No video

Karaamada owliyada Sh C/raxmaan mire jimcaale

Пікірлер: 10

  • @AweysAhmed-cl2qp
    @AweysAhmed-cl2qp4 ай бұрын

    Sax waye wey jiran awliyada ilaahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyamahamedcilmi3767
    @farhiyamahamedcilmi37678 жыл бұрын

    Manshallah

  • @fuaadcabdi825
    @fuaadcabdi8256 жыл бұрын

    yaa sheekh waa runtaa awliyo waa jirtaa baarakalaah alle dartii baan kuu jclahy 👌

  • @AweysAhmed-cl2qp

    @AweysAhmed-cl2qp

    4 ай бұрын

    Sidookale ❤

  • @faadumasahrabashiir4190
    @faadumasahrabashiir41905 жыл бұрын

    masha Allaah sheykhi Allaha ku xifdiyo

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi66202 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz3 жыл бұрын

    Shiikhaan cilmi waa leeyahay laakiin fahamkiisu waa faham qaloocan sababtoo ah owliyo waxow uyaqaanaa kuwa xoolaha masaakiinta xaqdarada kucuna adeegsadana shaydaan owliyada kuwooda ukhayr badan waxay ahaayeen saxaabada saxaabadana maanta qof walba oo iimaan leh uu jecelyahay mana lagu xad gudbin waxaa kaliya oo ku xadgudbay shiico adinkana waxaad ku xadgudubteen culumada owliyo waxaad utaqaanaan sh.murjaan sh.aweys iwm caqligiina waa fooraraa ilaahay hadin hanuuniyo

  • @Akhfashtube

    @Akhfashtube

    2 жыл бұрын

    Sheekha fhamkiisu wuxuu la qalliicanyahay inta aaminsan in eenan jirin Awliyo dad la dhaho ama in hebel wali waaye marka la dhaho xabaaqayaan

  • @MohamedAli-nq2zz

    @MohamedAli-nq2zz

    2 жыл бұрын

    @@Akhfashtube wxaa jira laba owliyo 1 owliyada ilaahay oo qofkii muslin ah oo taqwa laga helay cidna kama xigto owliyanimada 2 kuwa shaydaanka la shaqaysta oo yiraahda waan buubnaa oo yiraahda bada anagaa hayna oo hadaan siidayno aduunka wuu baaba'ayaa oo marka la salaamayo loo gurguurto laysuna duleeyo ducafadana ay wax weydiistaan markay dhib la kulmaana magan galaan kuwaas ayaad adinku barisaan isu duleysaan xaajadiina u sheegataan haduu dhintay ama noolyahayba l lakiin owliyada ilaahay ilaahay kaligiis bey kaalmo weydiistaa ilaahay kaligiis bey baryaan

  • @hassanabdijamac5361
    @hassanabdijamac53612 жыл бұрын

    Bili aadank nuul waxaan ujec Lahey qofkii ridiya dadka as ya sidii hoi faa kada ku soo dagay dul saa ray muslinta' Ale af kaaga baat hakadhuueo