No video

sheikh cumar jiilaani oo karaamaadka owliyada nooga sheekeynaayo

Пікірлер: 39

  • @aishoomar1191
    @aishoomar11913 ай бұрын

    Masha allah mashaaikhdeen allah noo barakeeyo naxariista rabigeen oo waasaca allah siiyo❤

  • @aishoomar1191
    @aishoomar11913 ай бұрын

    Amiin yaa rabbi, allahu akbar ❤

  • @aishoomar1191
    @aishoomar11912 жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah Kheyr buu latagey Anagane waxyaalo cajiib ayuu Nooga tagay

  • @ahsuufi6365
    @ahsuufi6365 Жыл бұрын

    Allaha U naxariisto Shiiqa iyo Mashaaiqda dhamaan

  • @faadumasahrabashiir4190
    @faadumasahrabashiir41905 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @shiikhcumarjiilaani2160
    @shiikhcumarjiilaani21604 жыл бұрын

    Allow kuunaxariiso

  • @halimoahmed6182
    @halimoahmed61823 жыл бұрын

    Allow sheekh una xariiso qaybtii labaad hadii aad haysaan iisoo dir

  • @hassanabdul-azizahmed5365
    @hassanabdul-azizahmed53655 жыл бұрын

    ٱيه يا شيخي طريقة شيخنا عبد القادر الجيلاني كانت من عهده و ستكون الى قيام الساعة لأن جماعتها بحب الله يجتمعون و يتفرقون بها لا للقرابة ولا للمال ولا للجاه حبلهم مسلسل من النبي الشافع صلوات الله وسلامه عليه ذاك الحبل عقده شيخنا الجيلاني الينا لكي نفوز رضوان الله وهذا هو غايتنا وإن شاء الله نحشر مع النبيين والصديقين والشهداء والصاحين وحسن أولءك رفيقا.

  • @mohamadabdulrahman7584

    @mohamadabdulrahman7584

    5 жыл бұрын

    شكراً جزيلا أخي الفاضل ❤

  • @cabdallasheikhahmed2435

    @cabdallasheikhahmed2435

    5 жыл бұрын

    War waxaan diin maaha, ee ilaahey usoo laabta.

  • @fardowsamuhamedyussuf3152

    @fardowsamuhamedyussuf3152

    4 жыл бұрын

    kuye shekh nur xusen marki wali lga dhigayay samada jeexan tay labo malabo malak aa ilaahay so diray halkee lagu sheegay suurade sheegtay xadiith kee sheegay been badanaaa ninku

  • @adoonkiiilaahey3006

    @adoonkiiilaahey3006

    4 жыл бұрын

    @@fardowsamuhamedyussuf3152 Adaa been sheegayo ee culumada dhaaf oo wax baro diintu maahan jikada aad badarka kuwalaaqdo oo kle ha moodin oo waxwalbo la iskaga waramo

  • @inamaxamed4181

    @inamaxamed4181

    3 жыл бұрын

    alle waxaan.idinkama aqbalayo ee alle ka cabso wllow

  • @mukhtaarshacraawi7958
    @mukhtaarshacraawi79582 жыл бұрын

    Masha Allah Axadun axadun 😢😢

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan39453 жыл бұрын

    Faqri, gaajo iyo cudur ilaahaa laga magan galaa. Ducooyinka nabiga ee maalin lahaana waxaa ka mid ahaa in uu nabiga ka magan gili jiray faqri iyo gaajo.

  • @shiikhcumarjiilaani2160
    @shiikhcumarjiilaani21604 жыл бұрын

    Walee waa garab naga jabay

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Ma dhintay ninkaan hadalkan ku hadlay ?

  • @osmankhalifsheikhh1609

    @osmankhalifsheikhh1609

    4 жыл бұрын

    @@mohamedosman4677 haaa wuu dhintay

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    @@osmankhalifsheikhh1609 waa qasaaray hadi u sidan kudhintay alle ayaanu ka magan galnaye

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Жыл бұрын

    Nabi iyo awliyo maa isku mid ah subxaanallah war dadka ha dhuminina Alle Barya wallaahi sheikh Uways dheere waxba idiinma qaban karo ee cabudida Alle u gooni yeela

  • @inadauud3858

    @inadauud3858

    4 ай бұрын

    Adigu ma waxad aheyd kuwa fahan ka diintu ka lumey

  • @fardowsamuhamedyussuf3152
    @fardowsamuhamedyussuf31524 жыл бұрын

    Been badanaa

  • @mohamadabdulrahman7584

    @mohamadabdulrahman7584

    4 жыл бұрын

    maxaa been ah ?

  • @fardowsamuhamedyussuf3152

    @fardowsamuhamedyussuf3152

    4 жыл бұрын

    Waxa been ah sheikh rufaaci inu malak u yimid u u waxyooday

  • @mohamadabdulrahman7584

    @mohamadabdulrahman7584

    4 жыл бұрын

    ilaahey iyo adoomadiisa waxii kadhax dhaco iney been yihiin adiga malak miyaa kuusoo waxyooday ? sheekha waxa uu aqrinaayo waa wax kitaabka ku yaale

  • @fardowsamuhamedyussuf3152

    @fardowsamuhamedyussuf3152

    4 жыл бұрын

    Kitaab ka ey Ku yaalan ma kitaabta Qur'an ka mise wa kitaab u bina Adam qoray

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    @@mohamadabdulrahman7584 adiga yaku sheegay waxan u sheegaya ayaad ama xadiis la imaw an rumayne anagane jid cidlo ah hano horseedin