Sayid Cali "Xaaskeyga in ay dhaawacanto sabab waa u ahaa lkn dhimashadeeda ma rabin"

Ойын-сауық

Sayid Cali "Xaaskeyga in ay dhaawacanto sabab waa u ahaa lkn dhimashadeeda ma rabin"
Daawo su'aalo adag oo xeer ilaalintu ay weydiisay Sayid Cali.

Пікірлер: 18

  • @aminaawil8037
    @aminaawil80372 ай бұрын

    Waa la soo dhaqaalayay waa mid ma siibo ah ilahay xaqa marxuumada ha ka soo saaro waa mooryaan dhiigu waxab lama ah insha allah. Waa lagu dili

  • @abcbc4008
    @abcbc40082 ай бұрын

    XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin dilay dumarka oo gacantooda ku dilay Allah ha ka Abaalmariyo Adun iyo Aqiro Allah ha ku cadaabo kuli gacan ku dhiglayaasha umada dila Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil Allah xaq sore ah ee luul cabdicasiis xaqeeda sii kana farxi Aabo cabdicasiis iyo ilmaha Agoonta .xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @saidahmedgaabgaab1920
    @saidahmedgaabgaab19202 ай бұрын

    ISAGAABA QIRTAY SABABTOODHAN INUULAHAA

  • @aminaawil8037
    @aminaawil80372 ай бұрын

    Xas ku dhaca xaas kuuma ahayan iska aamu ama qiro oo dhiiga ilahay ha kaa maydho oo ha lagu qisaaso

  • @habsamohamed2549
    @habsamohamed25492 ай бұрын

    Ilahow hadaan ugafayoo igaa cafii adiga wax walbo ooog❤aniga ahantaydha waxa kaliya ooo imuqda ninkaan inuu nahab yahaay oo malin uuun kasobaxaysa xaqaa.... Waaar waxad rabtan hadaad shektaan xita malin laqawanyahay oo rabii lahor istagii ayaa jirto❤waxaan rabaay inaan guboo qol hebel waa asaga lehee miyaay saaan eheen marka inuu gabadha uu gubaay asaga😢

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny43322 ай бұрын

    Waaba Nuuray Sida loo Xeray

  • @odayjama1829
    @odayjama18292 ай бұрын

    Wuilkani waa qof danbi galay lakiin talo xumo ayaa haysah inuu danbiga qirtoh ayaa ufiican kolay waa lagu helin denbiga markaa yaan arinka lagu muda dheerayn

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk2 ай бұрын

    Kan lama dilaayo waan u jeednaa ee odeyga maskiinka dhibka halaga dhaafo

  • @abdirahman3486
    @abdirahman34862 ай бұрын

    Kan in lana soo hir istaajiyo mar kasta waa in lakhaarajiyo si tusaale ugu qaataan

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame75282 ай бұрын

    Somaliyeey waxaa ka dhacay qadar alle waxaayna ka mid tahay 6 iimaanka islaamka ah qofkii aanan rumeeysneeyna waad wada garaneeysan xaalkiisa ilaah baan ka nabad galnay, horta lamaanahaan musiibaa ku dhacday labadaba in kasteey luul nafta ku weeysay labadaba midkasta maslaxad u gaar ah ayuu lahaa mid kastana een buu lahaa sida cad aan ku hor maro sayid cali waxaan qayaasayaa cilad raacsan waxa ninka naagta ka rabto wax kamid ah sida xuminta oo ku yaraato qofka dumarka dareemeeyn walibo ayagoo dumarka iskumid wada aheeyn raga dhibaatadaas qabana badanaa waxaay raadsadaan dumarka qaar aay isdhahaan waay kuu dulqaadanayaan, ogaada suurad luul ee meediyaha taal ma ahan mid dhaw qayaastii waa naag 6 caruura haaysato oo waliba agoon ah waxaayna u badantahay ineey da ahaan kaweeyn tahay sayid cali marka garo wiil dhalin yaro ah shaqeeysto qabiil weeyn ka dhashay oo heli kara gabar yar uu ka xusho gabdha inuu guursado luul oo kaweeyn 6 ciyaal oo ogoona wadato kudarso waxa laga dhawaajiyay maxkamada dhaxdeeda sida uu sheegay sayid ineey luul ku tiri nin kale baan guursanayaa faham halkaas uu ka xanaaqay uu ugu jawaabay alaabteeyda ninkale kugulama seexanayo waan gubayaa, qayaas ineey xataa markaas udiido ineey laseexato qolka jiifka sidaas aay u tagtay qolka martida u sidaas ugu gubay, sheekada waxaan filayaa ineey cadahay.

  • @user-it4ov2cx3s
    @user-it4ov2cx3s2 ай бұрын

    Intii lasidayo muu qarax kudinto

  • @saidahmedgaabgaab1920
    @saidahmedgaabgaab19202 ай бұрын

    WAR KAN HALAQISAASA DAMBIILAHA

  • @shamisali4599
    @shamisali45992 ай бұрын

    Qirashada marqatiga sugayan maxay tahay soka qiranayo leh aniga dhawacay Dee dhawaciye udhimatay ama ugu talagal ama ha ugu talagalin

  • @erdogan2030
    @erdogan20302 ай бұрын

    Qiil aya lo radinaya

  • @user-zv6sm4eh1u
    @user-zv6sm4eh1u2 ай бұрын

    Cadaalada somaliya wxaa laga eegi doonaa halka ninkaz lamariyo

  • @user-zv6sm4eh1u
    @user-zv6sm4eh1u2 ай бұрын

    Ax weli manool yahay wcalka xun

  • @faadumo116
    @faadumo1162 ай бұрын

    Qareen beenle illaaha aya ku sugooya adi iyo kan gubey gabadha

Келесі