Aabaheed aya isagoo ka qarinayo xaaskisa ku dhahay ma dhalin jid aya kaso qaday hoyadedna kaso qatay

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 223

  • @NAhmed-bx6fd
    @NAhmed-bx6fd2 ай бұрын

    Waa wax laga naxo intuu xaaskiisa ka baqayay in u Dulmiyo gabadhiisa. Abaayo illahay ha ku sahlo Hooyadaa🤲🤲

  • @qalbiabdullahi8335

    @qalbiabdullahi8335

    2 ай бұрын

    😢

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    2 ай бұрын

    BAL FIIRI DEMBIGA GABADHAAS LAGA GALAY.

  • @FaadumoAadan-iq7tr

    @FaadumoAadan-iq7tr

    Ай бұрын

    Aamin

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman94462 ай бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون Illaaow u gargaar gabadhan somaaliyeed uso dhawee hooyadeed Macaan amiiin amiiin yaarabi

  • @jiyaamohamed9358
    @jiyaamohamed9358Ай бұрын

    allah usahlo rer abtiyashed muslimey hoyo shrfy qalbiga allah ku qabojiyo

  • @Xalimo421
    @Xalimo4212 ай бұрын

    Cabdicasiis Ajar Alle ha ka siiyo intaad masaakiin Murugeeysan caawineyso.

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064Ай бұрын

    Ala xanuun badana ragow naago waxaba isma dheere ilmihiina iyo xaaskiina u cadalad fala plz😢😢😢

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun naftu Dadku kala damiir fiican anigana anigo wiil 6jir haysta nin guursaday ninkii wiilkeyga arki waayay iyo familkiisa anigana aaad uilmo jeclhy curad keyga waaye ninkii sidaas iskaga furay alx Maxaa u bahdilayaa ilmo aan dhalay

  • @SafaAhmed-vm8gi

    @SafaAhmed-vm8gi

    Ай бұрын

    Waa waajib nin aan ilmahaaga rabin inaa la noolataba qalada wiilkaaga hadii aadan difaaci karin hooyo fiicanba na tihid Marka sifiican baa samaysay abaayo masha allah

  • @sahromudey6415
    @sahromudey64152 ай бұрын

    Subxanallaah xaaskaaga ka baq ee gaba dhaada uurku taalo ku beer dhibkeeda ayey leedahay waa arin murugo leh waaba la yaab ilaahey hooyadeed ha u sahlo aamiin

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t2 ай бұрын

    Rabi ha ku sahlo hooyo mcn waan sugeynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤ wll

  • @Xalimo421
    @Xalimo4212 ай бұрын

    Cunug dhaaxaa maxay ciileen oo an waxba galabsanin😭Qalbiga Alle ha ku dajiyo walasheen.Waxba maahan insha allah wad heleysa Hooyada sabar insha allah.

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664Ай бұрын

    Waa xanuun alaha kuusahlo maamadaa abana iska cafi insha alah faraxad kuu rajayanaa

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7trАй бұрын

    Ilahayow ada awodo usahal

  • @DaciAbdiladhiif
    @DaciAbdiladhiifАй бұрын

    Xanuun waye allaaha caawiyo

  • @fahmotahliil253
    @fahmotahliil253Ай бұрын

    Nin fiicany heesataa allaha udhaafo

  • @shukrishiresiyad2623

    @shukrishiresiyad2623

    Ай бұрын

    Haa wallahi waan ooyay laakiin Nin fiican ayey heysataa

  • @jiyaamohamed9358

    @jiyaamohamed9358

    Ай бұрын

    haa abyo daris nahay nin fican oo poqorad kadhigay mashallah

  • @fadumoali4700
    @fadumoali47002 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢 aabo allaha ka cafiyo wlshy qalbiga allaha u qaboojiyo aamin yaarabi

  • @muqbulmuqbul7589
    @muqbulmuqbul75892 ай бұрын

    سبحان الله.لااله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين.اشهد ان لااله الا الله واشهد أن محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم.

  • @naimam1772
    @naimam17722 ай бұрын

    Illaahay subxaana,Qaadirka ah ha ku sahlo hooyadaa

  • @user-ro9br2sw3s
    @user-ro9br2sw3s2 ай бұрын

    Yaarabi ilaahoow u sahal hoyadeed mcn hadey noshahay hadeey dhimatana Allaaha u naxariisto

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r2 ай бұрын

    WA LAJANAD XASAN AADAN SAMATAR AYAA U AH ABTI WAANA CAYR GABADHEENA❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 ай бұрын

    SubxanAllah ya Rabb Ilaahay SWT ha u sahlo muslimo inay hesho ehelkeeda, wax dhiba Alle ma tuso, Guuleyso walashay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏😢😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaaraxАй бұрын

    Allaha u sahlo hooyadeed waa xanuun markii aad waydo hooyo macaan

  • @user-ui9yn6fu5h
    @user-ui9yn6fu5h2 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢 ala xanuun badanaa intaa ilintir daawanayay waa vidowgii iigu xanuunka badanaa ragaw afar dumaraa ala idiin banyay maxaa waaye cabsida hadaa sidaas ucabsaneysan hal ku ekaada waa isku xaq midna madaxa ha usalaaxina midna ha bahdilina xisaabtiisa ala qaadaa koley maanta wuu naga hooseeyaa alow gabdhaasna usahal hooyadeyd raga kalana ha ku quusqaatan

  • @aliidle7464

    @aliidle7464

    Ай бұрын

    Waa xaqiiq, waa videogi iigu xanuunka badnaa oon lailimeyey

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160Ай бұрын

    Wuxugalay qalad wayn ilahayna haka cafiyo qofka ilmihiisa dafira waa danbi aad uwayn miskiin iska cafi aabahaa naag wuu heli karay

  • @farhiadahiraddow
    @farhiadahiraddow2 ай бұрын

    Ilaahow u usahal hooyadeed ayadana qalbiga u qabooji yaa rabi❤❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405Ай бұрын

    Subxaan allaah waa baafin Aad u xanuun badan hooyqdeed wuu ka qaatay asagiina wuu iska qariyey laba dambi buu ka galay maskiinta weligay tan oo kale ma maqal intaan baafin arkayey. Abaayo ilaahay qalbiga hakuu dejiyo ilaahay hooyo iyo reer abti hakuu soo sahlo

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir98362 ай бұрын

    Gabadhaan qisadeedu waa mid aay tahay in,aay wax kabartaan raga somaliyeed ee caabuda naagaha aay qabaan waayo ilaaiyo hadda waxa jira qaar raga kamida oo u dayacay ubadkoodi naag aay qabaan cabsi aay ka,cabsanayaan. Tankale gabdhaan waa in,loo,guntado arinteeda oo loo,raadiyo hooyadeed ehelkeedi sida abtiyaasheed iyo habaryareheed.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975Ай бұрын

    Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun. Iska sabar cafi Aapaha. Waa arin aad u xanuun badan. Subxaanalah iska sabar, kuwaan ku caynaya ilaahay haso hadeeyo. Waa mucjiso

  • @misafaa2000
    @misafaa2000Ай бұрын

    Allah ha kuu soo sahlo abti yaaa iyo habayar o Ameen

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe65032 ай бұрын

    Allaha swt ha u soo saqiro hana u sahlo hooyadeed iyo reer abtigeed oo dhan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819Ай бұрын

    Nimanka soomaaliyeed qaarkood illaahey kama baqaayaan naag ay rabaan darteed bey ilmahooda u inkiraan.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman98132 ай бұрын

    Waa qisa xanuun badan hooyadaa Allaha kuu sahlo

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849Ай бұрын

    Subxaanallah waa arin dhalinkarta in ay is guursadaa caruurtaad dhashey allow gadhaan qalbigeeda uqabooji hooyadeedna u soo sahal

  • @sowdoxassan1859
    @sowdoxassan1859Ай бұрын

    Subxaana alaah

  • @Umaabdallah
    @UmaabdallahАй бұрын

    Wlhi intan firsanayay Waan ilmeynayay Waan ka xumahay illah ha ku sahlo hooyo mcn

  • @messil8080
    @messil80802 ай бұрын

    illaahay idankii wad heli hooyo ama abtiyadaa midun

  • @halimahassan657
    @halimahassan6572 ай бұрын

    Asc Abaayo aabaheed ma nool yahay subxaana allaah hooyadeed illaahey ha u soo sahlo hooyo macaan illaahey sida ogu dhaqsaha badan Cabdiasiis jzk Qayran.

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214Ай бұрын

    Illaahayoow qalbigeeda u qabooji hooyadeed iyo reer Abtigeed ba usahal adigane Ajar iyo xasanad Alle hakaa siiyo

  • @mwaranle
    @mwaranle2 ай бұрын

    Cabdicasiis Ajar aan dhamaan Allah ha ku siiyo Inta qof soomali ah ee murugeysan ee aad gogoshan ufidisey

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401Ай бұрын

    Wlh waa xanuun adigoo hooyadaa lagaa qariyay xitaa aabihii kudhalay uu isla asigii iska kaaqariyo waa laba goor xanuun kaaga sii darane haduu bari lahaa familkii hooyo maanta intaan iyo intey soo martayba ma marteen ee allaha u sahlo familkii hooyo .❤❤❤❤❤❤

  • @sahraisse2676
    @sahraisse26762 ай бұрын

    Ilaahay muragada farxad ha ugu bedelo

  • @mwaranle
    @mwaranle2 ай бұрын

    Subxanallah Walahi Alla ha ka dul qaado murugada ku haysa. Hooyona Alla ha kuu sahlo Aabahana Alla ha cafiyo

  • @ummabdullah9637
    @ummabdullah9637Ай бұрын

    ilahay hooyaded ha so sahlo gabdhan abdiaziiz waa mahadsanid umada somaliyed shaqo wayn ba u haysa in maanta aad codsato 1 milon waa wax laga xumado dad aan wax wanag ah so gudbin ba hal miloyon maalin gudahed lagu gaarsiiya AbdiAziiz oo howsha ugu muhiimsan u haya umada somaliyed in lagaarsiin wayo meesha ugu sareysa waa nagu ceeb runtii

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814Ай бұрын

    Hduuba kacabsanaayo naagtow qabo mxow hooyadeed ugu dhaafi waayay

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 WAA WAXAY UMADU UQALIBAN TAY LOO QAXAAYO DHAC DILKA BOOBKA IWM WAA CUQUBADAAN OOKALE HADA AY OOYNAYSO ILINTAAN WEY DHIBAYSAA MARXUUMKA WAAYO ALE AYAA KA XISAABINAYA WALHY WAAN OOYAY AX AX AX

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xlАй бұрын

    Subxanallaah subxaanallaah war ragoow alle ka baqa o awlaadiina xaq ha ka galin، ilaahow u sahal hooyadeeda

  • @suban974
    @suban9742 ай бұрын

    Allahu Akbar dulmiga ilaa iyo saas ah wamaxay

  • @ramlocali1500
    @ramlocali15002 ай бұрын

    hadii aan joogi lahaa meshaan maalin walba waan oyn lahaa😢

  • @foozia426
    @foozia426Ай бұрын

    Subxaanalaah ilahayow faraj khayr qaba hakuu furo insha allaah ❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730Ай бұрын

    ALLAH Ha u gargaaro walashay

  • @haaboali1198
    @haaboali1198Ай бұрын

    Asc. Aduunka wax walba waa la arka Allah ebta Allah asturo, ameen ameen Allah.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83352 ай бұрын

    Ilaa iyo hada ayee argagaxsan tahay gabadhaan yar subxaana allah.😢

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670Ай бұрын

    Ilaahoow u gargaar oou sahal hyadeed mcn

  • @sahroali7203
    @sahroali7203Ай бұрын

    Allahu akbar waa arin aad u xanuun badan aabahaas alla swt ha cafiyo rageena somaliyed alla ha absada gabdhaha ad gursatan oo aad kala tagtaan hadan caruurtiin aad ku dayaceysaan alla swt wuu idinla xisaabtamaya waa aduun iyo aqiro zeg weye alle halaga absado iyo malinta aqiro gabadhaan reer hooyaded alla hau sahlo si fudud yaarabi

  • @falisa576
    @falisa576Ай бұрын

    Subxaanaallah xaaskisi uu qabay darted bu gabadhisi u qariyey aabahas Wu qaldamay ilaahay haka cafiyo Gabadhiisa dulmiga u ku sameeyey Hooyadeedna Allaha u sahlo

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788Ай бұрын

    Illaahoow usahal ,Wallahi waxeey iitahsy ,one o'clock, Waan ka seexan waayey inaanan daawan.Calool xumaan ka qaadey .Ilmaynayaa .Bisinka illaaheey ha uga merl bixiyo

  • @maandeeq0smanhussein599
    @maandeeq0smanhussein5992 ай бұрын

    Way dhacdaa anaaba arkey nin caruur dhowr ah dafiray si uu naag uraaligaliyo uu rabey inuu guursado kadibna la ogaadey yaahuu doqonsanaa ninka ubadkiisa dafira😥

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726Ай бұрын

    Waa ,arin xanun badan illahay hooyaded iyo abti yaashed si fudud haku tuso

  • @celimataan4923
    @celimataan4923Ай бұрын

    ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA OO NABAD QABTA ALLE HAKU XAFIDO

  • @saciid_iid
    @saciid_iidАй бұрын

    Subxaanallaah walee aaqirow War jiraa. Dulmiga uu gabadhaa ka galay illaahay buu la hortagayaa

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031Ай бұрын

    ilaahaw usahal hooyadeed iyo dhamaa ehelka hooyadeed ilaahay macaanay sabir jamiil ha ka gu risaaqo istigfaata badi wax banana aabo uducee adiga ayaa maanta nool guulayso in shaa allah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56Ай бұрын

    Yaarabi usahal Reer Abdigeed qalbiga ilaaheey hakuudajiyo abaayo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_1142 ай бұрын

    Kuwa ku caaynaayo Rabbi ha ku rido cuqubo xanuujiso aduun iyo aakhiro.. Adigane Rabbi ha kaa farxiyo abaayo qaali...

  • @FardosodiiriyeJamac

    @FardosodiiriyeJamac

    2 ай бұрын

    Allaha sohanuuniyo mad iska dhahdid habaarku qayr malaheee

  • @arafatmohamedosman1106
    @arafatmohamedosman1106Ай бұрын

    Ax aad baan uga xumahay wllshey ilahay qalbiga haku qabojiyo wecel ma tihid xalal ayaa tahaye aabe ijaafada uu gestay meel ayeey utala waxaso xumeen ah qalbi uur ku yaalo waye nolosha Hooyada hadey noshahay dan baa laga yaana iney idin kala geeysay weey ku maqli doonta insha allah muqalka xigana adoo farsxsan oo dhoola cadeynayo ayaan ku rajeyna inad hooyada aad hesho adoo garab fadhiya aad nagu soo laabato

  • @Khadijo60
    @Khadijo602 ай бұрын

    Weli ma arkin Cabdi Aziz oo indhaha qabsanaayo murugo darted waan la kowsaday ilahow u saqir gabadhaan hooyadeed

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv2 ай бұрын

    Wlh Waan la ilmeyay qisadeeda taas cml gabar ku dhacay mar aan Somalia aan tagay 2022 aabihj gabadhas dhalay asoo inkirayo oo dhintay lee madamo naagtisa ka baqayay lknse dadka yaqanay gabadhas aabehed wexey shegaan sidey iskugu egyihin awged in la kala jarad moda😭😭😭😭🥺🥺

  • @zamzam5255
    @zamzam5255Ай бұрын

    SHEEQO XANUUNBADAAN WAAYEE ILLAAHEEY HAA UU SAAHLO HOOYADEED

  • @foozia426
    @foozia426Ай бұрын

    Ax ax ilahay hakuu sahlo insha allaah

  • @celimataan4923
    @celimataan4923Ай бұрын

    ALLE HAKAA DAAHIYO XUMAANTA DADKA AY KUGU DHIBAAYAAN

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 ай бұрын

    Allaha u sahlo walaasheen. Xaq weyn buu ka galay, Allaha ka cafiyo.

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan26362 ай бұрын

    Intuu xaaskisa kabaqaayo muxuu illaahay ugga biqiwaayeey oo ilmahiisa xalaasha ah ugu sheegaay wuxuusaan ahaayn illaahaaynna denbi buu.kagaallaay ilmahaasanna denbi buu.kagaallaay

  • @omarshirwac4691
    @omarshirwac46912 ай бұрын

    Waxaan u maleynayaa xasan aadan samatar walaashiis iney dhashey

  • @anabfarah1178
    @anabfarah11782 ай бұрын

    Yaarbi usahal Hooyo mcn

  • @MohamedAbdi-br9wu
    @MohamedAbdi-br9wu2 ай бұрын

    Alaha hooyo mcn usahal gabadhan amiin ya alahh

  • @LuulMaxamuudCabdi
    @LuulMaxamuudCabdi2 ай бұрын

    Illaahow murugada farxad ugubadal

  • @umuaisha6859
    @umuaisha68592 ай бұрын

    Subxaanna allh cuqdada mafiicna waa in Lay's cafiyaa

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Cuqdadu ma aha wax uu qofku doorto ee waa Darren qalbiga dega oka dhasha xumaan lagugu beers Janina waa turku taalo aan waligay maqlin ilaahay igu og waan ooyay

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed52232 ай бұрын

    Ilhaay qaalbigah hakuqaabojiyo abyo❤

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle47272 ай бұрын

    Inaalilaahi waina ileyhi raajicuun.yaa Rabi qabiga u adkee

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad17632 ай бұрын

    Ilaahayo hooyadaa kuusahal sami sami ha ooynin lisha allaah wad heli

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolowАй бұрын

    ALLOOW REER ABTIGEED USOO FUDUDEE 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur10582 ай бұрын

    Allah ha uu sahlo hooyo macaan

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p2 ай бұрын

    Ilaahow usahal reerkooda inshallah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur10582 ай бұрын

    Allah ha cafiyo Aabbe macaan

  • @farahfartun3961
    @farahfartun39612 ай бұрын

    Abahaas ilaahey ayaa xisaabinaa

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398Ай бұрын

    Wax wale iyocwax yeelo ma naqaan, ciil badanaa, allaha kuu soo dhaweeyo

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-37642 ай бұрын

    Masha allah mon frère qu’ allah te préserve le mal amiine yaa rabbi

  • @aminoaden6671
    @aminoaden66712 ай бұрын

    Allah ha u sahlo hooyadeed ayad nabad qabto

  • @siradm
    @siradm2 ай бұрын

    Waa ka xumahay, aad iyo aad. Ilaahay ha u sahlo maskiinta. Haddan laysku haysan karin mid ku ekaada

  • @user-zb8fk1xn2o
    @user-zb8fk1xn2oАй бұрын

    Allaha u soo dhaweyo😢

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup14722 ай бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون gabadha miskiinta ah dareen xanuun badan waa soo aragtay Allaah ha usoo sahlo hooyadeeda

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543Ай бұрын

    Ax waa xanuun wlhi 😭😭😭😭😭

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975Ай бұрын

    Walaah waa la ooyey gabadhaan . Habaryar Alaah ha ku caawiyo. Subxaanalah

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062Ай бұрын

    Ax ax waa xanuun wlh

  • @fertunali1007
    @fertunali10072 ай бұрын

    Aniga waxaan ka yaabay nimanka soomalida wadankii wanaga burburiyeen dumarkii waa dulmiyen heer eeyba guban ayey marayan ilmohooda dulmi ayey u dhameyeen wadanka kuwa jooga iyo kuwii dibada yimid ilmahooda wexey ka dhigen agoon aabe leh iyo wecelo ayagoo nool inyar ayaa kafakatay jahanamo mansil ale idinka dhig firxumaa firxumaa naagta hadii lafuro ilmihii adunka ukenay ale kasokow maqadi karan masuliyadoda

  • @yussufsiyad4058
    @yussufsiyad4058Ай бұрын

    Allah uu sodhaw Inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac2 ай бұрын

    Allaha kusahlo abaayo runtiii wa qisadii ugu qalbitadsanayd

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238Ай бұрын

    Khayr allaha kusiiyo abdiaziis boowe

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x2 ай бұрын

    Alle haku sahlo dadkaadii abayo lkn xaajigeeda waxa usheega gabadhaas aabe iyo hooyo unoqo wall alle ajar gaka siiyo waa ilamahada hooyadood plz qalbigeeda ilaali

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75392 ай бұрын

    Ilaah ha u sahlo hooyadeed.

  • @majid2968
    @majid29682 ай бұрын

    La xawla wala quwata ilaa bilaah

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788Ай бұрын

    Asc wallaahi C/Aziiz oow London taal bay ka dhacday niman ilma xalaal ku dhashay inkireen ,Ayagoo ka baqaaya naagta wayn.Intooda badan nafsigii baa helay .Nin soomaali badankood waa eey .Waayo naag waa lahelaa .Laakiin awlaad lama helo .Illaaheey na dambi wayn bay ja galeen.

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    Waa runtaa, gabadha xanaan dhashay ayaa ka kida oo ay shan wiil u bixisay.

  • @maslah345
    @maslah3452 ай бұрын

    ALLAHA QALBIGA UDHAYO HOOYADED OO NABAD QABTA ALLAHA USAHLO

Келесі