AYAAN KOR-DAHAB IYO 15KA SU'AAL | 2024 |

Музыка

JILAA AYAAN KOR-DAHAB IYO 15-KA SU'AAL
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
FADLAN QARNI STUDIO SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
• ASAD QARNI | DHAQAALEY...
WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KAREYSA OUR SOCIAL MEDIA :
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Instagram: asad_qarni...
Snapchat: / asadqarni
Facebook: goo.gl/70aAfJ
TikTok: vm.tiktok.com/ZM8KVmsBF/
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
HargeisaIfraax TolmoonIsmaaciil aarkaSomaliSomali tiktok liveXidigaha geeskaXidigaha geeska 2022hees cusubhees cusub 2022heesoilkacase qays hees cusub 2021khadar keeyow daljirkhadar keeyow hees cusub gooxa 2016nimcaan hilaac 2021 milgosomali tiktoksomaliasomalilandwaqal studioxamdi bilan 2021xidigaha geeskagulled simpa somali
#somalimusic #qarnistudio #xabsi #Somalimusic #somalimusic #aroos #jaceyl #guurka #jaceyl #somaliwedding #somalimusic #hargeisa #ciyaaraha #afsomali #fanproj #fanaan

Пікірлер: 91

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash4 ай бұрын

    🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤😢❤ 🎉

  • @user-kj1kj3xb7p

    @user-kj1kj3xb7p

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ayanahmed915

    @ayanahmed915

    4 ай бұрын

    Thanks wlky qali

  • @user-uq2cc8bi6u

    @user-uq2cc8bi6u

    3 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-nw2xi9do4u

    @user-nw2xi9do4u

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed16094 ай бұрын

    Waa run waad isku soo baxaysaan manzhallaah 😊 Waryaa waa quruxleeye yaanay ku dhaafin alle ka ay sheegtay hakaa dhigee

  • @MsKeyf

    @MsKeyf

    4 ай бұрын

    Usheeeeg ❤

  • @legendprincelucky6814
    @legendprincelucky68142 ай бұрын

    Asc asad bro hadaa legend 🙌 thy lipx ifrax udgon soo qapo sxb una sheg inaa ad u taageero 😢😢😢😢hana ila soo hadasho illah kugu dhaariyee

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r4 ай бұрын

    Mashallh Mashallh wagabadh qimo badan Mashallh habo❤

  • @hibomuxumad9359
    @hibomuxumad93594 ай бұрын

    Masha Allah ayan qurux iyo asad❤❤

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi61253 ай бұрын

    Alle sir iyo caad wn jecelah ano jecel ayu iga dhamday wn kaxumahy 😭😭😭😭

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14634 ай бұрын

    Gabadheenii Sagal qurux away noo keen 🔥🔥

  • @user-hg5ud7ji5q
    @user-hg5ud7ji5q3 ай бұрын

    Mashaa allh Asad iyo ayaan horta salaan iga gudooma Laba qof oo aan jeclahay wlhi waad isku Soo baxaysiin haddii aad firii thn waan idin sugaynaa

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt4624 ай бұрын

    Gabdhaha ineey niman badanyihin waxaa kuu cadeeynaya qofka eey lasheketsato magaciisa weey qarise lkn wiilasha caanka ah ee lawareeystay weey wada sheegayeen magaca gabadha eey jecelyihiin

  • @HanaAbdi-dk1uf
    @HanaAbdi-dk1uf4 ай бұрын

    🎉🎉🎉❤❤❤ aadan kuu taagera

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur87864 ай бұрын

    Gabdhan is ku dookh ayaan ka naxay dhanka sheekhyada shaikh Xusen cali Jabuti/ shaikh mustafe

  • @warsanayaan302
    @warsanayaan3022 ай бұрын

    Masha allah qaar indho quruxanidaa

  • @RahmoOsman-ug6kp
    @RahmoOsman-ug6kp3 ай бұрын

    Masha Allah labo qofow o masha Allah tihiin

  • @basrahassan5116
    @basrahassan51164 ай бұрын

    Culimada mar walba bulshada wacyigelintooda kama daalaan, In loo sheegona uma baahna. Hadaan ayaga jirina saan ahaan lahayn Allahu aclam.

  • @user-vn2rd4iv1d

    @user-vn2rd4iv1d

    3 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @user-wu9co6wj9p
    @user-wu9co6wj9p4 ай бұрын

    Ayy actors ❤❤❤❤

  • @mohamoudbashir8219
    @mohamoudbashir82194 ай бұрын

    Barnaamijyadaada waa barnaamijkan ayaan wa kan kaliyen dhameystey

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor40964 ай бұрын

    Ramadan kariim Muslim ☪️ people

  • @FaaisoJamaal-bm6ut
    @FaaisoJamaal-bm6ut3 ай бұрын

    ❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14954 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @cabdirsaaqmuuse45
    @cabdirsaaqmuuse454 ай бұрын

    Inta soomna Ramadan kariin

  • @ZiciithinaBatuun
    @ZiciithinaBatuun4 ай бұрын

    Waan wataa

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28944 ай бұрын

    Culumadi haddi ay xaqqa kahadlaanba qaar aya sobodayo dhahaya sheekhu rer hebel ayu ujeeda oo u weerar kuyahay.

  • @AbshirMuxumud
    @AbshirMuxumud3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali93662 ай бұрын

    Ilaa hadda waxan uheystaa inaa isla dhalaten😂labadina

  • @asmaabdilaahi-ty5wy
    @asmaabdilaahi-ty5wy3 ай бұрын

    Waw

  • @izzacalasow0018
    @izzacalasow00184 ай бұрын

    Hadaan sabiskaraab u saaray wiilkaan waan ka helaa jilitaankiisa iyo

  • @user-hl4xh1fj8b
    @user-hl4xh1fj8b2 ай бұрын

    Asc mcnto Ayaan abayo aniga hita wanraba in an mareynkaka an imadho ee garab igasey qali

  • @AbdiHamiid-ic6fr
    @AbdiHamiid-ic6fr2 ай бұрын

    Ala tantii ku khiyameysi ma.aho

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me2 ай бұрын

    Film ki sir iyo caad ayaan idinku xasuustay asad maalinki Film ka udambaysay way baxsadeen

  • @anabali5298
    @anabali52983 ай бұрын

    ❤Waaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AyanRidwan
    @AyanRidwan3 ай бұрын

    She is me mame Ayan Daher 😊😊❤

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa

  • @janewalker4014
    @janewalker40142 ай бұрын

    ام وجّه برياه

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed85994 ай бұрын

    ❤❤😂😂😂

  • @Naske14
    @Naske144 ай бұрын

    Mansha Allah Ayan Kordahab Jiniyadahedan ka helay runtii

  • @naimamohamed1609

    @naimamohamed1609

    4 ай бұрын

    Manzhallaah waa quruxleey 100% lkn wiilkan waraysanaya Manzhallaah way isku soo baxayaan waa laba qof oo daganaan ka muuqato

  • @Deef4Cabdi-mu4dg
    @Deef4Cabdi-mu4dg3 ай бұрын

    Sheekh Berberaawibaa xaqa si cad uga hadla

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud25492 ай бұрын

    Dad kenya ku dhashey siyasada somaliya kama badi karaaan

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf4 ай бұрын

    keep going bro❤❤❤❤

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan75883 ай бұрын

    Team guled simpa

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa😅 15:57

  • @user-jn7ly1tq1x
    @user-jn7ly1tq1x4 ай бұрын

    Mee sir iyo caad

  • @user-ff8jd8ym5t
    @user-ff8jd8ym5t2 ай бұрын

    Waatii dhiig kaa matajisay

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim87503 ай бұрын

    1999 ki baan dhashay 😅 lol wajigaga ayay ka muqata inaad ka wayntahay.. Aar dumarka somaliyey dhib badana🙄

  • @bima9383
    @bima93834 ай бұрын

    Asadow seykunartay unar ayan

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14634 ай бұрын

    Wiilkan live hadaad u aragto waa cunug yar cameradaa nin weyn ka dhingta😂

  • @MurtiKaaba
    @MurtiKaaba4 ай бұрын

    Wana isga jacalkagu dee idhahagan ka garanay

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa 😅

  • @sophiamohmetmohmut1945
    @sophiamohmetmohmut19454 ай бұрын

    Mohamed no keen

  • @MrMoe612
    @MrMoe6122 ай бұрын

    Maseeraa kuhaaye asad kor dahab waa kudeysey lol

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed iso fadhisi kursigaa😅

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa😅

  • @Siman.qalbi-lacka
    @Siman.qalbi-lacka4 ай бұрын

    😂😂 nak taada wllhi xasuus baa iga li seen sir iyo cano😂😂😂😂

  • @CimranAhmedCeyda-ry7kj
    @CimranAhmedCeyda-ry7kj4 ай бұрын

    CR7 fans one like

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden89912 ай бұрын

    Waa idin salaamaya 2 diinaba ilaa hada waxaa iga qoslisaa suaashii ahayd ilmaha minka korkiisa muxuu ka qabanayaa?? Kkkkk. Jwbta adiga is waydii adaa geeye kkkk

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14634 ай бұрын

    Ayaan abaalka 2aad waxaa kugu leh hooyo iyo aabo hadey nolol kugu soo koriyeen lkn way kaa hoos baxday am sorry

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed84562 ай бұрын

    Hada ayaaba ani wali shaki iga kiin jiraa

  • @nasroxuseen6360
    @nasroxuseen63604 ай бұрын

    Abowe wan kutakera biibshe mel kalsoxariro ishek

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar30963 ай бұрын

    Waxasi sualo mahe inagaso adkee

  • @user-jc6fd1hd7u
    @user-jc6fd1hd7u3 ай бұрын

    All ayaanay ninkaan maxaad ugaraacday filimkii darbiga😂😂😂

  • @sharmakehassan6424
    @sharmakehassan64243 ай бұрын

    1999?

  • @user-ss2dv8gi8h

    @user-ss2dv8gi8h

    3 ай бұрын

    25 Years old

  • @Xudun
    @Xudun4 ай бұрын

    Mohamed paracetamol soo Qabo asadow😂

  • @xafsamaxamed2934
    @xafsamaxamed29343 ай бұрын

    Gbrtaan suraha qaabkeda kalay iska arag waye 😂

  • @XasandaauudXaaji-sd5lm
    @XasandaauudXaaji-sd5lm4 ай бұрын

    Sh wahaabi ah markey sheegaty lekdeydii waan kalalaabty by

  • @ShinbirtaYare
    @ShinbirtaYare4 ай бұрын

    Waabented hoyady iyo habrayarty somaliyey jogaan hbo inkirada nagadaa😮😮

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14634 ай бұрын

    Iyaaaah😂 kordahab adigaa ula baxay miyaa??

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14634 ай бұрын

    How many Ex do you have Ayaan 😱😱😱😱

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7o3 ай бұрын

    Asadow adiga xaas miyaa tahay kow barnaamishkan Maxaa kugu dhaliyey hadalada Iyo suaalahaaga ayaaba dareen. Ah

  • @xamdiumal
    @xamdiumal3 ай бұрын

    Asadoow qoftii hawada kugu cuntay markaad naagta kale nuxnuxda la biloowday

  • @Azuom_
    @Azuom_3 ай бұрын

    25 jira hadaka yeelo dooli igadhig😂

  • @anisojama-vp6yw

    @anisojama-vp6yw

    3 ай бұрын

    Waaba yaabay wlhy anigoo dhashy 1997 way iga waji waynthy😂😂allaahbaa waxwalba og😊

  • @suadaalisiman9153

    @suadaalisiman9153

    2 ай бұрын

    Wxaa adi jirto qasab miyaa inee jirto ama kaa weynaato oo oh naagaha somalida waaba la yaabe and qofaa la garaneen la iska faceesaa uf😎😎

  • @anisojama-vp6yw

    @anisojama-vp6yw

    2 ай бұрын

    @@suadaalisiman9153 mcntadeyda filwaji buu kuyaalaa😏

  • @hindayusuf4661
    @hindayusuf46614 ай бұрын

    Asadoow legenkii keen meesha paracetemol

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14634 ай бұрын

    Labadiina walaalo bas miyaa tihiin??? Hadaba jacayl ku dara 😂😂😂 Waad isku soo baxaysaane

  • @Abdisamad948
    @Abdisamad9484 ай бұрын

    Sharma boy sooqabo

  • @user-xl7wd3lc3y
    @user-xl7wd3lc3y4 ай бұрын

    jow kow now labo jaahil oo isku camira walahi wa qosol 🤣🤣🤣jow kow now hadana bow

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa😅

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa 😅

  • @kifaaaxahmed9045

    @kifaaaxahmed9045

    3 ай бұрын

    Naa ma walantay

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa😅

  • @user-iq7ix3cu3i
    @user-iq7ix3cu3i4 ай бұрын

    Maxamed so fadhisi kursigaa😅

Келесі