No video

Sh Shibli & kanoqoshadii Sh Abdirahman Jibril qaladaadkii kujiray Buugiisa

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 98

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman95867 жыл бұрын

    Wakhti kasta oo la joogo, rag ayaa diinta cilmigooda iyo sharaftooda ba ugu hiiliya. Alle ha kaa abaal mariyo Sh. Shibli u gargaarka diinteenna suubban.

  • @enggurayqolof1368
    @enggurayqolof13687 жыл бұрын

    Maashaa Allaah sidaas buu xaqu u iftiimaa oo uga adkaanayaa baadil kasta oo ka hor yimaaada ilaahay baa mahad leh allaha ku xifdiyk sheekheena

  • @tufahhassan2825
    @tufahhassan28257 жыл бұрын

    Mansha alaah shekh shibli ilaahay haku barakeeyo adiga iyo culimadeena u taagan difaaca diinta

  • @umu.xamza.binta.dulal.488
    @umu.xamza.binta.dulal.4887 жыл бұрын

    masha Alah Alha inoo xifdiyo culumadena dhaman inta difaacda diinteena macan oo saliimk ah sheeq shibile geesi difaaca diintiisa Alaha inoo kaa xifdiyo adigo kalena Alha inoo badiyo Amiiin

  • @caltumaali1889
    @caltumaali18897 жыл бұрын

    jazakallahu kheyr Sheikh shibli

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial66037 жыл бұрын

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar ilaahoow diinteena nooxafid yaarabi

  • @farhia9561
    @farhia95617 жыл бұрын

    mashaa'alaah sheikh ilaahay hakuu barakeyo Aakhiro iyo Aduunba.dhamaantena ilaahay xaqa hanawafajiyo .

  • @umuirshadadan7979
    @umuirshadadan79797 жыл бұрын

    Maansh'Allah Tabarkallah sheikh Ilaahay(swt)ha ku xafido,Jazakallahu Khayran

  • @youtuberscrollingthroughth6034
    @youtuberscrollingthroughth60347 жыл бұрын

    màashallah allaha ku barakeeyo shiikh shibil sida aad diinteena suuban aad udifaacday jecli yaa culimadeena utaagan ilaalinta diinta illahayow meel kastoy joogaan culimada soomaaliyeed unaxariiso

  • @muxadarodiiniya2093
    @muxadarodiiniya20937 жыл бұрын

    شيخنا الجليل الشيخ شبل حفظك الله

  • @safaaabntumuxamed5829
    @safaaabntumuxamed58296 жыл бұрын

    Allaaahu akbaaar Allaah swt ha ku barakeeyo sheeq diinta ilaaladiida ku adag baa tahay runtee illaahey cilmiga ha ku ziyaadsho Daganaantaa kugu jeclaaday

  • @guellehfahiyeh9357
    @guellehfahiyeh93577 жыл бұрын

    masha Allah.Allah ha ka jazaa id siyo sheekh inta hadheyna biyo kaa keen

  • @gandigrdi6966

    @gandigrdi6966

    7 жыл бұрын

    جزاك الله خيراً كثيراً شيخنا الفاضل

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20673 жыл бұрын

    Masha aallah jazak aallah kheyr shekh caliim mohamuud mohamed shibli illahy haku barakeeyo cilimgis iyo cimar dheer

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel7 жыл бұрын

    ماشاء الله جزاك الله خيرا شيخنا الجليل على هذه الجهود الطيبة الموسوعة بارك الله فيكم جميعاً

  • @noorkheire8043
    @noorkheire80436 жыл бұрын

    Jazakallaahu kheyral jazaa shekh shibli il cadaw kuma Aragto

  • @HassanAli-dt1hy
    @HassanAli-dt1hy7 жыл бұрын

    masha allah sh shibili side ragaan aad somali uga illaalisid qofkasta qalinka qaada somaliyeey diinta difaaca

  • @MsHinda11
    @MsHinda117 жыл бұрын

    maashaa alaah sheikh shibili alaahu yaxfidak waxaan kugu jecelahay sida diinta aad u difaacaysid maashaa alaah

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri70467 жыл бұрын

    Allaah ha idin barakeeyo culimadayada alloow noo daa sheekh shibli geesi allaah ha ku xafido janatul fardoows allaaha kugu bashiro ameen

  • @abdirahman8213
    @abdirahman82137 жыл бұрын

    shekh alleh haku xafido aduun iyo aakhiraba

  • @dahirhusseinabdirahman907
    @dahirhusseinabdirahman9077 жыл бұрын

    Jazaakallah Shiekh. xaqa Allaha inagu wada sugo.

  • @Abdikadir2020

    @Abdikadir2020

    7 жыл бұрын

    mashaa allah jazakallah khair adiga iyo kuwa kulamidka ah ilaahay hanoo daayo.

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.9477 жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا على هذا عمل

  • @muhsinabdirizak9728
    @muhsinabdirizak97287 жыл бұрын

    mnsha allaah illaahow noo daa sheekhda

  • @baazimufti5807
    @baazimufti58077 жыл бұрын

    Masha allah sh shibli wa libaaxa musliminta 2017

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah24783 жыл бұрын

    Jazkaallaha kheyr shekh maxamud shible illahy haku e siifcn diint Islam udiifaacays

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    sheekh a llaah ha kaa abaal mariyo khayrka and la shaqaysay

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2937 жыл бұрын

    llaah toobadda haka aqbalo sayiaatkiisiina xasanaad a llaah ha ugu beddelo

  • @abdirahmanadan1488
    @abdirahmanadan14887 жыл бұрын

    Allah hakaa abaal mariyo shikh shibli

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed19137 жыл бұрын

    masha allah allah kula grab galo shikh shibil

  • @jamacgure401
    @jamacgure4017 жыл бұрын

    jasaa kalaahu qeyra shiquna wa shiqul musliibiin reer maan doonow maan ka rabi ha insoo celiyo yaa alaah xumaanta ayaa so badaneyso ilaahayow naga badbaadi àaaaaaaaamiiin ayaabi

  • @MustafeDhegaYare
    @MustafeDhegaYare7 жыл бұрын

    shukran sheikh shibili

  • @sidroahmed8610
    @sidroahmed86107 жыл бұрын

    mashllaah illaah hakuxifdiyo sheikh shibli

  • @xasanxasan1921
    @xasanxasan19217 жыл бұрын

    ilmo ilmo hadaanuu alle nagu arsaaqin sheekhyadan alhamdulilah

  • @cumarcraxman86
    @cumarcraxman867 жыл бұрын

    masha allah sheikh shibli

  • @raalijanno5911
    @raalijanno59117 жыл бұрын

    Mashallah Illahow no xafid culumada dhamaantood.

  • @saleebandhaaye8312
    @saleebandhaaye83127 жыл бұрын

    maansha allaah shiikh Allah haku xafido. geesi hadaad maqasho waa kaa somali mahamadeey diyaar garooba dheh inta hadhay na

  • @sheikhalibukhari2115
    @sheikhalibukhari21157 жыл бұрын

    masha allah alx

  • @samramohamedadan5609
    @samramohamedadan56097 жыл бұрын

    masha Allah ilahay hanoo ka xifdiyo aduun iyo aaakhiro

  • @mohamedsaeed5803
    @mohamedsaeed58037 жыл бұрын

    Alle hakugu daro miisaanka xasaandka Sheekh shibli qoladan la magac baxday Maandoon waa qolo nolosha ka dhacay oo ay madax martay cilmaaniyad iyo diin nacayb lkn waa kuwa Akhasaare taagan mar haday garan waayeen ujeedadii loo abuuray Diinta u bayaami qulubtooda engegtay ha maydhante Aakhirana Janatul Fardowza Aduunyadana Alle ka cabsi iyo cibaado suubaan Ayaan sheekh Alle kaga baryaya Alle "SWT" dartii ayaab ku jecelahay.

  • @abdiassisbarre7965
    @abdiassisbarre79657 жыл бұрын

    shiekh ilaah qeyr hasiiyo doodii buugii uu qoray sh abdirahmaan jibril si geesinimo leh ayuu muujiyey horeyne uu u balan qaaday shiekha buuga qoray wuuqaldamay qofkastane wuu qaldamaa su'aasha is weyndiinta leh waa shiekh shilbli oo horay u yiri 750gabdho somalia ineey qabaan Hiv raadkaasne aan waxbo kayeerin shiekha ilaah qeyr hasiiyo ilaahada kama noqon halkaas ayaa lagaga roonaaday ilaahada waan kasugeeynaa inuu kahadlo markale

  • @mohameddiriye2171
    @mohameddiriye21717 жыл бұрын

    ilahy haku xafido

  • @assadbomar
    @assadbomar7 жыл бұрын

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل ونسال الله الثبات والسلامة

  • @maxamedsalaad4072
    @maxamedsalaad40727 жыл бұрын

    Jazaakalaah wixii culama ahaa oo dhan ayakoo ka amusen aad adiga u is taagtaycdadaalkaas waan kuugu sii dhiira galinayaa kuwaan oo kalana waan ka adkaanaynaa insh.alah

  • @muxadarodiiniya2093
    @muxadarodiiniya20937 жыл бұрын

    إن الله يقبل توبة عن عباده

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia82107 жыл бұрын

    masha Allah sheekh dadalka idinka leh rabi haydinka abalmariyo

  • @mahadabdulle3665
    @mahadabdulle36657 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh shibil Alle haku xafido jazakalahu kheer

  • @xafsoahmed3013
    @xafsoahmed30136 жыл бұрын

    اطال الله عمرك شيخنا

  • @nasramohamed1993
    @nasramohamed19937 жыл бұрын

    MashaAllah Allah hainxifdiyo adiga iyo asagaba

  • @dryaxye319
    @dryaxye3197 жыл бұрын

    jazaakallaahu wll shibil wallaahi diintu difaac ayey u baahatahay iyo xaq u cadayn. asagana allahi xaqa tusaa mahadleh. soomaalaay diintiina barta barta barta barta

  • @ruunciiseciise8436
    @ruunciiseciise84367 жыл бұрын

    masha allah ilehey haku xifdiyo codkar nimada ad dadkaga iyo dindoda ku dafeceysid masha Allaha

  • @abdihassan1995
    @abdihassan19957 жыл бұрын

    walaahay waan ilmeeyey bal ka warama hadayna Culimadaan joogin soo umada Soomaaliyeed wax.kasta lagama gadeen. ilaaaahow idin barakeee.

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica7 жыл бұрын

    Nimanka "MaanDoon" ka dambeeya baa noqday cidamada ibliis ah....waana qayb ka mid ah loolanka ka dhexeeya xaqq iyo baadil......fadarhum wa maa yaftaarun

  • @mahamedm518
    @mahamedm5187 жыл бұрын

    Alle haku xifdiyo Sheekhanaa

  • @goljanogsm
    @goljanogsm7 жыл бұрын

    SH SHIBLE ALLAAH AYAAN KUU BARYAYAAYE INUU IFYO AAKHIROBA KU SUGO ANAGANA CILMIGA SAXDA AH NOO FUDUDEEYO

  • @Sheikhjamalruqyah
    @Sheikhjamalruqyah7 жыл бұрын

    masha allah

  • @loverboy9942
    @loverboy99427 жыл бұрын

    Allah Ku xifdiya sheekh

  • @maxamedabuasmamaxamedyaroo3840
    @maxamedabuasmamaxamedyaroo38406 жыл бұрын

    masha allaaaah

  • @ismaanhassan5179
    @ismaanhassan51797 жыл бұрын

    ha isugo waan ku soo socdaa aa iga farxise ee ha fadhiisan intaad ka nadiifineyso

  • @Fifasports-yh1ct
    @Fifasports-yh1ct7 жыл бұрын

    halyayga islaamka sh maxamuud shibli ilaahey dartii baan u jecelahay sheekha ...........ilaahey miisaanka xasanaadka ha kuugu daro camalkaa niyad samaanta iyo sixida ah ee aad fulisay ...........dhowr sheekhoo sh shibli oo kaleeto jeclaan lahaayee inaan ku arko soomaalida ..........waa se la gaadhi aqoontu markay badato

  • @dekakasim6656
    @dekakasim66567 жыл бұрын

    MaashaAllah Alx

  • @mustafesiyad1163
    @mustafesiyad11637 жыл бұрын

    maansha Allah

  • @dekakasim6656
    @dekakasim66567 жыл бұрын

    Waan qiirooday Allah mahad leh

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada48727 жыл бұрын

    sheekh Allaah waxaan kaaga baryayaa xifdigiisa in uu kuugu irzaaqo kaana abaalmariyo sida hufan oo diintiisa aad u difaaceysid adigana Ilaahay shayaadiinta iyo acdaa'u diin ha kaa difaaco

  • @abdallayare9970
    @abdallayare99706 жыл бұрын

    Azc SALAF media

  • @abdikhaliqabdillaahi6164
    @abdikhaliqabdillaahi61647 жыл бұрын

    Libaax libaax dhalay, sheekhow illaahay ku barakee.

  • @abdihassan1995
    @abdihassan19957 жыл бұрын

    runtii Ilin baan ceshan waayay dhibaatada haysata umadaan Soomaaliyeed iyo sida rag la Af ah La Midba ah ugu soo duuleen diintooda. ilaahay ha ku xifdiyo sheekunaa.

  • @abdurizaqelmiwarsame5260
    @abdurizaqelmiwarsame52607 жыл бұрын

    waxan rajayanaya inta kalena in ay kasoo laabataan, oo ay haleelaan wadada toosan, in sha allah.

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.2117 жыл бұрын

    Maan-Doon. kkk Maankaad rabtiin Kitaabka Iyo Xadiithyada hadaa ka waysaan. Waa Qasaarteen Ogaada.🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕🔕

  • @abdimahiye9213
    @abdimahiye92137 жыл бұрын

    jazakalah yaaa shayqanaaa

  • @qadar160
    @qadar1607 жыл бұрын

    SHIIKHOW WALAAHI ILAAH DARTIIS BAAN KUU JECLAHAY.

  • @muhsinabdirizak9728
    @muhsinabdirizak97287 жыл бұрын

    cilmi iyo geesimino illhay ha kuu siyaadiyo

  • @barmiil5063
    @barmiil50637 жыл бұрын

    Illaahayoow ku Xifdi...adiga iyo Culamadeena Oo idil

  • @aminaahmed9635
    @aminaahmed96357 жыл бұрын

    sheekh waxaad tahay Ilaaliye dimeed wanaagsan Ilahay ha kaa abaalmariyo, Halkaana ka sii wad. mahadsanid

  • @hibokayd8235
    @hibokayd82357 жыл бұрын

    shibile qalbigayga weeyi anigu shibilan ahay asaguna waa aniga waan isku dhex jirnaaa cilmi qalbigayga ku jira ayaaa uu idin sheegaa mar walba oo uu hadlana ajarban ka helayaaa

  • @baazimufti5807
    @baazimufti58077 жыл бұрын

    C/qadir kishki meel nagasaar yaa muslimiin hanalaga qabto nin kaas

  • @abdurizaqelmiwarsame5260
    @abdurizaqelmiwarsame52607 жыл бұрын

    alaylehe geesi geesi dhalay dheh

  • @aminajimale6174

    @aminajimale6174

    7 жыл бұрын

    abdurizaq cilmi .0

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica7 жыл бұрын

    ma Sha Allah.....laakin video kale ee Sh. shili ugu weeraray Sh Jibril inti uusan ka noqonin khaladkiisi waa in laga saaro KZread

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.2117 жыл бұрын

    Shiiqow. Towbada Illaah baa ku Leh. Laakiin waa Inuu Qoraa Buug uu ku Radinaayo. waayo wixii qoraal ku qaldamo waa inay Qoraal ku saxmaa.????

  • @nadifooswan697
    @nadifooswan6977 жыл бұрын

    alow culimadeena nooxifdi

  • @samramohamedadan5609
    @samramohamedadan56097 жыл бұрын

    ar sheeekhu libaaxsana halay sugo waa kusoo socda

  • @umu.xamza.binta.dulal.488

    @umu.xamza.binta.dulal.488

    7 жыл бұрын

    samra mohamed adan .kkkkkkk

  • @samramohamedadan5609

    @samramohamedadan5609

    7 жыл бұрын

    Masha Allah junuudul sheydan hawada uu ku cuney

  • @ahlanwasahlan.211

    @ahlanwasahlan.211

    7 жыл бұрын

    samra mohamed adan haduu nmber4 firaaqo ka yahay.🤣🤣🤣

  • @hibokayd8235
    @hibokayd82357 жыл бұрын

    libax libax dhalay

  • @simanfarah152
    @simanfarah1527 жыл бұрын

    sheikh shibil sina wuu ku qaldamay sina wuu ku saxanyhy in uu qaldkaas so bandhigo wuu ku saxsanyhy oo uu ka hortago wax qaladan lkn waxaan isleyhy inta uu gaalnimada ku xukumin si tartiib ah in uu ula hadlo ayaa fcneed illen sh abdrxmaan jabriiil nin dheer ma ahyn wa qof wax laga dhadhacsiin karo culumadana in ay tv yada iska cayaan wala fcnyhy oo waa in dhihiii bulshada alxm already hadiii qaladkiii la saxay illhy xaqa nagu wada sugo

  • @abdulkadir5061

    @abdulkadir5061

    7 жыл бұрын

    c/Rahman Jibril wuxu qooray in Quran Karim ah iyo xadiska rasulka anaan lagu dhaqmi Karin. saa daradeed ayaa lugu tilmamaay inu IBLIIS yahay Soo uma qalmo?

  • @TruthSeekerAfrica

    @TruthSeekerAfrica

    7 жыл бұрын

    meesha lagu gaaleysiyay Sh Jibriil fadlan noo keen......maba heleysid....kutriteen naga daa saaxib

  • @quratuceyn22sacdiyo14

    @quratuceyn22sacdiyo14

    7 жыл бұрын

    Siman Farah buga hadad arki laheed ayaba kacudu bileysan laheed midkle sh abdirhman wuxu qoray inta qar iney saxtay o qarna laiska dayo marka kitabka alle ma banano inii lakala qado qofki kuxad gudbo oo a misaneyn dee weyba iska cadahay wuxu yahay sh abdirhman wuxu kuqory bugisa inuu usan waligis amisaneyn hadad rabtid buga so aqri galada wxn kukla duwanahy kitabka iyo nadamka alle ayan amisanahy dee mrka hadii usan aminiin gaal ayu qofka yahy .

  • @zakariyamahat4292
    @zakariyamahat42927 жыл бұрын

    gebdhihii aids ayey qabaan aad laheydna kanoqo

  • @maxamedbuthusseinmaadey2838

    @maxamedbuthusseinmaadey2838

    5 жыл бұрын

    Zakariya Mahat aniga aya hada kugu oranaya waxa kunol uk 1203 gabdho iyo wiilal wada hiv qaba ayan arkey

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica7 жыл бұрын

    ma Sha Allah.....laakin video kale ee Sh. shili ugu weeraray Sh Jibril inti uusan ka noqonin khaladkiisi waa in laga saaro KZread

  • @beautifulvoicemashallahmoh7948

    @beautifulvoicemashallahmoh7948

    7 жыл бұрын

    mansha alah shkh maxamud shibil dar ilahay ayan kujelahay alaha cilmiga kusiyadiyo janatul firdawsa nagu kulmiyo

Келесі