No video

Taariikhdii madoobayd ee firqada wahaabiyada Sh c/raxmaan mire jimcaale

Ku soo dhawaada muxaadaro cusub oo ku saabsan taariikhdii madoobayd ee firqada wahaabiyada waxaana inoo soo jeedinaya sh cabdiraxmaan mire jimcaale oo ka mid ah culimada soomaaliyeed kuwa ugu caansan ka daawo samawade tv fadlan dheh ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ mahadsanid

Пікірлер: 49

  • @abshiromar8186
    @abshiromar81862 жыл бұрын

    M.a mxaa loo baahanyahay wax sidan dadka wax ugu cadeeya Baarakallaahu fiik yaa sheikh

  • @aliosmanabdulkadir7558
    @aliosmanabdulkadir75583 жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد

  • @liibaanaadan8726
    @liibaanaadan87266 жыл бұрын

    baaraka allah sheekhuna

  • @saynabahmed6605
    @saynabahmed66056 жыл бұрын

    masha allah

  • @barzaqtradingcompany8541
    @barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын

    Caabud qubuur , baadhilka ha taagerina oo caamada duni iyo aakhiro seegsiisaan

  • @lanpalotplayz9253
    @lanpalotplayz92534 жыл бұрын

    Wallahay inusan Illaahay u hiilin baadil waarina una siin cimri dheer ay ku waaraan.

  • @galeeryare292
    @galeeryare2927 жыл бұрын

    Masha Allah sh allaha ku barakeyo. Wahaabi allaha naga qabto

  • @abdirahmanfaarah3912

    @abdirahmanfaarah3912

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa allah

  • @abdirahmanfaarah3912

    @abdirahmanfaarah3912

    3 жыл бұрын

    Sheekhunaa cabdiraxmaan ilaahay raali haka ahaado adi iyo walaadkiiba

  • @abdirizakkhadar2439

    @abdirizakkhadar2439

    Жыл бұрын

    Xoolo ayaa tahay dadkan waalan ku daba lumay😅😅

  • @CumarCabdi-ts2lu
    @CumarCabdi-ts2lu5 ай бұрын

    Okay qurux sheekhowsc

  • @shaakiribraahimaxmed435
    @shaakiribraahimaxmed4355 жыл бұрын

    Mashallh ahlu sunah wal jamaac musliminta xaqa ah

  • @apdulahisheikadem3273

    @apdulahisheikadem3273

    Жыл бұрын

    Xqiiqo ♥️

  • @zakariaabdi240
    @zakariaabdi2407 жыл бұрын

    yaasalam caleyk qeer alha kusiiyo

  • @dropbearzz
    @dropbearzz7 жыл бұрын

    Runta ayuu sheegay, Allah khair hasiiyo.

  • @fardowsoabdi5875

    @fardowsoabdi5875

    7 жыл бұрын

    Amin

  • @shakaronbetter5175
    @shakaronbetter51753 жыл бұрын

    Allow naga khabo wahaabiyada

  • @CumarCabdi-ts2lu
    @CumarCabdi-ts2lu8 ай бұрын

    Wsc ok quraan

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi12316 жыл бұрын

    Maansha ALLAH mumin xaqa cadeeya aduunka ka suulimaayo.

  • @somahmed123
    @somahmed1232 жыл бұрын

    MashAllah.

  • @maajofar8472
    @maajofar84722 жыл бұрын

    Maa shaa Allah

  • @calimaxamud5953
    @calimaxamud59532 жыл бұрын

    maansha allaah illaahay ha nuubrkeeyo shiikh

  • @mayranmaxamud2700
    @mayranmaxamud27004 жыл бұрын

    Maa sha allaah

  • @abdisahali801
    @abdisahali8012 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @ahmedguled7313
    @ahmedguled73132 жыл бұрын

    Ilaahay ha kaa abaal mariyo. Wahaabiyadu waa fidno islaamka lagu imtixamayo

  • @calimaxamud5953
    @calimaxamud59532 жыл бұрын

    illaahay naga qabo bidcada iyo wahaabiyada iyo sharkooda

  • @abkaboojo6604
    @abkaboojo66047 жыл бұрын

    masha allah shiek runta uu kahadlay

  • @mawi2884

    @mawi2884

    6 жыл бұрын

    beenloow rabi ka furtey

  • @mawi2884

    @mawi2884

    6 жыл бұрын

    beenloow ayaad tahey

  • @aliaden7915

    @aliaden7915

    5 жыл бұрын

    Masha Allah sheik

  • @saciidmaxamad2036
    @saciidmaxamad2036 Жыл бұрын

    Quraanka tafsiirkiisa aad ku been abuuraneysid allahey waxa kaaga baryayaa in aduunyo iyo aakhiro uu kugu ciqaabo.

  • @AbdulkadirCali-go8oy

    @AbdulkadirCali-go8oy

    Жыл бұрын

    Lacnatullaah

  • @tahirismailmohamed3618
    @tahirismailmohamed36183 жыл бұрын

    Guuleyso labada daaroodba

  • @cabdiraxmaanmaxamuud3387
    @cabdiraxmaanmaxamuud33873 жыл бұрын

    Asc

  • @axmedwalijamac4078
    @axmedwalijamac40782 жыл бұрын

    A

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad41572 жыл бұрын

    Dadku Way is haysan tan iyo Qiyaamaha Xukunkana Illaa leh ee Qofwalba Naftiisa Habadbaadsado Sheekh Barri ku difaacimajiro intabadan hadaad waxbarato waxaad ogaan Qur aanka Soomaalidu marabto inlagu dhaqmo

  • @markazalcamaari415
    @markazalcamaari4152 жыл бұрын

    abwaan soomaliyeed ayaa waxa uu yiri : Adigoo garkaagii banaday oo bir ku idleeyay oo shaaribkii kugu baxoo bal iyo caws moodo bidcanimana igu so gedaa ayana baab waaye bidci aniga hay dhihin aday kuu banaantahaye

  • @abdirizakkhadar2439
    @abdirizakkhadar2439 Жыл бұрын

    Insha allhu tacaala umda ilahay waad idinka qaban doonaa ehlu shirkiyow magaca aad sida taan ee ahlu suna wal jamaacana xaqiiqadiina ma qarin karo qudhun baa tihiine

  • @curadkacuradka5730

    @curadkacuradka5730

    Жыл бұрын

    Al Shabaab marka laga adkaado wahaabiyada ayaa ku xiga.

  • @abdirashidmohamud5327

    @abdirashidmohamud5327

    Жыл бұрын

    @@curadkacuradka5730 haaa waa runtaa

  • @fadumo9jlolmaomussemul163
    @fadumo9jlolmaomussemul1637 жыл бұрын

    V

  • @riyakliru4409

    @riyakliru4409

    5 жыл бұрын

    Jaahil Jaahil jaahil jaahil Jaahiljaahil jaahil

  • @cabdiadde2191
    @cabdiadde21916 жыл бұрын

    laatariiqalahom.

  • @abdiqadiribrahim2052

    @abdiqadiribrahim2052

    6 жыл бұрын

    Cabdi Adde

  • @sacdiahassan681
    @sacdiahassan6814 жыл бұрын

    Illahay haso hanuuniyo ayaga dan

  • @markazalcamaari415
    @markazalcamaari4152 жыл бұрын

    wadaadkan horta haloo sheego cidda taqaan in sunada uu ka hadlayo ay ka muuqato maxaad diin iyo sunno ka hadashaa adaaba gar xiira oo diintii ku xad gudbay

  • @shaficidahirshafiina2828

    @shaficidahirshafiina2828

    Жыл бұрын

    Ma xiiray mise wuu ku dhashay yaa ku ogaysiiyay? Hadduuse xiiray yaa waajibiyay?