban sano kahor kala tagnay meherkiina ilaa had waa diidanyahay quraanka illahayna waa xifdisanyahay marka nimanka qaar baa u qaba inaan xaqba loogu lahayn

  • @ahmedqumbe3644

    @ahmedqumbe3644

    Ай бұрын

    Meher fara badan baa ragga ku xukuntaan oo aysan awoodin ama culays badan ku ah, waa sababta meher bixinta u yaraatay.

  • @nasra591

    @nasra591

    Ай бұрын

    ​@@ahmedqumbe3644 oo qofku ma qori ba lagu haya wuu diidi kara marka hore

  • @fardosamuuse4091

    @fardosamuuse4091

    5 күн бұрын

    ​@@ahmedqumbe3644 walal maba badanayn qof qurba jooga hanti kuleh qurbaha iyo Africaba ma bixn waayin laskiin waa dulmiga laguna halo dumarka soomaaliyeed Hadid ka hadashana adaa ceebaysan oo waxaa laguna dhahayaa ninkay rabtaa ama nin soomali meter ma bixiyee Malaysia rabtaa

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623Ай бұрын

    Aniga hooyadey macan wey dhimatay anigoo yar aabaheyna waa dhintay hooyadey waxaa igu maqaalaa in ey meherkii ku laheyd Aabahey marka hada meherkii ma anagaa dhiibeyna yaanse siineynaa Sheikh wallo Safiirka islaamka iiga soo jawaab

  • @user-ds3ou1np9z

    @user-ds3ou1np9z

    Ай бұрын

    Waxaan Allah kuu dirin miyaad is,saaraysaa? Allah qofna uma ciqaab qof kale dambigii, waaridkaana iyagaa is novel nololna wadaqaatay, Adiga waxa kaliya ee kaaga aadan waa duco!!!!@!

  • @shukrishiresiyad2623

    @shukrishiresiyad2623

    Ай бұрын

    @@user-ds3ou1np9z wallo qaali taas waan ogahay laakiin Culumada Ayaan weydiiyay bal waxa ey ka dhahaan ee wax aan alle i saarin isma saarayo

  • @haboonadan

    @haboonadan

    Ай бұрын

    @@shukrishiresiyad2623wallo wad saxsantay in ad ogaato ee Sheikh yada Tos ula xidhiidh. In ay awladi bixi nayso iyo in kale. Kushaki baxa. Insha Allaah

  • @haboonadan

    @haboonadan

    Ай бұрын

    @@user-ds3ou1np9zindr in ay wax hubsadan qalad maha.

  • @nasra591

    @nasra591

    Ай бұрын

    Ilmo saalix hadii ilaahh ku siiyo wu kusoo ducayn wixi dayn lagugu lahaa na wu ka bixin marka maxa ka fican inad walidka dayn lagu laha ka bixiso hadii aad awoodo​@@user-ds3ou1np9z

  • @eng.hussiennurmohamed5879
    @eng.hussiennurmohamed5879Ай бұрын

    Shiikaan ma yhy shiikhii yiri nin dhintay ku dukan maayo, 2daa qof hadduu celiyo xaaraana is ugu tagaan yaa mas'uul ka ah, diinteena macaan way fududahay ee yaanan la adkaynin.

  • @GaraadWaranle

    @GaraadWaranle

    Ай бұрын

    Intee ku yiri qof dhintay ku dukan maa ? Waxa uu yiri تارك الصلاة ku tukan maa . Taa hadaad dood ka qabto dheh : ( ma wadaadki yiriyaa تارك الصلاة ku dukan maa?

  • @munirassad804
    @munirassad804Ай бұрын

    🥺🥺🥺😭😭🥱🥱🥱

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272Ай бұрын

    Sax

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178Ай бұрын

    Haddee markii lasiiyo maherka qaraabada ka qaadan isla markiibo

  • @hibaali4311

    @hibaali4311

    Ай бұрын

    Gabdha xaq ulaha qofka qaatan xaaran cunaya lee

  • @hudaabdullah3447

    @hudaabdullah3447

    Ай бұрын

    qarabada waa kuwee ma hooyadeed Iyo Aabeheed iyo walaleheed in hadeey qaatan wax dhib ah malaha Waa usadaqo qeybna haka rebato

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406Ай бұрын

    Tuug weye nimanka qayb tood😂

Келесі