Riwaayadii Jinka Part 3 2020

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Пікірлер: 845

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax9324 жыл бұрын

    I love you somaliland 💖💖💖💖💖

  • @abdirhmnismail6831

    @abdirhmnismail6831

    4 жыл бұрын

    Too❤❤❤💚💚💚💚

  • @hafsaaboulkader2916

    @hafsaaboulkader2916

    4 жыл бұрын

    2❤️💚💭💯

  • @barwaqo22hassan49

    @barwaqo22hassan49

    4 жыл бұрын

    Too 😍😍😍🥰😘

  • @maykalofficial7463

    @maykalofficial7463

    3 жыл бұрын

    Vseiou

  • @ayaanmohamed6149

    @ayaanmohamed6149

    3 жыл бұрын

    Too

  • @ikraamshanbooc7581
    @ikraamshanbooc75814 жыл бұрын

    wlhi waa ruwaayadii ugu horysay ee aan si toosa udaawado waa cajiib idimka ilaahy kkkkkkkkk inta ka heshy sidayda like ha ii saaraan

  • @mmggaboose6575

    @mmggaboose6575

    4 жыл бұрын

    Amuun ismaaciil Subscribe isar

  • @laylamohmed8102

    @laylamohmed8102

    4 жыл бұрын

    Fihiima khadar cabdi

  • @aaminadegan5978

    @aaminadegan5978

    4 жыл бұрын

    Horuu socda jila yaal qaalya

  • @maxamuudindho8222

    @maxamuudindho8222

    4 жыл бұрын

    Acudu. Mina. Shada

  • @heegoawil3095

    @heegoawil3095

    4 жыл бұрын

    Wad fiicantay

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet12064 жыл бұрын

    Dad tallent leH thiin wlhi 😂😂 Hda lga bilabotagero idin ahy 👏 From Borama❤

  • @mmggaboose6575

    @mmggaboose6575

    4 жыл бұрын

    AptHuL qaniH MohmeT Subscribe isaar

  • @s.rashkaarofficail3018

    @s.rashkaarofficail3018

    4 жыл бұрын

    Subscribe igu sharfa

  • @user-mn6no6sz1d

    @user-mn6no6sz1d

    4 жыл бұрын

    Wll subscribe iisaara plese

  • @qabussuldan6217

    @qabussuldan6217

    4 жыл бұрын

    ⁰987

  • @sulekhaadan1235

    @sulekhaadan1235

    4 жыл бұрын

    Ruuntii kula qabaa

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss4 жыл бұрын

    Ruwaayada dhan gabadha jinka matalazan u dawada wlhi😊❤😍🙌

  • @hooyomcnto6493
    @hooyomcnto64934 жыл бұрын

    I love you walahi reer Hargaysa Alle haydin Xiftiyo wan idin jeclahay❤️❤️❤️❤️❤️💓♥️♥️♥️

  • @mahirabdi3110
    @mahirabdi31102 жыл бұрын

    Yaa daawanayaaa after 2yrs 😂 2022 ayaan daawanayaa maxaa keyga qaadayaa

  • @bishaaroaadam4552

    @bishaaroaadam4552

    Жыл бұрын

    2023 Anna🤣🤣

  • @guleiddalmar3679
    @guleiddalmar36794 жыл бұрын

    Ree hargeisa funny wlhi from djabouti🇩🇯🔥

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail68314 жыл бұрын

    😂😂😂 Reer Somaliland wa dad haybad u leh wax jilitanka love you❤ all Somalilanders👏✊👑👑👑👑👑👑👑

  • @fifiali7386

    @fifiali7386

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @nimcoqanieid421
    @nimcoqanieid4214 жыл бұрын

    jiniyada inantan matalaysa wlhi waa top iyada iyo inanka la dhigaya filin kasta actar haloga dhigo bila calek

  • @Story.dramas
    @Story.dramas4 жыл бұрын

    Hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌run ahaantii walikey ma arag ruwaayad ka fiiican oo kana qosol badan 👌👌😫😫👍💖

  • @anzashirwac4544
    @anzashirwac45444 жыл бұрын

    Reer hargeisa hdalkina ku qosla wllhi 😂😂😂👍💛from mogdisho

  • @ckaziiz3407

    @ckaziiz3407

    Жыл бұрын

    Somaligii saxda ahaa

  • @farduusmasmas5189

    @farduusmasmas5189

    3 күн бұрын

    mjj

  • @ahmedomar5337
    @ahmedomar53374 жыл бұрын

    Wallahi adh baan ujeclahay reer waqoyiga ,adh baan ithin salaamaya kal iyo laab .greetings from ireland..!!

  • @mmggaboose6575

    @mmggaboose6575

    4 жыл бұрын

    Ahmed Omar Subscribe isaar sxb

  • @user-mn6no6sz1d

    @user-mn6no6sz1d

    4 жыл бұрын

    Wll subscribe i saar

  • @AhmedAhmed-xh8xb

    @AhmedAhmed-xh8xb

    2 жыл бұрын

    Wasmada

  • @raziinamoh5554
    @raziinamoh55544 жыл бұрын

    I'm from muqdisho waa jeclahay ruweydaha reer waqooye 😍

  • @wll__dc1856

    @wll__dc1856

    4 жыл бұрын

    Maxad is tidhi reer waqooyi bay ka xanaaqan

  • @anyaxali4945

    @anyaxali4945

    4 жыл бұрын

    Cuqdada kuheyso yakuyiri wakaxanaqaan allaha kucafiyo 😂😂😂😂😂

  • @mmggaboose6575

    @mmggaboose6575

    4 жыл бұрын

    raziina Moh Subscribe isaar sxb

  • @raziinamoh5554

    @raziinamoh5554

    4 жыл бұрын

    @@anyaxali4945 hhhhhhh abyo wey wareersan yihiin umadaan Allah caafiyo

  • @raziinamoh5554

    @raziinamoh5554

    4 жыл бұрын

    @@mmggaboose6575 haye abwihiis waaa kuu saaraa

  • @nimcocabdilahi8289
    @nimcocabdilahi82894 жыл бұрын

    I am from buhodLe Is The besti Video ♥️

  • @mumtaazjamaal1143

    @mumtaazjamaal1143

    3 жыл бұрын

    kumafahmin

  • @najahmohamed4731
    @najahmohamed47313 жыл бұрын

    Soomaaliland waanku jeclahay

  • @salmacabdinaasir8517
    @salmacabdinaasir85174 жыл бұрын

    Mashallah Reeer Hargysa Dadkygiii Ruwaayadan Wllh Waad kasoo shaqeeseen Dadjira Hire Usocda Anagana Nagu daaaa Likta Shareta Iyo Subscribkaba Guul Waan Walaladay Umc Umac Umac Umc

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond51794 жыл бұрын

    Dhalinyaradu 100k subscribe ayey uqalmaan wlhi horumar wngsan walla

  • @rahmarose8675

    @rahmarose8675

    4 жыл бұрын

    Hhhh Wllhi fans of the fans

  • @ciirodayib5376

    @ciirodayib5376

    4 жыл бұрын

    Waan ka helay aniga xitaa wlhy

  • @mohamedhersi5085

    @mohamedhersi5085

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣maxakaheshay

  • @abdirahmanindho1571
    @abdirahmanindho15714 жыл бұрын

    Nio naagta mona faysal ila caloshi hooyaded bay ruwayadaha kuso matali jirtay wlh wa fani 😍

  • @najmaomer7560
    @najmaomer75604 жыл бұрын

    wlhi Riwaydn Waa dhintay Reer Somaliland Ha. nooladn✌😇😅😂😂😂😂😂😂😂

  • @apwanzame1159
    @apwanzame11594 жыл бұрын

    20 sanaan xidhnaa kulaha maryaha kal iyo Laab u qoslay

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs4744 жыл бұрын

    Labadan Qof Sidey Iskula Heystaan Best Born Talented Actors 🤣🙈🥰😍

  • @abdirahmanomar1023

    @abdirahmanomar1023

    2 жыл бұрын

    Ueyeuehehejje

  • @muhani_19
    @muhani_194 жыл бұрын

    Khamiiskeygii iga xadey inantazi ha la izo qabtoh

  • @raedmahb0ub934

    @raedmahb0ub934

    4 жыл бұрын

    Ha laGu zo qaPte mxaD 0dHan laHyd caPdi haN00w

  • @user-mn6no6sz1d

    @user-mn6no6sz1d

    4 жыл бұрын

    Wll subscribe isaara

  • @caliciyaw9107

    @caliciyaw9107

    4 жыл бұрын

    Way kaa xaddaye berbera kasoo qbo pqr hhhhh😂😂😂😂😂

  • @skrtube237

    @skrtube237

    4 жыл бұрын

    Ma bada hargaysaad ku dabaalanaysay markay kaala baxsatay mise shaqo kale ayaad ku jirtay kk

  • @fjnaaji1732
    @fjnaaji17324 жыл бұрын

    For my life saa umaan qoslin wlhi 😂😂😂😂😂😂Gabadha jinka ku matalaysa iga qoslisay😂😂😂

  • @nimcoabdinoor8610
    @nimcoabdinoor86104 жыл бұрын

    Top riwaayad 💟 I am from lascanod

  • @djrashed4548
    @djrashed45484 жыл бұрын

    ✌Hop film waan idin wata keep going ✌from Gobalkii cagarna ✌GABILEY

  • @suldaanm.abdulaahi887
    @suldaanm.abdulaahi8874 жыл бұрын

    Inanta dhoola cadaynteeda waa funny😋

  • @hamzeabdiawga6690
    @hamzeabdiawga66904 жыл бұрын

    Walhi laysma caasiyee dadka riwaayad macaan waligay ma arag halkaa kaga haya walla layal

  • @muhyoqays8357
    @muhyoqays83574 жыл бұрын

    wlhi inan jilib kaga dhuusin 😀😀😀😁😂

  • @sucadmohamed8836
    @sucadmohamed88364 жыл бұрын

    Balayadan xanuusanayza zirxan kulaha qozl igumu hadhin 😂😂😂😂😂

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman48464 жыл бұрын

    Muno abaYo keeb going wllhi riwayada dhan iyadan ka jclhy❤❤

  • @Oroginal.Store87
    @Oroginal.Store874 жыл бұрын

    Wlhi waan dacad qoslay sodigi laha muslinpan ahy waxay tuganimadad bilaw day😉😉😉😉😉😂😂😂😂😂😅😅😅😂😂😂

  • @xamdamaxamud453

    @xamdamaxamud453

    4 жыл бұрын

    CaamirpoypaRolabarkaagasuldaanow

  • @axmedkhaalif9294

    @axmedkhaalif9294

    4 жыл бұрын

    riwayadi jinku

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz54784 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi gabadha jinka mataleysa iyo wiilka waanka helay qosolkay iga dhameyeen

  • @asmasaleebaan

    @asmasaleebaan

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cadnaanbuunis421
    @cadnaanbuunis4214 жыл бұрын

    Muna Faysal dhoola cadeynteda jeclahy

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji89694 жыл бұрын

    Wlhi wlhi teamkiiinan waan kasoo habsaaamay inaan Mar hore channelkiina Aadbaan ula dhacay flimaantiina Weliba riwaayadan oo kale😂😂😂😂😂 wlhi wlhi waan fuuray saan uqoslayay😂😂😂😂😂😂😂😂 Go forward

  • @dayaxzame4247

    @dayaxzame4247

    4 жыл бұрын

    Too!

  • @maanka9712

    @maanka9712

    4 жыл бұрын

    rahiima haji Waa fuurey ceeb weeye walaleey

  • @s.rashkaarofficail3018

    @s.rashkaarofficail3018

    4 жыл бұрын

    Subscribe igu sharfa wllo

  • @dydu207

    @dydu207

    4 жыл бұрын

    inaalillahi wa innaa ilayhi raajicuun naa fato kudishee khamiiska bixi😂😂😡😡

  • @AhmedAhmed-xh8xb

    @AhmedAhmed-xh8xb

    2 жыл бұрын

    Wasmada

  • @fadumomuktarscw1974
    @fadumomuktarscw19744 жыл бұрын

    Mozhlah dadkygi from jigjiga ❤❤🕌

  • @djiboutianofficial9766
    @djiboutianofficial97664 жыл бұрын

    Wooooow aad iyo aad ban uga heeley ruwaayada...mashallah reer somaliland ❤❤🤣🤣 from djibouti...

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji30544 жыл бұрын

    Waar niyaw munadan yare jinka matalaysaan kuba haystaa anigu😂

  • @raxmaadan4023
    @raxmaadan40234 жыл бұрын

    Mansha llh wàllahay horey usocoda insha llh 😘😘😘

  • @sagal447
    @sagal4474 жыл бұрын

    Mashallh walhy wanka heley riwayadan manta igu horesa on fasax so galey on fursad uhelay ina youtube galo reer hargeisa waka baxsateen dadkeygi keep going❤💭💚

  • @laylamohmed8102

    @laylamohmed8102

    4 жыл бұрын

    Wllo wan ku jacela

  • @sagal447

    @sagal447

    4 жыл бұрын

    Layla Mohmed 😘

  • @qadanlipaaxo3255
    @qadanlipaaxo32554 жыл бұрын

    Yaanan dhawiii idinkaga siine kusoo dhkhsda qaybta kalana😁😁

  • @puntishboy1028
    @puntishboy10284 жыл бұрын

    Hhhhhh jinbaa taleefoon kaala soo.hadlayya😂😂😂😂😂

  • @sharafaniashur3536
    @sharafaniashur35364 жыл бұрын

    😂😂ma Gujiyaaa Kulaah walahi Halkeda Dhigtay Jilinka inanta Jinka Ku Mataalysaa 😂😂

  • @suhaybawga9506
    @suhaybawga95064 жыл бұрын

    Ninka mobile ka leh waaa Top 😁😁😁😁😁😁

  • @abdirhmnismail6831

    @abdirhmnismail6831

    4 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @zuhurali3615
    @zuhurali36154 жыл бұрын

    😀Anu man kudhaly waxay dhar noso iiby 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora4864 жыл бұрын

    Muna wa inan qalbi wngzn wada farxad😂

  • @mariyabashiir8525
    @mariyabashiir85254 жыл бұрын

    Madar mohamed ayaanle hore u zaco prother🙏☺

  • @user-mn6no6sz1d

    @user-mn6no6sz1d

    4 жыл бұрын

    Wll subscribe isar plese

  • @xamsesiciid4017

    @xamsesiciid4017

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed93614 жыл бұрын

    Wlhi Wn ka HeleY ReeR Hargeysa ♥️

  • @lakilula6047

    @lakilula6047

    3 жыл бұрын

    ♥️

  • @hananhassan7922
    @hananhassan79224 жыл бұрын

    Walhi laysma xaqiree ruwaayad tanba la idhaa hore usocda wlalhy❤❤❤

  • @yaasiraxmed816
    @yaasiraxmed8164 жыл бұрын

    Nio anigah inantah zaad iguh zooh dir 😁wlaalkiz madar 👊

  • @warsamemohamedelmi5875
    @warsamemohamedelmi58754 жыл бұрын

    Kulaha Illahayba Quuri ikusu dhuftay 🤣😂 Keep go Walalayal

  • @zakarieapdirahman3816
    @zakarieapdirahman38164 жыл бұрын

    😂😂wallhi si wacn u qoslay riwayada inta danbe HOB FLIMSA GO FORWARD ZHPBYAL

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan24074 жыл бұрын

    waaw👏👏👏👏

  • @vantazticpoy3037
    @vantazticpoy30374 жыл бұрын

    Wlhi waka heLay💞 besT film 💞 keep going protherz 👏

  • @niin128

    @niin128

    4 жыл бұрын

    Allaa zhp madar qosaL iga daumaYsaY wlhi qosaL iguma hadhin nio😅😅😅😅

  • @ayandhaladosman7664
    @ayandhaladosman76644 жыл бұрын

    Hhhhhhhh wlhi qolos ayan u dhiman gaaray kooxdan caadi maaha siiba wiilkan madar la leeyahay iyo muna keep going

  • @abdiwaliinamahomet3445
    @abdiwaliinamahomet34454 жыл бұрын

    Ma qoomkiina waxaaZ xidHa wllHi ruwaayaD MCN InaaN mar hore arko ahyD go fowerd

  • @shukribashir6640g

    @shukribashir6640g

    4 жыл бұрын

    hhhhkkkkk🤪🤪🤪🤪🤪😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abshirhaani2565

    @abshirhaani2565

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣dadkaa kula yabaye

  • @Ccshariif
    @Ccshariif4 жыл бұрын

    war nimanyahow riwayadani qalalaadkeeda noosoo galiya 🤣🤣madar iyo munaay waan idin wataa

  • @apdisamedbulshawi7904
    @apdisamedbulshawi79044 жыл бұрын

    Zhpyal marka Laduubayo Qoladina kamarada ag Taagan Plz aamusaH

  • @khadarmaxamedismacil3266
    @khadarmaxamedismacil32664 жыл бұрын

    Qosolkii adunka Waxan jeclanlahaa iyadoy qobo kle hadhsan yihii 🦍👍👍👍👍👍

  • @wardahibo175
    @wardahibo1754 жыл бұрын

    Muna WAA ACTOR BUUXDA🥰

  • @abiesaad3993

    @abiesaad3993

    2 жыл бұрын

    Wkwkwwiwi

  • @nimcocawil9037
    @nimcocawil90374 жыл бұрын

    Mcha allh pahda hop films wn idin jeclhy wllo rerpurcona way idin zalamayaan

  • @rayaanapdirahmaan4683
    @rayaanapdirahmaan46834 жыл бұрын

    Ilaaah baa dhar isii yey iska daa 20 sano site iska daa ilaahba inta ila argty liketa frome ceergaabo

  • @puntishboy1028
    @puntishboy10284 жыл бұрын

    Nio maad igu soo xawishid aniga qofta😂😂😂😂😂

  • @manaaljirde174
    @manaaljirde1744 жыл бұрын

    Hore usoo matala riwaayada

  • @saadakjimalle5746
    @saadakjimalle57464 жыл бұрын

    Gabadha jinka Mataleysa wlhi waa talent, Halkeediii bey Dhigtay🙏

  • @asmar_nnn9651
    @asmar_nnn96514 жыл бұрын

    Gabadha jinka jileyso waa dhames tirantahay waa gabadha ugu jiliinka fiican Balsa actor ka wax badan ayaa ka qaldan qeybtii 1 kuwad siduu ujilaayay iyo hadalkii uu ku hadlayay ayuu ku hadlaa qeebkasto sxb jalinkaaga wa kabadal plz ruwada hal waji haku jilinee

  • @hadiyamusatfe4320
    @hadiyamusatfe43204 жыл бұрын

    kkkkkk muuna faysal ani ka baqya manta laga bilaabo

  • @atiaabdo477
    @atiaabdo4774 жыл бұрын

    Riwayad shidan machallah hore usocda wllo

  • @drriimh4709
    @drriimh47094 жыл бұрын

    Horo usocoda Kkkk wlh kal iyo laab aan uqoslay kheyr allaha niisiyo

  • @hayadabdirahman5847
    @hayadabdirahman58474 жыл бұрын

    FUNY WALAHI REER HARGASA😍😍😍❤

  • @ubahademclahi2610

    @ubahademclahi2610

    2 жыл бұрын

    F nNyWA

  • @hoodocabdi771
    @hoodocabdi7714 жыл бұрын

    Isman qawine eeg kulha wlhi wanku qoslay 😂😂😂

  • @sirabdifarh5826
    @sirabdifarh58264 жыл бұрын

    Hop filims horey usocda filmman waa iga gadmay 💯

  • @zamatarubdy8791
    @zamatarubdy87914 жыл бұрын

    AAl ninkii riwayada ah ayaa 😍 😍 soo labty 😂waaa qosol

  • @fifiali7386

    @fifiali7386

    3 жыл бұрын

    ءا

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh8575 Жыл бұрын

    Mashallah ❤❤🎉🎉🎉

  • @Sharafqurux
    @Sharafqurux4 жыл бұрын

    Mar hore inan idin arkay ahayd 👏👏👏halka ka wada

  • @asmrediting7360
    @asmrediting73604 жыл бұрын

    Funy aa thy runtii guul wacan from Mogadishu idinka soosalaamay

  • @hamzehhadari9171
    @hamzehhadari91714 жыл бұрын

    Aar Waa dhaaMkiyEe wlhi mudo kaHor aYaa igu dambaysay inaanku dabaasho😚😙😗

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil71924 жыл бұрын

    Oo jinku miyuu daalaa kuwan way iga waalayaan wlhi horey usocda wlhi talent baa leedihiin😂😂😂😂😍👏

  • @KhaalidDalab
    @KhaalidDalab4 жыл бұрын

    Masha ALLAH ruwayadii Jinja hhhhhh

  • @KhaalidDalab

    @KhaalidDalab

    4 жыл бұрын

    Masha

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf66154 жыл бұрын

    Wooow wlhi filim fanny weeyi mzha alh hore usocda teamka filiman klena waan idinka sugeynaa😁

  • @serbianguy1293
    @serbianguy12934 жыл бұрын

    lLove you Somaliland

  • @raxmacaday727

    @raxmacaday727

    11 ай бұрын

    Tanks wll 💚🤍❤

  • @nacuumahmed4981
    @nacuumahmed49814 жыл бұрын

    😂🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 waxba ka dhacay wleee istaaakhfurlaah albeeeka funny wlhi hore u socda

  • @hamdaladan
    @hamdaladan4 жыл бұрын

    Allaaaaa waan beercadaaday inta danbe wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hadaad reer jintihiin kulahaa

  • @khadarcabdi9111

    @khadarcabdi9111

    4 жыл бұрын

    asc

  • @fifiali7386

    @fifiali7386

    3 жыл бұрын

    dhalo

  • @fifiali7386

    @fifiali7386

    3 жыл бұрын

    @@khadarcabdi9111 caw

  • @fifiali7386

    @fifiali7386

    3 жыл бұрын

    @@khadarcabdi9111 focuses more on

  • @fifiali7386

    @fifiali7386

    3 жыл бұрын

    Sil

  • @nasiimaboqor16
    @nasiimaboqor164 жыл бұрын

    Muna iyo madaroow wllo walhy waa iga bajisen idinkana waan idin baqayaaye bal adkaarta badsada waxbaad gasheene😂😂😂

  • @fatiiosman20
    @fatiiosman204 жыл бұрын

    Wlhi so funny😂😂😂😂😂😂😂

  • @raedmahb0ub934
    @raedmahb0ub9344 жыл бұрын

    Muna faisal hoRe uu zoC0 adigan ku waTa anu❤👻 boqoraDada channel ka

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun4 жыл бұрын

    Wlhi inantaa jiliinkeedu waa mcn wlhi talent jiliin bay ledahay💟👄🌷

  • @aziizadhawrzan1004
    @aziizadhawrzan10044 жыл бұрын

    Top wlhi hore uzocda

  • @hanitaqaali746
    @hanitaqaali7464 жыл бұрын

    Kan yari sow uma eka suldan seraar mise wan qaldnahy

  • @caliahmed5541
    @caliahmed55414 жыл бұрын

    Wlhi inantan muni waa madax ilaahy kkkkkkkk jiliinkeeda bast weeye 😘😘😘😘😘😍

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama29154 жыл бұрын

    Muna fayzaL oo khamiiZ xidhateY hhh

  • @happybintuaden1839
    @happybintuaden18394 жыл бұрын

    mader🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sida ma qoomkiinaa yaqan inaad khamiska raga dumarkina xidha qosol igu hadhin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nizaarabdirisak858
    @nizaarabdirisak8584 жыл бұрын

    😀😀😀😀😀😀 wiilka mobilka leh hadalkisu wa funny

  • @beensawiabdi

    @beensawiabdi

    4 жыл бұрын

    Ayaan Abdirisak Aya ku shegay

  • @nizaarabdirisak858

    @nizaarabdirisak858

    4 жыл бұрын

    @@beensawiabdi swniga arka maha

  • @beensawiabdi

    @beensawiabdi

    4 жыл бұрын

    Hyeh ha ku macanado wlo qali

  • @hamzeabaaz2073

    @hamzeabaaz2073

    4 жыл бұрын

    Jaajuumow hadalkisuba keeni kari laayay

  • @mmggaboose6575

    @mmggaboose6575

    4 жыл бұрын

    Nizaar Abdirisak Subscribe isaar

  • @ahmedceero
    @ahmedceero4 жыл бұрын

    Gabadha jinkaa qosolkeeda ku haystaaba

  • @MohamedIbrahim-cr6vb
    @MohamedIbrahim-cr6vb4 жыл бұрын

    Khamiisyada ma ragaa xirta mayee riyahaa xirta😂😂😂😂 sida ay u jileyso jinka ayanba ka helay i'm from Ireland

  • @osmanahmed7015

    @osmanahmed7015

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @ashleyalban2212

    @ashleyalban2212

    4 жыл бұрын

    Ireland somali majogta walal?

  • @64yearsago59

    @64yearsago59

    4 жыл бұрын

    You are from somalia but you live in Ireland say that 🙄🙄

  • @ayaanmahmud3679
    @ayaanmahmud36794 жыл бұрын

    Jiniyadu waa tuyar oo qurux badan masha Allah

  • @XuskaIsmail

    @XuskaIsmail

    4 жыл бұрын

    Kkkk acuudu billaaah

  • @rudwanofficials1409
    @rudwanofficials14094 жыл бұрын

    mansha allah waaye iga qosliye waxaan doonaaye gabdh telefankiid

  • @zakariyesalahddin3314
    @zakariyesalahddin33144 жыл бұрын

    Waa Markii koobaad eendawado riwayad idinkaa ugu wacan hob films

  • @zuhurhassan7572
    @zuhurhassan75724 жыл бұрын

    Hhhhhh waaa riwaayadii iga qoslisay inta ay sidayda oo kale ka qoslisay like Dhac iigu siiya

  • @essovadanyofficial4554
    @essovadanyofficial45544 жыл бұрын

    Magacaygu waa Cadaani jooga Muqadisho big taageere Qaybta 5 aad ana fikrad idin haaya call me boqore adany igala so xidhiidh

  • @salmahassan1079
    @salmahassan10794 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk wllhi waa asal riwaayadu mshllaah