Sheekh Rusheeye oo Sixir Kasoo Saaray Daahir Calasow

Пікірлер: 86

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Sheekh illaahay ha xafido laakiin dadkaan sowmardhow umada iyo qabiilada inay caayaan usoo fariisan maayaan

  • @akfamily7916
    @akfamily7916Ай бұрын

    Ma Shaa ALLAAH TABARAKA ALLAAH iLaahay HAKU XAFIDO

  • @atakar26
    @atakar26Ай бұрын

    وننزل مِنَ الْقُرْآنِ ما هو شفاء ورحمة لِلْمُؤْمِنِينَ ولا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إلا خسارا؟ Quranku waa daawo laakiin wuxuu daawo u yahay qofka muminka muminkuna waa qofka alle ku xiran oo salada iyo soonka ka tagin sabab laan laakiin qob aan dukanin allena aan ku xirnen waa daalim naftiisa dulmay quran haddii la saarana qasaaro ayuu u ziyaadinaa Bas ileen waa daalim daaraku salaa ah

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dwАй бұрын

    Mashaalaah tabaarakalaah alaha idin aqbalo❤

  • @MOGADISHO2020
    @MOGADISHO2020Ай бұрын

    Sheekhow daahir calasow dad badan ayuu laayay oo aduunka dhaafiyay wa maxay quranka la sarayo waa ba yaab subxana allah

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741Ай бұрын

    sheakh Rusheeye is good man

  • @maslah345
    @maslah3452 ай бұрын

    RASULU LAAHI MUXAMED SCW

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed56382 ай бұрын

    Mansha alaah

  • @MOGADISHO2020
    @MOGADISHO2020Ай бұрын

    Waxaa layaab ah dad Muslim ah oo aan tukanin oo hadana dhahaya Quran hanala saayo waa yaab 😂😂😂😂😂 waa habar gidir hakuu tashtaan subxana allah

  • @user-vc1dd7pt9c
    @user-vc1dd7pt9cАй бұрын

    ar shekhow sharaf basd laheyde maxa kuu kenay dahir calasow subxanalaah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261Ай бұрын

    Ninkaan haduu Daahir uu soo galay waa in laga fiirsado

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed92112 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140Ай бұрын

    Ameen Ameen Ameen Yaa Rabi

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher8592 ай бұрын

    Amina yaa Allah

  • @shacnishacniyos6230
    @shacnishacniyos62307 күн бұрын

    Asc sheekhoow wnkuu baahnahaye xageen kaala Soo xiriiraa

  • @xabiiboaxmed7046
    @xabiiboaxmed7046Ай бұрын

    Daahirow igu dar abti

  • @Fotballmo
    @FotballmoАй бұрын

    Amiin ya allah

  • @gntlmn4
    @gntlmn4Ай бұрын

    Wcs jazakumullah kheiran sheikh

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218Ай бұрын

    Amiin allaah❤❤

  • @BosteyaXuseen-gn8km
    @BosteyaXuseen-gn8kmАй бұрын

    Sheekh muxu u garaca naagaha jinka muxuu nagaha kaliya sheekhow

  • @user-fs2zo7zu7w
    @user-fs2zo7zu7w2 ай бұрын

    Ale sheeqow aniga waan u baahanahay suuqan joogau guriga la ifariisiyey

  • @BirLaqe-ke8fh
    @BirLaqe-ke8fh2 ай бұрын

    Mashaalah

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm2 ай бұрын

    😭😭DAAHIROW ANAA KAMIDA😭😭😭😭😭

  • @Ahmadissak
    @AhmadissakАй бұрын

    Dadku waxaa walay social media😊

  • @CabdiQani7668
    @CabdiQani7668Ай бұрын

  • @sadam1318
    @sadam13182 ай бұрын

    amiin amiin amiin

  • @marwoaden441
    @marwoaden441Ай бұрын

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647Ай бұрын

    😆😆😆😆😆walee waxaan La Maqleeynin Soomaaliya Daahir Alasow Asaga Ayaaba Six Ah Oo. yaa Sixranaayo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire8212 ай бұрын

    MASHA ALLAH DAHIR DAHAB EBOOWGANIA CADAWGAGA HA JEBO HA DHACAAN HA DHAMADAN

  • @user-rs7je6zr1f
    @user-rs7je6zr1fАй бұрын

    Halagafiirsado sheekhyada qaar daahir calasoow isgaabashaydaan ah umada ilaahay hakaqabto

  • @user-rs7je6zr1f

    @user-rs7je6zr1f

    Ай бұрын

    Ninkaa sheekh iskusheega isagaaba sixiroole ah naagihiina jibaysan ee meelwalba dalaq iskadhahaya iska ilaalsha waa labo munaafaq

  • @maslah345
    @maslah3452 ай бұрын

    AMIIN YAA RABI

  • @user-rb2xe8pv3c
    @user-rb2xe8pv3cАй бұрын

    Amiin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun95032 ай бұрын

    wa Runta Ustaaaad

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878Ай бұрын

    D

  • @fartun9503
    @fartun95032 ай бұрын

    Amiiiiin

  • @user-xd6nq7ew9i
    @user-xd6nq7ew9i2 ай бұрын

    Crazy sheikh

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140Ай бұрын

    Illahey Aduunka ha ku iqaabo dadka dad Sixira.Meddd kale Sixirku waa Qatila oo ah Dil..Ha la laayo Saaxiriinta Dadka dhibaateeya..

  • @Mohamed-nour-nv5dx
    @Mohamed-nour-nv5dxАй бұрын

    Wa loo bahan yahay sheekhan

  • @shacnishacniyos6230
    @shacnishacniyos62307 күн бұрын

    Asc

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed34372 ай бұрын

    daahir calasow walalkey adiga meshaaan janasada laga qadaa sidaa u dhax fadhiso

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u2 ай бұрын

    Qofkii aan weesa qabin hakabaxo

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970Ай бұрын

    Daahir dadka iyo dalka ayaa qadyaan ka taagan waana personal interest

  • @fartun9503
    @fartun95032 ай бұрын

    sax

  • @massmass8300
    @massmass8300Ай бұрын

    muxuuu qanaa daahir waa. ninkaa habeen io maalin xoogsanayee

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy2 ай бұрын

    Dahir calaasow asagaba shaydaan ah ummada isku dira.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140Ай бұрын

    QOFKA AY UGU QORANTAHEY MUDISHO2020.Waa kuwa Xaasadiinta ah iska jira waayo Xaasdaku hadaladiis iyo hifashadiisa baa laga fahamaa????????

  • @abdihakimboy3178
    @abdihakimboy31782 ай бұрын

    Asc xagee joogaa shiikhu

  • @Adm9464

    @Adm9464

    2 ай бұрын

    Walaal Sheikh wuxuu joogaa xaruuntiisa xaafadda Eastleigh Nairobi. Aniga ayaa xaaskayga u gay maalmo ka hor.

  • @fxcooking9677
    @fxcooking96772 ай бұрын

    Alaah baan ka magan galnay hebel calasow xaasid nimadiisa iyo dulmigiisa iyo isku dirkiisa

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa93562 ай бұрын

    ruqiyaan saaryaa qofkan saarayana ilama joogo😂😂😂 diinta yaan laga been abuuran. qofkastaw ilahy bari qurankisana aqriso yaa kaa xiga alle.

  • @farxaanfuaad4055

    @farxaanfuaad4055

    Ай бұрын

    Meel kasata Wugadhaya Sida ducada Walidaka O dhintay ay ugadho ayuu qofaka o nool meelakasata ha jooge ay ugadhaysa

  • @diniali9095
    @diniali90952 ай бұрын

    Daahir calasoow imisa kusiiyey yaad usheegaysaa Daahir calasow asagaaba sixirra rusheeye beentiisii hadda ayey soobaxday adeer Daahir calaseey goormuu wanaag sameeyey cayda ummadda isku dir cuqdad qabiil xaasidnimo masayr intaas ayuu yaqaannaa waxaas malaysku sixrikaraa wallaahi cadho calaseey iyo rusheeye wallaahi hadda dadbadan ayey kuwadaan sixir..

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7oАй бұрын

    Sixir mahayee doqonnimo uunbaa heyso. Ruux laga roone ah quraan lama saaro

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018Ай бұрын

    Maasha allaha sh waa rabaa seen ku helaa

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7sАй бұрын

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @khadarahmed1644
    @khadarahmed1644Ай бұрын

    Waa run Sheikh cid lacag Kama qaado

  • @boolocadey4661

    @boolocadey4661

    Ай бұрын

    Hee muxuu qaataa xagee kaluu ka shaqeystaa ????? Walee Soomaali waa dad aan saxda u fekerin . Mida kale Islaantii Malyuun Ali iyo Damiirlaawe Calasoow maxay is dhaamaan ? Dad fusuq uun ku jira oon ilaahaay amarkiisa jarey miyaa quraan la saaraa ????.

  • @fxcooking9677
    @fxcooking96772 ай бұрын

    Bismilaahi raxmaani raxiim xaasid hebel calasow ka wayn majiro aduunka baan is leeyahay rusheeye hana dambaajin

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    2 ай бұрын

    😂😂😂!!

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813Ай бұрын

    Sheekada waxay mareysaa maatna Quraafaad inaad xayeysiiso, Diinta barro marka hore si dadka muslimiinta ah afkaaga uga nabad galaan, Quraan lama diidi karo lkn Quraafaad Maya Maya

  • @user-yp9sc8uu4x
    @user-yp9sc8uu4x2 ай бұрын

    الله يحفظكم

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Raatibo iyo dadlacaayayo see isugalee

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed59562 ай бұрын

    Aryaa maxaa khaldan ? Shaydaan aan D/calasow ahayn maba jiree

  • @Xuseenaadan-nl7im

    @Xuseenaadan-nl7im

    Ай бұрын

    kawaran haduu asaga alla kaaga dhawyahay

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dyАй бұрын

    Akhlaaq xumada iyo dhaqan xumada miyaa la iska xasadaa waar kani sheekhna maaha candho calasow maxaa laga sirxanaya oo lagaga dayn karaa kkkk

  • @fartun9503
    @fartun95032 ай бұрын

    wcs wlc Ustaaaaad

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman242 ай бұрын

    Beenbadan daahiro alasow ma sixir qaba dhibaatada ummada ku hayo fara. Ka badan shaydaan daahiro jin ah sixir asha ah yahuu

  • @AhmedYasco-bg5wj
    @AhmedYasco-bg5wj2 ай бұрын

    Farsamo cusub baa timid 😂😂😂😂😂😂

  • @Bagagac

    @Bagagac

    2 ай бұрын

    Siyaasinta melkasta way kajidha😂😂😂😂😂😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed22 ай бұрын

    😂😂😂!! MAANTA SHEEKHII MA HALKAAS BUU MARAYAA?? BISINKA!!!!

  • @Minagamzel
    @MinagamzelАй бұрын

    Allah kamad xishon benale waxa ad kuso qortayi wa been

  • @qamarmohamed6375
    @qamarmohamed6375Ай бұрын

    Hani u waca

  • @fartun9503
    @fartun95032 ай бұрын

    ❤csw❤csw❤csw❤

  • @mahamedafey9144
    @mahamedafey9144Ай бұрын

    War ninkan waa qorofaadle quraanka waadawo lakiin qorofaadkaaga hakudabaqin Aadan maquraanbaa Waa digniiin salaada la isugu yeerayo hataa hal aayad oo quraana maad sheegin Rusheeyow waa lagu su aali aakhiro Dadkan aad lacag ugaguraneyso beenta iyo qorofaadka

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim48862 ай бұрын

    LKN SHEEKHAN LACAG BUU QAATAA EE ILAAHEY DARTII IYO WAXII LOOGARTO MIDNA MAAHA WALIBA WAA LAGULA GORGORTAMI LACAG QAALI AH EEBEEN HASHEEGIN

  • @Adm9464

    @Adm9464

    2 ай бұрын

    Sister aniga ayaa gay xaaskayga. Iclaajka public ga ah waa 1000 shilling oo dhiganta $8 . Qofki aan awoodhin waxbo ma bixiyo boqolaal ayaa timaado maalin kasta. Qofkii rabo shaqsi ahaan in loo saaro ayaa lacag bixiyo. Wixii awoodhiisa ah. Every day dadbaa meesha ka faaidaysto

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970Ай бұрын

    Daahir hala baakimo culimo caamo rag iyo dumar waa ka nabad geli waayeen cid uu nabad geliyey ma jirto

  • @abdig2533
    @abdig25332 ай бұрын

    Sixirole rer afgooyo blacky sixirka madobaysoo rer cilaje belong Dr xabab lady sàhra only one don't put shiikh hasan.

  • @user-qw2od6pn5m
    @user-qw2od6pn5mАй бұрын

    Saad qabiil Lee u shegeysay si aad iskugu dirty somalida hadana waa ley sixray sorry sheydaan aa ku hayo

  • @hiboali5025
    @hiboali50252 ай бұрын

    Dahir asagaa sixiroole ah ee yaa sixri, balaayo qanje wayn

  • @fartun9503
    @fartun9503Ай бұрын

    Amiiiiin

Келесі