RM - Abwaan Mustafa: "Anagana waan soo qaxnay dalkeeniina wallaahi waa loo qaxay"

Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo ka mid ah hal-abuurada Soomaaliya magaca weyn ku leh ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday dhibaatada heysata dadkiisa iyo dalkiisa oo iyagu u qaxay dalalka caalamka, wuxuuna abwaanku ka hadlay sida uu isku dhiibay markii uu Yurub tegay.

Пікірлер: 6

  • @mohamudwehliye8064
    @mohamudwehliye80643 жыл бұрын

    Abwaan aad qaali uah

  • @saidabdihoosh3682
    @saidabdihoosh36827 жыл бұрын

    waa halkey somaliyeed alle muxuu runsheegay

  • @odaydaad7539
    @odaydaad75397 жыл бұрын

    abwaanka tariikhdiisa waan raad shay waxaan helay nin ku dhashay gobalka hiraan waa nin soomalinimo kuwayn tahay ilaah hayna tusoh xumeenteena

  • @gaaxa3847
    @gaaxa38476 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haar91
    @haar916 жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhh wallee waa run

  • @aaminasheikhnurmohamud2038

    @aaminasheikhnurmohamud2038

    5 жыл бұрын

    Abwaanka marbaan ku casuumey gurigeyga muqdisho 2004.tii