No video

Sh Muxyidiin Xassan Ayaanle oo u Jawaabay (Umul).Qaybta 1aad

Пікірлер: 86

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural48503 жыл бұрын

    Masha allah shikh muxiyadin xasan ayaale allaha habarakayyo aduun iyo aakhiro aamiin aamin aamiin

  • @cabdallacaziiz3901
    @cabdallacaziiz39012 жыл бұрын

    اللهم بارك عُمْرَهُ

  • @idilali2376

    @idilali2376

    8 ай бұрын

    Aamiin

  • @idilali2376
    @idilali23768 ай бұрын

    Ilaahey Shiikha a sharaf iyo garaamo ha usiyaadsho

  • @mahadmacalin8479
    @mahadmacalin84794 жыл бұрын

    masha alaah

  • @mohamedsalebanarab3425
    @mohamedsalebanarab34258 жыл бұрын

    anigu umal wan aqan sh muxyadiin xasan ayanlen lkn run isku cilmi mah sh muxyadin ayaanle sh la cilmi ah waligey ma arag allow xafid

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 Жыл бұрын

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @abubakarsheik63
    @abubakarsheik6310 жыл бұрын

    Maasha ALLAAH,ILAAH haku dhowro Sh.Muxyadiin Xasanow

  • @mustafemohamud7888
    @mustafemohamud78882 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @saladbaraarujiyechannel9025
    @saladbaraarujiyechannel90253 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @al-rushdi8654
    @al-rushdi86549 жыл бұрын

    اللهم بارك عمره واجزه خيرا واكثر مثاله

  • @Abdikadir470
    @Abdikadir47010 жыл бұрын

    masha allah shiikheena illahey hano dhaafo cimrigiisa hanoo dheereyo

  • @ayaanleabdullahi6308
    @ayaanleabdullahi63086 жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء خفظك الله ورعاك

  • @asccalimaxamadaadan3938
    @asccalimaxamadaadan39383 жыл бұрын

    masha allaah

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed67136 жыл бұрын

    Masha Allah bless you and me and my dad and mom and dad

  • @libanshire6720
    @libanshire67208 жыл бұрын

    mashaa allaah illaahay hanagu anfaco shiikhana cimrigiisa alaha noo dhaafo aamiin

  • @mohacade4317
    @mohacade43174 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @abdulbasidmoalimhassannur5315
    @abdulbasidmoalimhassannur53154 жыл бұрын

    Maashaa allah jazaakallahu khayra

  • @abdullahimahamed266
    @abdullahimahamed2668 жыл бұрын

    masha allah sheikh muxidiin dadkan waa dad dhunsan oo see u diidayeen amanka nabiga iyo dhalashadiisa ixtifalka loo sameynayo haddana waa dad nabiga u diidan in la dhaho SAYID anana arkay ee illahay ha soo hanuuniyo

  • @dekamuhumed1903

    @dekamuhumed1903

    2 жыл бұрын

    Adiga alle hakusoohadeeyo wllo

  • @dekamuhumed1903

    @dekamuhumed1903

    2 жыл бұрын

    Waxad sameeysan wajibna ma ahan sunane ma eh

  • @GuleedAhmed-pn5ol

    @GuleedAhmed-pn5ol

    Ай бұрын

    Ma danbibaa mise Waa ajar ma sharbaa mise Waa khayr hadii laysu yimaado oo nabiga is xuso

  • @methuyussf5804
    @methuyussf58044 жыл бұрын

    Alaha ku xifdiyo shiiq

  • @mohacade4317
    @mohacade43174 жыл бұрын

    Sheekheena allaha barakeeyo

  • @abdulrahmanh.ismail7187
    @abdulrahmanh.ismail71878 ай бұрын

    Xafidahullaaj

  • @user-rz3zj4ge5y
    @user-rz3zj4ge5y4 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @aden37
    @aden3710 жыл бұрын

    Cimrigaada alle ha barakeeyo

  • @xassanqoobeey6410
    @xassanqoobeey641010 жыл бұрын

    masha allahu shiikheena allaha dheereeyo cimrigiisa

  • @user-rz3zj4ge5y
    @user-rz3zj4ge5y4 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @bisharahmed7242
    @bisharahmed72428 жыл бұрын

    masha alah ilahay haku barakeeyo sheekhana sharafta leh

  • @halimasaadia6636
    @halimasaadia66364 жыл бұрын

    M.a

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi39415 жыл бұрын

    Mnsha allh sayidii allaha kuxifdiyo

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan99913 жыл бұрын

    Maashaa allah

  • @jaamacmaxamed3641
    @jaamacmaxamed36414 жыл бұрын

    ما شاء الله الله يحفطك من كل مكروه وسوء

  • @sunahmedia
    @sunahmedia7 жыл бұрын

    sh umal ilahay ha xifdiyo

  • @mukhtaeali6423

    @mukhtaeali6423

    6 жыл бұрын

    Umul Ilahay UmadHakaqabto

  • @ibrahimdheere9792
    @ibrahimdheere97924 жыл бұрын

    Maashaa alaah waxaan shekh kscodsaneeynaa maxaadarada 3tooxiid

  • @ameen3854
    @ameen38547 жыл бұрын

    sh,ilaahay ha xifdiyo

  • @hanaaaabdulleallasow6758
    @hanaaaabdulleallasow67585 жыл бұрын

    rasuulka csw korkiisa xitaaaa dugsiga kuma dagi jirin xitaaa allahu akbar

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel1254 жыл бұрын

    Alleh diinta ha ku sugo suufiyadu waa dad halawsan oon meelna diin uga nasab sheegan.

  • @MrMaalin

    @MrMaalin

    4 жыл бұрын

    Maxaa daliil u heysa sida caamada dhagoodka hadal daba go'an haso qorine

  • @adullaahimohamed4074

    @adullaahimohamed4074

    4 жыл бұрын

    Maasha Allah shekha ilahey ha barakeeyo cimrigiisana Allah ha barakeeyo wahaabiyana nabi muxamed waxba kama yaqaanaan

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61564 жыл бұрын

    الاحتفال بالمولد عبارة عن الفرحة! فافرح بالنبي صلى الله عليه وآله وسلم

  • @maxamedcabdiraxmaan6391
    @maxamedcabdiraxmaan63915 жыл бұрын

    sh muxiyadiin xasan ayaanle alle ha barakeeyo maqaamkiisana kor haka yeelo

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein93638 жыл бұрын

    manshalh shikha alaha ku xafido

  • @galeeryare292
    @galeeryare2927 жыл бұрын

    Alaha barakeyo shekhena allaha naga qabto wahaabiyo

  • @ramloruxi7830

    @ramloruxi7830

    3 жыл бұрын

    Eeiuwwrteewiirewwureuwieeryyywtieeiiuiueiwueieiiwueyeweriuwueieeueuieueuuiiiwiueiuieieieuweiiewiieeiueiieweriuwriuieuryeuuwweeuwweuwieeuwwueeueiewiiureoerwueiweitewrwrweuyieieewiiwyeuwrrwuiwrueueweiieuewoweueriiwueeeueeieeyeyeeeeiuweiieeweeueuwieweweeeeeuiieiieerueeieeiweuiweueietwirreeurueiewyew

  • @mohacade4317
    @mohacade43174 жыл бұрын

    Wax badan ayuu xaqa noo cadeeyaye

  • @saladmohamed9000
    @saladmohamed90005 жыл бұрын

    maasha allaah wahaabiyo ishooda alloow kaadhowr

  • @mahamedrabic3629
    @mahamedrabic36295 жыл бұрын

    Waryaa waa gii hore malasameeyey mowliid ka mise lama sameeyey

  • @stronglady7424
    @stronglady74244 жыл бұрын

    أطال الله بقاءك يا شيخ

  • @abdukadirabdullahi9808
    @abdukadirabdullahi98085 жыл бұрын

    Waar somaliyey yahuuud baad udhow dihiin sheekh umal hadaad aragtaan waad amaaneysaan hadii wax laga sheegaayana waad ceyneysaan bidcada waaxaaraan nabigaana noosheegey mooriyaantana hali suna isku magacaabeyg aakhiro meel geeya

  • @abdiazizmohamed6600
    @abdiazizmohamed66002 жыл бұрын

    T

  • @axmedwalijamac4078
    @axmedwalijamac40782 жыл бұрын

    A

  • @cabdiraxmaanmaxamuud9361
    @cabdiraxmaanmaxamuud93613 жыл бұрын

    Odaygaani waa wareeray Umul waa muxadiska soomaaliyeed

  • @sunahmedia
    @sunahmedia7 жыл бұрын

    ixtifalka nabiga haduu yahay wax sax ah nabi muxamed salalahu caleyhi wasalim ayaa sameyn lahaa asxabtaa sameyn lahayd tabicintaa sameyn lahayd mida kale culimada hadalkoda waxa raacraca waa dadka juhalada ah

  • @libanmohamed6713

    @libanmohamed6713

    6 жыл бұрын

    abukar noor jaahiliinta aad kamidtahay oobidcada ah umulwaa jaahil murakab ah!!?

  • @abdurizakmunye3181

    @abdurizakmunye3181

    6 жыл бұрын

    Abuukar noor Waxaad tahey jaahil murakab ah hadana caqli liita

  • @samiirbostown1657

    @samiirbostown1657

    6 жыл бұрын

    Nabiga hadaladiisa ma uusan qorin saxaabada waxa ay ka wariyeen ma qorin, marka boqaari iyo muxadiisiinta bidco ayay la yimideeen, waa sida aad hadalka u dhigtay

  • @ismaiilhaji
    @ismaiilhaji6 жыл бұрын

    Wahaabiyo cudurbxun ayee qabaan

  • @hanaibrahim5505
    @hanaibrahim55058 жыл бұрын

    maxa loowaayay kitaabka munaaqibka ooduuban sida safiinaha ama kutubta lamidkaa ee lafasiray si dadku oga jaahil baxaan

  • @samiirbostown1657

    @samiirbostown1657

    6 жыл бұрын

    Hana Ibrahim www. Mustaqiim. Com ka dhageyso xagaas uu ku jiraa

  • @HassanALI-hz7sh

    @HassanALI-hz7sh

    4 жыл бұрын

    waa yaa laa ee adaan raadsan

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81399 ай бұрын

    Umal bidci wahabiya oo ehelu Naara weeyi masiibo ku dhacday

  • @akbarnmire7563
    @akbarnmire75639 жыл бұрын

    bidcada joojiya ilaaahay ka. baqa mowliidkaan nabigu. ma sameysan khulufaau raashidiin ma. sameyn ku. farxaa la. yiri daliil. idiinma. noqoneysee

  • @ahmedsufi9231

    @ahmedsufi9231

    8 жыл бұрын

    waxba kamadan garan sheikha aayadaha iya axaadithta uu sheegayo ama madan dhegeysan,cilmi la, aan ayaa kaa muuqata diinta baro

  • @samiirbostown1657

    @samiirbostown1657

    6 жыл бұрын

    Axaadiista nabiga ma qorin qulafada ma qorin waa bidco, hadalka wahaabiyada

  • @dekamuhumed1903

    @dekamuhumed1903

    2 жыл бұрын

    Saxwalalaal

  • @ameen3854
    @ameen38547 жыл бұрын

    dadka daliilka umooday nabigu masameen ma ogtahay in nabigu uusan taraawaiixda jamaacada lagu tukado uusan ogeen

  • @iiddiid2335

    @iiddiid2335

    7 жыл бұрын

    mohamed amin beenta jooji

  • @osmmasanelmi3381

    @osmmasanelmi3381

    4 жыл бұрын

    Masha Allah alle hakuxafido

  • @ikraanmukhtar3951

    @ikraanmukhtar3951

    4 жыл бұрын

    Umal miyaa diin yaqaan ilaa qof baadilka kugu taagero lama waayo umal diin ow yaqaan kuma tagein maxaad kutaagertayn

  • @maxamedxasan2331
    @maxamedxasan23313 жыл бұрын

    Beentaa waaye meel ay kaga qoran tahay dhalasho ii sameeya ma oran abuubakar cumar Cali cid uga dhaweyd maleh mideeda kale hor imow oo ku qabso culimo horaan haynaa

  • @axmedcabdi8670
    @axmedcabdi86705 жыл бұрын

    Waar bidcada iska daaya mawliidka aad dadka ku dawarsataan iska daya

  • @zamzamcady5416
    @zamzamcady54162 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed67136 жыл бұрын

    Masha Allah bless you and me and my dad and mom and dad

  • @abdiadam262
    @abdiadam26210 жыл бұрын

    masha allah ilahay haka abaal mariyo sh muxyadiin

  • @axmedwalijamac4078

    @axmedwalijamac4078

    6 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @aden37
    @aden3710 жыл бұрын

    Cimrigaada alle ha barakeeyo

  • @sakuraharuno9534

    @sakuraharuno9534

    9 жыл бұрын

    Grazie mille