Sh Muxyidiin oo Karbaashay Xassan Dahir Aweys Qaybtii 1aad.

Пікірлер: 103

  • @user-zb2ym5ur4n
    @user-zb2ym5ur4n17 күн бұрын

    حفظك الله ورعاك شيخنا الفاضل العلامة شيخ محي الدين حسن ايانلي

  • @ismailjaberti5795
    @ismailjaberti57954 жыл бұрын

    Manshaa allaah eebow noo dhowr shiikh muxyadii xasan ayanle🌲🌹💐🌺🌳

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore. Sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin.

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    yasin awjama cajiusadyahay maxaa kugaarsiyay qabiilka soomaaliyed ee sharafta leh

  • @maxamedabuukar6273
    @maxamedabuukar62734 жыл бұрын

    Xasanow ku ma soo raadsan adaa isoo raadsaday ee iska naso sh muxyidiin jazaaka allh qeeran

  • @axmedxiimaa7855
    @axmedxiimaa78554 жыл бұрын

    Maaaashllh maaashllh waxaan marqaati ka ahay inaataha raiiska ahlusuna waljamaaca inaataha ruux ilaahey ku maneystay cilmi yaaa sayidii yaa sheekhii allaha ku xfdo aduun iyo aakhiraba❤❤❤❤

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    yasin awjama kelmedaan aad soo celcelineyso ma qabyaalad baad kawadaa waa lagaa fahmayaa xumaanta kaaguxeyso

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    yasin awjama war adoo majuusi ah oo waliba malcuun ah maxaa muslimiinta ku dhexkeenay wixii kula midka ahaa naarahay kujiraane adna waad kadaba galiye hadaanad soo islaamin orodo isqarxi haawiya kushac koley weykusugeysaaye

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    yasin awjama wale weykaamuuqata ahlu naar nimada wathani qowmuluda masawaaxiligaad usaarantahay mise sucudiyankaa kanisadaha kugu kufsada teda kale maxaad ujoogtaa orodo isqarxi naarta way kudharareysaaye koley waabad galiye haka raagin

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    yasin awjama waacalaamadaha lagu garto dhiloyinka waxa la orgoneysid waa gabre maxaa loxiray futadaa kuweynatay kolka wey kucuneysaa yaa kudumaalay imika ma uguru baad kolna usujuudaa kolna kufooraariya ileyn majogeyside sanam caabudid iyo khaniisnimo ayaa isugu kaadarsantay argagixisonimana kuu siidheer kaaga darane adigoon xitaa afsoomaaliga aqoon baad iskudayeysaa inaad islaamka waxkashegtid war bal adugu maxaatahay ma ruux inuu dad wax ushego mudanbatay? Kow soo islaam kadid towbad keen kadin af soomaaliga soo baro kaamna muuqato shaqsiyad xitaa wax labari karo waxaan foraarsi aheyna mataqaanid waayo waa lagugu soo koriyay mala reerkiinaaba kugu dhalay ceykaas

  • @engcabdisalaamcabdullaahim6760
    @engcabdisalaamcabdullaahim67604 жыл бұрын

    Maasha allaah sheikh muxiyidiin allaha ku barakeeyo

  • @ismaciilmacalimmahad577
    @ismaciilmacalimmahad5774 жыл бұрын

    maasha allaah shiikh muyadiin xasan ayaanle

  • @saadaqmohiadin1571
    @saadaqmohiadin15714 жыл бұрын

    Sh Muxyadiin Xasan Ayaanle Ilaahow khayr badan ku abaal mari , aakhiro iyo aduunba .

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin.

  • @xiish1
    @xiish14 жыл бұрын

    Maasha allaah sheekh ilaahay khayr badan haku siiyo

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan44944 жыл бұрын

    Mashaa Alaah sheekh Muhyadiin baaraka laah, balse sheekhoow taariikhda hasan dadkan yaryar ee social media kujira magaran karaan balse aniga aadbaan kuula socdaa oo sheekoo yinkaan waan sootaagnaa ee umada Alaha ka khabto.

  • @galoose
    @galoose4 жыл бұрын

    ماشاء الله شيخ محي الدين حسن ايانل عالم كبير من علماءنا اللهم احفظه

  • @omaryussuf3895

    @omaryussuf3895

    5 ай бұрын

    Marsha alah

  • @zainabali8821
    @zainabali88214 жыл бұрын

    Ahlu sharaf sheikh muxiyadiin xassan ayaanle ilaahey haku xafido

  • @myoutubecom-gg7sb
    @myoutubecom-gg7sb4 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @xogmalxarandid9369
    @xogmalxarandid93694 жыл бұрын

    Masha allah sheikh

  • @bashirali1128
    @bashirali11283 жыл бұрын

    Maasha alaah

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali4 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdiqadir6976
    @abdiqadir69764 жыл бұрын

    اعلم الناس في هذا الزمان

  • @dominickaugustus7395

    @dominickaugustus7395

    3 жыл бұрын

    i know I am kind of randomly asking but does anybody know a good website to stream newly released tv shows online?

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi71914 жыл бұрын

    Xafidullah sheeikh muxyidiin xasan ayaanle cimrigiisa allah barakeeyo

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin.

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd4864 жыл бұрын

    Sheekh: waqti ha iskaga dhumin Xasan Daahir oo ah munxarif qabrigii Hayle Salasie soo siyaartay. Sooma faqay xawaalahii culumadeena. Dad badanna dilay. Kaa warkiisa qabasho male.

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame33354 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan44944 жыл бұрын

    Hasan iyo kuwa badanba waa kuwo eey noosoo dhaansadeen Reer Alasucuud oo waxey noogu soodhiibeen Timir sixir wadata iyo fakir qaldan.

  • @maxamedfiidow8177
    @maxamedfiidow81772 жыл бұрын

    M.a

  • @xajiadankoofi7454
    @xajiadankoofi74544 жыл бұрын

    Sheq ilaahey cadaabta haka xafido buufi wahabiyada qashinka ah

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed33114 жыл бұрын

    Mashallah

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin

  • @AhmedAli-kl5jx
    @AhmedAli-kl5jx4 жыл бұрын

    Wahaabiyadu aayada badan QUR'AN KA kariimka ah iyo axadithtanabiga waxay ka doorteen fikirka maxamed cabdi wahaab. Mathalan aayadaha tawasalka tilmaamaya iyo axadithtanabiga csw waa qarainayaan wayna inkirayaan. Ayadaha diidaya tashbiiha ilaahay in makhluuq loo akaysiiyo sida ليس كمثله شىء وهو السميع العليم Markay ilaahay lugaha gacmaha. Cagta. Indhaha waxay rabaan ku tilmaamayaan oo ay leeyihin habeenkii ayuu soo dagaa oo albaabada garaaacaa.aniga ayaa indhahayga ku akhriyay buug ay ku qoran tahay ibnu Tamimiya inta jaranjaro ka soo dagay uu leeyahay بينزل ربنا ثلثي اليل كانزالي هذا ilaahay wuxuu u soo dagaa sidaan haranjaro daas uga soo dagay. Meeshaa rabaan tawiil bay saarayaan meeshii tawiilka mudnaydna way diidayaan. Caamaduna waa iska daba dareerayaan. Marka ilaahay nakala xukmin doona.

  • @axmedxiimaa7855
    @axmedxiimaa78554 жыл бұрын

    Sheikh kaas hdlkgaga ka qiima badane ha iskaga qisaarin war allaha ku nuuriyee

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin

  • @kasimibrahim3044
    @kasimibrahim30444 жыл бұрын

    Mash.allah wa raddin cilmi ku saleesan. Sheikh Muhidiin Allaha xafido

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Sh xasan mabda' ayuu ka qaatay siyaad barre ee sheekh adiga barigaa mawqifkaada muxuu ahaa.??!!

  • @hibomohamed1462
    @hibomohamed14624 жыл бұрын

    Aabeyaasheen ahlusuna alahalajiro inta inimagac dishayna ala hasoohadeeyo

  • @axmedyousuf1650
    @axmedyousuf16504 жыл бұрын

    Jasakallaah sheekh

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey.

  • @rukiaadden5246
    @rukiaadden52462 жыл бұрын

    Hello sonny 💙

  • @hibaaqxaaji6830
    @hibaaqxaaji68304 жыл бұрын

    Xasan dahir qofkasta wa ogyahay shaydan waynaday weye ila hada ayu qab fakarki xagjirnimo qainimo qalbileste intab wa yahay

  • @Gfunkyistheshit

    @Gfunkyistheshit

    4 жыл бұрын

    Nin Ilaahay subxaanah dartii u xidhan baad iska caayaysaa. War qabri baa kaa dambeeya waryaa ee dhawrso.

  • @Gfunkyistheshit

    @Gfunkyistheshit

    4 жыл бұрын

    @@mawjama831 haha walaal aad baad umahadsantahay. Qabay qiimo badan buu ahaa. Sheekh Xassan Daahir حفظه الله وفك أسره. Waaba nin hada da'a ah oo muslim saafi ah, diinta iyo kitaabka rabbigeyna isku dayay inuu ka dhaqangaliyo Soomaaliya lkn waxuush bilaa abaal ah un sowta 6 bilood mooyee taariikhdeenaba nahaystay lagasoo bilaabo xornimo ku sheegtii ay reer yurubku dadka kusireen ilaa iyo maalinkaa maanta ah. نسأل الله سلام Cajiib waxa ah waxa lagu haysto... dagaal baad abuurtaa? Oo waayahee ma Sheekha unbaa waxii dagaal ahaa ee lagusoo jiroo dhan bilaabay? Arintan aad bey ii gubtaa ninyahow.

  • @MrWarya246
    @MrWarya2464 жыл бұрын

    الله يحفظك يا شيخنا❤️❤️💪🏾

  • @zainabali8821
    @zainabali88214 жыл бұрын

    Xassan dahir haduu wax tarayo naftiisa ayuu meel ku sheegi lahaa nafti gabi tu kale wax kuma taro yaan waqti la isaga lumin

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan30744 жыл бұрын

    Wadaadka xasan dahir baan hadlayaa uu yiri ibnu taymaya uuna ka shekeynaa see wax u jiraan

  • @khalud1272

    @khalud1272

    4 жыл бұрын

    naqdi macalinka maya ardayga

  • @ubahdahraan4494

    @ubahdahraan4494

    4 жыл бұрын

    Hadaadan aheyn dadka sabanka maxaa yeelay dagdag badan baa kujira oo hadalka labashub buu oogu dhacaa ee fadlan wada dhageeyso kadib su,aasha dadka kaweydii wall.

  • @zakariaabdi240

    @zakariaabdi240

    4 жыл бұрын

    Ibnu taymiya soo isga balayadaba kameysan ungin

  • @mascuudmacalincabdi4935
    @mascuudmacalincabdi49354 жыл бұрын

    Waa sheekhni hadana aabahy saxiibkiis anoo yar ayaan arki jiray asagoo galkacyo kutubda ka aqriya khaastan masajidkii jaamac ama timire Iyo masaajidkii carabta waa Caalim ee aaway wahaabiydii haday wax yaqaaniin mashalh

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin.

  • @mascuudmacalincabdi4935

    @mascuudmacalincabdi4935

    4 жыл бұрын

    yasin awjama yaasiin indeer anigu qabiil kama hadlin ee ninkana aqaana inuu nin caalima yahy oo wahaabi oo dhan agtiisa imaan karin kii wax yaqaanana hala balamo asaga oo tv hala soo fadhiisto thanks brother

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    @@mascuudmacalincabdi4935, zindiiq waxaa La dhahaa qofka caqiidooyin ama diimo kala duwan isku Mar aaminsan isagoo og, oo u cilmi leh!!! amaba jaahil ka ah. Kutubta iyo caqiidada suufiyada siiba qaadiriyada iyo caqiidada hinduuska iyo tan buudistuhu waa isku mid, Waxayna kasoo wada farcameen dariiqada vendetta-da. Arrintaas baxthinteeduna Waxay iga qaadatay muda dheer. Suufiyada buudistaha, iyo hinduusku Isku hal wax bay arkaan, oo maqlaan, oo la hadlaan, oo u waxyooda, markay khilaaweynayaan ama khalwada ku jiraan. Sahal musatiri, muxyadiin Ibni alcarabi, jacdi ibni dirham, abu juneyd albaqdaadi dhammaantood waa raggii suufiyada ugu aqoon badnaa, Kutubtooduna Wali gaaladu daraaseyso, si muslimiinta caqiidadooda loo fasahaadiyo, oo loo baabi'iyo. Dhammaantoodna waxay ku dhinteen ama loo dilay gaalnimo daraadeed. Marka maxaad ka filaysaa? Miskiinkaan cajamka ah, oo baraxley kutubta sixirka iyo xoogaa fiqi ah ka laqbaynaya!!!.

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi43904 жыл бұрын

    Yaaaa magaceyga ayuu Soo qaaday Mey shekoyinka Gerdherayaasha maroysaa

  • @hassanabdi305
    @hassanabdi3054 жыл бұрын

    Masha alah

  • @salma5945

    @salma5945

    4 жыл бұрын

    أفسح الله لسانك وأعظم الله أجرك

  • @axmedxiimaa7855
    @axmedxiimaa78554 жыл бұрын

    Sheikh muxyidiin xasan ayaanle iga gaarsiiya salaan ka bacdi sheikhow waxaan kaa rabnaa inaa noo reebto oo sanifto kitaabo badan qaar ka hadlaya kooxda wahaabiyada iyo qaar ka hdlaya shiicada iyo qaar ka hdlaya ahlusuna waljamaca iyo qaar ka hdlaya masaaisha khilaafku ka jiro kuwoda ugu waweyn iyo qaar ka hdlaya mowlidka xbbka scw inshllh waanka rabnaa allaha ku xfde

  • @cabdicasiisjaamac6156

    @cabdicasiisjaamac6156

    4 жыл бұрын

    Axmed Xiimaa ,مهم جدا

  • @khuraanchanel1729

    @khuraanchanel1729

    4 жыл бұрын

    Jaahil fowqal jaahil

  • @axmedxiimaa7855

    @axmedxiimaa7855

    4 жыл бұрын

    @@khuraanchanel1729 dulli ayataha aaamu

  • @abdullahihaile3410
    @abdullahihaile34103 жыл бұрын

    للهم وفق شيخ محي الدين حسن ايانلي و نور بصيرته ولا تضيع له تعباً و سخر له من حيث لا يحتسب عوناً.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Sh.casan Daahir aways reer muqdisho dhibaato ayuu ka dulqaaday,mooriyaan ayay u xabisnaayeen

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61564 жыл бұрын

    Wllayaal wax kaste, waxaa ugu muhiimsan akhlaaqda, marka erayada xun xun aan iska ilaalino, sida waa karbaashay oo kle , ma ahan eray ku habboon dad culumo ah..

  • @moustafaaliguedihassan5133

    @moustafaaliguedihassan5133

    4 жыл бұрын

    kee culuma aah, waar niyahoo kolodaa haa uarkine culumo waa baalayoyinne

  • @cabdicasiisjaamac6156

    @cabdicasiisjaamac6156

    4 жыл бұрын

    moustafa hamdi wafi , wll kanalkaan soo ku hadli mayo af culumo, dee culamadii haddii ay adeegsanayaan erayada suuqa dadka kle maxaad umalynaysaa?

  • @sheekhmustafeofficial
    @sheekhmustafeofficial2 жыл бұрын

    Geedyahow waxba ma ogide beenta dadka kala tag boojole waaxid 🤣🤣🤣🤣

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan51334 жыл бұрын

    yaa saalam libax muxyaddiine ayaah dadansaadeey, lolllllllllllll kaa xaxabii xassan dahirow muxyadine mahiinee AllAh ayaa gu khajifeey....! daamadiinbaa waad khajifmidoodiine.... cheikho , il n'est pas à ta hauteur c vieux xasan dahir, cheikho laisse les autres a intervenir pour éradiquer le mal "wahabisme", vous excellence ! vous etes un grand homme de dieu long (vie) à toi cheikh...

  • @salma5945

    @salma5945

    4 жыл бұрын

    ماشاالله

  • @user-zq9ly4ip5m

    @user-zq9ly4ip5m

    4 жыл бұрын

    Maasha alaah sheekheena sheekh muxiyidiin cumrigiisa alah dheereeyo waa caalim rabaani ah asagoo kale hadii diinta masuul looga dhigi lahaa soomaali wax kama halaabi leheen cilmigiisa alah nagu anfoco sheekha

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay.

  • @nuurshiikhmahdialbakri4455

    @nuurshiikhmahdialbakri4455

    3 жыл бұрын

    👍

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame32684 жыл бұрын

    Suufiyadu waa masaakiin. Qaabka wax loo sifeeyo oo qofka wuxuu yahay loogu sheego ma yaqaaniin ayaad is leedahay. Marka wax laysku qabsado waxa laysku haysto ma abbaaraan, meelo kale ayey aadaan. Mid Baan habeen Mas'alo diini isku qabsanney. Waa bidco iyo bidco maaha. Wuxuuba soo istaagey Horta '' تنيا'' oo ku jirta :'' ولا تنيا في ذكرى '' ii iclaal bixi. Mowliidka Nabiga SCW ayaan laysku qabsanayaa, Markaasuu ku leeyahay Salliga Nabiga SCW ayaad diidey, amaanta Nabiga SCW ma ogolid, xubbiga Nabiga ayaad kasoo hor jeeddaa iyo waxyaabo kale. War mowduuca haka dhex bixina

  • @ismailabdigeesey1491

    @ismailabdigeesey1491

    4 жыл бұрын

    Xaqiiq waaye dhegeeso (doodii salafiyada iyo suufida) adaa yaabeesid

  • @abukarali2966

    @abukarali2966

    4 жыл бұрын

    Sheekhaan nin drajada cilmiga uu ka gaaray wahaabiyoo dhan laga heli maayo boqolkiiba 10 nin ka gaaray. Waa faqiih, muxadith, usuuli umahaatu sittaha aqriya sharaxna saari kara. Waxaa tihiin dhagooleyaal isku meel dhigaaya dhaqtar specialist ah iyo qof soo bartay first-aid. Markii wax la radinayo waa in gogol dhig fiican loo sameeyo wax aad fahmi kartaan maaha ee marja hore orda dusi aada

  • @falsamehabsame3268

    @falsamehabsame3268

    4 жыл бұрын

    @@abukarali2966 Adiga isaga Maad ka cilmi badan tahay? Ma Imtixaan baad ka qaaddey? Inuu dadka ka cilmi badan yahay Sidee ku ogaatey? Cilmiga uu dadka dheer yahay Halkee lagu bartaa? Annagu cilmigiisa kama hadlin ee waxaan ka hadley aa Hadalkan uu Meeshan soo dhigey iyo hadallada Suufiyadu iska tuurtuuraan

  • @saladbaraarujiyechannel9025

    @saladbaraarujiyechannel9025

    3 жыл бұрын

    jaahil baa tahay sida wax loo naqdiyo adiga ayaaba aqoonin weeyna kaa muuqataa waayoo markii qof radinaayo marka hore waa inaad tilmaam kabixisaa waxa uu yahay ee cilmiga munadarada soo baro yaa jaahil

  • @sheekhmustafeofficial

    @sheekhmustafeofficial

    2 жыл бұрын

    Jaahilinta hala doodin weey dambajayane walal Suufiyada ineey mela beena carcararan walagu yaqan kanaaba dalilkugu filan Xasan daahir tariikhdisa yaa udirsaday 🤣🤣🤣🤣

  • @araweelocali5421
    @araweelocali54214 жыл бұрын

    Hadaad cid is haysaan dadka howsoo banaan dhigin ee isku day inaad xalisid.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan44944 жыл бұрын

    Culumada Soomaalyeed aadbeey u aqlaaq badan yihiin marka laga reebo wahaabiyada waana fahansanahay maanta.

  • @anabjimaale9739

    @anabjimaale9739

    4 жыл бұрын

    Mash allah jizakalaha qayar Sheikh Muxayadiin

  • @zaki6726

    @zaki6726

    3 жыл бұрын

    Waa beentiin idinkaa edeb laheyn oo culimada ku been abuurto 24saac

  • @abdihusseinadam4624
    @abdihusseinadam46244 жыл бұрын

    Wahaabiye waa geesiyaal

  • @ubahdahraan4494

    @ubahdahraan4494

    4 жыл бұрын

    Waa saaxiriin

  • @abdihusseinadam4624

    @abdihusseinadam4624

    4 жыл бұрын

    Suufiyo waa saaxir

  • @ubahdahraan4494

    @ubahdahraan4494

    4 жыл бұрын

    @@abdihusseinadam4624suufiyo sixir waxaa ooga dhaw wahaabiyo saa iyagaa umadii sixir kukala gaabiyayee oo ilmaha saqiirada ah ee habeen iyo maalin dhiiga daadinaya dhalayee

  • @ibrahimofficial3467
    @ibrahimofficial34674 жыл бұрын

    wadadkaa si ISLAMNIMO iyo somalinimo ah ayuu u hadlay bal eega marnaba ma oran hebel waa GAAL ama hebel waa murtad

  • @mawjama831

    @mawjama831

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qY2Ip6Vyoa7Yd7Q.html. Fiirso link-ga kore, sheekh Xasan tolkiis baa gatay, waana laga gabyey, ee ceebta hawiye hanagu soo faarfaarin.

  • @abdullahikhalif5053
    @abdullahikhalif50534 жыл бұрын

    Ibnu teymiya wan amaanaa nabiga csw amaani meysid masoconeyso cadaalo keena wahaabiyoow

Келесі