Riwaayadii Jinka Season 2 apisode 3

Ойын-сауық

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Пікірлер: 2 700

  • @hoodiitahaniita3382
    @hoodiitahaniita33824 жыл бұрын

    Quraanka Hadii Aad Jeceshay Like Ha ila Dhafin

  • @abdirahmanmohamed8532

    @abdirahmanmohamed8532

    4 жыл бұрын

    Quranka maxad ugu qarabanesa hede

  • @rodadahirali2143

    @rodadahirali2143

    4 жыл бұрын

    haye wllo

  • @lailaqueen4927

    @lailaqueen4927

    4 жыл бұрын

    😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @safwanofficial7701

    @safwanofficial7701

    4 жыл бұрын

    Sheekokhaakh

  • @sadamabdiabshir3466

    @sadamabdiabshir3466

    4 жыл бұрын

    Fadlan waxaa raam in aad sidaan ula dhaqantaan gabdhaha

  • @fardousabdilahi349
    @fardousabdilahi3493 жыл бұрын

    nabiga muxamed(NNHA) jecel like saara

  • @SaredoQali

    @SaredoQali

    3 ай бұрын

    Wsc wsc wsc wsc wsc wsc wsc ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibbokeyze

    @hibbokeyze

    3 күн бұрын

    Ray😊

  • @ugbaadismael6673
    @ugbaadismael66734 жыл бұрын

    Wlhi madar wu iga qosliyey inta madar ma qosliyey like 😂♥️

  • @rapicaqurux1946

    @rapicaqurux1946

    4 жыл бұрын

    Madr aniga waan jecelhy walhi

  • @ugbaadismael6673

    @ugbaadismael6673

    4 жыл бұрын

    @@rapicaqurux1946 anigapa❣😂

  • @alizayes867

    @alizayes867

    4 жыл бұрын

    Ugbaad Ismail1122 anigu kulahaa 200

  • @amiirachannel7296

    @amiirachannel7296

    4 жыл бұрын

    hhhhhh madar 😂 qoso😂ki ayaad iigadhamaday walhay

  • @aminanuh693

    @aminanuh693

    3 жыл бұрын

    mkns

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @xabsoqueen6516

    @xabsoqueen6516

    7 ай бұрын

    Scw Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Layla-zn8uc
    @Layla-zn8uc4 жыл бұрын

    Markay soo dhacday baan soo orday Asxbta Hop filims plz 10 like is gaadh siiya

  • @amiirachannel7296

    @amiirachannel7296

    4 жыл бұрын

    Kal hore aa sary wll hayga qliga subscarybti

  • @amiirachannel7296

    @amiirachannel7296

    4 жыл бұрын

    Lkn meel iishega an idinkala socdo wll waxba idin wydin lahaye blz

  • @hawaibrahiim4099

    @hawaibrahiim4099

    4 жыл бұрын

    Qooso igumahadhi walahi

  • @deeqomohamed462

    @deeqomohamed462

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣😍

  • @subeydamowllid8481

    @subeydamowllid8481

    4 жыл бұрын

    Ssfdu madara

  • @clftaahzapanka5532
    @clftaahzapanka55324 жыл бұрын

    cidii aan ka soo horeyay nabiga igu la saliya scw

  • @maryamiitapeashukulatiina7496

    @maryamiitapeashukulatiina7496

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @acgoal2134

    @acgoal2134

    4 жыл бұрын

    @@maryamiitapeashukulatiina7496 Subscribe isaar wll fadlan

  • @faraxbintucali1579

    @faraxbintucali1579

    4 жыл бұрын

    Scw scw

  • @abdalledahapi4357

    @abdalledahapi4357

    4 жыл бұрын

    #ZCW

  • @mahdiali7366

    @mahdiali7366

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @suldaansaabironthebeat2866
    @suldaansaabironthebeat28664 жыл бұрын

    Adigoo siraxaleh sariirtaada ujifa gacantada qad like saar ok waa idinbaryano walashina somaliyed soma ahina 🙄🙄 cimridheri iyo cafimad allaha idinsiyo dhamantena🤣😂😂😂madaleysid gacantada lee like iskasaar all

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi96684 жыл бұрын

    Najmi dhipbadnaa🤣🤣iga qoslisy wllhi kal iyo laab HOP FILMS

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed60594 жыл бұрын

    Madar 🌟🌟💯💯 Dayax🌟🌟💯💯 Muna🌟🌟💯💯 Najma🌟🌟💯💯 Dhamantood makala dhacan jiliinkoda waa 💯💯💯 kooxda hob films hore usocda ayan idin leyahay 😍😍😍😍

  • @xeavyjay

    @xeavyjay

    4 жыл бұрын

    zuwaara ahmed

  • @ahmedeid7644

    @ahmedeid7644

    4 жыл бұрын

    Really

  • @hiboaxmed3961

    @hiboaxmed3961

    4 жыл бұрын

    Ya tahay

  • @zuwaaraahmed6059

    @zuwaaraahmed6059

    4 жыл бұрын

    @@hiboaxmed3961 yad rabtey

  • @maryamaofficial8716

    @maryamaofficial8716

    4 жыл бұрын

    @@xeavyjay wll subscribe isaar

  • @hannahsmile1615
    @hannahsmile16154 жыл бұрын

    Hada xafada imaday yadana ku bilabay even cunto ma cunin😭manan haayee like uu qalmin🥵

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll

  • @cabfiraxmanaxmed4903

    @cabfiraxmanaxmed4903

    4 жыл бұрын

    Wlhi Waa cajiib dadkan like ta dawar sanaaya waxan laga helay Ayaan Garan la ahay Waa cajiib

  • @cabfiraxmanaxmed4903

    @cabfiraxmanaxmed4903

    4 жыл бұрын

    Talaw Maxa laga helay like ta

  • @cabfiraxmanaxmed4903

    @cabfiraxmanaxmed4903

    4 жыл бұрын

    Comant markan is dhaho akhri waxan arkaya dadle like isaarle Ayaan u nacay comant

  • @abdalaali6591

    @abdalaali6591

    4 жыл бұрын

    Cabfiraxman Axmed . Qof walba caqligiisu hadlaa zxp kuwanu maha dad caadiya intaa ma aqaan waxay like ta ka fa,idaan maba xasuusto xita commentiga aan bixiyey

  • @bintuabdiaziz1663
    @bintuabdiaziz16634 жыл бұрын

    Inta muna iyo najima tagerta like sar

  • @Msahmed837
    @Msahmed8374 жыл бұрын

    Jilaayaal buxa wllahi gacan baan u taagay wllahi riwayadan jilideeda ayaaba adag ma anaaba dafiirikara qof aan arko goor aan qoslayba lama garteen 👏👏👏keep going team HOB Films 👏👏

  • @dalhabinuharir843
    @dalhabinuharir8434 жыл бұрын

    Tayar wan ku haysta wllhi jin cadiyaweeye sida walaasheed 🤣🤣🤣 inta tagersan like saara 🤣🤣

  • @nimcomuuse3489

    @nimcomuuse3489

    3 жыл бұрын

    kkkkkkkk

  • @khaalidxidig8698

    @khaalidxidig8698

    Жыл бұрын

    😙🥰🥰🥰🍒🤣🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😂🍒🤩🤩🤩

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan24074 жыл бұрын

    madar najma xaaraamo socota wlhi inta taageerta labadooda fartataag☝☝☝muuna cadeey

  • @zamzammahdi4115

    @zamzammahdi4115

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh😂😁😁😁

  • @hodangedi9810

    @hodangedi9810

    4 жыл бұрын

    Wewrt

  • @ahmedsuri9340

    @ahmedsuri9340

    4 жыл бұрын

    Mahsa

  • @rodadahirali2143

    @rodadahirali2143

    4 жыл бұрын

    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @rahmamohamed4453

    @rahmamohamed4453

    4 жыл бұрын

    Dhilay

  • @hafsamahdi2793
    @hafsamahdi27933 ай бұрын

    After 4 years still I am watching ❤😂

  • @RoodaAhmedomar-rk4wd
    @RoodaAhmedomar-rk4wd Жыл бұрын

    After 40 years I make the film new🤣🤣🤣

  • @ismacilmaxamed9107
    @ismacilmaxamed91074 жыл бұрын

    Kkkkkk astqfurulaah ala rooxamaha ala rooxamaha Intaa najma ila tageertaa like 👍👍👍👍👍

  • @isirgomashe2499

    @isirgomashe2499

    4 жыл бұрын

    Zaxib

  • @safwanofficial7701

    @safwanofficial7701

    4 жыл бұрын

    😄😄😅😘😘😍😍😍😍😍😍

  • @safwanofficial7701

    @safwanofficial7701

    4 жыл бұрын

    🤗

  • @safwanofficial7701

    @safwanofficial7701

    4 жыл бұрын

    SoomaaLitiktok

  • @riyaaqmaxamed1745

    @riyaaqmaxamed1745

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkk

  • @caliciyaw9107
    @caliciyaw91074 жыл бұрын

    Madar Mohammed seraar inta taageerta like aaara

  • @yasiidclaahi3204

    @yasiidclaahi3204

    4 жыл бұрын

    WAAN KULA TAGEERAA WLL

  • @marwokaaba

    @marwokaaba

    4 жыл бұрын

    Hhh 😂 wlhi si niyada ayan u qoslay tageero buuxda ayaan idin hayaa

  • @cawaalekhadar6949

    @cawaalekhadar6949

    4 жыл бұрын

    Kamaan halin tak

  • @maryamaofficial8716

    @maryamaofficial8716

    4 жыл бұрын

    @@yasiidclaahi3204 wll subscribe isaar

  • @maryamaofficial8716

    @maryamaofficial8716

    4 жыл бұрын

    @@marwokaaba wll subscribe isaar

  • @user-nk7bf9tb1q
    @user-nk7bf9tb1q10 ай бұрын

    After 2 years still am watching😂😂😂❤❤❤❤

  • @hurremsulttannn7341

    @hurremsulttannn7341

    8 ай бұрын

    تاكيطضشز🧽🧽🧽🚿

  • @maxamedcusmaan-kr6wu

    @maxamedcusmaan-kr6wu

    6 ай бұрын

    ​@@hurremsulttannn7341😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiqaniritaano
    @Cabdiqaniritaano Жыл бұрын

    Inta isku soo noqodkooda kadib daawanaysaa ismuujiyah 🥰😁

  • @khalidismail3832
    @khalidismail38324 жыл бұрын

    Inti hop films jecel😍nebiganah igula saliyah SCW 🙏

  • @user-fw7wk8si7y

    @user-fw7wk8si7y

    4 жыл бұрын

    khalid ismail صلى الله عليه وسلم وسلم 😍

  • @hothozalah5848

    @hothozalah5848

    4 жыл бұрын

    madaR walhi iyo daYx muuna adujeclaHy najma walhi iga qoslisen Ala RoxamaHa Ala RoxamaHa walhi ad ujeclahy maDaR

  • @oossnnoossnn405

    @oossnnoossnn405

    4 жыл бұрын

    Wcs

  • @mawaahibcabdi6704

    @mawaahibcabdi6704

    4 жыл бұрын

    SCS SCS SCS SCS SCS SCS SCS SCS SCS SCS SCS SCS

  • @hudayasin3341

    @hudayasin3341

    4 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirahmannur4193
    @abdirahmannur41934 жыл бұрын

    Gurigu hooyo la, aan ma nuuro, kooxdana Madar la, aan ma socon karto, sxb madar aadbaan kuu soo slmya 🦁 guulaysta dhamaantiin, sidoo kle la soo dhakhsada film kii Dan Io Jacayl 🙏 love you guyz

  • @ahmedibrahim6955

    @ahmedibrahim6955

    4 жыл бұрын

    Waa run walho

  • @warsameyousuf2344

    @warsameyousuf2344

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😋

  • @hakimahussen2620

    @hakimahussen2620

    2 жыл бұрын

    F Ghh

  • @sundusahmed8656

    @sundusahmed8656

    2 жыл бұрын

    Tankyou

  • @gullleidgamaz2307
    @gullleidgamaz23074 жыл бұрын

    Team Hop films🖤Go forwar axpaapi😎😍d Never back

  • @cismaanabdi7623

    @cismaanabdi7623

    3 жыл бұрын

    Hees and is hogdzcs

  • @cismaanabdi7623

    @cismaanabdi7623

    3 жыл бұрын

    FHFS3

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa91894 жыл бұрын

    21:30 Alla Rooxamaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac

    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkk 😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @qosoliyoqiso7308

    @qosoliyoqiso7308

    4 жыл бұрын

    Fgyyyuutty

  • @hindaibraahin3791
    @hindaibraahin37914 жыл бұрын

    Ruwaayadaba muuna faysal iyo madar u daawadaa wllhi full respect hope films,

  • @asmafaarax4298

    @asmafaarax4298

    4 жыл бұрын

    Waasi fiican

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq38834 жыл бұрын

    Inta dayax tagersan like isiiya Dan iyo jacayl uun😁😂😋❤

  • @ifrahahmed9395

    @ifrahahmed9395

    4 жыл бұрын

    Kkkkk najma ku hsystaa wllhi

  • @sakariyecase4043

    @sakariyecase4043

    4 жыл бұрын

    @@ifrahahmed9395wjv bfjkgclfnnchjkkdk

  • @sahrajamac1854

    @sahrajamac1854

    4 жыл бұрын

    @@sakariyecase4043 wrrtdtgdrig👄👄♥️♥️

  • @queensheymaa5081

    @queensheymaa5081

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @mawaahibcabdi6704

    @mawaahibcabdi6704

    4 жыл бұрын

    Wantageeraadayax,lakiinwaalaguhaystaa,waankasiijecelahay madariyocadnaan markaanruntakahadlay waxabakooxdaumaqarine,waanidinsalaamaydhamaantiinteanhomfilimis BBB by by by BBB by homfilimiZ

  • @sareedoali2169
    @sareedoali21692 жыл бұрын

    After 2 years I am still watching 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ugubadahmedmohamed7329

    @ugubadahmedmohamed7329

    2 жыл бұрын

    Mee too🥰

  • @user-rh2vt3wm1e

    @user-rh2vt3wm1e

    Жыл бұрын

    Me To 😂😂

  • @mohamudsaed53

    @mohamudsaed53

    Жыл бұрын

    @@user-rh2vt3wm1e me to

  • @khaalidxidig8698

    @khaalidxidig8698

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂💦🥰

  • @bashiirbashka805

    @bashiirbashka805

    Жыл бұрын

    @@ugubadahmedmohamed7329 uuuu

  • @ckaremmustapha8823
    @ckaremmustapha88234 жыл бұрын

    Istaqfurul lah Ala roxamaha inta dayax tagersan like 😍😗

  • @najaxjano66
    @najaxjano664 жыл бұрын

    Intii jecel madar&muna inta ila jecel like &shear&commente

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid huno

  • @najahnasir8496

    @najahnasir8496

    4 жыл бұрын

    Wllhy qozolki iga dhmdy mnta mdr Dyax Muuna iyo Njma kep going 😘😙😍💕💕💖💙❤💋💜💝

  • @rodadahirali2143

    @rodadahirali2143

    4 жыл бұрын

    @@najahnasir8496 waa runtaa sxp

  • @Bigayz1424

    @Bigayz1424

    4 жыл бұрын

    Madar nin adeeg

  • @zuldaanfaysal7586
    @zuldaanfaysal75864 жыл бұрын

    Numper wan 1☝️ halaygula yaaco likte qofkii qoralkayga arkaya weye

  • @rahmaighe9982

    @rahmaighe9982

    4 жыл бұрын

    Sheeko

  • @jiiga9fs
    @jiiga9fs4 жыл бұрын

    Kal iyo laap bn u qoslay wlhi 😀😀 team hob films Sln boqortooyo from USA 🇺🇸

  • @marw0riyaaq694
    @marw0riyaaq6944 жыл бұрын

    Wlhi wuu iga qoliyay madar inta ila aragty like ii saar

  • @kingmaame3196
    @kingmaame31964 жыл бұрын

    Xiligaaas anigoo safar ah ayuuuba wehel ii noqday thnks topflims😂😂

  • @hanayusuuf5119

    @hanayusuuf5119

    4 жыл бұрын

    Rhc6

  • @cutecats6478
    @cutecats64784 жыл бұрын

    Najma yar ha qasine kada wan tageera wllhi taayra😍😍😍😍😍

  • @khaalidkayse1250

    @khaalidkayse1250

    4 жыл бұрын

    Najmo wan ku salaamay

  • @amiirarazhiid2487

    @amiirarazhiid2487

    4 жыл бұрын

    Najma nashaad official xppi njma telkaga izo zii

  • @abuhachimi
    @abuhachimi10 ай бұрын

    After 3 years iam still enjoying this somali series

  • @onlineofficial2357
    @onlineofficial23574 жыл бұрын

    Asc waligiin waan in tageera garhaan magacayga madar iyo najima 😍😂😂🤣🤣🤣

  • @munaahmed9897

    @munaahmed9897

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @Aydiid466
    @Aydiid4664 жыл бұрын

    Hob films Horumar wan baa ka muuqda m.a allaha usiyaadiyana👍👍🤲🙏

  • @adinahaji3023
    @adinahaji30234 жыл бұрын

    Hob films mahadsanidin lkn wad la soo dahden

  • @keynancabdi3193
    @keynancabdi31934 жыл бұрын

    Saddex qof qosolka IGA dhameya Muna Madar Najma kkkkk horay u socda dhaman hobfilimis🙋

  • @safwanofficial7701

    @safwanofficial7701

    4 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😍😍😍😘😘😘😘🤗🤗🙂😚😙😊😂😃😅😗

  • @mahamedkhadar7595

    @mahamedkhadar7595

    4 жыл бұрын

    saddex qof qosolka lGa dhameya. Muna madar. Najma kkkkk. horay. usocda. dhaman. hob filimis. 💚💛👍💐😁😁🙌

  • @DH-yi5dx

    @DH-yi5dx

    4 жыл бұрын

    @@safwanofficial7701 24a0q

  • @faatimaabdalle2618
    @faatimaabdalle26184 жыл бұрын

    😂😂😂😂 wlhi kal iyo laab idin jeclhy allh haydin xfdo From Bosaso

  • @salahsalah2283
    @salahsalah22834 жыл бұрын

    *wlhi saxiibayaal mobil walba xaafada iyo familka Waxaan idinka saaray subscribe wlhi keep going pro hore usocda Team HOB films*

  • @faadumocabdi6855

    @faadumocabdi6855

    4 жыл бұрын

    ♥♥♥♥kkkkkmahasanid💒💒💒🚼💜💋

  • @zamzambulaale4354

    @zamzambulaale4354

    3 жыл бұрын

    Ayaa

  • @ifrahabdilahisllwws5837

    @ifrahabdilahisllwws5837

    2 жыл бұрын

    Owen never 39inches slowiwbwiw woke woman 💫💫❤❤🖤

  • @hodanali7194
    @hodanali71944 жыл бұрын

    ala riwayadan qosol badana😂😂😂wlhi Telant bee leyihin kooxdaan

  • @dalmarali6001

    @dalmarali6001

    3 жыл бұрын

    ❤muno abaayo qali abaayo l Lore you

  • @zahrkiin3545
    @zahrkiin35454 жыл бұрын

    Inta muna iyo madar tagerta laketa igu qabta🥰👌

  • @balqiismuxumed7871
    @balqiismuxumed78714 жыл бұрын

    Wan so dahay howlo jira owgod, ala ilahaw waxanan arkayn hanagu salidin dayax si loma galin🤣🤣koxdaydi hore u socoda❤❤💞💞💞

  • @mohamutfayzal4177

    @mohamutfayzal4177

    4 жыл бұрын

    Madar Dayax

  • @mohamutfayzal4177

    @mohamutfayzal4177

    4 жыл бұрын

    Mauna Najima

  • @aminaoffice2419

    @aminaoffice2419

    4 жыл бұрын

    Uuuu

  • @aminaoffice2419

    @aminaoffice2419

    4 жыл бұрын

    Balqiis muxumed 👢👅👅

  • @ifraaxabokor7078

    @ifraaxabokor7078

    4 жыл бұрын

    na us

  • @raihanaibrahim5922
    @raihanaibrahim59224 жыл бұрын

    Shaw dadkuba habeenkii intiisa danbe ayaa bu waagu u baryaa mise lama seexdaba talow anu 10:00pm ayaa ii ah xili dambe inta sidayda yaaban like ha ila dhaafin

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll

  • @roodajamac215

    @roodajamac215

    4 жыл бұрын

    hhhhhhh way to you wan iska day is the day to day day to go get ya wan iska way you wan oo day day is disheen you can do this day day to be the day you love you wan naxay way to the day day is day you can love 💕way you too o to love me the love ya love me you too ya too wan naxay way i to do this day you love ya too love ya wan the way you love ya wan iska way i to day is the way you love ya wan iska day you love ya too love ya wan the way you love ya wan iska way wan you go in a day you can do the day you love you wan ya wan naxay way ya too wan the man is a day to day ya ya day ima dhalin day you wan iska way you too ya too love you 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏

  • @roodajamac215

    @roodajamac215

    4 жыл бұрын

    zahim ibrahim way to you tell ya ya love you wan naxay is the day to you wan naxay way to you love ya wan iska day is the day day to you too wan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣iska way is disheen the day of summer you wan iska day is the day to be the day you get the day to go out to be a man arag day you wan naxay way you love you wan naxay day you wan iska way you love ya wan iska is a day to day day is a day day you too love you wan iska way you love you wan naxay is disheen is idhi a good way

  • @hafsaahmet8912
    @hafsaahmet89124 жыл бұрын

    Hob films🌺inpadn comment bila like mnta like idnka vdhiyaa😫😋😜

  • @abdourahmanhassan766
    @abdourahmanhassan7664 жыл бұрын

    Des beau série macha Allah HOB team

  • @user-gt9zl8ez7b
    @user-gt9zl8ez7b3 ай бұрын

    2024 still you watching😂😂

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse47614 жыл бұрын

    #hadad najma #jilideeda ka heshay #liketa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥✌🏿✌🏿✌🏿🙏🏼👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😂😂😂😂😂😂🙏🏼🙏🏼

  • @nedjaaadam1579

    @nedjaaadam1579

    4 жыл бұрын

    Anigu Najma Kama helin jilinkeeda

  • @suhaibabdimouse4761

    @suhaibabdimouse4761

    4 жыл бұрын

    Nedja Sulleiman adoo inoo sababeynaya🤔

  • @nedjaaadam1579

    @nedjaaadam1579

    4 жыл бұрын

    @@suhaibabdimouse4761 maya Najma jilinka filimanta kale waaa top balse riwaayada jinka wey ciyaaleysay

  • @suhaibabdimouse4761

    @suhaibabdimouse4761

    4 жыл бұрын

    Nedja Sulleiman dee haa mar kastod wx diido sababta raaci imikaan hadaba chanelkaga subscribe so siinayaa😂

  • @nedjaaadam1579

    @nedjaaadam1579

    4 жыл бұрын

    @@suhaibabdimouse4761 😅😅manta wixi ka danbeeya sababta waaa racinayaa

  • @RTN42
    @RTN424 жыл бұрын

    walhi waan daaley sida aan u sugayey 4:13 ayaan daawanayaa Liketa iigu qabta walalayaal #first

  • @hodanmustaphe9280
    @hodanmustaphe92804 жыл бұрын

    Wllhi waan indiin tageera hob filim keep going Najma yar 200 ayay jirta mardar baa yaabay AX AX DAYAX WAAN KA NAXAY LKN baashe si fiican h In loo tumo bay ahayd waan ka xumay keep going wllhi waan idiin jecealy

  • @yasmintiinachannel
    @yasmintiinachannel4 жыл бұрын

    Alla walahay kal iyo laab baan u qoslay hal kaas kagag haya alla wax baay ku dhigeen mas kiin dayax

  • @apdijibaarfarhaan1764
    @apdijibaarfarhaan17644 жыл бұрын

    Ninki Dayax Way CAydhiyene😂😂 Like Ha iLa dhaFin👍

  • @zayedahmed653
    @zayedahmed6534 жыл бұрын

    Keep going wlalayaal dad aan taageero buuxda u ahy sidaan riwaayada jinka ujecelahy wxn isdhaha malinkasta maala soo daayo marka wll wxd noogu dadaashan😭 inaad inta badan riwaayada jinka no soo daysan we love you hob films💖🙏❤💖💖

  • @somalia1877

    @somalia1877

    4 жыл бұрын

    Sido kale wan jecelnahay ruwayada

  • @cayniarawelo1453

    @cayniarawelo1453

    4 жыл бұрын

    Op

  • @munaabdisamed35

    @munaabdisamed35

    4 жыл бұрын

    Najma madar and muna taGeroH buxdaH idin Haya

  • @cabdiraxmangamers8131

    @cabdiraxmangamers8131

    4 жыл бұрын

    Hopfilimi's .hore Usocoda Dhamantiin. Zhp.

  • @dekkasagal519
    @dekkasagal5194 жыл бұрын

    Aaad uweyn baan idin tageeraa walalahy Muqdisho idinka soo salamayaa dhamaan jilayaasha ruwayada

  • @qaniitocazeye4202
    @qaniitocazeye42024 жыл бұрын

    Hob FiLms dhaMaNtiiN waN idin taGeRa FuLL reSpeCt LkN NinKa RuwaYaDa igu HaYa wa MaDaR♥️😋

  • @xanaanxarago2314
    @xanaanxarago23144 жыл бұрын

    wll ruwaayadan taxane nooga dhiga ilaahey amarkii muuna wn ku tageera wlhi keep going wxn jeclhy inaan hargeysa isku aragno markaa imaado wnku tageera wllo taagero buuxa ku ahy 🙏💋❤️

  • @ayaanilkacas3590

    @ayaanilkacas3590

    4 жыл бұрын

    Hadaad ubaahan thY anaa ku siin meel aad kala xidhiidho wllshY👏

  • @mounaahmed2582

    @mounaahmed2582

    4 жыл бұрын

    Ayan wlloh halke lagal xidhidh kara muna

  • @fadumoomarnur7207

    @fadumoomarnur7207

    4 жыл бұрын

    @Ogaalka plus icjdndnx

  • @Ayni88

    @Ayni88

    4 жыл бұрын

    @@mounaahmed2582 @munafaizal kala xidhidh instagram kaas

  • @xanaanxarago2314

    @xanaanxarago2314

    4 жыл бұрын

    Ayan Mohamed Awil wllshy wd mahadsn thy qaaliyey

  • @hamdaahmedclaahi6099
    @hamdaahmedclaahi60994 жыл бұрын

    Hob Films keeb going Gabadh talent leh baan ahyy inaan idinku zoo biiraan rabaaye izoo xidhiidhiya plz💞💞💞

  • @yaxyeabdiwahab9220

    @yaxyeabdiwahab9220

    4 жыл бұрын

    Hob films asc

  • @mawaahibcabdi6704

    @mawaahibcabdi6704

    4 жыл бұрын

    @@yaxyeabdiwahab9220 wsm,waraxmawllo

  • @mawaahibcabdi6704

    @mawaahibcabdi6704

    4 жыл бұрын

    @@yaxyeabdiwahab9220 kusoodhawawhomfilimis,waxakulahadlayamidkamida,tageerayaasha homfilimis wllo

  • @aaminaadan8969

    @aaminaadan8969

    4 жыл бұрын

    Asc. Wll

  • @amaaniamiiradahircawil2719

    @amaaniamiiradahircawil2719

    3 жыл бұрын

    As

  • @faadumamuuse6640
    @faadumamuuse66403 жыл бұрын

    Wallli yaal hori u socoda gulwacn good

  • @asmaqueen8185
    @asmaqueen81854 жыл бұрын

    I never watch somali dramas but this one is the Funniest and enjoyable one to watch 🤣🤣🤣🤣 can't wait for the rest of other seasons to come

  • @roodaahmed1089

    @roodaahmed1089

    2 жыл бұрын

    Adhf cv

  • @roodaahmed1089

    @roodaahmed1089

    2 жыл бұрын

    C v g y

  • @aminaxasanaminaxasan9504

    @aminaxasanaminaxasan9504

    2 жыл бұрын

    7676

  • @ikraanfaarax320

    @ikraanfaarax320

    2 жыл бұрын

    @@aminaxasanaminaxasan9504 osodlxldldodkddkodkd

  • @amiiracbdixsaan1894

    @amiiracbdixsaan1894

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedlampard5443
    @ahmedlampard54434 жыл бұрын

    No Views No comment No Like First HOB Films❤

  • @beautiful8698

    @beautiful8698

    4 жыл бұрын

    Watching from america

  • @halimoabdullahi4818

    @halimoabdullahi4818

    4 жыл бұрын

    M ,a♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋👍👍👍👍👍👍💖💖💚💚💚💚💓💓💚💚💓💚💓💋💋💋

  • @zubayrayanle7742

    @zubayrayanle7742

    4 жыл бұрын

    @@beautiful8698hhh so cute

  • @amiirachannel7296

    @amiirachannel7296

    4 жыл бұрын

    Hayaay oo gorma layga so horeyo kkkk

  • @amiirachannel7296

    @amiirachannel7296

    4 жыл бұрын

    You love asxbtydaay

  • @nazreinmuuse3295
    @nazreinmuuse32954 жыл бұрын

    Wllhi waan qoslay 🤣🤣manta🤣🤣 allah haydin xafido wlladay hop filims🌺🌹100 like idinka doonya azxptayda🌺

  • @hooyomacaan6924

    @hooyomacaan6924

    4 жыл бұрын

    8

  • @ifrahkhaire3358

    @ifrahkhaire3358

    4 жыл бұрын

    rhvehehjeheiehhrjeehebehehehehhe

  • @apthulahiduale8920

    @apthulahiduale8920

    4 жыл бұрын

    Wheu

  • @apthulahiduale8920

    @apthulahiduale8920

    4 жыл бұрын

    JaRYZ

  • @apthulahiduale8920

    @apthulahiduale8920

    4 жыл бұрын

    1ahshdyr

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69514 жыл бұрын

    Hoyga fanka iyo #XIGMADA inay thy #HARGEISA hdad igu raacsanty FARTA☝️☝️TAAG ☝️☝️❤❤❤❤❤❤❤ In #DAYAX sidaasi ku dhacdo hadad ihu raacsantay #MADAR dulqaad badanaa hadi an ahn lha dhagaxban ka dhigi lhaa 👇 LIKE👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 GADBAD inyari ku hadha taala oo CAAWA #CASHADA lagu karinayo ee ana GADBAD #DHUXULA🔥🔥🔥🔥 idin keeni 😂😂😂😂😂😂😂😂🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @zaadakhcrblyricz2798
    @zaadakhcrblyricz27984 жыл бұрын

    Sundus iyo muna iyo madar dar alla idin jclhy wllhi wanbidin ku fanaa garbaheygi ❤🙏

  • @hanankader350
    @hanankader3504 жыл бұрын

    wlhy Riwayadn wn jecely madar Darti bn udawada 4:00 hbnimo from kampala 😂😂

  • @gudoondeeqa2686

    @gudoondeeqa2686

    4 жыл бұрын

    Waan ku arkaa xanaan 😂😂

  • @nouraibraahim7153

    @nouraibraahim7153

    4 жыл бұрын

    wixii kampala anaa ka wakiila 😄😄

  • @hafsokhalif7068

    @hafsokhalif7068

    4 жыл бұрын

    Wala wada jogan rer Kampala 😍😍

  • @idirisabdi3697

    @idirisabdi3697

    4 жыл бұрын

    Luuq walba sida ugu soo jir hhh

  • @deqadheman6760
    @deqadheman67604 жыл бұрын

    Xigmad ka danbeysa qosolka moooye qofki fahmaa allle caqliga ha idiin barakeeyo jilayaal gacan ba idiin tagay

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid huno

  • @husseingermany96lyrics97
    @husseingermany96lyrics974 жыл бұрын

    nooloda funz kayaga meel kasto jogtan farxad ku noolada chenel kaygana hala so poqdo subscriber hala saaro love you guyz ❤❤

  • @yarkahawdka3949

    @yarkahawdka3949

    3 жыл бұрын

    Crichton

  • @muniracadaani6967
    @muniracadaani69672 жыл бұрын

    Kaalay naa kalay kalay

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki61494 жыл бұрын

    Madar Hadaanu Joogin Riwaayadan Jinku Ma Socoteen Wlhi 😂😂😂😂😂 Keep Going Bro🙋‍♀️👏👏👏

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid

  • @raxmacaday727

    @raxmacaday727

    11 ай бұрын

    @@sagalaftax2826 hye qalbi😊❤

  • @muhyoqays8357
    @muhyoqays83574 жыл бұрын

    Muna faysal✌💗 Iyo madar maxamed✌💖 May two favourite director Gulaysta if iyo akhira HOB FILMS💪❤💖💛💚💓💙💔💗

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid

  • @tazliimmouse599
    @tazliimmouse5994 жыл бұрын

    Xafadayada ayaa tageerta muna madar wixii jecel lake saar

  • @qalbi-zame1000
    @qalbi-zame10004 жыл бұрын

    War heedhe gaban najmo ah un baa inigu ku heystaa😁😁Wllo hdad comment aragto ila soo hadal dee.

  • @shakaalomar285
    @shakaalomar2854 жыл бұрын

    11:39 habeenimo reer 🇨🇦 Aar film kaan aan jumce ila jumce sugayno walalow 2 cisho no ka dhiiga Hobs films saxibayal hore u socota inshallah waa ino bisha lixaad iyo hargeisa ana I asoumad diyin

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741

    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741

    4 жыл бұрын

    Wellcom wll

  • @ladanrooblle6157

    @ladanrooblle6157

    4 жыл бұрын

    Shakaal Omar maa dawataa

  • @user-te3un7yw9q
    @user-te3un7yw9q4 жыл бұрын

    saa u sugayey waa dalay 😘😘😍❤❤❤❤❤ Hore u socda wllo Hop FLIMS

  • @ayaanhassan7448

    @ayaanhassan7448

    4 жыл бұрын

    Najma iyo madar muna I love you so much

  • @ayanhassan2252
    @ayanhassan22524 жыл бұрын

    Najmi waba Jin 😂😂😂

  • @zithramuktar1829
    @zithramuktar18294 жыл бұрын

    🌿Mona🌍 💦Madar🥀 🍁Dayax 🌸 💞Najma 🎇 💖Bazhee✨ dhmaan koooxda hob films guul iyo gobanimo♥️🍁🍁🌍💍🎇💦🌠💞🌸🍁🥀🌍🌿

  • @sawdamawlid6160

    @sawdamawlid6160

    4 жыл бұрын

    Sawda mawlid

  • @faizaabdinasir9723
    @faizaabdinasir97234 жыл бұрын

    Ilaahow jin hanagu dirin dayax dhimay madarna jin buu noqday😁😁😁

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid

  • @Ayub_Hassan
    @Ayub_Hassan4 жыл бұрын

    MARKII KUUGU HORAYZAY HOP FILMZ HADAY TAHAT XATAA XIISAY KUU YEELANAYZAAA WLHIE..........TAGERO PUUXDA....TEAM......HOP.....FILMZ......ONE............LOVE.........😍

  • @farsamo3854

    @farsamo3854

    4 жыл бұрын

    C

  • @cumarapdala672

    @cumarapdala672

    4 жыл бұрын

    😆koos

  • @Ayub_Hassan

    @Ayub_Hassan

    4 жыл бұрын

    😁

  • @user-jr8fv3rj7y
    @user-jr8fv3rj7y3 ай бұрын

    After 4year I am still watching😂😂😂

  • @radwoayaancabdicaziz3979

    @radwoayaancabdicaziz3979

    22 күн бұрын

    I watching 👀 just now 😂😂😂

  • @saaqodrogba9729
    @saaqodrogba97294 жыл бұрын

    Ninka aan u dawado riwayada darti madar zhp waan Ku salamey 😍✋✋✋

  • @hamdimahdi3019
    @hamdimahdi30194 жыл бұрын

    Madar dheeshaa kaa kahelay wllhi from muqdisho ilove somaliland❤

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz4 жыл бұрын

    2:02 dawanya😂 rer uk 🇬🇧 london

  • @anwarabdullahi9415
    @anwarabdullahi94154 жыл бұрын

    The first person is baashe and dayax

  • @shadiaabdirashet9636
    @shadiaabdirashet96364 жыл бұрын

    WaR DeeQaNa JaFa Dee Wllo MaDar MuNa Njma DeeQa Uga Aara iNanka🤣

  • @abdiismail6390
    @abdiismail63904 жыл бұрын

    Na ida wlhi bad galgalnE 😂😂 INti ka heshay like saar

  • @jihaancabdiraxiim7321
    @jihaancabdiraxiim73214 жыл бұрын

    Bilaha soosocda Intaan Qosli lahaa ayaan Qoslay Hore usocda Taageero Buuxda Idin ahye😅😅🥰

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid

  • @lailaqueen4927

    @lailaqueen4927

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣

  • @bulbulohassan5764
    @bulbulohassan57644 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 HOB films wlll dhamaantiba guul ayan idin rajanayaaa qosal iguma hadhin

  • @saynabcismaan6194

    @saynabcismaan6194

    Жыл бұрын

    Sido kale

  • @asmamuusecali6780
    @asmamuusecali67804 жыл бұрын

    Made Hadaanu Joogin riwaayad jinka socataan wlhi keep going bro

  • @asmamuusecali6780

    @asmamuusecali6780

    4 жыл бұрын

    ✋👊👊💚💚💚💓💘

  • @ladanahmed865
    @ladanahmed8654 жыл бұрын

    Kkkk qosol iguma hadhin muna iyo madar qosol wlhi mashaa Allah ilahay haydin xiftiyo

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi45154 жыл бұрын

    Baashe in si ficn lo Rifo Ayan jecla wlhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh85758 ай бұрын

    Riwaayadu ma socoteen hadaanu madar joogi lahayn😍😍👌👌👌🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @khaledcade6903
    @khaledcade69034 жыл бұрын

    Hope filmspa muna fayzaL pN ka wtaa Keep coming QuEn ❤️🔥🌸 💥

  • @yaxyeabdiwahab9220

    @yaxyeabdiwahab9220

    4 жыл бұрын

    Rohamaha

  • @sagaljamal4999
    @sagaljamal49994 жыл бұрын

    Tiiyo meelaha wareegyso dhukan😂😂😂😂😂

  • @asmaahmed9523
    @asmaahmed95234 жыл бұрын

    Tee ban ka wynahy ma laba boqol jirka😂😂😂😂😂💔 Hadal karimysn wle go forward 💪

  • @sagalaftax2826

    @sagalaftax2826

    4 жыл бұрын

    Subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye77702 жыл бұрын

    wll kher alle haku siyo gacantada alle haku barakeyo 1ksubscribe igarsiya

  • @kowsarabdi505
    @kowsarabdi5054 жыл бұрын

    Plz qeeb kle noo sameeya plz 🙏🏻🙏🏻 yaa ila rabo inta rabto like saar😍

  • @halkaracademytube9242
    @halkaracademytube92424 жыл бұрын

    Naadigan saddex xidigood siiyey like saar

  • @kawsarfaruuq2805
    @kawsarfaruuq28054 жыл бұрын

    Canjeladan ku tubayay miyana like u qalmin❤😅😅

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac4 жыл бұрын

    Walaahay Inaan Ku Dhufan Ha Wareegtee, Kkkkkkkkkkkkkkkk 😀😀😀😀😀😀😀😀😀 Madar Mohammed, Munna Faysal, Najma Nalka, Mohammed Dayax

  • @israabdi7671
    @israabdi76714 жыл бұрын

    Wlhi kal iyo laab baan u qosley dayaxw adiga bad isku galye caano kadhan hory usocda team hoob 👌💉✌

Келесі