SAWIRKA FACEBOOK IYO TIKTOK KU SAARAN WALAGUGU SIXRI KARAA - SH RUSHEEYE ( EP O9 ) DEEQ DARAJO

Пікірлер: 68

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh3 ай бұрын

    sheikhaw dadka adkaarta bara ilaahyna ooga baqa ummada yaana laga baqsiin sheydan iyo insiba waxba maqaadi karaan xasbunallahu wa nicnamal wakiil

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo13333 ай бұрын

    Sheikha rabbi ha xafido kuwa dhaleeceya waa jaahiliin aan aaminsanayn awooda kalaamka ilaahay

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d3 ай бұрын

    M.a shiiq rusheeyee alow cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana3 ай бұрын

    Allah yaxfidka sheikh

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d3 ай бұрын

    M.a jasakumulhu qeeyr shiiq rusheeyee

  • @user-pt1lx3cr3c
    @user-pt1lx3cr3c3 ай бұрын

    Ramadan Kareem ❤

  • @fadumoabukar9269
    @fadumoabukar92693 ай бұрын

    Ramadan Mubarak 🌙 ❤❤

  • @marwofartuunchannel9058
    @marwofartuunchannel90583 ай бұрын

    Shiiq rusheye illahey qayr ha siiyo waa shiiq aan qur aankiisa ku caafimaday anigo nolosha nacay oo gurigayga albabada mar la igu xiro marna la ii furaayo wax aan loo jeeden alx isagan garowe ugu tagay wana ku caafimaaday illahey qayr haku siiyo ❤❤❤

  • @user-jg1uv5ul9y

    @user-jg1uv5ul9y

    3 ай бұрын

    Anaa ubaahan lkn wxa nacay masada qofka lagu qabana iyo wxa sanka laga marina 😥

  • @marwofartuunchannel9058

    @marwofartuunchannel9058

    3 ай бұрын

    Abayo ani iyadon la igaracin sanka aan wax la ii marin ayan ku caafimaday labo malin unbuu iquran saaray tahliil iyo saliodana wuu isiiyay ❤❤❤

  • @user-jg1uv5ul9y

    @user-jg1uv5ul9y

    3 ай бұрын

    @marwofartuunchannel9058 abyoy muqdisho jogaa xaafada xitaa leygu keenay sanka iney catar imariyen aa koronto leygu dhajiyay xitaa geed sanka ilaa afka dabolaya oo naqaska kugu xermaya isaren hdana wali aad ayaan uxanunsnhy😥

  • @nasiibnasiib6127

    @nasiibnasiib6127

    3 ай бұрын

    ​@@marwofartuunchannel9058 walaal ninkani ma shikh mukuli baaa mise wa mid kale wa rabaaye😢

  • @Luuliina

    @Luuliina

    14 күн бұрын

    @@marwofartuunchannel9058

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar14673 ай бұрын

    Masha alaah alaah haku xafido

  • @youngB77
    @youngB773 ай бұрын

    masha allah 22 girl

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane81273 ай бұрын

    Omg shiiqeygiii❤😢 ilaahow kuxafid

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe29583 ай бұрын

    M.a xalqad wanagsan❤

  • @shariifaden7799
    @shariifaden77993 ай бұрын

    Asc,Deeqoow fadlan taleefanka Shiiqeey rusheeye sooqor si aan ula hadllo ama aan ubalansado ,waxaan joogaa Minneapolis (USA) Mahadsanid,Ramadan Mubarak

  • @kartibadan33
    @kartibadan333 ай бұрын

    Yaa

  • @user-xd6lx4ud7h
    @user-xd6lx4ud7h3 ай бұрын

    Ilahay Hala ga baqo qofka hadaydaan wxba ku arag maaha inad ribeysan qowlkisa raaca wa bil ramadane

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim46243 ай бұрын

    Sheqan Quaankisa Aqbal waye lkn iila Hada wn Hilmami laahay Sidu iitumay😢😢😢😢😢 Alaaha Xifdiyoo

  • @user-jg1uv5ul9y

    @user-jg1uv5ul9y

    3 ай бұрын

    Il wax weyn maha kuwo guriga leygu keny masaa kaw leyga siyay iyo catar naqaska xitaa wey igu xeren

  • @khatra-2023

    @khatra-2023

    3 ай бұрын

    abaayo adiga maha waxa la garacay wa jin ga saa xanunka u dareenty 😂

  • @user-jg1uv5ul9y

    @user-jg1uv5ul9y

    3 ай бұрын

    @@khatra-2023 dadka wax qabin wxey modan dadka uu jinka heyo iney miir la'yihin aysanba waxba daremeyn dabcan wuu darema qofka jinkaba waxa uu ku hadlayo waa afkada kliya isma controli karo qofka wala maamula xitaa wxa uu ku hadlayo maxakameyn karo lkn wuu darema laftirkisa xanuunka

  • @user-uo2eq4ye5r
    @user-uo2eq4ye5r3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko91523 ай бұрын

    Wallhi shiikha somalidu way dhiben 😢😢

  • @user-cp6jd5fg3l
    @user-cp6jd5fg3l3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-od2fv7cr3x
    @user-od2fv7cr3x3 ай бұрын

    Deeqoow waa ceebowday rusheeye maa maanta cazuumtay tan kle waa la jclyhy maa tiri xasbunallaah😂

  • @user-jg1uv5ul9y

    @user-jg1uv5ul9y

    3 ай бұрын

    Oo mala necebyhy marka

  • @namelos2963

    @namelos2963

    3 ай бұрын

    😮😮😮😮😮 Anuu ma necbi lakiin jinka iyo sixirka ka naxa😮

  • @Maryamasuldaana

    @Maryamasuldaana

    3 ай бұрын

    Anigu koley sheikha ma necbi, waxuu iila muuqdaa qof mu’minah oo Allah ku kalsoon, quraankana dadka ku daaweeya.

  • @namelos2963

    @namelos2963

    3 ай бұрын

    @@Maryamasuldaana Saas waye

  • @user-wp5fq9de9d

    @user-wp5fq9de9d

    3 ай бұрын

    Shaydaanka la sheegayo ayaad tahay waad ka gubatay miyaa

  • @FaaziaMohammedahmed
    @FaaziaMohammedahmed3 ай бұрын

    😢

  • @namelos2963
    @namelos29633 ай бұрын

    Sh.sheekha keliyee aan ka baqo 😮😮

  • @user-wv1eu9lb9w

    @user-wv1eu9lb9w

    2 ай бұрын

    Sheeqa hakabaqin ee alle ka baq

  • @namelos2963

    @namelos2963

    2 ай бұрын

    @@user-wv1eu9lb9w Ale wan ka baqa lakiin waxan ka baqa shekhan waxyalu dadka ka tumo

  • @arday661
    @arday6613 ай бұрын

    Shayidaan weyn

  • @Shortfilims3968

    @Shortfilims3968

    3 ай бұрын

    Maxad ku aragtey 😂😂😂

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur86563 ай бұрын

    O shikh rusheye ilen wuu yara ee kadhka ku weynaynayay shaw inkasto dad u aqan kadhka weyn anu😅😅

  • @Kckcollection
    @Kckcollection3 ай бұрын

    Balaayo sheeg😂😂

  • @ZahraIbrahim-yz4bm
    @ZahraIbrahim-yz4bm2 ай бұрын

    Shiiqow baladweyne gorme imaanee magalasada

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh3 ай бұрын

    yaana laga cabsan jinni iyo shaydan toona waa daciifiin ilaahy kamagan gala qurankana isku daweya adkartana kudadaalA

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy57243 ай бұрын

    Dad badan oo jaahilnimo haayso ayaa comment-gaan kabuuxo Sheikhaan run ayuu kahadlaayaa ee kaxishooda

  • @dytffttg6491
    @dytffttg64913 ай бұрын

    ان الشيطان كان طعيفا😩

  • @zakariehassan3881
    @zakariehassan38813 ай бұрын

    11:04 Markey mareyso Sheikh Aids ka malahan kaniin looga hor tago ee waa uun is ilaalin 😂😂

  • @ayaneyabdirashid931
    @ayaneyabdirashid9313 ай бұрын

    Adhkaarta iyo.quraanka.suratul baqra in.lagaga hortago mu sheego wadaadka

  • @idristherriss9858
    @idristherriss98583 ай бұрын

    AWC Qof miyu ii sheegi kara magaca sheekhan Maxadsanid

  • @safaabintuisse4083

    @safaabintuisse4083

    3 ай бұрын

    Shekh Abdul xaq, hdan qaldin

  • @ubaxHumble
    @ubaxHumble3 ай бұрын

    Asc

  • @saamilyare
    @saamilyare3 ай бұрын

    𝗕𝗲𝗲𝗷𝗸𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗶𝗯 12$

  • @user-oc9yd9bf7i
    @user-oc9yd9bf7i3 ай бұрын

    Asc deq darajo abwe sheikh numberkisa ubanahy mad isisid bcz mama hoyadeyda Aya saidh IGA xanunsnhy intenh kahekyh

  • @cabdalletooni2925

    @cabdalletooni2925

    3 ай бұрын

    Aniga xitaa waan ubaahanahy inteeh ka helnaaa

  • @safiali3573
    @safiali35733 ай бұрын

    Cancer ka dawo loga hortago mow leyahay ii shegaa

  • @jamaalmacow9807
    @jamaalmacow98073 ай бұрын

    Sheeko cusub. Aniga Ma qabi. Waa sheeko baraley Ee ka daaya. Dadka dhibaatata iyo beenta. Mise shaqo ayaa ka dhiganeysiin. War ilaahey ka cabsada oo beenta iska dhaafa

  • @user-wp5fq9de9d

    @user-wp5fq9de9d

    3 ай бұрын

    Waxaan filayaa kuwa dadka dhiba isha iya xasadka ayaad tahay

  • @jamaalmacow9807

    @jamaalmacow9807

    3 ай бұрын

    @@user-wp5fq9de9d Waa ka xumahay runta ayaa diideysiun Ee Alla subxaana watacaalaa Walibi’s hi oo isku xer alla asaga ayaa awood lag allaha subxaana watscaalaa

  • @safaabintuisse4083

    @safaabintuisse4083

    3 ай бұрын

    Wee kuugaartay sbbto ah cfmd aad ku kibirto lgu siiye

  • @jamaalmacow9807

    @jamaalmacow9807

    3 ай бұрын

    @@safaabintuisse4083 subxaana laah Koleyba bil ramadaan ayaa lagu jiraa waxaa i tiraahdo oo vaat ah kuma cafini Ee ogaaw. Balse Runta dadka kama cabsadaan Ee ilaah ka haq oo cool ahaa da xal alla haku ahaadaan waxaa tahay qof weyn oo kala yaqaano XUMAAN iyo samaan Marka aniga waxba kuma dhiimin Ee allaha subxaana waraka alaha ayaa kuugu dacweeyay.

  • @user-jg1uv5ul9y

    @user-jg1uv5ul9y

    3 ай бұрын

    Aniga kuma aflagadeynayi lkn jooji jejeska ilaahigi dadkas xanunka ku riday wuku awooda hdu caafimaad kusiyay alx wlhi aniga og xanuunka uu leyhy Nabigeena Muxammad scw ayaa yiri العين حق ishana qof ku jecladyna wey kugu gali karta xasadnimana wey kugu gali karta

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay3 ай бұрын

    Muxu yidhi shiikhasi sawirka ku saran Facebook wa lagu sixirkara waxasi waa khiyaali wye wax ka jira maleh bay ilaa tahay

  • @user-xq4xe8gn5w

    @user-xq4xe8gn5w

    3 ай бұрын

    Ha dhihin wabeen ee adi akhriso adkaarul sabax wal masa waxkastoo shaydiintu aysameyan ma awoodan inay kusixraan

  • @dytffttg6491
    @dytffttg64913 ай бұрын

    Badhan waxey katirsan thy wa gobolka sanaag