Waa Kuma Sheikh Muxamed Idiris Waxaa Iigu Naxdin Badnaayd Markaan...

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Waa Kuma Sh Xambali Wa...
• Bandhig Cajiiba Oo Hoo...

Пікірлер: 43

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46388 ай бұрын

    Walahi sheikh waa jeclahay muxadaroyingisa waxan ugu jeclahay birul walidain marku kaa hadlayo oo waliba uoyayo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed90948 ай бұрын

    Ilaahow culumada noo barakee mansh allah wiilkeygaa ladhahaa Idris Ahmed insha allah wiilkuu dhalaa mahamed loobixindoonaa

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse29048 ай бұрын

    Masha Allah sh idriss

  • @shamsomohamed6195
    @shamsomohamed61958 ай бұрын

    Masha Allah tabarakllah ❤❤❤

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim8 ай бұрын

    Baryahan cudurkii sheekh umal sheegayay ayaan isga shakiyay comanti walba waxan wuxunba raba in like la ii saaro yaab sheekha Allah xafido

  • @lulxirsi6787

    @lulxirsi6787

    8 ай бұрын

    Asc walaal like comment la saaro maxay tartaa? Waxaan Qoreyno wax ismaamka I Af garanayo ku farxo oon aan Qofna Qadfin oo aan Ajar ka helno Allaha nooga dhigo , Sheekheena Sh Maxamed Idiris iyo Walal Safiirkana Ajar Allaha Ka siiyo.❤️❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed25648 ай бұрын

    Dr,Romana masha Allah xabiibtii jzklq alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey.

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar45218 ай бұрын

    M.sha allaah

  • @user-qv2wg6de8f
    @user-qv2wg6de8f23 күн бұрын

    Masha allah❤❤

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac52468 ай бұрын

    Mansh allh weeye alayabarik

  • @shamsomohamed6195
    @shamsomohamed61958 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahihussein3201
    @abdullahihussein32018 ай бұрын

    Masha Allah Sheikh aan jeclahy

  • @dekomohamed5868
    @dekomohamed58688 ай бұрын

    Masha allah

  • @ustadhiahmadi6449
    @ustadhiahmadi64498 ай бұрын

    Masha'Allah,TabarakAllah Allah hainoxifdhiyo culumadheena

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46388 ай бұрын

    MashaAllah TabarakaAllah illahey sheikh Mohamed Idris haa barakeyo adun iyo akhiraba asaga iyo culumaden daman mel kastoy jogan ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen

  • @ifrahege8954
    @ifrahege89548 ай бұрын

    Allah subxaanahuu watacaalaa ha noo xafido hana noo barakeeyo

  • @deeqo123
    @deeqo1238 ай бұрын

    Masha allaah sheekha iyo adigaba alle ha idin barakeeyo

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax8 ай бұрын

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @Nafiso20
    @Nafiso208 ай бұрын

    Allah Akbar

  • @nrcabdi
    @nrcabdi8 ай бұрын

    🥺🥺🥺☆ ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @siddraidiris6549

    @siddraidiris6549

    8 ай бұрын

    Biniadmka labryo walagu dulowa ee rabiga ulabo Astaqfarta badso ❤❤

  • @somaliview1746

    @somaliview1746

    Ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته cafwan walaal marka qoreso Allah xuruufta waawayn capital letter A ka dhig saan ha u qorin allah balse u qor sidaan Allah shukran. بارك الله فيك

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale79178 ай бұрын

    Allle ha xafido shekha

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud1468 ай бұрын

    Alahu akbar

  • @KhadarHaji-hm4pd
    @KhadarHaji-hm4pd8 ай бұрын

    mash.allah aamiin

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed61898 ай бұрын

    Mashaallah tabarakallah sh Maxamed idris sh Qaaliya aya kentay❤

  • @abdullahiissack4937
    @abdullahiissack49378 ай бұрын

    Masha'Allah sheikuna mohamed idris❤

  • @hoodomuxibo5754
    @hoodomuxibo57548 ай бұрын

    ماشاءالله جزك الله شيخنا برك الله شكرا لك ❤❤❤❤❤

  • @sharuu_king
    @sharuu_king8 ай бұрын

    Illahay haku barakeyo hano ka my sheikhuna imri dheer cafimaadkaga haku daayo ❤❤

  • @user-do7ls6uz8f
    @user-do7ls6uz8f8 ай бұрын

    Walahi shiiq soomali kuwa ugu fiican daacadsan ugu wanàgsan islaamka kor uqaada Allah ha noo dhowro shiiqow. Xamsa cabdi. Bare ogaada adiga iyo culumada soomaliyed. Si Garab UU uhelo waan. Dareemi karnaa waxa lala damacsan yahay Reysal wasaraha soomaliyed

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke8 ай бұрын

    مشاء الله تبارك الرحمن اللهم اخفظ علماءنا وعلماء المسلمين

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya67098 ай бұрын

    Sh qayr Allaha siiyo @@

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan21668 ай бұрын

    Jasaakalah kheyr sheikh

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed38807 ай бұрын

    ALAHA KUUBARAKEEYO

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v8 ай бұрын

    Thanks

  • @ibrahimahmed6657
    @ibrahimahmed66578 ай бұрын

    Masha Allah

  • @hodanitaqalihodanita6212
    @hodanitaqalihodanita62128 ай бұрын

    Mchallah cheikh wan kehela Bugagtisa halke kahelaa

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh95108 ай бұрын

    Asc ilaahay haku xafido

  • @cabdinaasiraxmad8022
    @cabdinaasiraxmad80228 ай бұрын

    Janada allaha geeyo

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye8 ай бұрын

    2005 bn dhalanay anaguna😂❤

  • @suban974
    @suban9748 ай бұрын

    Sheikha kheer Allaha siiyo aniga badana hada madhageysto waayo malintu dhahay Fuad makeup wàa nin ayaba kaqustay nin oo qaniis ah siduu ugu shegay nin waye

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed61898 ай бұрын

    amiiin

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye8 ай бұрын

    Sheikh biugtiisa xageen ka helaa

Келесі