Sh Abdirahman Shariif oo ka jawaabay gaaleyntii la gaaleysiiyey Maandoon

Пікірлер: 122

  • @yuusufcabdi2858
    @yuusufcabdi28587 жыл бұрын

    sheeekh shibile waa sheekh wanaaaksan adinki cmlna ma aha agaaada taaasi

  • @nuurmoh1887
    @nuurmoh18877 жыл бұрын

    Jizaakallaah Sh Abdirahman .

  • @abdulfatahmohamed8852
    @abdulfatahmohamed88527 жыл бұрын

    jaza kallahu khyr sheekh allaha kuxafido xaqiiqadad ka hadashay

  • @qadar160
    @qadar1607 жыл бұрын

    Ka soi jawaab sedexdii su'aal ee sh Shible ku weydiiyey????

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq73777 жыл бұрын

    Xisbiyadaan muslimiinta sheegta midna kuma jiri mana raacsani fikir ahaan, lkn wadaadkaan waxa uu kahadlaayo lama fahmaayo oo micno sax ah iyo dood lafahmi karo oo sax ah meesha kuma haayo. meeshuu iska daldalmayaa un.

  • @khuraanchanel1729
    @khuraanchanel17297 жыл бұрын

    bogga maandoon maba aqaanin lkn hadaan dabagalay waxbadana ka dhageytey warkoodana waxuu kusoo aruursana qufka inuu fikirkiisa xor u yahay marka idinkaa bilaabayee adkeeysya...waxaa tihiin kuwa gaalo aysoo dirsatey diinteyna fasaahisaan lala doonayo lkn waxaa okaataan diintaan ilaahey culimo ayuu ku difaaca marka ilmo ciyaal ziyo ah waxeyihiin aanla aqoonin fasaahdkooda iyo gaalo ushqeyntooda xagee tagey ilaahey shartiina hanaga badbaadiyo januudu ibliis ayaa tihiine...........

  • @yuusufcabdi2858
    @yuusufcabdi28587 жыл бұрын

    suaaalaha ka jaaba ma qorteeeen ku taaab beeen ah iyo in wax lagi badalo kutubka ilaaaahey

  • @dualeibrahim9954
    @dualeibrahim99547 жыл бұрын

    Sheekh galinimada idinkaa keenay haad tihiin ikhwaan balse adigu wad istazkiyeynaysaa

  • @cadeyare4209
    @cadeyare42097 жыл бұрын

    mida kale marabno fahankaga ee waxan rabnaa fahankii salafiga ama asxapta rasuulka scw

  • @sahram5271
    @sahram52717 жыл бұрын

    diinta waxaa xiga kuwa ka ilaa linaya inta rabta diinta cusub iyo mufakiriinta weerarka soo qaaday

  • @sahram5271
    @sahram52717 жыл бұрын

    ka jawaab su aalihii shibli ku soo waydiiyey duurka ha xuline, adigu ma buugaas baad rumaysantahay, is cadee sheekh jarbaad ka lu lataaye, culumadeenana ala hanoo xafido

  • @cadeyare4209
    @cadeyare42097 жыл бұрын

    qaa,in baatahay mufsid ah anaga ha noo qorxin gaalnimo iyo quran cay buuga uu qoray ninkaa difaa ceyso ma aqriday anaga iyo gaalo ayaa nagu walaa len rabtan balse diintan waxaa difaacaya illaheygii xaqa kusoo dajiyay xataa mawanagsana qabka ad ugudbineyso fikirkaga faasidka ah waayo aqontada ayaa yar ee inbadan wax aqri

  • @albasairmedia1277
    @albasairmedia12777 жыл бұрын

    jazakallahu khayran sacadatu sheikh waad ku mahadsantahay cadalada aad nabartay lakin ilaa hada waxaa iigaga kaa muuqato in aadan adigu ku dhaqmaynin cadaaladii aad noo sheegtay oo and ku bilowday mowdooca maxaa yeelay Hal dhinac ayaad noqotay kama hadlaysid nimanka lahaysto iyo waxa lagu haysto in ay tahay wax run ah iyo in kale iyo hadii ay jirto waxa lagu haysto in ay jirto ma wax ay ku gaalobayan miyaa mise ma, ahan taas ayaanu kaa sugaynay sidaas ayaana cadaalad ah وإذا حكمتم بين الناس أن تحكموا بالعدل : وأصبحوا بينهما بالعدل وأقسطوا إن الله يحب المقسطيين

  • @sadam8268
    @sadam82687 жыл бұрын

    first comment

  • @abdirahmandilib7401
    @abdirahmandilib74017 жыл бұрын

    wiixii gaalooway wa la galaysiinaa maxaa yeelay qofki kitaabka inkiro wa gaal ee abdirahman shariif is cadeey kooxdaan mandoon wa kuwa diin laawayaal ah

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    Abdirahman xaaji sxb cilmiga iyo caqliga kugu yar maaandoon dad kaaa cilmi iyo caqli badan baaa kujira ictisaam lkn sh abdirahman jibril waa shakhsi kaaso kamida culimada somaliyeed buugisa hadi qalad laga helayna wuu katawbad keenay wuna ucadeyay umada allaha ka abal mariye. lkn shibile beenaha uu umada somaliyed ee london dagan ilaaa hada kamun tawbad keenin tas macnaheedu waxa weye in uu waji ilahay ka lahayn lkn ado kalo jahila uu waji kaleyahay saas darteed madamood ceeb u aragto isasixida buu shibile adi sharaf kaga rabaaaa

  • @tufahhassan2825
    @tufahhassan28257 жыл бұрын

    Ninkaan su aalihii uu sheekh shibli soo way diiyay muxuu uga jawaabi waa yay

  • @saidlaameer9812
    @saidlaameer98127 жыл бұрын

    wali ma fahmin meesha aad ka hadashay waxaa isu kay qabanla saad uhadlaysid iyo kutubta dhabarkaaga saaran isma laha war waa yaabe mawaxaad raadinaysaa like oo bilkiibaa galay tani diin maahee waa

  • @khalidaliibrahim5878
    @khalidaliibrahim58787 жыл бұрын

    Sheekha waxaan waydiinay bal wacdiga la jaan qaadaye dunidan casriga ah ee uu sheegya, Haynoo sheega? kolay lam yaabani oo sheekhu malah waxuu u habranayaa basboorkiise ee sheekha Alle ka baqo oo fikirkan maldahan ee gaaladu wadaan ha ku kadmoonin.

  • @shuceybabdi459
    @shuceybabdi4597 жыл бұрын

    ummada allaha ka qabto shartiina..

  • @zainabosman6075
    @zainabosman60757 жыл бұрын

    subxanalah kuwana masoo baxeen halaga digtonado waa kuwo lacag kuso qaatay

  • @nassir49
    @nassir497 жыл бұрын

    Wadaadka Shibile layiraa, isaga laftiisa halaweydiiyo gabdhihii 700 tiradooda aheyd ee uu yiri waxaan ku soo arkey London?

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    nin leh quraankaa argagixisada abuuray buy difaacayaa ninkan hallaga mudaaharaado oo waa dadki mandoon jidkii ayaan xirsi bay hayaan waa xertii cali raage

  • @yuusufcabdi2858
    @yuusufcabdi28587 жыл бұрын

    fircoooon waa la ok yahey wixii asi ahaaa naga dhaaaf qaalkaas ?arinti wax ay hda joogto aan ku hdla

  • @hasind
    @hasind7 жыл бұрын

    Siyaasi!

  • @abdihakimmuhumed64
    @abdihakimmuhumed647 жыл бұрын

    Subxana Allah Kani ma wuxuu difaacaya nimanka diinta islaamka dhulka ku jiid jiidey

  • @Rageahcade114
    @Rageahcade1147 жыл бұрын

    Mida kle wxan layaabay ma isku dardaarmeen isaga iyo kn buuga baqtiga eh qoray walhi waa isku hdl wana isku mid meermeereysiga ar xaqa iyo baadilka kla cadaa ilaahaa mhd iska leh oo ina siiyay caqli aan ku fhno dhagarta munaafiqiintaan

  • @rahmamohamed1469
    @rahmamohamed14697 жыл бұрын

    sheekh ninkii arinta layku haystay qoray wa tobadkenay ee adiga waxi lagu waydiiyay jawaab ma uhaysaa

  • @dualeibrahim9954
    @dualeibrahim99547 жыл бұрын

    Okay sheekh adigu yaad taha

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    ictisaamku waa culimo utaagan inay saxaan wixii qaldama dadkii cabdulqaadir jiilàani uqayahanayey ee ku sawaafayey xabaalaha way sexeen dumarkii garayska xirnaana xijaab bay u xireen ma soomaali bay gaaleeyeen no man maandoon la baxday oo kitaabka alle diidaya qayb ka mid ah bay ka digayaan .

  • @saidojama1170
    @saidojama11707 жыл бұрын

    asaadicuun waa takfiir wala yaqaana al shabab o shayadiin ahna ayagey ka soo farcameen asadicuuna waa ayagi oo shaati kale gashaday

  • @garaadgeedi2904

    @garaadgeedi2904

    7 жыл бұрын

    Saido Jama taarikhda waa soo yaal ma dhunto al shabaab umal iyo shibli iyo xirtooda. baa keeenay cadeen youtube ka raadso kugu filin umad aan hada imaatay ha usaarin

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali32647 жыл бұрын

    arka diin ma oga miskiin xaad ku difaaci dad kale hadaadan cilmi lahayn.

  • @yuusufcabdi2858
    @yuusufcabdi28587 жыл бұрын

    hibil jibriil adi iyo maxamuud shariif hadaat ku tubka ilaaahey wax in lagi badelo aat warqat ku soo qorteeen waxaaa tihiiin qaaaal iyo qaaaala raaac wada nijaaaas? hdii warkaaaas wax kajiroba

  • @noorabdi8894
    @noorabdi88947 жыл бұрын

    Sheekhu warkiisu ma cado sheekh fadlan point-ga kahadal . Sh. Shibili Su'aalihiisa ka jawaab

  • @khuraanchanel1729
    @khuraanchanel17297 жыл бұрын

    waxba masheegin ee qilaakii uunbaa dhinac katahy xaqiiqdana waaka fogtahy nin wax og matihide waxaas ookale haysku so ceebeynin

  • @henreyjoe546
    @henreyjoe5467 жыл бұрын

    wallaahay sh cabdiraxmaan waa cadaw nimanka qoray argagaxisadu waa quraanka iyo sunaduu difaacayaa ma Allah iyo nebiga scw carabkiisaad ka dareemin uur ku nacaybka dushana waa sh

  • @saidojama1170

    @saidojama1170

    7 жыл бұрын

    dagal iyo colad kale ayaa ku jirtee ma wax diin iyo dad iyo dal u gargaaru rabaa

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    haddaba adigu iscadeeyoo mareer maandoon baad t ahay .

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.9477 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته waxa iska Hubso maandoon maxay wadaan maxey aaminsanyihiin baadh sheekh shible

  • @searchrightthings.947

    @searchrightthings.947

    7 жыл бұрын

    sheekh shible arinta cilmu buu uga hadley

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    asaadicuun balcaq muslimka oo dhan bay gaaleeyeen culimadu waa ka digayaan adigu barred oo is caddee.

  • @albasairmedia1277
    @albasairmedia12777 жыл бұрын

    sheikh waxan kaa codsanayaa in ay fiicnaan lahayd in aad masaloyinka laisku haysto si fiican aad usoo baartid hadii aad soo baartayna aad runta kasheegtid waxa laisku haysto markas kadib ayaad haqq u leedahay in aad dhahdid waxas waa run waxas waa been waxan laguma galobo waxan waa gaal nimo sidas ayaa lagaa rabaa in aad u hadashid fadhilatu sheekh

  • @awilikhyaar6817
    @awilikhyaar68177 жыл бұрын

    MAAN GURACAN AYAA كبش الفدا KAA DHIGTAY masajidka ad imamka katahayna wa ayan daraday muqal iyo anshax halla culumo wad ku gesmartay

  • @CabdulaahiMaxamedXassanDiiriye
    @CabdulaahiMaxamedXassanDiiriyeАй бұрын

    Shibli in la karbaasho waa ku wacanyahay lkn maandoona marmasiyo ma helayaan o waxa lugu gaalaysiyay way ku jiraan

  • @Abdurrhmanzaki
    @Abdurrhmanzaki7 жыл бұрын

    aduu kumaaad jirine sheekhow adaa garoonka is keenee ... ha kaa saarto

  • @saidojama1170
    @saidojama11707 жыл бұрын

    garaad umal iyo shibile shabab beey dill ugu xukunayen inti mudo ah marka hadey ayaga kenen maxey u radsanayan?? wax tarkoodana ummada ka jawabin hiil iyo hooba wa la yaqaan adiga iyo sharifka nacebka ka buuxo iska celiya ragga oo la imaada cilmi tarikhda wa soyale saxib

  • @khuraanchanel1729
    @khuraanchanel17297 жыл бұрын

    intaas oo hadal ah looma baahno hadaa run sheeganeyso waxaa weydiisaa maxaa lagu haystaa nimanka markaa waxii lagu haysto ka niqaash lkn eedle inaa meel lasoofariisatit maahan

  • @warfa77
    @warfa777 жыл бұрын

    Sheekhow maanta oo dhan waxaan sugaayay inaad miiska soo saarto waxa laysku haysto lakiin sheeka kalaad gashay buuga uu ninkaa qoray ma akhrisay waa maya sooma aha iska aamus hadaad akhrisay wixii ku qornaa wax kasoo qaado oo miiska soo Saar..

  • @qadar160

    @qadar160

    7 жыл бұрын

    Fawzan Sedex su'aal oo cul cylus baa sh Shible u soo direy. haduu ka soo jawaabi waayo wuu cabsadey nacaskaan haduu ka soo jawaabane ama Maandoon buu ka bari noqonayaa ama Murtad inuu yahay baa dadka u cadaaneysa.

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    Fawzan buuga xata hadii uu qalad laha hal shakhsi baaa lahaaa wuuna kaso labtay qaladkiisi markii ay u cadatay lkn shibile beentu umada kashegay ila hada kamun sonoqon wayo waaa sharaf doon maha ajar doon takale ictisaam si ay jamecad koodu u badnaado bay kuben aburtan tabliqa,sufiyada,salafu jadiid ,ikhwaaan,alsadicuuna bil xaq , iyo maaandon ee marabaaan in uu islamku bato saas darteeed ictisam somali way fahantay anaka uun ba caqli iyo cilmile noqon mayso walaga diiday ictisaam

  • @qadar160

    @qadar160

    7 жыл бұрын

    Fawzan abdulfatah mohemed. inta uu ka soo laaban ayuu difaacayey waana ku fashilmey sheydaankaa. buuga ninkii qorey wuu ka soo laabtey lkn shiikhaan difaaca ninkaasi ma ka soo laabtey. mujrimkaan hanoo difaacin. sh shible waa shiikh diibta difaacaya. wuuna ku saxan yahay in uu difaaco. kii la gaaleeyey wuu qirtey gaalnimadiisa wuuna ka soo laabtey. waxaa ayaan dara ah inaad adiga ka soo laaban

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    qadar mohamed kkkkkkkkkkkk ala ninyahawn maxad dad galaysiisod rabtaaaa inad kaligaaa uun muslim ahaato kkkkkkkkk shibile beentu ummada kasheegay london dagan ee 700 hablod oo 14 jira AIDS kutilmamay rag masulo wariyayal xata laaa kadaba tago soo waye muu kaso jawabaaaa halku ku arkay mise jawabtu reer ictisam.ma qabato waaa la idin fahmay abayaashii alshabab inaaa tihin

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    qadar mohamed kkkkkk sax been aburadka iska daaaa galnimo kamun soo laban sh abdirahman jibril lkn qaladkiisi buuga uu kuqoru kaso laabtay taaasna ibnu adam baaa naho qalad wuu naga dhici karaaa. ee bal sheekhan hada aad mujrim kutilmamayso sabanteda sheeg aad ku galaysiinayso? ma madaamu ictisam waxay tahay sheegay baad ku galaysiin ma xaqiiqada ka hadlad kugalaysin ma madaamu kafikir duwan yahad kugalaysiin. kalmada mujirim inaad kutasbixsatan ban umalayn hadad tihin alshabab iyo odayga alshabab ictisam

  • @cxamiidmaxamedfaarax4090
    @cxamiidmaxamedfaarax40907 жыл бұрын

    kan mid wax la socda ma aha

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    wadaadadayadii hore way fiicnaayeen iyagaa diinta nasoo gaadhsiiyey waa aabbayaashayo wadaadada hadda joogaan wixii innaka khaldanaa bay sexeen . waar yaan qubuuraha la baryin waar dhulka ilaahay baa abuuray . waar cabdulqaadir masamayn waar dumarku xijaab ha xirteen waar dumarka yaan la booboobin ee halla weydiisto weligooda waar qabyaaladda hallayska daayo maqaladbaa?

  • @khalidhassan6119
    @khalidhassan61197 жыл бұрын

    1. Sh. Shibile meel uu ictisaam ooga mid noqday ma jirto. Asagana wuu cadeeyay inuusan kamid ahayn. Hadaad adinka ogtihiin, haatuu burhaanakum! 2. Mas'alooyin umadda diinteeda saameynaya ayaa la idinku haystaa, oo cadeynahoodii la hayo. Ka jawaaba masalooyinka la idinku haysto? Somalida ayaa ku maahmaahda: "Falaadhi gilgilasho kaagama fuqdo"

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    nuur baad madaxda la dhacaysaa alshabaa waafikirkii qaacida ma aha kii culimadayada

  • @khalud1272
    @khalud12727 жыл бұрын

    midkaan waa nin fududud diina wax kama yaqaan yaa meel fadhiiso dhah

  • @sahram5271
    @sahram52717 жыл бұрын

    war kii lagaalaysiiyey baa gartay oo gar waaqsadaye ma waxaad difaacaysaa wuxuu ka toobad keenay cabdi raxman jibriil. geesiga

  • @ismaanhassan5179
    @ismaanhassan51797 жыл бұрын

    cabdiraxman kashk waa tobad keene kii kalana la mid adaan ku sugeeynaa

  • @umukhairmahmod9085
    @umukhairmahmod90857 жыл бұрын

    ninkaan waxey uga dhagan tahay waxbaa lagaaley siiyay lkn ma ogo miyaa ururka maangaab ama junuudul ibliis xaqiiqadooda war shabaab iyo saaciduun iyo maangaab midna umadeena wax diin ah uma hayaan mid walbana mashruuc ayuu wataa

  • @khadarM
    @khadarM4 жыл бұрын

    Cajiib

  • @khadarM

    @khadarM

    4 жыл бұрын

    Caqlilaawe diintiisii gatay. Allaha ha ku soo hanuuniyo. Horta Doonta soo baro.

  • @dualeibrahim9954
    @dualeibrahim99547 жыл бұрын

    Sh beebta iska daa

  • @siraajialba9182
    @siraajialba91827 жыл бұрын

    .

  • @qadar160
    @qadar1604 жыл бұрын

    Sheydaankani wuxuu rabaa in dhalinyarada uu ku diro culumada. wuxuuna ku geesinimo gelinayaa in diinta laga baxo. Culumada waa dhaxalkii anbiyada. hadii culumada lala diriro ma calmaaniyiinta sida Cabdiraxmaan shariif oo kalaa la raacayaa?

  • @WliveTV
    @WliveTV7 жыл бұрын

    sheekhow waxii lagu haystay kooxda aad difaacaysid kamaad jawaabin. Ninkan leh quraanka waa in la badalaa si uu casriga ula jaan qaado maxaad ka leedahay? buugiisa ma akhrisay? nasiixada aad leedahay dadka diinta ha ku dirina maxaad isaga ugu jeedin wayday isagaaba diinta dadka ku diraya, ninka leh quraanka ayaa argagixisada abuuray.

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    Waaniye kkkkkkkkkkk halkay saaas kudhaheeen bal buuga iso attach garee hadii ay runta tahay bari baan kanoqonaynaaye

  • @nastehaabuu867
    @nastehaabuu8677 жыл бұрын

    illaah haidin so hanuuniya cuqdad baas baad qabtiin wixiina maahan diin ee qalbiga ayaad ka jirantihin wadhaadada intii eedan dhalan ayeey culuma ahayeen adinko waayaha cusub aah maxaadse ka doodaan waayabe yaadse ayadaha u aqrisaan adinkaaba qalbiga marad ka aaah ordaaya soo meeyda ee qalbiyadiina soo dahira Marka buu miirka iyo maankuba idin so laabanaya

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    waar cabdiraxmaan m jibriil too mbad keenyeadivu xaalkaaga saaka maxaa iska beddeley

  • @abshirfaaraxmaxamed8296
    @abshirfaaraxmaxamed82964 жыл бұрын

    Waxaa layiri ninkaan waa shiici

  • @mohamedabdifitahmohamed7667
    @mohamedabdifitahmohamed76677 жыл бұрын

    Jazakalah kheyr sheekhunaa waa saad u sheegtay ICTISAAM YAA SIIYAY CARD KA DIIN KA SAARISTA UMADDA

  • @odayarab
    @odayarab7 жыл бұрын

    Sh Shariif si wacan ayuu u hadlay, ma aha in lagu degdego gaaleysiinta dadka Muslimiinta.

  • @sakariyesakariyee7193
    @sakariyesakariyee71937 жыл бұрын

    war ilahay ka baq nin koox u xanaaqsan baad tahay markaas bay waxay kugu xanbaartay in aad difaacdo kuwo diinta islaam ka usoo tafaxaytay in ay burburiyaan. wax ba ha war wareegine is cadee!!!!

  • @cllaahimaxamedcali3151
    @cllaahimaxamedcali31517 жыл бұрын

    ninkani wuu masayrsanyahay ixtiraamka culimaduu ka xunyahay

  • @qadar160
    @qadar1607 жыл бұрын

    Diinka ninka difaacaya ayaa leh. waana ku soo duusheen diinka waana la idinka qabanayaa. Idinkaaba gaalo qandaraas ka soo qaatey oo raba in culumada la xir xiro. diina nooma sheegeysidee adigaa is difaacaya.

  • @faysalkayd6965
    @faysalkayd69657 жыл бұрын

    What a great Sheikh you are Sh Shariif, Jasaaka laahu kheyran. Aad baad u qaadaa dhigtey fikarka wahaabida ee dadkeennii iyo dalkeeniiba fool xumeeyey. Weyna iska cadahay iney wadadii Fircoon raaceen ee ahayd ha fakarin, ha hadlin, ha ila doodin, waxba ha saxin, anigu uun i dhageyso haddii kale murtad, gaal, dil, baad tahay. Waxaasi diin maaha ee waa buugtii sh Islaam Ibnu Taymiya oo ay ku qorneyd Qofkii aadaanka maqla oo aan masaajidka ku tukanin ha la dilo, Qofkii ay salaadu ka daahdo isagoo shaqo ama dukaankiisa ku mashquulsan ha la dilo, Qofkii sooma asagoo safar ah ha dilo, dil, dil, dil,......... waa sheekhooda ugu weyn ee wahaabida u sharciyeeyey wax Rabbigeen uusan sharciyeynin. Qofka daaciga ahi dadka diinta wuu u soo jiidaa ee kuma diro, carabkiisana wuu ilaaliyaa, hadey cibaadadu ay dhab ka tahay. Xukunka dad gaaleysiintana Rabbi kaliya ayaa iska leh. SH Shariif quluubta culimadeenna Rabbi haka dhigo sida taada, tan Sh Kishki, tan Sh Abdirahman iyo kuwo kaloo wanaagsan. Well done Sheikh.

  • @farduzshsaid9908
    @farduzshsaid99087 жыл бұрын

    ninka quraanka aflagaadeeyay miyaad difaacaysaa, kitaabka quraanka,waa dhiigayaga waa u dhimanaynaa

  • @abdihassan1995
    @abdihassan19957 жыл бұрын

    iska joog meesha aad joogto aqoontaada waa tu aadan kula jaan qaadi.karin waxa laysku haysto. waxaa haboonayd in aad ka hadasho waxa lagu haysto ragaan markaas aad naqdiso kooxdaan ku Ciishay.ee cadawada intaas la eg kugu beeray.

  • @gaashaangurey6665
    @gaashaangurey66657 жыл бұрын

    jazaaka laah shiikh ilaahey ha na ga qabto niman kaas uma dii wey qal deen wax kale is ka dhee fe waxey fadwoo deen in la dilo qof duka naayo waan su gey nay hadaan nahay dhalin yara da somali yeed ku waan wey bada leen diin teena

  • @gaashaangurey6665

    @gaashaangurey6665

    7 жыл бұрын

    qof runta u sheego

  • @mohamedmhassan1320

    @mohamedmhassan1320

    7 жыл бұрын

    War dadka islamka ah haqaldin badi baatahaya

  • @awilikhyaar6817
    @awilikhyaar68177 жыл бұрын

    wacdi islamiya oo MANGURACAN kaso bqxaya ilahban ka galnay waxatihiin junuudu ibliis aan is ogoyn

  • @yonisabdullahiabdirahman3482
    @yonisabdullahiabdirahman34827 жыл бұрын

    WADAADKAAN WAA ISKU DHEX DAATAY!! POINT LESS!!!

  • @saidojama1170
    @saidojama11707 жыл бұрын

    bal eeg abdirahmanow sommali o.o ab iyo wadaag ah muslimiina wada ah madaxdooda iyo shacabkoda iyo culimadoda dhan wey ku qaldan yihiin in ururkan cusub iska radiyan miyaa ???? waxan u maleyn in lagaa saxanyahay oo wadar iyo waaxid keebaa walan ayey maahmaah somaliyed aheed.

  • @yuusufcabdi2858
    @yuusufcabdi28587 жыл бұрын

    idinki waxaaa la imaateen diin been ah ninkii diinta ilaaahey hal xaraf ah been ah ku soo daro waa qaaal

  • @Rageahcade114
    @Rageahcade1147 жыл бұрын

    Hdlkaada inee mnafiqnimo kugu jurto kn dadka ugu nacasan ayaa fhmaayo adeer waxa idiin heesto waa kitaabka quraanka aad ku kudriseen ee culimo ictisaam idiinma heesato mida kle sheekh shible ictisaam kama mid ahan ee adeer difaacaaga munfiqnimada diin ku salee ad somaliga inaga daaye

  • @Rageahcade114

    @Rageahcade114

    7 жыл бұрын

    Nacasyahow gaalo horjooga eh ka jwab sadexdii sual ee sheekha kusoo weydiiyay inaga daay nacnacda iyo munaafiqnamada

  • @saidmohamud3189
    @saidmohamud31897 жыл бұрын

    shariifkan miskiinka ah bad buu galay. beenta ka daa shible muuna dhihin anaga kaliyaa saxan. lkn waxa uu cadeeyay buuga lagu qoray waa in quraanka la badalo. bal maxaad ku difaaci ninkii gaalooba in la gaalaysiiyo. shariifkani waa nacas

  • @garaadgeedi2904

    @garaadgeedi2904

    7 жыл бұрын

    said mohamud adiga maciidankii shibli baa tahay maxaa ku cadeen kartaa in quraanka halabadalo uu ku qoran yahay booka mise dameer dhaan raac baa tahay

  • @mohamedabdikadir6632
    @mohamedabdikadir66327 жыл бұрын

    oday horaaa yidhi ...... wxn ka filayay iyi mesha aad kasoo baxday waa kaaf iyo kala dheeri d.... dhabtii wadaaad ayaad shegan lkn wx la yaqyaqsooda ayaa ah inaadan xataa aadan wx barin ka dipna aad shatigaaagii aad ku gubtay niman aad isku haysaaan mareekan oo ictisaam la yiraahdo so ..... helll up

  • @camilyare7089
    @camilyare70897 жыл бұрын

    1 Dad umada muslimiinta wada gaaleenaayo baa sheekh shibili iyo culimada ku raiga ah baa ku heesataa, 2 Dad kitaabka iyo sunada ku tilmaamaayo in uu yahay xagjirnimo baa difaaceesaa muslimnimadooda. Marka Wadaadyahow xa gee ka kulushahay? Waxaa kuu wanaagsan in aad Diinta Rabi u gargaartid intaa la diriri laheed Dadka Diinta ka difaaco iblis iyo junuudiisa.

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    Camil Ca kkkkkk culimada somaliyeed ee galaysiisay bal waakuwee? shibile kaliya miyaaa agtada ka ah culima somaliyeed tabliq baa jira ikhwaan baa jira sufiya jirta alsadicuun ba jira shekh xasan sh mustafe sh xusen cali sh salax sh dirir sh berberawi mid muu ka hadlay nin yahawn cadalada haka tagin

  • @camilyare7089

    @camilyare7089

    7 жыл бұрын

    Kuwa diidan in lagu gaaleesiiyo gaalnimada ay ku hadlaan iyagoo cilmi u leh waadaadkaan baa ka mid ah oo soo hadlay, inta aamusan badankood waxaa rajeenaa in ay ku raacsan yihiin Sh Shibli. Walaahu aclam. Laakin waxaan la isku heenin in ay gaal nimo ku hadlaan dadkaan Websiteka Maandoon isku aruursaday ood moodo midba midkakale inu ka daran yahay. Acuudu billah. Waa dad jeesjeeskooda ku aadan Diinta aan la xishoonenin.

  • @camilyare7089

    @camilyare7089

    7 жыл бұрын

    Alsaciduun xitaa maku soo darsatay? Hadaladaan iska daa marka adiga makuu fiicno, waa ku sii wareeresaa. Diintaada iska baro oo iska cibaadeeso ilaahayna talo saaro, xaqa markuu kuu cadaadana ha ka horimaanin. waa mahadsantahay.

  • @abdulfatahmohamed8852

    @abdulfatahmohamed8852

    7 жыл бұрын

    Camil Ca alsadicuun waaa dad ka cilmi iyo caqli badan ictisaaaam sababto ah waaa rag ujeed kodu yahay in la isku xukumo kitabka iyo sunada lkn ictisaam ujeedkoda kowad waa in ay dadka radiyaaaan xaasidnimada kujirtana waxa kamida in ay cilmiga u ogalayn dadka

  • @sadam8268
    @sadam82687 жыл бұрын

    waa su aal sidee baad qof muslim ah oo ashahaadanaya oo shantii salaadood tukanaya aad u gaalayn kartaa oo ay waliba leeyihiin dhiigiisu wuu banaan yahay yaa awoodaa ku siiyay

  • @qadar160

    @qadar160

    7 жыл бұрын

    s Adam Asxaabta waxee gaaleesiiyiin dad ashahaadanaayey oo salaad tukanaayeen Zako ayee diideen. Maandoon buugooda ayee ku qireen in ee rabaan diinta bedelaan . gaalada qandaraas ee ku soo qaateen. hada ayuu cawaadayaa markii la ka shifey gaalnimadiisa. Januuda ibliis ee qandaraaska ku soo qaatey waa fashilanteen. Sh Shible ayaa kuu soo jawaabaya.

  • @sadam8268

    @sadam8268

    7 жыл бұрын

    qadar mohamed ilaahay baa xaal og.waxaan kuu sheegayaa sh shibile youtube ka daawo kiiyoo leh 900 oo somalia oo sadex da xaraf cudurka ah qaba oo teenage ah ayaa London ku nool new Zealand train station ka ayay seexdaan oo Jamaican ayay Sheegtaan dhulka uu sheegaayo anaga joogna waxaa uu sheegayana ma jiraan markaa adigu diintaada sheekh ha u daba fadhiisan sidaada u baro wax la aaminaa majiraan

  • @cadnanahmed723
    @cadnanahmed7237 жыл бұрын

    wadaadoow adiga iyo kitaabkaagu war ma isu haysaan, ha iska soo geline nimankani waxay ma waanad akhriyin.

  • @qadar160
    @qadar1607 жыл бұрын

    Waryaa gaalkaan naga aamusiyaa??? Diinta waad ku soo duushay waana lagaa celinayaa waana lagaa xigaa. mana aha diinta doorsho dadka loo sameenayo. Diinta sidii salafka hadii loo qaato ma dib u dhac baa???

  • @sumayasarahassan2307

    @sumayasarahassan2307

    7 жыл бұрын

    qadar mohamed adigu waad Qasaartay sxb sheekh ku sheega beenta ku caambaxaye kadaabka ah shibili kuwa maangaabka ah oo uu qaraxyada u adeegsado ayaad ka mkd noqonaysaa fadlan.. iska raw duliga wahaabiyada hadii kale adigoo sidi EEYGI dibad jooga oo aragxun baa fagaaraha isku Qarxin doontaa NINKAAS AFKA LIGISA LEH YUU UMADA kugu dirin

  • @garaadgeedi2904

    @garaadgeedi2904

    7 жыл бұрын

    Sumaya Sara Hassan runta usheeek eyda diinta daaqada ka soo gashay gaal moooye wax kale ka aqoon war isku xishooda oo wax isku fala

  • @abarre1147
    @abarre11477 жыл бұрын

    Waar war iyo talac talac looma baahnee, maxay tahay xikmadaadu? Ninkii buuga qaabka daran qoray isagiibaa ka laabtay markii xumaantiisa la tusay. Adigu yaad u doodi ma Saadicuun mise maandoon?

  • @cfitahah9536
    @cfitahah95367 жыл бұрын

    cabdiraxman shariif waxaa la isku heysto ma ogtahay??? waxaa ii muuqata in aad ogeyn waxa la isku heysto? hadaad ogtahay wexey nimaankaan maandoon qoreen ma aadan difaaciheen laakin waxaa ii muuqata nimankaan salafiyint amisa wahabbiyinta in aad neceeb u qabtid madaama shubhooyinki sufiyinta ey sii fiican u raddiyeen. Runta sheeg ninyahow, You have personal issues with ictisam

  • @Technology-and-inovation
    @Technology-and-inovation7 жыл бұрын

    munaafiq misana gaal maraykan taba baray ,maan-doon waa mashruuc isra'il wadato laguna talagalay dadka muslimiinta in jahanamo lagu buuxiyo ,adeer mushaar yar oo maraykan idin siiyay diinta alle ha ku dirina

  • @xamseaxmed4317
    @xamseaxmed43177 жыл бұрын

    jaahil baathy wxaan kugula talinayaa inaad wxbrato nimaankaa hadaad kashakisanty gaalinamadooda adiga ayaa gaala

  • @qadar160
    @qadar1607 жыл бұрын

    Murtadiin diinta inee bedlaan rabo ayaad tihiin. ee waxa la idinku eedeeyaya ha hareer marin ee ka jawaab. Anaga kaama yeeleyno naac naac ee ka jawaaba buugiina waxa ku qoran ee la idinku heesta. Shaatiga Ilaahey waa adiga lahee ma shaati buu Ilaahey lee yahay???

  • @sahram5271
    @sahram52717 жыл бұрын

    ka jawaab su aalihii shibli ku soo waydiiyey duurka ha xuline, adigu ma buugaas baad rumaysantahay, is cadee sheekh jarbaad ka lu lataaye, culumadeenana ala hanoo xafido