Sheekh Xasan Daahir Aweys oo canjal Muuqaal ah si kulul ugu Weeraray Kooxda diimeedka al sadicuun

Sheekh #Xasan #Daahir #Aweys oo bixiyay wareysigii ugu horeyay ee muqaal ah tan & markii uu galay gacanta Dowlada ayaa ka hadlay xalada guud ee Dalka & koox dimeedka cusub ee Al-saadicuuna bil-xaq,

Пікірлер: 49

  • @ifraahosman7623
    @ifraahosman76237 жыл бұрын

    sheikh Hasan Dahir. Allaha ku xifdiyo koley bini aadamna waa tahayee Allah ku cafiyo... sharaf iyo qaatuma fican Allah kugu dilo cadawgadana Allah kaa badbaadiyo....m

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica7 жыл бұрын

    ma Sha Allah...ilaahi ha xafido sheekheen xassan Dahir Aweys

  • @caliaadan8953
    @caliaadan89537 жыл бұрын

    jazakallahu kheer Allah haku xafido.

  • @7siifu272
    @7siifu2724 жыл бұрын

    Intee qof oo muslim ah haa bey sababeen is kooxeysina maxey dadkii muslimiinta uula yimaadeen! Shukran.

  • @mohamedmohamuudmohamud8354
    @mohamedmohamuudmohamud83547 жыл бұрын

    Maashaa alaah shiiqa weli wuxuu ku taagan yahay difaaca diinta

  • @ubaxcsdey2360
    @ubaxcsdey23607 жыл бұрын

    runta aya kahadashay allaha ku xifdiyo

  • @abdallaabdiraxman9326
    @abdallaabdiraxman93267 жыл бұрын

    wcs shiikh xasn allaha ku xifdiyo

  • @ruundagan1767
    @ruundagan17677 жыл бұрын

    allaha na sugo qof kasta isaga isla quman kuwi uu katirsana khaladadkoda hasoo cadeeyo insha allah نسالله ثبات والعافية

  • @duniyacadey8368
    @duniyacadey83687 жыл бұрын

    ilaahow ku xifdi cadowkana kaa qabo

  • @roadtolifeismailibrahimabu5492
    @roadtolifeismailibrahimabu54925 жыл бұрын

    Walleee waaa aduunyo. Ma diinbaad ka hadlaysaa. Ana waxa aaan iswaydiinaya sidda aad u seexato. Tawbad keeen...

  • @caqilnasri3424
    @caqilnasri34246 жыл бұрын

    Alla kucadaab maanta qurbaha waxaa nadhigay waa asiga iimanka alle kaaqaad aduun iyo aaqiro waligiis waxoo kujiraa mucarad alla mayaqaan qaatumadasoo kujiraa

  • @phuadupdulrahman2855
    @phuadupdulrahman28557 жыл бұрын

    labo maalin ayaa afar kun qof kudaawatay mashallah

  • @saidojama1170
    @saidojama11707 жыл бұрын

    jazkallahu sheikh Hassan daahir

  • @QanaoSomalitvmn

    @QanaoSomalitvmn

    7 жыл бұрын

    Saido Jama mahadsanid

  • @mustafali7882

    @mustafali7882

    7 жыл бұрын

    masha allaaah jazakala kharaa

  • @dr.deafault8948
    @dr.deafault89487 жыл бұрын

    Thanks sheikh xasan dahir aways lakiin al sadicuuna bil xaq iyo qolooyinkaan barlamaanatka u sacba tuma maxeey is dhaamaan

  • @caqilnasri3424
    @caqilnasri34246 жыл бұрын

    Hadhagesanina kani waa qorya naar uguran qarankii somaliyed asigaa liicay mustaqbalkii carurtoo laayay aaway dadkii awaay caqligoodii somaliyey ninkaan haku tafeerina qabiil maalinba leesi xisaabidonaa hatagerina gacan kudhiiglahaan arxanka daran shabaab ayaa dhaama kani 35 mucarad ayuu utaaganyahay 😓

  • @hoobinshoole6623
    @hoobinshoole66236 жыл бұрын

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ dhamaan umada islaamka ah waxan usheegayaa in aad racdaan mujaahidiinta al shabaab wadaniyiin dhab ah waaye maxayeley gaalada ayaa nebyihiin sidaasi ayaan ku jecelaadey waayo meelaha ay jogaan waanaba ayaa kajirto dhab ah maxaa yeeley muulaha jooto dawlada kama jirto nabad fiican maxa usabab ah jwb .?

  • @farhanmohamed1340
    @farhanmohamed13407 жыл бұрын

    shiikheena allaha xafido aduun iyo akhiro

  • @ahmedm7221
    @ahmedm72217 жыл бұрын

    Sheikh xasan daahir aweys ..................

  • @sahrasalah7188

    @sahrasalah7188

    7 жыл бұрын

    masha allaah allaaha ku xafido sh xassan

  • @abdiazizali1943

    @abdiazizali1943

    7 жыл бұрын

    ilahey kacabsada shikha cayda kadaya

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka47727 жыл бұрын

    Naftaan haday dad canaananayso waa aduunyo gadoon!. Adiyo Coodkaagu xanuun ku waara. Af qoyanba hadal in waa hore nolosha lagu gubay ahayd shaydaankan umada laayey😎

  • @CM-xs7xt
    @CM-xs7xt7 жыл бұрын

    shiiq daahir aweeys waxaan ka codsanayaa inuu noo sharaxo taariiqda shaqsiyadiisa iyo waaayihii ugu qiimaha badnaa iyo kuwii ugu qasaaraha badnaa ee uu ka soo maray taariiq nolaleedkiisa mid dagaal iyo mid ku saleeysan diinta iyo mushtamaca soomaaliyeed sidookale wixii aad ku qaldaneeyd ee aad dib ka ogaatay ama aad ku saxneeyd maadaama aad wax badan soo martay waa wanaag sanaa leheeyd inaad iskaaya barto aniga waxaan ka midahay shacabka ku daawanaya waxaana ka mid ahay kuwa doonaya ineey bartaan shiiq daahir aweeys waa nin ceeyn keeya iyo dadka soomaaliyeed waxa eey kaa aamin sanyihiin maxaa runa maxaase beena oo aad ka bedeli laheeyd maadaama qof waayeel ah oo culumana ah aa tahay

  • @shakiib68

    @shakiib68

    5 жыл бұрын

    Thnx CM wax jira ayaa ka hadashay oo aad u wanaagsanan lahayd inuu nooga waramo taariikh nololeedkaas kasoo biloow markuu dhashay iyo hadeer oo xabsi uu ku jiro wax badan ayaa laga faa iidi lahaa

  • @shakiib68

    @shakiib68

    5 жыл бұрын

    Waxaan aaminsanahay haduu buugaag ka qoro taariilhdiisa iyo halgankuu usoo maray diinta in uu dhaqaalo fiican uga soo xaroon lahaa oo ilmihiisa ku intifaacaan soomaali badana waa gadan lahaayeem buugaagtaas oo somalida taariikhda dhabta ah wey jeceshahay

  • @engyoung1205
    @engyoung12057 жыл бұрын

    odayayga muhalik waye walee taariikh woo soo maray

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed19137 жыл бұрын

    hhhhh masha allah wax walibaa waw no shigay balsii shabab kaa kaa hadal hadan wax na adan qarini shikh

  • @isiri.2835
    @isiri.28354 жыл бұрын

    aniga dadka diinta ka beensheega oo ku cinqaaaba gaalo in ay yihiin muran iigama jiro kuwo badan oo soomaaliya baa ka xanaaqa waa kuwa duligaa

  • @abdullahimohamed2028
    @abdullahimohamed20287 жыл бұрын

    Allaw khayr ku sii kuna xifdi ( 40 sano aaan dadka fiirineenay ay dhaheen !!! Maxay ka fiirinaayeeen kkkkkkk)

  • @somalimostwanted
    @somalimostwanted7 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة وبركاته

  • @abdallaabdiraxman9326

    @abdallaabdiraxman9326

    7 жыл бұрын

    Arafat Ahmed

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan32937 жыл бұрын

    war anaga aamus garacan ku dhiigle tahay oday

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah247 жыл бұрын

    Jahli iyo gaajo ayuu sheegayaa ha dhegeysanina nedelkan gadhka cas. haka waramo halaagii isaga iyo ururkiisu Somalida badeen 30kiisanee lasoo dhaafay.

  • @ubaxcsdey2360

    @ubaxcsdey2360

    7 жыл бұрын

    Hajji Warsamah waxba ka qaldan shiqana afkada kada hadi u danbile yahay meqa masul o xilal hayan aya danbila naceyb waxba ugama qadesid afkadana waxba ugama qadesid

  • @bullaatailor419
    @bullaatailor4195 жыл бұрын

    هذه عجیب

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass98907 жыл бұрын

    CAJIIB SHIIKHOW KUWAA ADIGA KA SOO CARARTAY MA QAWAARIJ BAA MISE WAY KA DUWAN YIHIIN..

  • @ANomad1
    @ANomad15 жыл бұрын

    Nashiidada maxaa la dhahaa

  • @khadaraar2433
    @khadaraar24337 жыл бұрын

    scww ,kusoo dhawoow gacmo furan iyo websitkan la magac baxay www.iftiinkacusub.com/, waxa aan rajaynaynaa in aan wax badan kala faa'idaysan doono haddii Allah idmo.

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud39177 жыл бұрын

    adigu shabaab maka hadashid tuug yahow

  • @mohamedmohamuudmohamud8354

    @mohamedmohamuudmohamud8354

    7 жыл бұрын

    لحوم العلماء مسمومة

  • @mohamudmohamud9793

    @mohamudmohamud9793

    7 жыл бұрын

    run Baadsheegtay

  • @ubaxcsdey2360

    @ubaxcsdey2360

    7 жыл бұрын

    Sadiiq Maxamud adiga tuug ah shiq afkada haku tagin runta Ayu kahadlay waxa ad kahdleyso mesha mayalan mana quseyo sixun wax ufahanyahow

  • @TruthSeekerAfrica

    @TruthSeekerAfrica

    7 жыл бұрын

    tuugta dhabta waa shaydaanki xaday maankaaga ....maxaa u caynaysa Shekheena Aweys???

  • @suleqasiman1401

    @suleqasiman1401

    7 жыл бұрын

    Sadiiq Maxamud shabab kama hadlaayo shabab asiga eh asiga in lasaxo rabaa moxo saxaa sheekh xasan dahiir aweys gacanta dowlada ku jiraa maasiga shabab u tagii karo

  • @shuebmohamed8541
    @shuebmohamed85417 жыл бұрын

    kan dhagaysigiisa ayaaba danbi ku galayaa tuug tuug dhalay iyo inankiis qabyaaladiiste is nacay.

  • @jaamactooreeye5285
    @jaamactooreeye52857 жыл бұрын

    dadka diinta khaladka kalay waxaa midda Alshabaab

  • @ayanlehussein6295
    @ayanlehussein62957 жыл бұрын

    Aniga sheekadiisa uma bogin wadaadkan amay shayadiinu saarantahey waayo waxan ka shakiyey inuu jini qabo... "waxad firisaa video ga bilow giisa duqa labdiisa gacmood.... waxad arkeysaa labada faryarey iney farantiyaal ugu jiraan? that is a big question? aniga waxan arki jiray qofka markii shayadiinta laga garaacayo in laga xiro afarta faryarey. kuwa lugaha iyo kuwa gacmaha marka kuwa lugaha ma hubee horta gacmuhu waa xiran yihiin... marka la laabo dheh warkan sheydanka ku jiraa hadlayan umaleynaa? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol

Келесі