Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri

Ойын-сауық

Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri

Пікірлер: 809

  • @zakariaahmedhaji3236
    @zakariaahmedhaji32362 жыл бұрын

    Cabdisalan hereri waxaan ku taageraa ixtiraamka uu siiyo qofka fikirkiisa xittaa haduusan isaga jecleeysaneyn. Tusaale saacado kahor wuxuu isticmaaayay dadka lahayb sooco, laakin markii ay ka xanaaqday uu weydiyay waxa ay ku badalayso ayna tiri dadka ladulmiyo. Islamarkiba wuu isticmaalay isagoo yiri dadka ladulmiyo. Great journalist and respectful man

  • @idpreliefanddevelopment7895
    @idpreliefanddevelopment78952 жыл бұрын

    Astur is a natural leader, very decent human being, and above all a real Somali, Muslim mother with wonderful character and exceptional courage!!! Congratulations mother Astur.

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @yusufyusuf2578

    @yusufyusuf2578

    2 жыл бұрын

    Mansha’Allah That’s my mama! may Allah increase her heart and iman n may Allah grant her Jennah fardowsa Ameen ❤️🇸🇴

  • @5cents246

    @5cents246

    2 жыл бұрын

    @@user-iq6rl3vz8l wallhi waan qoslaay

  • @5cents246

    @5cents246

    2 жыл бұрын

    @@yusufyusuf2578 so you madhibaan

  • @mohamedsabban7977

    @mohamedsabban7977

    Жыл бұрын

    ​@@user-iq6rl3vz8l⁰

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed1402 жыл бұрын

    "LA DULMAY" ereyga ugu Haboon weeye. MAASHA ALLAAH GEESIYAD

  • @bilanxaawo7274

    @bilanxaawo7274

    2 жыл бұрын

    La dulmayasha dheh

  • @ahmedmuhib

    @ahmedmuhib

    Жыл бұрын

    Ngtu ma yga

  • @halimahassan657
    @halimahassan6572 жыл бұрын

    Asc Maansha allaah walaashey waa Runteed illaahey Qayr ha ku siiyo.wiilkaadana illaahey ha kuu daayo.Abaayo illaahey ha ku barakeeyo.jzk Qayr Abaayo inoo duceeya dadka la dulmiyo ayaa ducadooda Aqbal ay tahay idinka iyaa Alle inooga dhow Abaayo macaan jzk Qayran,

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 жыл бұрын

    We're all equal and we're family. Ignorance is a disease and sadness among our society. We love you all sister ❤ Allah macanaa.

  • @zamzamcabdiraxman5351

    @zamzamcabdiraxman5351

    2 жыл бұрын

    I agreed 100% We are one umahh, somali Mohammed❤️❤️

  • @zeinabmuhumed1227

    @zeinabmuhumed1227

    2 жыл бұрын

    Dr.

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @khadijahassan7130

    @khadijahassan7130

    2 жыл бұрын

    100% ❤️❤️❤️

  • @saaraawad6504
    @saaraawad65042 жыл бұрын

    maanshaa Allah qof Allah garasho siiyay ayaa tahay Allaah ha ku xifdiyo inshaa allah ♥ 🙏

  • @hanadyare9703
    @hanadyare97032 жыл бұрын

    Masha Allaah garashada Alle haw siyaadiyo waa gabadh karti iyo caqliba Illaahay siiyey waana runteed hadalkeedu waa kalmado akhlaaq xumo ah in dad dhan loo isticmaalo runtii

  • @abdimohammed6309
    @abdimohammed63092 жыл бұрын

    Masha allah aad baan oo ga xumaaday dulmigaas ay ka hadashay hooyadan somaaliyeed ee ladulmiyey .marka walalahayga qaaliga ah waa in aan wacyigalinaa xaafadaha si loogabaxo dulimigaan soojireenka ah .mahadsanidiin dhamaanteen !!!!!!

  • @abdulqadirsalim8594

    @abdulqadirsalim8594

    2 жыл бұрын

    ALAA ALAA ALAA CABSI BADANAA NIN XISHOODO NAAH MA HELO NAAGNS NINKA GAL GAL BADAN AY JECEDHAHAY AM.SALIM.SHINGAANI

  • @khalidmohamed1079
    @khalidmohamed10792 жыл бұрын

    Barakallah. Mamada iyo wiilkeeedaba meep fog ayay wax naga tuseen. Allaha u siyaadiyo garashada, somalina faquuqa allaha ka caafiyo.

  • @alibaax5346
    @alibaax53462 жыл бұрын

    ManshaAllah gabadhaasi bal sharafteeda iyo wanaageeda eeg. Boqol aji isku sheegaya ka sharaf badan. Keep going walal

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 жыл бұрын

    Mashaa Allah TabarakAllah Walashay asturan xaqiiqda ayey ka hadashay, somali waa mid, ilaahay xaqa ha ina wafajiyo dhamaanteen, Aamiin Aamiin yaa Allah❤️❤️🌹

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty4092 жыл бұрын

    Very powerful interview. May Allah forgive us all

  • @luul7307

    @luul7307

    2 жыл бұрын

    Allahuma Aamiin

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Masha Allah wa gabar qalbi wanaagsan oo caqli iyo cilmi alle ku manaystay wa qof wax badan og oo hadana diyaar u ah inay u hadasho dadka masaakinta ah ee la dulmiyay Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo abayo macaan waxaa tahay qof qiima badan

  • @sallowadam5982
    @sallowadam59822 жыл бұрын

    Mansha Allaah ❤️ fariid noolow walal guuleeyso astureey abdi hererina waa loo garnaq saday

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere25192 жыл бұрын

    Maacha alah waa mama aftahamada anigana wlhi arinka takoorka waa kasoo horjeeda Waa run qurbaha iyaga lagu jooga aniga xata iyo familkayaga waa kujoogna reerka respekt ✊ uhaya walee ❤️✊✊✊ guulaysta Waxa tihin xalaal qudato Lajecel yahaye

  • @abselma3330

    @abselma3330

    2 жыл бұрын

    Bro inaga hadaynu is dulmino sideen qayrkeen iskaga celinaa ? Wlhi ani xataa waa necbahay afaara qabiilka, let’s goo…👉🏽 afaaro qaran.

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid57272 жыл бұрын

    Saax excellent interview this is absolutely the best interview I ever heard Somali people must avoid discrimination for each other

  • @fahiimae7336
    @fahiimae73362 жыл бұрын

    Masha Allah. Waa wareysi wacan . Dulmigu waa danbi weyn Ilaahay halaga cabsado . Diinta ayaa Ina walaalaysey ee halagu dhaqmo

  • @asadfaarax61
    @asadfaarax612 жыл бұрын

    mansha Allah wallahay waa hooyo caqli badan oo xaqiiqooyin badan ka hadashay ilahay caqliga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo maamo

  • @mustafeabdifaarah1922
    @mustafeabdifaarah19222 жыл бұрын

    Mansha allah waa gabadh somaliyeed Oo isku darsatay aqoon iyo maskax Keep going

  • @dabjecaylkariwaa7731
    @dabjecaylkariwaa77312 жыл бұрын

    Maasha Allaah Astur waa Geesiyad Nolow Habar yar 💯 ✓ Horata saxaafada waa inee saxaan Erayga. ✓

  • @abdullhzubeir4468
    @abdullhzubeir44682 жыл бұрын

    Very powerful muma, may Allah bless and protect her. #from kenya

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @mahadabdi4870

    @mahadabdi4870

    2 жыл бұрын

    adiga somaliya ayaad addoon sheeganaysaa, uuuf cawaan baad tahay

  • @mohamedbile1147
    @mohamedbile11472 жыл бұрын

    That's is the really ward my Allah help you my sweet sister allow ku xifdiyo Man Shaa Allah Malaaigta haku jeclato walashey mcn

  • @rodahassan929
    @rodahassan9292 жыл бұрын

    Waa gabadh caqlibadan Dadka waada ka caqli badantihiin wanad ka qurux badantihiin masha Allah

  • @ahashi7828
    @ahashi78282 жыл бұрын

    Maasha Allah cabdisalaan Hareri iyo Astur waa Dood Hagaagsan Barkhad Batuun weliba gabadhii ugu qorux badnayd ee reer Hargeisa na waa guursaday.

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan2 жыл бұрын

    Mamada m.a Allah xifdiyo waa qof waxgard ah❤️

  • @halimajama8853
    @halimajama88532 жыл бұрын

    She is very smart lady. Xaqiiq waxaa ah in dadkaa ladulmiyey.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 жыл бұрын

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah. Good point.

  • @somaliking838
    @somaliking8382 жыл бұрын

    Masha allah hoyo macan Gul iyo gobonimo ayan ku rajena

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia34162 жыл бұрын

    Mashallah Astur waan taageersanahay waanu ka raali gelinayaa dhibka loo geestay

  • @hashimawes7711
    @hashimawes77112 жыл бұрын

    Masha Allah run ayaaad sheegtay walaall astur Allah ku xafido

  • @zainabfffyfhvnmohamed5758
    @zainabfffyfhvnmohamed57582 жыл бұрын

    لا فرق بين عربي ولا اعجمي الا بالتقوى

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏Gob Runtaad kahadashey xaawo iyo aadan ayaa lagaso farcamey,mida kale somalida waxey wadaa baqtiga hilibkiisa macuno fuudkiisa cabaa ,weyna isku dhiibayaan weyna kaa faanayasn mahadsanid walaal xaqaa kahadashey❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴☝️👌.

  • @ayanlesamaale
    @ayanlesamaale2 жыл бұрын

    Alllaha barakeeyo Mamada,waa Mama wax garad ah oo Alle karaameeyey.

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar31702 жыл бұрын

    Mashallah somali o dhan qabyalada Allaha qalbigoda ka saaro xta aniga Allaha qalbigena qabyalad iyo xaasid nimo naga wada saaro amiin

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay2 жыл бұрын

    Astur maanshaa allaah waa qof caqli badan oo karti leh oo hufan allaha xifdiyo hooyadaan

  • @adammowlid336

    @adammowlid336

    2 жыл бұрын

    Asc maa,Sha,Allah gabadheena Allaha ku xafido waxaad adigu garatay dadka badankooda ma garanayaan

  • @abdisalanmohamud7677
    @abdisalanmohamud76772 жыл бұрын

    MashaAllah #MamaAstur Somali Waa mid Waa ul iyo mayrax Mantaano weeyee Meel bay ka wada timid🇸🇴✅

  • @abdillaahiadam4151

    @abdillaahiadam4151

    2 жыл бұрын

    Waxan odhan lahaa ha la yidhaahdo Somaalida ay dulmaan Somaalidu

  • @halimajama8853
    @halimajama88532 жыл бұрын

    Absolutly I agreed with you.

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan71302 жыл бұрын

    Xaqiiqda eey Astur sheegtay, Ana waa kasoo hor jedaa waxaas sababtoo ah ilaah baa nawada karaameeyay. Hal baa nahay hadaa xaga alle iiga dhowdahay markaas ayaan kala sareynaa. Somalinimo ✊️ ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna12 жыл бұрын

    Mashaa allaah wallaahi waa runted.

  • @dalalhassan6511
    @dalalhassan65112 жыл бұрын

    👍Mashaa Allaah si fiican Bay u hadashay, waxaana qirayaa inay yihiin dadka ugu SHARAFTA badan uguna wanaagsan SOOMAALI kuwa caayaya Ama DULMINAYAANA yihiin DAALIMIIN FIRCOON la ehel ah. SHARAF IYO CIZ baad leedihiin ee madaxiina KOR U QAADA👍

  • @caashacismaan2574

    @caashacismaan2574

    2 жыл бұрын

    Idinkaa hoos isku dhigay gabooyinimadiina iyo waxaad tihiin Ku faana, isku kalsoonaada hadaad tihiin beesha gabooye

  • @nimahaider1921
    @nimahaider19212 жыл бұрын

    masha allaah allaah caqliga ha ku dayo astur

  • @mohamednoor1335
    @mohamednoor13352 жыл бұрын

    I agree in walaaladeen la dulmay Wakhti dhaw ayuu dhamaan insha allah

  • @azmadheeg5433
    @azmadheeg54332 жыл бұрын

    Masha Allah gabadh kudayasho mudan waxay tusaale utahy in aan haysano dad inagu dhax jira oo damiir nool leh dulmi diida Allah haku xafido habo ❤💯

  • @mofarah618
    @mofarah6182 жыл бұрын

    Mansha allaah iimaanka iyo cimrigaba allaha u barakeyo mamada from djibouti

  • @nastehaabrahimnastehaabrah8618
    @nastehaabrahimnastehaabrah86182 жыл бұрын

    Masha allah abayo astur wa farid cod Kar ah God bless you sis

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 Жыл бұрын

    Thanks sister you are Absolutely right and the society norms regarding Qabiil need recalibration

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji79372 жыл бұрын

    Astur Maashaa Allah Allah haku barakeeyo walaal xaq baad ka hadashay.

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Жыл бұрын

    Waa hooyo wacan Aakhiro boos sare allah hakugu abaal gudo hablaha somaliyeed manta hooyada wan kala dhex baxay caqli aan inaba caadi ahayn ba ku jira

  • @bisharoyussuf2399
    @bisharoyussuf23992 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ maanshalah ❤❤❤❤ waa ruuun huuno

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 Жыл бұрын

    Waa run teed inay kabadan yihiin baaba dhacda maasha allah. Astur nooloow meel kastoo joogtaba

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed46722 жыл бұрын

    Gabadhaa sharafta leh Allaah ha bad baadiyo iyada iyo ubadkeedaba

  • @fadumoafrah8409
    @fadumoafrah84092 жыл бұрын

    Maanshaa Allah sax ayaa ku tahay walaashey gabar soomaali ayaa tahay wariyaashana waa qaldan yihiin

  • @qamarfarah9248
    @qamarfarah92482 жыл бұрын

    Masha’Allah well spoken and educated woman. Astur for president… she is the definition of a leader.

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Dhaqan xumada naga jooji, Mamadan si wacan beey uhadashed, lkn Dhaqanka suuban waa in Dumar xil doowladeed loo dhiibin, xil kamuhiim ah ee xafeeda ineey maamusho ubadka akhlaaq iyo diinta kubarbaariso jiil iyo generation wacan soo saarto, xilkaas ayaana kaculus keep gaaldu uga dhigeen inuu wax yahay(xil doowladeed mise mid maamuled oo bulkheads kusaabsan), Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

  • @nora6506

    @nora6506

    2 жыл бұрын

    Dadka la dulmiyay ayaa ku habon

  • @CadeKacade-tn1ou

    @CadeKacade-tn1ou

    Жыл бұрын

    22222222222222h22222222222222222

  • @CadeKacade-tn1ou

    @CadeKacade-tn1ou

    Жыл бұрын

    22h2i22222222n2222

  • @CadeKacade-tn1ou

    @CadeKacade-tn1ou

    Жыл бұрын

    Hi222b22m222222d222222i22222222

  • @3Musicsomali
    @3Musicsomali2 жыл бұрын

    Mamo caqli badan mashallah wa qalad hayb soocu somali qabiil ba la hadhay

  • @fertunali1007
    @fertunali10074 ай бұрын

    Gabdhaa waa gabar Masha alah hooyadii dhashay naag nool bey dhashay ninkey ladhalatayna naag baa la dhalatay nool ilmaha ey dhashayna hooyo cajiib ah ayaa dhashay ee lagu faano. Masha alaah runta ayey kahadashay ❤

  • @solostgen3862
    @solostgen38622 жыл бұрын

    Gabadha waa dareemikara,Wariye ka yeelilaha In Sida la dhaho majiro Wowow 👏👏👏👏👏👏👄

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed46722 жыл бұрын

    ALLAAH YASSI DOONA KUWA IDIN YASA OO KA JEESAN DOONA MAALINTA QIYAAMAHA!!!!!

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 Жыл бұрын

    Cabdi samlam maanta waa lays hayaa halga dabaasho somaliyey asturey waadka wadataabsoomali habalyo❤❤❤

  • @ismogabe5913
    @ismogabe59132 жыл бұрын

    Gabadhani way gar joogtaaa❤🖐

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 Жыл бұрын

    Ascww gacaliso wllo jazaakillaahu kheyrun runta weeyaan somalidu waa cunsiriyiin ilaahey ha garan siiyo 🎉🎉

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman17512 жыл бұрын

    Mashaa Allaa sister ilahay ha ku xafido

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi53692 жыл бұрын

    Mudane Cabdisalaan iyo Marwo Astur aad iyo aad baan idiinka mahad celinaa mawduucan aad soo gudbiseen, inkastoo ay jiraan kuwo kale oo badan oo u baahan dhaqan-toosin si loo helo ummad wanaagsan if-aakhirana liibaanta. Dhaqanna waa diinteena fiican ee ogaada. Macallin Mahuraan, Hargeysa.

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka84612 жыл бұрын

    Masha Allah wlhi waa Somali asal ah gabadhan

  • @nashou22
    @nashou222 жыл бұрын

    Walaal raali ahaw, was runtaa. Allow na cafi

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali17252 жыл бұрын

    Gabadh caqli badan weye masha allah

  • @abobasement346

    @abobasement346

    2 жыл бұрын

    waxaa ugu wacan waah Aqon xumadah iyo qabilkah iyo dulmakah ay isku hayan somaliduh

  • @libanbile9521
    @libanbile95212 жыл бұрын

    Sharaf iyo cisi ku nooloow walaal qaali iskana kaaya cafiya 🙏🏽 anagana ilahay hanaga dhigo kuwii dulmiga aay kujiraan sidhaba ufahma una saxa Insha allah 🙌🏽🙌🏽

  • @bashkamadaxanafuranmaxaala7006
    @bashkamadaxanafuranmaxaala7006 Жыл бұрын

    Mnsh alah waa hooyo caqli iyo maskax alle siiyey waxaan ka helay qaabka ay somalida igu faanayso Iguna sharfayso allow dhowr maskaxdeeda iyo awlaaadooda

  • @famabmi7340
    @famabmi73402 жыл бұрын

    MashaAllah Astur nolow.

  • @abdullahiaden8794
    @abdullahiaden87942 жыл бұрын

    Masha alah astur waxay ka hadlaysaa waa run

  • @k.j214
    @k.j2142 жыл бұрын

    Masha Allah walaasheen waa runteed Somalida xaqa alaha tuso

  • @TheBocoryare
    @TheBocoryare2 жыл бұрын

    Wow, Astur is a very articulate individual and has filled my heart with a simple massage. I agree that a falsified narrative of superiority has no basis in reality and in the Islamic teachings. Somalian role models, like politicians, sheikhs, journalists, musicians and athletes need to take Astur’s massage and eradicate this egocentric fable which does not benefit our Islamic principle and dadnimo. I will do my part as Somalia man to fight the Dulmi.

  • @ashajama8864
    @ashajama88642 жыл бұрын

    Dad badan oo Somali oo akhlaqa iyo edeb badan baa jira, ummaddeen Allaha hadeeyo dhamaantooo

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab2 жыл бұрын

    Wll waa runtee walaahi shukran Astur.

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride2 жыл бұрын

    Mashallah 💙 warun dadkaas amaan hadidinkahelan

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed43562 жыл бұрын

    I’m very agree with her 👏👏💕

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Raxma Maxamad Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @samowsamale3490
    @samowsamale34902 жыл бұрын

    Masha Allah gabadh qiimo badan Somalidana Allah xaqa ha ku sugo waa uun jahli diimeed wax dad muslimiina loo yasaaba

  • @queensaaram5501
    @queensaaram55012 жыл бұрын

    Fariid baa tahay xbbti guuleyso alle haydin sharfo🥰

  • @xirsicawaale5808
    @xirsicawaale58082 жыл бұрын

    Masha allah waxaa alla mahadiisa in ay fahmeen inbadan dadka ay siman yihiin

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned75482 жыл бұрын

    Mansha Allaah Asturey

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse Жыл бұрын

    Waa Arinn soo noqnoqda kelmedaas Dee gebi ahaanba weriye yaashey u tall iyo Dadkeena somalidoodhan inch Allah Waa in ladedaalaa Laga gudbaa Arimahaas dhibka leh

  • @Kawaigirl58
    @Kawaigirl582 жыл бұрын

    Asc Mansha allah walahi gabadha waxay ka hadashay wa wax jira lakin wa laga baxaya insha allah hakadalin

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o2 жыл бұрын

    Maansha allah waa gabar caqlibadan

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi62912 жыл бұрын

    Excellent, she got a point and needs to be considered and respected.

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Maxamad Haadi Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @iidxasandaahir7104

    @iidxasandaahir7104

    Жыл бұрын

    Èeeeèeèeèeèè

  • @iidxasandaahir7104

    @iidxasandaahir7104

    Жыл бұрын

    Ee

  • @iidxasandaahir7104

    @iidxasandaahir7104

    Жыл бұрын

    E

  • @iidxasandaahir7104

    @iidxasandaahir7104

    Жыл бұрын

    èèèèeèeèèèeeèèèè

  • @alidahirsaid5590
    @alidahirsaid55902 жыл бұрын

    Walaal runtaa walaal Hariere like you ♥️

  • @caroedegcryptotrading6206
    @caroedegcryptotrading62062 жыл бұрын

    It has to stop. Dadka la dulminaayo intay jiraan nabad iyo horumar waligeen arki mayno. Yaa ayuha ladiina aamanuu kuunuu qawaamiina bil qisdi. Ilaahay waxoon na amrayaa inaan Cadaalada u istaagno. Hadaan dadkaa la guursan, loona ogolaan guurka walee nabad iyo horumar ma helayno. Thanks a million USTAR Salaad (my hero) iyo Abdisalaan Hareeri.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 жыл бұрын

    Allaahu Akbar Takbiir

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji29092 жыл бұрын

    Waa sax eray bixinta dadka la dulmay ayaa sax ah si karti iyo dadnimo leh bay u hadashay gabadhu, aniga naftayda baan mas'uul ka ahaye wax dulmi ama yasid ah intaan noolaa kuma samaynin qof reeraha la dulmo ah. Xuquuqdooda in ay helaanna waan jeclahay

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    2 жыл бұрын

    Afsomali maha kilmada la dulmo

  • @cadceedvlogs

    @cadceedvlogs

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 dadkan lagama gar helo badahoda kabaxa

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    @@nuurnuuraan8624 erayga kalimad ee aad adeegsatay isna afsoomaali ma aha

  • @cawaalekulmiye9883

    @cawaalekulmiye9883

    2 жыл бұрын

    @@maxamuudxaaji2909 Dulmi : Gabood

  • @fotball_a6931
    @fotball_a69312 жыл бұрын

    Masha alah tabarakalaah 💓 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 💓 ♥ ❤ 😍

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed45142 жыл бұрын

    Wa hadal ruun aye ku hadashay gabadhaan mashallah

  • @newassong7535
    @newassong7535 Жыл бұрын

    c.salan hareeri thank youuuuuu

  • @newassong7535
    @newassong7535 Жыл бұрын

    wey saxantahay gabartan wllahi sax goooooooood

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58992 жыл бұрын

    Waa gabadh masgax badan mansha Allah

  • @Gashanle02
    @Gashanle022 жыл бұрын

    Guleyso Mr Hareri

  • @khadarade5061
    @khadarade50612 жыл бұрын

    KELI MA TAHAY anaa ku raba from finland

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi63702 жыл бұрын

    I agree with her and what she is saying is true. We need change and say we were wrong.

  • @fuadmohamed3784
    @fuadmohamed37842 жыл бұрын

    Wa Runteed masha alah

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow2 жыл бұрын

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf26442 жыл бұрын

    Maansha allah, wlle waan kugu raac sanahay dadaalkaaga. barkhad, waa hal qof malaayiin baana dulman, wariyahani waa qabyaaliiste wayn. Waana kufarax sanahay in aad la doodo

  • @pepe-kx2jt

    @pepe-kx2jt

    2 жыл бұрын

    Abyo QabiiL Kama aha wariyaha Ee Soryy.

  • @newassong7535
    @newassong7535 Жыл бұрын

    masha allah gabartas wa wadani sax ah dhalad somali saas aya laga rabaa asliga somalida

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar74682 жыл бұрын

    Gabadh fiican masha allah

Келесі