No video

Manhajka Ictisaam iyo gaalaysiintii Maandoon.

Пікірлер: 26

  • @mrahmedibrahimahmed3907
    @mrahmedibrahimahmed39077 жыл бұрын

    qofka wuxuu yaqaano waxaa fiican inuusan qarinin, sheekh xasaan sida aan jeclahay wuxuu sabab unoqdey inuu dadbadan oo ladulmiyey inuu difaaacey,dadka dulmiga wadana uu runta usheegey.sheekh xassan allah ha sugo, allana ha dhaafo dambigiisa

  • @abdirahmanbarre3550
    @abdirahmanbarre35503 жыл бұрын

    Lacnatullaah Mooryaan Maangaaba

  • @onencanvincent9951
    @onencanvincent99515 жыл бұрын

    Sheikh Xassaani! Xafidhuhullah! In aad Runta qarsoon ee Wahaabiyo inoo cadeeso mar waliba waad ku mahad santahay.Somaliyey Hadii Wahaabiyo xaqiiq wadaan Sheikh Xasaani hala raaco hadii kale sheekado aynu kadeynu munaafaqnimada Al-ictisaamka dadka la dhex yaacayo ee ah latoosiyaa banaaan lajiifiiya banaan oo aan dhamaadka lahayn.

  • @onencanvincent9951
    @onencanvincent99515 жыл бұрын

    Wahaabiyo hadii loo kala garqaado waxaa ugu saxsan Alshabaab .

  • @TheHaaruun1
    @TheHaaruun16 жыл бұрын

    Dad BADAN oo NAGA mida waxey raacan indho la aan nin gorgorodo carbeed soo xirtey timaado wijiga deesteys ayagoo anaan war u heyn diin Allah ee Macan

  • @faysalkayd6965
    @faysalkayd69657 жыл бұрын

    Wahaabi meel uu joogaba waa qof inkaaran, oo lunsan. Shaqada dad gaaleynta yaa u dirsadey iyaga. Khawaarij bilaa akhlaaq ah. Xassaan baa run u dhow xoogaa inkastoo asba Takfiiri yahay.

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Жыл бұрын

    Tallo meesha kuma haysid Wahaabi basaas kiiniya u ah

  • @zaki_h8393
    @zaki_h83934 жыл бұрын

    Meeshan sheekhu kuma difaacin naardoon lkin qolyahan ictisaam iyo jadiidiyo ayuu sheegay manhajkooda inaanay gaalo kunoqon karin marka dhibciyo waayo waxay yidhahdeen haddii waa in maanic looraadiyo ayaa qasab ah qofkii gaalnimo ku dhaca lkin maaha difaac uu difaacayo kooxdan maanku ka lumay

  • @ahmedmohamed-gf4gj
    @ahmedmohamed-gf4gj7 жыл бұрын

    wadaadka waa gartiis saa ictisaamku meeshay maandoon ka tuureen mid ka xun bay ka tuureene marka dhaafa ha ciil bexee wixii jaanisa oo uu u hello ictisaam cafin maayee,

  • @abdishakuuraxmed5255

    @abdishakuuraxmed5255

    6 жыл бұрын

    hello

  • @omarziyaadhassan1201
    @omarziyaadhassan12017 жыл бұрын

    Ninkaan meesha waxba kuma haayo, waa hore ayaa laga tagay intuu culimo ka cilmi badan afka ku taagayay

  • @eng.abdikanimohamedhussein6312
    @eng.abdikanimohamedhussein63127 жыл бұрын

    maandoon culumo maleh miyaa video kale maala adeegsanaa mid ogaaada waanala gaaleysiiya waa sheeko wax cad la imaada

  • @tufahhassan2825
    @tufahhassan28257 жыл бұрын

    Subxaana laah talow sheekh miyaa lagu noqdaa in shayaadhiinta loo hiiliyo culimada kaa cilmi badana lagu tilmaamo wax aan jirin ilaahay nama waalo ninkan waxaa ku dhacay cudur ictisaam la dhoho rabi talo ku filan ilaahay ha noo xifdiyo culimadeena hana barakeeyo inta sharta wadana alow naga qabo aaamiin

  • @hiilculumomediachanel7078

    @hiilculumomediachanel7078

    7 жыл бұрын

    nuxurka warkisa waxa weyo war culumadi an haleysinjiray iyo kuwan aad hada gsleysen wa iskumid . ma sh gacamey iyo calj rage ba iskumid noqon kara mise sh m idris ama Dr axmed iyo abdirahman kiski ba iskumid ah wa warersanye wadadku calirage marku sh shibli galay wa fogeyd muxu markas uga hadliwaye ? waxey ilatahay in ninkan junudu iblis asna lugu daro oo waliba nambarka 6xad lasiiyo ama 5nad

  • @hiilculumomediachanel7078

    @hiilculumomediachanel7078

    7 жыл бұрын

    Tufah Hassan

  • @abdirahman_ahmed

    @abdirahman_ahmed

    5 жыл бұрын

    Tufah Hassan, xasaan muusan daafacin ee asaga laftiisa wuu gaaleesiiyay nimka kan , lkn waxa uu kahadlayaa in masaa'isha qeebna laqaato qeebna laga tago ayuu kahadlooya dhageeso muxaadarada ayadoo dhemeestiran, anigu lafteeda xassaan madaafacayo

  • @farahjama2332
    @farahjama23327 жыл бұрын

    sheeikhu runta ayuu sheegay. wahaabiyo iyo ikhwaanu muslimiin wareerka dadka haka daayaan

  • @muslimoshuceyb4123
    @muslimoshuceyb41237 жыл бұрын

    Abdi saceed ma ahan jaahil waxuu kasoo baxay jaamacad shareeco taas yeeysan kaa hoosbixin. mida kale ninkaan sheeqa iska dhigayah oo hadanah qabiil sheegayah ayaan layaabay

  • @MohamedAhmed-mj5hg

    @MohamedAhmed-mj5hg

    7 жыл бұрын

    Horta waad ogoshihiin in la dhaho saxaabigii reer banu qurayda, laakiin waad diideesaan in la dhaho odaygii owrtable kik. Dhib ma leh qof qabiilkiisa la sheego si loo garto qofkaad ka hadleesid. Midakale, shiikh xasan ma diidana ineey kooxda maandoon gaalo yihiin. Kooxda ictisaam ayuu dhahaayaa caqiidadiina saxa. Muxaadato sadex maalin socotay ayeey dhowr daqiiqo ka soo duubteen si eey niyada iskugu dhisaan, cawaanta u nacamleesana ku khiyaanaan

  • @najiibismaciil3555
    @najiibismaciil35557 жыл бұрын

    been maaha ikhwaanul muslims waa shayaadiin

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek42977 жыл бұрын

    war Nin kan wa runlow lk kuwa umada rogey ee iska dhigaaye awliyo ee umadii galeysiinaya aya wadan keeni u tashtey runtii waxey u shaqeeyan carab iyo al,qada

  • @mahamedmohomoud5531
    @mahamedmohomoud55317 жыл бұрын

    harti harti harti??? kan goormay kiiniyaatku soo daayeen, maxay tolow dadka uga hayn waayeen

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek42977 жыл бұрын

    laba tuug oo umada qaribey Umul iyo shibile dhigoodu waa xalal umada Somaliyeed ha iska qabteen hadii kale wiligin alshaab lagama adkaan doono