Riwaayadii Jinka Part 4 2020

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Пікірлер: 1 000

  • @zunishsaid5397
    @zunishsaid53974 жыл бұрын

    Rer hargesa codkoda yaa ila jacel 💞💞

  • @Suhaibtv.

    @Suhaibtv.

    Жыл бұрын

    Aniga

  • @Tusaimakhalif

    @Tusaimakhalif

    Жыл бұрын

    I 💘

  • @hodanmaxamed1609

    @hodanmaxamed1609

    Жыл бұрын

    Aniga

  • @abdirahmanahmed2034

    @abdirahmanahmed2034

    Жыл бұрын

    😘🥰😳😸💁‍♀️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🧚‍♀️🧚‍♂️👨‍👩‍👧👪👪💑💏👫

  • @user-vj4xc8ls3h

    @user-vj4xc8ls3h

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @roodajama8973
    @roodajama89734 жыл бұрын

    Waan taageeraa kooxda hop films 😍😍💙💖💗🙌

  • @salmaanyare7289
    @salmaanyare72894 жыл бұрын

    Inta beerku cadaadey like saaRa😘😘🥰🥰

  • @queenmalabo5500
    @queenmalabo55004 жыл бұрын

    Inta garanaysa meshas ay hor tagan yihin in u yahay dhismihi Cusba e kalinta boqol jire kaso hor jeday like igu sharfa😂

  • @suhur3012

    @suhur3012

    4 жыл бұрын

    Queen malabo wllo wlhi waa runta kalinti boqol jire weye

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    4 жыл бұрын

    Ma inaad granysad ku farxaysaa😂😂😂💔💔

  • @cabdiqaniboss

    @cabdiqaniboss

    4 жыл бұрын

    Waaba jarkyga😆😅

  • @mmggaboose6575

    @mmggaboose6575

    4 жыл бұрын

    Queen Malabo sxb subscribe isaar

  • @arafatmohamedhussein4259

    @arafatmohamedhussein4259

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad waan arkey

  • @maskaxartst867
    @maskaxartst8674 жыл бұрын

    mansha allah anuu markii hore wxn aad u taageeri jiray filim yada turkiga iyo farnsiis ka balse filmkan jinka 😊aad ayan u taageeraa waa ban iskadaayay filim danbe oo ajaaniba

  • @saadosiciid2896
    @saadosiciid28963 жыл бұрын

    Riwaayad wankahilay mashaalaah 🌹🌹😍😍

  • @saadosiciid2896

    @saadosiciid2896

    3 жыл бұрын

    Waaaw riwAAyad

  • @idilmahamed7235
    @idilmahamed72354 жыл бұрын

    Muna sida ay jinka umatashey wlhi wan ladhacay woow 😂❤💕⚘

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo91904 жыл бұрын

    Cidaan rer waqooyiga ayagoo luuqadooda kaliya qosol ahayd bay film noogu dareen. Kalyo xanuun baa nugu ridaysaan 😭😭😂😂😂

  • @ednaayan4559

    @ednaayan4559

    4 жыл бұрын

    Wllo hargiesa ayaan joga thanks Number kaaga iisheeg ama fbgaga wllo qaali

  • @onebyoneistwo9190

    @onebyoneistwo9190

    4 жыл бұрын

    @@ednaayan4559 see yeleysay ina adeer. Isku aduunba kuma noline

  • @ahmedsomali3746

    @ahmedsomali3746

    4 жыл бұрын

    @@onebyoneistwo9190 hhhhhh xagee bay kunoolyihin

  • @onebyoneistwo9190

    @onebyoneistwo9190

    4 жыл бұрын

    @@ahmedsomali3746 2aduun oo kala sheegata

  • @ahmedsomali3746

    @ahmedsomali3746

    4 жыл бұрын

    @@onebyoneistwo9190 kkkkk hal adun aya garanaya mise jinigi lashegaya tahay

  • @sheemaajaamac1366
    @sheemaajaamac13664 жыл бұрын

    Horay usocda rer somaliland anigo qadadweyn idin salaamayo👏👏👏

  • @salamkala14

    @salamkala14

    4 жыл бұрын

    Sheemaa Jaamac kkkkkkkkkkk ❤️🤣

  • @hamzehhadari9171

    @hamzehhadari9171

    4 жыл бұрын

    😂🤣😂😂😂

  • @abdirisak.dek.3527

    @abdirisak.dek.3527

    4 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @hamdaladan

    @hamdaladan

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂👍

  • @abdirisak.dek.3527

    @abdirisak.dek.3527

    4 жыл бұрын

    @@hamdaladan qadad weyn kulaha 😂

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj4 жыл бұрын

    Filinkaan waan la dhacay wlh qaabka loo jilay iyo Qaabka Loo Duubay Waa idin salaamay Qowdhanow 😂😂 from Qadaad-weyn

  • @najmayasinali2438

    @najmayasinali2438

    4 жыл бұрын

    Wll wllhy dhalin yaro an jecelahay so niyada bad tihin dhaman tin hore usocda

  • @najmayasinali2438

    @najmayasinali2438

    4 жыл бұрын

    Si niyada ban idin jecelahay dhaman tin rag iyo dumarba hore usocda wll

  • @najmayasinali2438

    @najmayasinali2438

    4 жыл бұрын

    Wll riwayada jinka away wan idinka sugayna away wll party 6

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @@najmayasinali2438 😂😂 what!!?? Are u from Baadiyo??

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @ahmed abdilahi 😂😂maybe Qeybta Commentiga Caadiga iney u Maleysay

  • @saaamiyomohamed5866
    @saaamiyomohamed58664 жыл бұрын

    Waa Ruwaayadii iigu horeyse aan Dhameysto Waan idiinku Heysta Hada tihiin reer Somaliland

  • @abdifatahhassanliilan2949

    @abdifatahhassanliilan2949

    4 жыл бұрын

    respect

  • @fatimamohamed6223

    @fatimamohamed6223

    3 жыл бұрын

    @@abdifatahhassanliilan2949 ksmm

  • @fatimamohamed6223

    @fatimamohamed6223

    3 жыл бұрын

    Not kknd

  • @maxamedwaaberi4507

    @maxamedwaaberi4507

    3 жыл бұрын

    Madar iyo muna

  • @jaamacmire4049

    @jaamacmire4049

    2 жыл бұрын

    Waaruwaayadii iigu horaysee ee layaabay

  • @khadancadey8614
    @khadancadey86144 жыл бұрын

    Walahy wanka helay kooxdan naagtan jinka iyo madar 😂😂😂

  • @farxiyofarxiyo881
    @farxiyofarxiyo8814 жыл бұрын

    Kkkkkk ninka sarwalkey kasiibtay nagta jinka qosol miran waye 😂😂😂😂😂😂

  • @JuneApril-sw9mq

    @JuneApril-sw9mq

    4 жыл бұрын

    Hmm ugu yaraan nigiskiisay aragtay😂✋

  • @mustafeahmedabokor7033

    @mustafeahmedabokor7033

    Жыл бұрын

    HE WAS IN THE SAME POSITION 5 AND HE 2

  • @mustafeahmedabokor7033

    @mustafeahmedabokor7033

    Жыл бұрын

    2

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf34274 жыл бұрын

    reer waqooyi waa funny👍🤣🤣 ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ xikimad iyo xaraabo baay idin ku dhan 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @shaadyasaleebaan3885

    @shaadyasaleebaan3885

    4 жыл бұрын

    Reer waqooyi ha odhan reer somaliland dhe pro

  • @khadiirfaysal7667

    @khadiirfaysal7667

    4 жыл бұрын

    Qaracay

  • @mahamadkhadar3648

    @mahamadkhadar3648

    4 жыл бұрын

    Hayada waa s

  • @nasiyaibrahim858
    @nasiyaibrahim8584 жыл бұрын

    Hhhhhh filin ka dhan ba wxn uu dawada jiniyada iyo madaar love u guys

  • @shariiroxassan2742

    @shariiroxassan2742

    4 жыл бұрын

    MaiDomuxuDiin

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet84294 жыл бұрын

    AlLh waxn is leeyey riwayadan jinka jacel an uqabo may 1:00 hours ka dhigan waaR keep going ayan idin leeyey ♥️💋🥰

  • @sakiyare6146

    @sakiyare6146

    4 жыл бұрын

    Hassmd,4950411♡♡♡♡♡♡♡

  • @farduusibraahim5977

    @farduusibraahim5977

    3 жыл бұрын

    S i r a a d

  • @farduusibraahim5977

    @farduusibraahim5977

    3 жыл бұрын

    @@sakiyare6146 iorjbridyi

  • @user-gw6io9ds6g

    @user-gw6io9ds6g

    9 ай бұрын

    Uigofi

  • @nimcaatisharaf1685
    @nimcaatisharaf16854 жыл бұрын

    Wlhi funny ayaad tihiin inder xikmad baa idinku dhan Hhhhhhhhhhh jiniyadii maanta wxy iska dhigtay inan caadiyee kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Taageera buuxda idiin hayaa

  • @zuwaaraahmed6059

    @zuwaaraahmed6059

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @alfazaalhaji5988

    @alfazaalhaji5988

    4 жыл бұрын

    Jiniyada anigu wan kahelay

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna27114 жыл бұрын

    yes manta waxan ahay qofkii 8 inta iga dambeeysa lake isara

  • @s.rashkaarofficail3018

    @s.rashkaarofficail3018

    4 жыл бұрын

    Subscribe igu sharfa wllo

  • @mohamedomer1827

    @mohamedomer1827

    4 жыл бұрын

    Waxaa tahay qorka 4 Mobile kayga

  • @abdiqadirzhelmi1747
    @abdiqadirzhelmi17472 жыл бұрын

    Team hob films keep going gacansare ayaan Nii tagay😙😍

  • @hibocumar2949
    @hibocumar29494 жыл бұрын

    Waaaaaw😘😘 waan la dhacy filimkan khaasatan madr iyo muna hore u socda HOB FILMS ❤❤

  • @junioofficial9628
    @junioofficial96284 жыл бұрын

    Wlh sidaaan idinkaga Heley hadaaad ogaan lahayd 🤭😁

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan27234 жыл бұрын

    alla may dadku ku arkaan hargysa laga qaxi laha war gbdha wax ureeb 😂😂😂 dhulka la gashe

  • @istardayib2845

    @istardayib2845

    4 жыл бұрын

    Yaa huno aad ban u fiicabahy

  • @salmanwarsame2701
    @salmanwarsame27014 жыл бұрын

    Marka ninka loo sasabayo waxaan soo xasuustay heestii raggu naago jecelaa dumarkuna u roonaa😂😂

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI4 жыл бұрын

    Walaahi jiniyada waankuhaystaa😍

  • @salmaanyare7289
    @salmaanyare72894 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk wlhi qosol iguma hadhiN Muna iyo mahad Wlhi beerka Hop films 😍😍😍😍😍

  • @faadumojama5248

    @faadumojama5248

    Жыл бұрын

    Madar ladhaha huno

  • @hodanahmed4655
    @hodanahmed46554 жыл бұрын

    😂😂😂😂ilmaaaa igasoosocoto kulahaa😂😂😂😂😂😍

  • @nashwaaakaindho1270
    @nashwaaakaindho12704 жыл бұрын

    Walahi teamkan taageero buuxdan u ahay from Washington ♥️

  • @moh2232
    @moh22324 жыл бұрын

    Wlhi wa dad shaqo Taga #H0P-Filmz Dhalin YaR0 Talaabo teeda Hore 💯

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman48464 жыл бұрын

    MeshaN munan ugu jclhy❤❤

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan24074 жыл бұрын

    waaw masha Alaah sida waxloojilay inama caadi mahaa wlhi azxaabtaydii Hore usocda👏👏😀😀

  • @mahamedsuleiman4890
    @mahamedsuleiman48904 жыл бұрын

    Jacayl dhaba wada jilno,,,, waaba jilitaane xagy taal dhabtu.

  • @drriimh4709
    @drriimh47094 жыл бұрын

    Horo usocda saxibo yaal Wan kahelay qosol kal iyo laab guul asaxaabta

  • @hdlyrics7113
    @hdlyrics71134 жыл бұрын

    Wlhi funny😂 part 3

  • @fadumamohamed8336
    @fadumamohamed83364 жыл бұрын

    Qosol waaye masha Allah💞

  • @salmanfarmaajeyyare8740
    @salmanfarmaajeyyare87404 жыл бұрын

    Filmka inaba cadi mahan siida lo jiilay horey usocda guys from muqdisho

  • @sevenabasshindaabshirfaara1015
    @sevenabasshindaabshirfaara10154 жыл бұрын

    Www mashallah baraf Team Hargeisa

  • @foosdaahir7445
    @foosdaahir74454 жыл бұрын

    Maan iigu horeyso hob films keep going dhamaan waxaa tihiin dad fanny m.a allah hore usocda walaalheyga

  • @hamdahurmo4249
    @hamdahurmo42494 жыл бұрын

    film iyo badh wllee dhalinyro go for ward 👏👏👏

  • @calicadbi5047

    @calicadbi5047

    4 жыл бұрын

    Saado. swat. Hoifdtru. Ndahm.

  • @hibakabdiwahab9782

    @hibakabdiwahab9782

    4 жыл бұрын

    Hamda Hùŕmo maxa ku dhigey xagan naa 😂

  • @hamdahurmo4249

    @hamdahurmo4249

    4 жыл бұрын

    @@hibakabdiwahab9782 saw minanku minankaygii maaha 😂😂subscribe share &like yaan lgaa waayin hppty

  • @yahyeofficiall6198
    @yahyeofficiall61984 жыл бұрын

    Labadan ways ku soo Baxayaan wlhi Yaa ila arga

  • @sumeyaabdullahi6310

    @sumeyaabdullahi6310

    4 жыл бұрын

    Anii kulaarga

  • @abdirahman2134

    @abdirahman2134

    4 жыл бұрын

    Kugu raacau

  • @farduusmaxamed122.8

    @farduusmaxamed122.8

    4 жыл бұрын

    Walahi aniga wan kula arkay

  • @imangeddi6658

    @imangeddi6658

    4 жыл бұрын

    Waan kutaageera

  • @imangeddi6658

    @imangeddi6658

    4 жыл бұрын

    Waakutaageeraa

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey20634 жыл бұрын

    Hhh walle inee weji yeey keedahy lkn way quruxbadntahy😍😍😍

  • @xasanyuusufooojamacyoutube3966

    @xasanyuusufooojamacyoutube3966

    3 жыл бұрын

    Uf

  • @hamse_guray
    @hamse_guray4 жыл бұрын

    Waa beer casad wlhi filimkan😂

  • @hassanbulhan9537
    @hassanbulhan95374 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 Caawa aad ban u Xunuunaznayaa Kalyo xanun hadan U dhinto imikaba waa jinka 😅😅😅😅😅

  • @mahuran8369
    @mahuran83694 жыл бұрын

    We suport you dhalnyaro❤🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @muztafyare5510

    @muztafyare5510

    4 жыл бұрын

    asc

  • @mahuran8369

    @mahuran8369

    4 жыл бұрын

    Wcs heee

  • @FosiAhmedali

    @FosiAhmedali

    3 ай бұрын

    Asc

  • @FosiAhmedali

    @FosiAhmedali

    3 ай бұрын

    Iwaran

  • @dekowarsame1239
    @dekowarsame12394 жыл бұрын

    Wn ka helay runtii halkaas ka wada madar iyo muna wn idinka helay xaqiiqdii Facebook kusoo arkay wn soo raadiye go forward bn idin leyhy ❤️❤️❤️❤️

  • @cabdulahicali4228

    @cabdulahicali4228

    4 жыл бұрын

    Anba Facebook ayaanka sooracay

  • @tonnygaming6017

    @tonnygaming6017

    4 жыл бұрын

    Anina whatsappka ayaan ka soo raacay🥰🥰

  • @bedrasayid512

    @bedrasayid512

    4 жыл бұрын

    Wlaahay kaliya xanuun qaaday qosal aawadii hore usocda

  • @khadarandhisheartasiya5005
    @khadarandhisheartasiya50054 жыл бұрын

    Keep going walhi koox qiimo leh ayad tahiin hore usocda 🙏🙏🙏

  • @zerpwron8696
    @zerpwron86964 жыл бұрын

    Nice job bro😎 Muna is another player that come from Another Earth😜 Keep going👐👐

  • @muunaciisediin9038

    @muunaciisediin9038

    4 жыл бұрын

    Thnkiz bro

  • @dalmarahmed5117

    @dalmarahmed5117

    4 жыл бұрын

    come from anotger Earth.

  • @user-qe7lc6gi8b

    @user-qe7lc6gi8b

    2 жыл бұрын

    طكعغفثشذرةظت

  • @abdul1845
    @abdul18454 жыл бұрын

    Ruwaayad qosol baDan m.a hore usocda asxapey waan idin ku heesta wlhi gabarta iyo wiilka jilinkoda waa kal iyo laab runtii

  • @anwarosman8459

    @anwarosman8459

    4 жыл бұрын

    Qaniis

  • @zakipogba6860
    @zakipogba68604 жыл бұрын

    War xita jinked aniga ku rabe inanta iradiya 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    4 жыл бұрын

    War yarta raadiya😂😂😂

  • @nastiishibtuadan6348

    @nastiishibtuadan6348

    3 жыл бұрын

    keep goin teem qurux badan

  • @fardowsamohamed3554
    @fardowsamohamed35544 жыл бұрын

    Madar in saan lo dhibo un ayaa wanaagsan 🤣😂 Qaab jiliin wacan horay u socda asxabta 😍😘🤗😘🤗🤗

  • @farhanabdiwali8905
    @farhanabdiwali89054 жыл бұрын

    Xaqiiiqdii short film la mida ama ka qosol badan wali ma arkin special thanks waxaa siinayaa HOB FILMS iyo Actor ka wayn MADAR jiliinkaaga xaqiiiq baa loo moodaa bro keep going #halla_hobfilms From Mogadishu

  • @sharashara1928

    @sharashara1928

    Жыл бұрын

    Hushyuoadhyu has also been

  • @nadraapdihakim3377
    @nadraapdihakim33774 жыл бұрын

    Alla berka wlHi qosol idilay dad talent leh hore usocda😗

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan51224 жыл бұрын

    Waad nagu raajisen lkn waad mahdsntin kooxdaydi♥️

  • @shanzilaki6537
    @shanzilaki65374 жыл бұрын

    Hhhh. Naftii. Qosolbay IGA baxday 😂😂😂😂😂

  • @ramseaidarus1841
    @ramseaidarus18414 жыл бұрын

    Waaaw nice film wala yabay kkkkkk inaba cadi maha

  • @kordahab8026
    @kordahab80264 жыл бұрын

    Wlh waa jilayaal dhab ah nso badiya hnoyaal qosol baan ka dhamaan la'ahaY😂

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre64354 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣ala wata surwalkina ka saartay

  • @abdinasiryusufmohammed5101

    @abdinasiryusufmohammed5101

    4 жыл бұрын

    Zunduz Barre kkkkk Ma arkayssy

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji89694 жыл бұрын

    OMG wlhi riwaayadan aadbaan ula dhacay😂😂😂😂

  • @cumarzeyid9335
    @cumarzeyid93354 жыл бұрын

    Cabla inta tageerta like saara😍🎀

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux4 жыл бұрын

    masha allah waxaad mooda inay waligood wax matalijireen calaamka kalena machadyo ayey marka hore lagu baraa matalaada actors waad ku kuu laysateen walle hore u socda Hollwood idinkaaba kaga fiican matallaada filimada guul iyo najax

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet84294 жыл бұрын

    Na ninka feedh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fariixagamal5583
    @fariixagamal55834 жыл бұрын

    HoreY usocDa

  • @ekrambulay1463
    @ekrambulay14634 жыл бұрын

    aduunyada ilhy iskugu faanka igu daran maalin barwaaqa dhashay kulaha😂😂😂😂😂😂

  • @bahgaahmet8903
    @bahgaahmet89034 жыл бұрын

    wlhi malinti 5 goor wax ka badan ban ku ceshceshtaaa❤❤❤❤❤

  • @aadansamadoon1922

    @aadansamadoon1922

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @ubahmohamed6822
    @ubahmohamed68224 жыл бұрын

    I like it somalia film 🇸🇴😘☝️

  • @abdoulkadersaidzakaria862

    @abdoulkadersaidzakaria862

    2 ай бұрын

    Somaliland hargeisa

  • @MarwaFaisal-pd9qw

    @MarwaFaisal-pd9qw

    11 күн бұрын

    Not qadad weyn is somaliland people ❤❤❤❤

  • @mjyofficial4529
    @mjyofficial45294 жыл бұрын

    Hod filims ita taa geer ta like dhac ilkosii ya

  • @ilwaad6411
    @ilwaad64114 жыл бұрын

    Caadi maahan wlhi gabadha jinkaa waay iga qoslisay

  • @sacadyaash8435
    @sacadyaash84354 жыл бұрын

    Fadlan susbcribe isara asxabta hob filims iyo dawadayasha ku xidhan

  • @cadnaanbuunis421
    @cadnaanbuunis4214 жыл бұрын

    DeeQa laxankeda wan saxay✔🙏

  • @daganibrahim2026
    @daganibrahim20264 жыл бұрын

    Wllhi qosolkaa iga dhamaaday ruwaayadii qarnigaa

  • @qorane4506
    @qorane45064 жыл бұрын

    Hore usocda wllhi waa riwaayad top ah. 👍

  • @hibobulxan3563

    @hibobulxan3563

    2 жыл бұрын

    Waa pubg

  • @yousufabdiofficial7864
    @yousufabdiofficial78644 жыл бұрын

    Best film in 2019 keep going Forward HoB Films never Backwards Ever🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @makafarah8700
    @makafarah87004 жыл бұрын

    Illahow jin wx hanogu darin😂😂😂😂😂

  • @xaliimaismaciil22ibrahim35

    @xaliimaismaciil22ibrahim35

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂 ala beerka hhhhhhhhhhhh

  • @abdinajjibbaashe3066

    @abdinajjibbaashe3066

    4 жыл бұрын

    Maka Farah HHHH Jin waa auto😂😂😂

  • @nimconuura9752

    @nimconuura9752

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😋😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😃

  • @nadonado7752
    @nadonado77524 жыл бұрын

    Mcha allh hore uu socda asxabtayda

  • @shakircadehdualle1708
    @shakircadehdualle17084 жыл бұрын

    Muna iyo madar hore usocodo 🤣😂😂😂😂😂😂❤

  • @ciiseccj8558

    @ciiseccj8558

    4 жыл бұрын

    Waad uheshay

  • @yurubjaama6087

    @yurubjaama6087

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣kkkkkhhhhhh

  • @misssuuro3610
    @misssuuro36104 жыл бұрын

    So funny wlhi Insha Allah wantgya hargeysa

  • @abdirahinabdimajid1729
    @abdirahinabdimajid17294 жыл бұрын

    Talented and creatived team💯🧡🙏👌 Hubaal wa lo bahan dadkan maala-yacniga dhex boodaya KZread in ay wax micno leh sidina oo kale la imadan🙌☝️Anyway guulaysta

  • @abtiyochannel
    @abtiyochannel4 жыл бұрын

    Ninyow inanta jinka matalaysa wllhi waa she real actress jiliinka iyo xaraabaha 👌😍

  • @zuhurali3615
    @zuhurali36154 жыл бұрын

    So funny wlhi 😂😂😂😃😃

  • @abdullahkadar2940
    @abdullahkadar29404 жыл бұрын

    Wxnu sugnaba wa Qaybta 6aad insha Allah

  • @umufaatimaandfartuun177

    @umufaatimaandfartuun177

    4 жыл бұрын

    5 aya ka horaysa suxe

  • @abdirahambashe7009

    @abdirahambashe7009

    4 жыл бұрын

    Eng manad kujirin teamka hob films waa ciyaal xaafadkiiye

  • @daahqaadmedia3839

    @daahqaadmedia3839

    4 жыл бұрын

    Abdullah Kadar nio wlhi RiwaayaDaN WAANka Hely

  • @sulubabdi3653
    @sulubabdi36534 жыл бұрын

    No apart 5

  • @ednaayan4559
    @ednaayan45594 жыл бұрын

    18:47 fududaa marka la jilayo jacyl hadalkaasi

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha4 жыл бұрын

    dad soodaahay baad tihiine Keep Going ❤

  • @ikraamshanbooc7581
    @ikraamshanbooc75814 жыл бұрын

    naa naagta daayoo ninka feedh😂😂😂😂😂😂😂wlhi waan qosly subxaanalah

  • @jokarhassanofficial2004
    @jokarhassanofficial20044 жыл бұрын

    Gabadhani yar ee jinka mataleyso waa fani maa sha alaah allh kuu siyaadsho xirfadada

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan27234 жыл бұрын

    riwaaaydan wx kle weye😂😂😂😂

  • @_Khaalid
    @_Khaalid4 жыл бұрын

    Kkkkkkk show qaladaadka dhanba jinbaa keena kkkkk wuu iga gadanyahay film kan🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somalistar8836
    @somalistar88364 жыл бұрын

    Part 6 malahan miyaa Qatar waye wlhi hada masidas buu ku dhamaday😭❤💯

  • @faysayusuf3427

    @faysayusuf3427

    4 жыл бұрын

    bal firi

  • @nandaamar9526
    @nandaamar95264 жыл бұрын

    Très belle mashallah chapeau à vs extraordinaire

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo92344 жыл бұрын

    wlhy bilahy tolahy iNnta jinka ah wan jeclady e wax ila qabta dhaartu ciyar maaho boqola lagGa taga wlalayal o ila baafiya o hadad hesha whtspka #4993928 pls ha ila yabina jinkeeda i raacay

  • @anfacaboqor1693

    @anfacaboqor1693

    4 жыл бұрын

    Anaa haya

  • @khadarfaalo9234

    @khadarfaalo9234

    4 жыл бұрын

    @@anfacaboqor1693 wlhy wad iga qoslisay wax ba laga ma qabn karo najlay

  • @nimcomaxamed3346

    @nimcomaxamed3346

    4 жыл бұрын

    anaa kuu haya

  • @khadarfaalo9234

    @khadarfaalo9234

    4 жыл бұрын

    @@nimcomaxamed3346 degdeg ila so xidhidh

  • @khadarfaalo9234

    @khadarfaalo9234

    4 жыл бұрын

    @@queensusuxidigtaxawaadle4152 jin bN radinYa mLHa

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed994 жыл бұрын

    DeeQa QuRuX Ku Wataa Sis💪

  • @blockzuuri6551

    @blockzuuri6551

    4 жыл бұрын

    Ilayn geed kacuskadaana waa danw

  • @mohametxazhi2708
    @mohametxazhi27084 жыл бұрын

    Malin kaste mxaad igala GoogoDaaa😂

  • @hanabella6440
    @hanabella64404 жыл бұрын

    Wllo rer waqooyiga anigoo hdlkoosa iska jcl ruwayad walan kenen wlhi waa fuuray ma nooli love u rer hrgysa frm mogadishu 😍😍😘🤔 one love rlly

  • @qadanlipaaxo3255
    @qadanlipaaxo32554 жыл бұрын

    Ahlaaaa Riwaaaaayad 👍🤗wllhi Runtii.... Horse usocda dadkygiii😘

  • @Jamad4243
    @Jamad42434 жыл бұрын

    Wlhi walalyal Gul Aya noso hoyisisen mawa islahen jilaa sidhan qatar uah Somali kujiraa horeey usocdaa💓

  • @calicadbi5047

    @calicadbi5047

    4 жыл бұрын

    Saado. Garlic. Read. Sakeriya. Cali. However

  • @hassandj133
    @hassandj1334 жыл бұрын

    Haaduna nahay jimamka ku noll hargaysa'gabadhas na ma talaysa waan ka helnay

  • @zinpaofficial7809
    @zinpaofficial78094 жыл бұрын

    Walaalah qarniga hore u socda

  • @asmasead9086
    @asmasead90864 жыл бұрын

    Alla wlhi qosol manoli 😅😅plz hdad qof ubahatn anaa idila metelaYa qaybakle walipa jin idinkula metelaYa 😂😂🙏

  • @cabdiraxaman310

    @cabdiraxaman310

    4 жыл бұрын

    Wwoowww

  • @cabdulahicali4228

    @cabdulahicali4228

    4 жыл бұрын

    Asma sead anaa kulajilaayo halkee kaalasooxiriiraa

  • @omeramhad8675

    @omeramhad8675

    4 жыл бұрын

    😍🤣😍

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim39624 жыл бұрын

    inanta jinka ayaan ku haystaa soomaalaay......... Muna I like you walaalo, quruxeey

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman48464 жыл бұрын

    Muno abaYo keeb Going wllshaY mcneY😘😍

  • @nimoahmed9962
    @nimoahmed99624 жыл бұрын

    Kkkk markaan xanaaaqo waan soo raadsadaaaa kuwaaaan walhi waaa xaraaaabo