Abaydin Abaydin Dhalay

Filin kooban oo ka hadlaya dhibaatada guurka dhalinta aadka u yar yar. Waxaa curiyey Abwaan Axmed Aw-geeddi

Пікірлер: 2 100

  • @Mhg-bk2wh
    @Mhg-bk2wh6 ай бұрын

    2016 ayaan dawan jiray xasuus😢😢😢 wllhi manta neh waa 9/1/2024 inta ila dawaneyso lets go😂😂

  • @KhatroMaxamad

    @KhatroMaxamad

    6 ай бұрын

    Ani😂

  • @user-go8uu1qe5s

    @user-go8uu1qe5s

    5 ай бұрын

    Ani

  • @faruzaalpilfw6051

    @faruzaalpilfw6051

    5 ай бұрын

    Ani😂😂😂😂

  • @user-kp1km2kc8l

    @user-kp1km2kc8l

    5 ай бұрын

    Ani

  • @maxamedcabdicasiis4840

    @maxamedcabdicasiis4840

    5 ай бұрын

    Harayub ban tiktok kuso arky hada 😂

  • @azmaupthi5226
    @azmaupthi5226 Жыл бұрын

    inta 2016 ki dwaty ila 2023 dwnysa illhy muxu cimri dheer nasiyey iyo cfimaad alxm shukran yaa rabbi🥺🤲

  • @user-xc1kh8rr7k

    @user-xc1kh8rr7k

    5 ай бұрын

    Aamin

  • @muniiraisse4501

    @muniiraisse4501

    3 ай бұрын

    fa des eti Se ka vh

  • @hibogoumane7902

    @hibogoumane7902

    19 күн бұрын

    Amiin wlhi😢

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed3 ай бұрын

    2024 qufka daa wanahayoow Like ii saar

  • @user-vp1pn3qm2l
    @user-vp1pn3qm2l6 ай бұрын

    Inta 2024 dawaneysa isoraca❤

  • @abdikadirbaris-fy2oi

    @abdikadirbaris-fy2oi

    3 ай бұрын

    Waa isladaawaneynaa😂😂

  • @user-ei9cg3em7p

    @user-ei9cg3em7p

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @kingkorovic7790
    @kingkorovic7790 Жыл бұрын

    Never get old.......2023 hadad diib ufirsatey ismuji🥰🥰

  • @munojaafar1688

    @munojaafar1688

    Жыл бұрын

    Jah

  • @shabcanxarir8326

    @shabcanxarir8326

    Жыл бұрын

    👋

  • @akramabukar2257

    @akramabukar2257

    Жыл бұрын

    Walaahiwaxaatihnkuukhakuciyaarin

  • @faadumodirir9056

    @faadumodirir9056

    Жыл бұрын

    😎😃🤣😋😚☺😐😒🙁😞😛😕🤑🤑😛😲🙃🤓😖😖😟🤑🙃😕😕😞🙅‍♀️🙎‍♀️🧕🧕👲🤱👰🙅‍♂️🙆‍♂️🙍‍♀️🤴🧞‍♀️🙅‍♀️🧕🙆‍♀️🤴🧟‍♂️👰🙎‍♀️🤰👲🧕🧕🙆‍♂️🙆‍♂️🙅‍♀️🤱🤰🙆‍♂️🤰🙆‍♂️🤰🙆‍♀️🙅‍♂️🙎‍♀️🙎‍♀️🗣🕴👤🏃‍♂️👤🧖‍♀️👤💆‍♀️👯‍♂️👯‍♀️🕺🗣🤷‍♀️🏃‍♂️🤷‍♀️🏃‍♀️💆‍♂️💃👥👯‍♀️👯‍♂️🕺🧖‍♀️💂‍♂️🏃‍♂️👤💆‍♀️👤🏃‍♀️🕴🙅‍♂️👨‍🔬👨‍🔧👩‍🔧👨‍🔧👨‍🔧👨‍🔧👩‍🔧👩‍🔧👩‍🔧👨‍🏭👩‍🔧👩‍🍳👨‍💻👩‍🔬👨‍💻👩‍🔬👩‍💻

  • @varahcapdi9126

    @varahcapdi9126

    Жыл бұрын

    Cwah fiirsadEy 6years ago kedip 17 January 2023😭🙈

  • @Tasnem_tasmah
    @Tasnem_tasmah2 ай бұрын

    8/5/2024 cidii iga dambayso like dhac kusii❤

  • @IqlaasIbraahim-mw8wv

    @IqlaasIbraahim-mw8wv

    9 күн бұрын

  • @najah_alpii1
    @najah_alpii1 Жыл бұрын

    Yaa dawanya 2023 iyo wixii ka danbeeya 😂👍🏻

  • @deeqoahmed5183

    @deeqoahmed5183

    Жыл бұрын

    Me🤣🤣🤣🤣

  • @abdinuurnuurkey8715

    @abdinuurnuurkey8715

    Жыл бұрын

    ​@@deeqoahmed5183 ✌️

  • @talabadanomar9092

    @talabadanomar9092

    Жыл бұрын

    Me😂

  • @_IQra_1

    @_IQra_1

    Жыл бұрын

    ✌️😂

  • @saynabomarcali-wr5dc

    @saynabomarcali-wr5dc

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😍😍🤩

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍 Keep going por

  • @mounaibrahim5871

    @mounaibrahim5871

    Жыл бұрын

    sallallaahu calayhi wasallam (SCW)

  • @leylodaauud

    @leylodaauud

    Жыл бұрын

    Alla maxan run umoodi jiray

  • @MursalSiciidqawre

    @MursalSiciidqawre

    6 ай бұрын

    13kwjohsfpoiuytwwqazb po1 😢😢😢😢😢

  • @HindamuuseHindamuuse

    @HindamuuseHindamuuse

    6 ай бұрын

    ​@@mounaibrahim5871😂😅k k 4ß😊 ¹

  • @naxariis_badan312

    @naxariis_badan312

    2 ай бұрын

    Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @dreamboy3781
    @dreamboy37818 ай бұрын

    2023😂 inta dabaneyso😂 😢 oo hadana ogadey in ay beentahey oo run moodi jidhey ruwayadan😂😂😂 I love you somalia 🇸🇴

  • @bahjafaysal1158

    @bahjafaysal1158

    7 ай бұрын

    haa wlhi 😢😂😂

  • @kayfmohamed544

    @kayfmohamed544

    7 ай бұрын

    2023😂intayb

  • @kayfmohamed544

    @kayfmohamed544

    7 ай бұрын

    😮😮😢😂😂😂😂❤

  • @MunoMohamed-um5qy

    @MunoMohamed-um5qy

    7 ай бұрын

    Ani😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiyamaalim1608

    @safiyamaalim1608

    7 ай бұрын

    ​@@MunoMohamed-um5qy😮

  • @xamdimuxumad5597
    @xamdimuxumad55972 жыл бұрын

    Farta taag hda 2022 dawaneysid😂☝

  • @najaxsaleban6086

    @najaxsaleban6086

    2 жыл бұрын

    Way kan

  • @ckaaficabdi7522

    @ckaaficabdi7522

    2 жыл бұрын

    Waa ikan

  • @xamdimuxumad5597

    @xamdimuxumad5597

    2 жыл бұрын

    @Sahro Xuseen kujeda Ramadan wangsan🥰

  • @tadhiyejiroon7848

    @tadhiyejiroon7848

    2 жыл бұрын

    Way kan

  • @khadarmuumin810

    @khadarmuumin810

    2 жыл бұрын

    ☝️

  • @user-ci6wu1dp2c
    @user-ci6wu1dp2cАй бұрын

    2017 to 12/5/2024❤ sacaduna ay tahay 12:10 haben ay axadi so galayso after Ramadan ❤ ala maxa wakhtiya mcn ina so maray misana dheel dheel inagu dhaafay 😢 ilahay inti dhimatay ha u naxriisto inta noolna ha uga daba naxriisto ameen yaa allah 🤲 gabdhoow meher xadka iska ilasha kolaba sanadka maanta aynu joogno wakhti ma jiro runtii laga so bilaabo 2011 kii ilaa 2020 kii ayaa wakhti mcn ahayd lkn 2021 to 2024 aduunku wuu so khararanaya. Asxapey cidi iga dambaysa ee commentigayga aragtaa iguso duceeya labadada waalid in u cafimad iyo cimri dheer isiiyo ❤❤❤❤❤

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 Жыл бұрын

    2016 daawaday ruwaayadan 2023 iyadoo la galayo ayaan dib usoo daawaday wakhti aad buu ucaraaraya 🙌🔥

  • @abdalladahir-xx4db

    @abdalladahir-xx4db

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂

  • @munamaxamed2241

    @munamaxamed2241

    6 ай бұрын

    14/12/2023 aniga dawanaya😂

  • @cxaafidyuusuf1845

    @cxaafidyuusuf1845

    6 ай бұрын

    ​@@munamaxamed224120/12/23 weeye maanta

  • @KhaalidahmedMaxamud

    @KhaalidahmedMaxamud

    11 күн бұрын

    20014daawanjiray

  • @husseinabdalaofficial3833
    @husseinabdalaofficial38332 жыл бұрын

    Yaab 6 sano kadib ayaan daawady hdaa Iga danbyso like iisaar 😅

  • @nataazhaaliciise3392

    @nataazhaaliciise3392

    2 жыл бұрын

    😅😅 iminkaana dawanayaa

  • @allehakubarakeereyo6405

    @allehakubarakeereyo6405

    Жыл бұрын

    2023 ba daawanaya😅😅

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban73396 ай бұрын

    1/1/2024 baan.soo booqday cidii iga dambaaysee.comment gaaygan.arka.waxan idin.leyahay noloshu.haaydiin.wacnaato like me👍🏻❤❤😂

  • @Naxariis_lugaleh

    @Naxariis_lugaleh

    5 ай бұрын

    Sidokale wll

  • @user-yr9vl9dd3v

    @user-yr9vl9dd3v

    3 ай бұрын

    Bok​@@Naxariis_lugaleh

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim2 ай бұрын

    Riwaayadii aan moodi jiray run waagii aan nicluhu iyo memory🎬 qaali ahaa just now 2024 like isaara inta iga dambeysoow

  • @user-zf3dw1un6f
    @user-zf3dw1un6f5 ай бұрын

    Axsan Yaa Filim 25/1/2024 Habeen Khamiisa Wan Kusalamay🙏

  • @HoodoAbdi-wy7ys

    @HoodoAbdi-wy7ys

    5 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @somalilander_girl9474
    @somalilander_girl9474 Жыл бұрын

    Inta dawaanaysa 2023 cimir dheer iyo nolol wangasan idin rajaynayaa 🥺 like hayla dhaafin 😥🙄

  • @user-yr4be7kh1s
    @user-yr4be7kh1s3 ай бұрын

    2017 daawan jirey maantana 2024 adduun😢😂🎉

  • @user-qv2ym5bw4w

    @user-qv2ym5bw4w

    3 ай бұрын

    Ma joogtaan ilaa imika😂

  • @mohaomar8417
    @mohaomar8417 Жыл бұрын

    Still watching 23/12/2022 khamiis this master piece never gets old.😪

  • @safiyamuhumed3164

    @safiyamuhumed3164

    Жыл бұрын

    Hc

  • @shugriali6838

    @shugriali6838

    Жыл бұрын

    @@safiyamuhumed3164 vvfhhhhjhfjojbhghuosjgfjhkijdhfhfhdhhhtuhfydghhvgvgjfidkdkdjfhjthtjrjtjjhrjhththytgI znbgjgnkdhhhhhhhhhhhjkjggjjjtjjjjhthyjtbtbgngbgjgbgjgjvnnMGnhghgbybybybbgkgjfbfvvfbgngkgbgnggjjyjgjyngjgjgtjrrkrirjrjrjjfjbgjggnngfnnfntnfnffnfnbbcncfnfnrnjfc

  • @IimaanBuraale-lw2gn

    @IimaanBuraale-lw2gn

    Жыл бұрын

    D has had hvhg JC give different

  • @kaltuumaabdullahi9684

    @kaltuumaabdullahi9684

    6 ай бұрын

    23 12 2023❤

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab122 жыл бұрын

    Alxmd 5 sano kadib allah aya caafimad inagu so gaarsiiyay allah ba mahad leh 🤲❤️

  • @raxmaaden5702

    @raxmaaden5702

    2 жыл бұрын

    Weerttyuujkllojjhhjkkkkkkmmmmmkjnnnbbbvbbvvbbgtrrrdswqq13rrghhbnnnnnmmm.....

  • @maryamafarhan6167

    @maryamafarhan6167

    2 жыл бұрын

    An grudge chaFsvfhhghgjvhvjgjbhgllklkllklk

  • @yaasirdaahir4446

    @yaasirdaahir4446

    Жыл бұрын

    Cfrdy7r55665yj9pikjmnvvcz"*

  • @nasriinabdi4050
    @nasriinabdi40503 жыл бұрын

    2021 cidii daawanaysaa like dhac igu sii

  • @niciimacl.qaani.776

    @niciimacl.qaani.776

    3 жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @hananhappy6756

    @hananhappy6756

    3 жыл бұрын

    aniga

  • @ayaanadan3117

    @ayaanadan3117

    3 жыл бұрын

    @@niciimacl.qaani.776 sheeko

  • @ayaanadan3117

    @ayaanadan3117

    3 жыл бұрын

    @@niciimacl.qaani.776 dh

  • @hamdouchmohammed7179

    @hamdouchmohammed7179

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @ashrafmohamed1235
    @ashrafmohamed12352 жыл бұрын

    Aduun orad badana 😔😔 2016 ayaan dawanay anako yaryar hada 2022 ramadaan ayay maraysa 😓😓

  • @adnaaniita5278

    @adnaaniita5278

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi🥺noloshu saasay ku soconaysa

  • @ismailsarr8035

    @ismailsarr8035

    2 жыл бұрын

    Sidaas unbuu cimrigeenu usocdaa 😏

  • @fatimamohamed7257

    @fatimamohamed7257

    2 жыл бұрын

    Lamid wlhi 💯

  • @juliocesarofficial1217

    @juliocesarofficial1217

    2 жыл бұрын

    HAA WALHI CAJIIB😂

  • @faysasiciid1513

    @faysasiciid1513

    2 жыл бұрын

    Wallhi aniga hada iigu hores

  • @shaamyusuf732
    @shaamyusuf7325 ай бұрын

    Sanadki 2016 dhagestay xamila aha wagas walibana aha hoyo 14 jir aah wilki xiligas wan Kala tagnay ano wil yar u dhalay aso 5 bil jira cunugeygi Alxm wilkeygi waxa iga qato korsaday abahid hada wan gursaday Alxm waxan ahay hoyo xamila walibana hada waxa ii qaba wil masula oo iga weyn Alxm ilma nimadu waa dhibate

  • @Qaraami-gu5wt

    @Qaraami-gu5wt

    Ай бұрын

    alle hkuu barkeeyo walaal

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 Жыл бұрын

    Still watcHing 2023 iNta DawaNaYza HadaaY Love Ta😅❣️

  • @SuhaypnuurHasan
    @SuhaypnuurHasan5 ай бұрын

    7/12/2016DaWday mantana wadawanaya 23/1/2024 qofki iga dambeya odowaday lkn ha isaro san usoo xasusto ❤

  • @user-py7jr4pr2p

    @user-py7jr4pr2p

    3 ай бұрын

    Iskumidaan nahay walaahi 2016❤

  • @dekaracheid5054
    @dekaracheid50545 ай бұрын

    Inta daa wanaysa 2024❤

  • @aishaali4

    @aishaali4

    Ай бұрын

    Muqdisho ❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin15698 ай бұрын

    Never get old ........ November 3/2023/ hadaad dib ufiirsatay ismuuji😍😍😍

  • @user-jq7dx4vs7z
    @user-jq7dx4vs7z5 ай бұрын

    Riwayadan wxaan dawan jiray 2016 inikana 2024 mxuu wakhtigu dheraynayàa❤❤❤ ha iga ilawina

  • @HasanabuukarYuusuf
    @HasanabuukarYuusuf7 ай бұрын

    2024 hada so garto is garo❤❤❤😊

  • @NimcoCali-xz5um

    @NimcoCali-xz5um

    5 ай бұрын

    🎉😢

  • @user-pr8jc3nk7i
    @user-pr8jc3nk7i5 ай бұрын

    xasuus walahi 2015 hadane waxaawaye 2024 1/26😢

  • @user-ho2ys3nt1n
    @user-ho2ys3nt1n5 ай бұрын

    Inta daawanaysa 2024 usooo

  • @HalanePro
    @HalanePro5 ай бұрын

    Still am watching 😅: 16/1/2024 😊🎉

  • @hudayusufhudayusuf3646
    @hudayusufhudayusuf3646 Жыл бұрын

    Allah wakhtigu dheereeyaa class 6 ayaan ahaa 12jirnay waan ahaa markan daawaday ruwaayadaa 2016kii hada again ayan dawanayaa 2022 anigoo form 4 ah ok 18jir ah wlhi waa ruwaayad aan wax badan ka faaiday runtii qiimaheda iyo xaqiiqada at ka turjumaysaa waa mid saraysa ilaahay nolol fiican mustaqbal ifaya ha inagu wada arsaaqo❤🤗

  • @shugrisiciid2811

    @shugrisiciid2811

    Жыл бұрын

    Isku mid baa nahy wllhi 🥰🥰💛

  • @maryanisse6692

    @maryanisse6692

    Жыл бұрын

    Laandheerada xagee joogtaa

  • @user-kq3ik3og2q
    @user-kq3ik3og2q5 ай бұрын

    Allah maxan jecla ruwaayadan ano yer Ayan fiirsin jirey wallahi hasus waaye😍😍

  • @cabdiraxmaanyuusuf
    @cabdiraxmaanyuusuf Жыл бұрын

    Dadka daawanaaya 2023

  • @user-wb2db3ln3v
    @user-wb2db3ln3v5 ай бұрын

    Fannaanku isaga wiilka dhalay❤❤❤❤

  • @aizhamaali3573
    @aizhamaali35733 ай бұрын

    2018 baan daawan jiray hdna 2024 baa dawan😢😅gabdha wxaa uqabay inay runrun udhimatay😂😂

  • @lafeyaxmed8180
    @lafeyaxmed8180 Жыл бұрын

    2016 until 2023 alxamdu lillah fore ever 🥰🥰

  • @Tlie_____Raajuu__2008

    @Tlie_____Raajuu__2008

    Жыл бұрын

    😹😹😹

  • @wllmideeye4335

    @wllmideeye4335

    Жыл бұрын

    2016 dawadey wlhi waqtigu wuu cararayaa hadaad iga dabeysey like saar👍

  • @Mustafefaysalmaxmed
    @Mustafefaysalmaxmed5 ай бұрын

    2024 hdaad daawnyso like inoo saar wlaal iyo wixi ka danbeeyba😂❤🎉

  • @aasiyaabdisamed5728
    @aasiyaabdisamed5728 Жыл бұрын

    Hada 2022 dhamadkiisa dawanaysid ismuuji

  • @cabdidaahirbashiir2972
    @cabdidaahirbashiir29722 жыл бұрын

    6 sano Kadib aan fiirsaa ruwaayadii Cajiib ♥️♥️♥️

  • @farxiyamuse2575

    @farxiyamuse2575

    2 жыл бұрын

    Kula mid an ahay😓🥰😓🥰

  • @Zuheyb102
    @Zuheyb102 Жыл бұрын

    Waxaan daawaday 2016 imikana waa 2023 bilaamaya waa cajiib aduun socod😭

  • @nasruunipea7355

    @nasruunipea7355

    Жыл бұрын

    Same❤😂

  • @abdusalansaleban7339

    @abdusalansaleban7339

    6 ай бұрын

    Imikana 2024 baa bilaabmay😢😅

  • @QaaliAlimohamed-oi1it
    @QaaliAlimohamed-oi1it5 ай бұрын

    22/1/2024 inta iga danbysa waan idin salamaya jalayaal❤

  • @ibraahimmaxamuud8550
    @ibraahimmaxamuud85502 жыл бұрын

    2022 usoo xiisay

  • @ahmedfal0py776
    @ahmedfal0py7763 жыл бұрын

    𝘠𝘢𝘢 𝘧𝘪𝘪𝘳𝘴𝘢𝘯𝘢𝘺𝘢 2021 𝘰𝘰 𝘮𝘢𝘳𝘬𝘶 𝘢𝘳𝘬𝘦𝘺 1𝘮 𝘪𝘯𝘦𝘺 𝘨𝘢𝘳𝘵𝘦𝘺 𝘳𝘶𝘸𝘢𝘺𝘢𝘥𝘢𝘯 𝘴𝘰𝘰 𝘧𝘪𝘳𝘪𝘺𝘦𝘺 𝘤𝘰𝘮𝘮𝘦𝘯𝘵𝘪𝘨𝘢

  • @claahiwarsame3467

    @claahiwarsame3467

    2 жыл бұрын

    Me 2021 😂😘

  • @mariyojamac7062

    @mariyojamac7062

    2 жыл бұрын

    Caadi baa iga hadashy 🤣🤣

  • @maan917

    @maan917

    2 жыл бұрын

    Aniga 2022

  • @ifrahmohamedsahal9409

    @ifrahmohamedsahal9409

    2 жыл бұрын

    Ani

  • @naziimmoha5544

    @naziimmoha5544

    2 жыл бұрын

    Me November in 2021

  • @tufaaxabuukar6922
    @tufaaxabuukar69222 жыл бұрын

    Ruwayadan Markan dawady xaamilo ayan ahaa aadna wn uyaraa qisada uurkayga ayeyba ka turjumaysay willkayga Nikki dhalay Aya igu dayriyey wn ilmeya wllhi lkn nabsi bax ayan hely hadana wxn dhalay wiil kle wxna haysta labo wiil alx iyo say ijecel oo dhibta iga dhowra wiilkaygana asaga ayuu aabe ka dhigtay lkn wxn sugnaaba waa asagoo nabsigii hoostena keenay insha Allah

  • @Nafiso059

    @Nafiso059

    2 жыл бұрын

    I’m sorry

  • @abdulahigobay4545

    @abdulahigobay4545

    Жыл бұрын

    Abdulahi goobay

  • @mohandshukri3453

    @mohandshukri3453

    Жыл бұрын

    Iska Cafii Huno Mcn❤️👍

  • @zadikcanbe635

    @zadikcanbe635

    5 ай бұрын

    wll iska samax waa biliaadane

  • @farhiyamohamed1808
    @farhiyamohamed18084 ай бұрын

    Stil watching 8 /03 /2024 old is gold💞💯

  • @ZakiEnjoy
    @ZakiEnjoy6 ай бұрын

    2024 4malin kadhiman dawanaya ar waqtiya😢❤

  • @NimcoCali-xz5um

    @NimcoCali-xz5um

    5 ай бұрын

    Waa la gare 2024 bishi labad dhalan rabto😢

  • @sh.saalim407

    @sh.saalim407

    5 ай бұрын

    ​@NimhahcoCali-xz5um

  • @kimjongun8146
    @kimjongun81462 жыл бұрын

    😭 after 4 years taleefan aan leeyahey baan ka daawayaa❤❤❤❤💚

  • @abdijaamacmaxamed3415

    @abdijaamacmaxamed3415

    2 жыл бұрын

    9q0ika

  • @sahanmuhumed1560

    @sahanmuhumed1560

    2 жыл бұрын

    Bzsdh

  • @sahanmuhumed1560

    @sahanmuhumed1560

    2 жыл бұрын

    Fdgs

  • @sahanmuhumed1560

    @sahanmuhumed1560

    2 жыл бұрын

    Dsvbx

  • @deeqadagan740

    @deeqadagan740

    2 жыл бұрын

    @@abdijaamacmaxamed3415 g

  • @zakiyare-fx4rk
    @zakiyare-fx4rk Жыл бұрын

    Ruwayadaan waxan daawaday 2017 hadana waxan daawaday 2022 aadbaan ujeclahy waa ruwaayad runtii qiiro badan 😭😭 wiilow waxan rajeyna markaad gabar guursato inaad meelcidlo kaga tageynin iga balan qaad zxp 🙏🙏🙏

  • @deeqocadarcali9616

    @deeqocadarcali9616

    Жыл бұрын

    Also

  • @hamzeawil9394

    @hamzeawil9394

    Жыл бұрын

    Haa😭😭

  • @maryammohamed155

    @maryammohamed155

    Жыл бұрын

    Aniga xita waxan dawaday 2017 hadan 2022🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-bh3dj3ji5f
    @user-bh3dj3ji5f5 ай бұрын

    Inta 2024daawanaysa😂❤

  • @lilchokar23
    @lilchokar235 ай бұрын

    Tiktok hada kasoo xasuustayy|| tv ka daawan jirayy 2017 ahyd markaan daawan jirayy

  • @hindabintumuhumed1231
    @hindabintumuhumed12312 жыл бұрын

    Malinta arkay ilaahada wn kusoceshta mar walba Jah riwayad qalbiga tabatay😭🙏

  • @OkOk-wy2qw

    @OkOk-wy2qw

    Жыл бұрын

    Sorry adi miya,sn cml kugu dhcdy

  • @Dagan77
    @Dagan772 жыл бұрын

    After 5 years baan daawanaya riwaayadan waqtigu muxu oradyaa!!🥺

  • @najaxsaleban6086

    @najaxsaleban6086

    2 жыл бұрын

    Haaah wlhi 26/2 2022

  • @hamdaali867

    @hamdaali867

    Жыл бұрын

    Vk

  • @ZakiEnjoy

    @ZakiEnjoy

    6 ай бұрын

    🎉

  • @user-cv1dt9gd6i
    @user-cv1dt9gd6i5 ай бұрын

    Yaa daawanaya 2024😂 like sar❤

  • @user-vw3cs8ns7o
    @user-vw3cs8ns7o7 ай бұрын

    2013 run baa modi jiray Lkn hada aqli ban yeeshe alx 😂😂

  • @ashrafhakiimi4409
    @ashrafhakiimi44092 жыл бұрын

    2022 dawanooya inta Ila dawaneyza lake

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Жыл бұрын

    Cidii 2022 ama 2023 daawansa iso yara raac

  • @Hodanisha
    @Hodanisha5 ай бұрын

    2024 dadki dib uguso noqon dono wa idin salame❤😂

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag56997 ай бұрын

    Inta daawanaysa 2024❤❤❤❤

  • @maymuunsiciid1782
    @maymuunsiciid17822 жыл бұрын

    2016 baa daawan jiray inta 2022 dib u daawanysa 🥰

  • @Zakibinxaaji1

    @Zakibinxaaji1

    2 жыл бұрын

    👍👍

  • @muniishpea9830

    @muniishpea9830

    2 жыл бұрын

    Seeeem baa nhy

  • @anabhassan7740
    @anabhassan77403 жыл бұрын

    Waa run wlhi imika dhali yartii guurkii ciyaar bay ka dhiganayaan Raboow u gargaar🤲🤲🤲

  • @aamusanecali1469

    @aamusanecali1469

    3 жыл бұрын

    Basatir

  • @faadumoahmed9079

    @faadumoahmed9079

    3 жыл бұрын

    D y u f

  • @user-zd6oq3uf1k
    @user-zd6oq3uf1k3 ай бұрын

    Waxan dawan jiray markan caruurta ahaa2020ki hadana waa 28/4/2024

  • @hamsemahamed7967
    @hamsemahamed79676 ай бұрын

    2/3/2016 than 30/12/2023 walahi maanta marka dawaday waxan galay wakhtiyo xusus badan waana taariikh is qortay alle mahad leh ❤❤❤

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer66954 жыл бұрын

    Horraan udaawadey lkn waan ku ceshtay FRI OCTOBER 18 2019 wixii ila mida one like

  • @ifrahmohamedsahal9409

    @ifrahmohamedsahal9409

    4 жыл бұрын

    Hora udawaday aniba ahadana wada wanaya 20 october_19

  • @sacadguntigaab2957

    @sacadguntigaab2957

    4 жыл бұрын

    will

  • @fatimasaed6838

    @fatimasaed6838

    4 жыл бұрын

    Anna Hore u daawaday ...Maantan kusoo Ceshaday.

  • @siyaadbilow4226

    @siyaadbilow4226

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @lilzaakirgamer6695

    @lilzaakirgamer6695

    4 жыл бұрын

    @@siyaadbilow4226 wcs wll

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi Жыл бұрын

    Fariin Mug weyn buu xambaarsan yahay, Filmkan Caashaqa Qaarkii ceeb ba laga dhaxlaa🕊🐣

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 Жыл бұрын

    2023 baan dawanyaa riwayadan way iqabatay niicle baan ka dawan jiray😢😂

  • @apdirizakiroapdirizakiro625

    @apdirizakiroapdirizakiro625

    Жыл бұрын

    Wlhi anba Waan soo galaya😢😂

  • @lajeclaydazumayra1457
    @lajeclaydazumayra1457 Жыл бұрын

    Anigoo fasalka form four Ah ayaan dawanaya❤ waan idin salamay inta qoralkyga arkayso

  • @FaadumoAhmed-jn4hi

    @FaadumoAhmed-jn4hi

    Жыл бұрын

    Wan ka qaday❤

  • @HiboCabdulahi-co3kg

    @HiboCabdulahi-co3kg

    Жыл бұрын

    Ana fsal marka kabaxay baan dawananayaa 2023🤣

  • @user-oz9xk5pp3k
    @user-oz9xk5pp3k5 ай бұрын

    Ya 2024 daa wanaya ani cml

  • @Najminaa

    @Najminaa

    9 күн бұрын

    Ani😂☝️😘

  • @SumayoQurux-ts8yj

    @SumayoQurux-ts8yj

    2 күн бұрын

    Ani🫡

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji12 жыл бұрын

    After 5 years ago baan daawaanayaa hadaad ila mid tahay . Xaqiiqda riwaayadaan ma ahan mid laga xiiso dhacaayo. Abaydiin Abaydiin Dhalay💯

  • @hamzemohamud6507

    @hamzemohamud6507

    2 жыл бұрын

    Hh

  • @Zakibinxaaji1

    @Zakibinxaaji1

    2 жыл бұрын

    @@hamzemohamud6507 kk

  • @hamdaahmed5425
    @hamdaahmed54253 ай бұрын

    Ruwaayadan waxaan daawaday anoo sabi ah aad u yar hadana anoo marwo ah ayan daawanaya ❤

  • @RaxmaRuun-xe2zy
    @RaxmaRuun-xe2zy4 ай бұрын

    2017 fiirsan jirayy Haddana waa 23/2/2024😂

  • @apdulhakemjama4483
    @apdulhakemjama44832 жыл бұрын

    Farta taag hadaad daawanyso 2022

  • @abdrxmaandauud9851
    @abdrxmaandauud98512 жыл бұрын

    Waxaan daawaday 2018 5 22 maantana waa 2022 4 19 bisha ramadaan😍😍😍😍😍

  • @OkOk-wy2qw

    @OkOk-wy2qw

    Жыл бұрын

    Alx dhe

  • @NimcanNimcan-ul8kx
    @NimcanNimcan-ul8kx2 ай бұрын

    Waxan dawan jiray 2015 imikana wa 2024 alxmdulilah alle mahadle

  • @ubaxiinaa

    @ubaxiinaa

    2 ай бұрын

    Ee 2016 eeba soobaxe see 2015 kudaawte abyo

  • @mohamedibrahim6293
    @mohamedibrahim62937 жыл бұрын

    wow woow waa filma waxa badan turjumaya TAABANA MUHIIMADA GUURKA UU LEEYAHAY AMA QIIMAHA UUU LEEYAHAY GUURKA oo ka hadal waaqac taagan kolba jiilka dhalinyarada somaliyeed waxan curiyey abwaankii waynee dheeraada ubixiya abwaan maxamedibrahim warsame hadrawi oo la yidhaahdo abwaan caanka ah ee ABWAAN AHMED AW GEEDDI MAXAMUUD ((DHEERAAD)) MAANSHA ILAAHAY HA KU SIYAADIYO CILMIGA IYO CAAFIMADKA THANK YOU AW GEEDDI

  • @khaledkaamil3701

    @khaledkaamil3701

    3 жыл бұрын

    Rrrrrr

  • @khaledkaamil3701

    @khaledkaamil3701

    3 жыл бұрын

    👭👭

  • @aadanaanoy4103
    @aadanaanoy41032 жыл бұрын

    Wow Waxaan Daawaday 2016 wllhia waqtigu wuu ordayaa Maantada waxaan daawanayaa 2022 Ruwaayadaan aat ayaa u jecelaa Runtii waa Qiso 😍

  • @yusuryusuf19

    @yusuryusuf19

    2 жыл бұрын

    2 bri kadib baan ka daba dwn😂😂

  • @Kaltuun-rd2xy

    @Kaltuun-rd2xy

    11 ай бұрын

    😢😢

  • @Kaltuun-rd2xy

    @Kaltuun-rd2xy

    11 ай бұрын

    😂😂😂

  • @Kaltuun-rd2xy

    @Kaltuun-rd2xy

    11 ай бұрын

    ​@@yusuryusuf19😅😅😢😅 6:29 😊😅

  • @fardouzibraahim9840
    @fardouzibraahim98405 ай бұрын

    2016 dawaday .....2024 dib u arkayaa😮

  • @hadillaium
    @hadillaium Жыл бұрын

    Omg 😲 wn xasuusta 2016 ani io ayeeyadeyda io wllaladey yaryarka isla daawny ruwaydan lkn maanta kaligeyga daawanya 2023

  • @Farhan-nt8rg
    @Farhan-nt8rg Жыл бұрын

    2016 baan daawan jiray oon jeclaa hada oo ay tahay 2023 ayaan markale daawanayaa rawaayadaan

  • @fartuunmaxamed4880
    @fartuunmaxamed48803 жыл бұрын

    2021 inta ila dawanayso☝️❤😂

  • @msscaato3976

    @msscaato3976

    3 жыл бұрын

    Wlley af somaligaan xagee lagaga hadlaa waan fahmi waayay wllhi😅

  • @juliya2108

    @juliya2108

    3 жыл бұрын

    @@msscaato3976 hargeysa 😂😂😂

  • @juliya2108

    @juliya2108

    3 жыл бұрын

    Me😂😂😂

  • @msscaato3976

    @msscaato3976

    3 жыл бұрын

    @@juliya2108 somali allow barakee

  • @juliya2108

    @juliya2108

    3 жыл бұрын

    @@msscaato3976 aamiin

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii14217 ай бұрын

    😢😢 2016 dawaday shalay ila aheyd kawaran😮😮 hadana 06.012.2023 lamarayaa

  • @user-mn3qc7dv5d
    @user-mn3qc7dv5d6 ай бұрын

    Ruwayadan xasusubay iga mudantay wlhi NiclE kadan jiray 2014. Wxan dib uso kusay 2024. 😞✋️🤚

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis6424 жыл бұрын

    Abwaan Ahmed Awgeedi cimrigiisa ilaahy ha raajiyo

  • @zamzamharun2099

    @zamzamharun2099

    4 жыл бұрын

    amiiin

  • @maxamedramboow7384

    @maxamedramboow7384

    4 жыл бұрын

    Z

  • @nazteexomohamed5287
    @nazteexomohamed52872 жыл бұрын

    waxn dawaday 2019 Hadana imika waxan dawanaya 2021 MashalaH 😍

  • @i-cloudmobilerepair5338

    @i-cloudmobilerepair5338

    2 жыл бұрын

    hadaad dada laga hadlaayo tahay ka feegnow please

  • @nazteexomohamed5287

    @nazteexomohamed5287

    2 жыл бұрын

    inchalaH 💞

  • @aminamohamed9010

    @aminamohamed9010

    2 жыл бұрын

    Ana wXaan daawanayaa 2022🤣

  • @faadumoabdinaasir5421

    @faadumoabdinaasir5421

    2 жыл бұрын

    😌

  • @HothoHeego
    @HothoHeego Жыл бұрын

    30 June 2023 after 7 years riwaayad cajiiba wlllhi intii iga danbaysa hay dhaafin

  • @shucaybcaweeye2543
    @shucaybcaweeye2543 Жыл бұрын

    12/ 4/ 2023 ayaan dib udaawanayaa Anigoo form four ah Waxana igu horaysay 2016 markaa oo aan Wllky iga wayb mobile uu lahaa Ka dawanjiray .

  • @calinuurcabdi934
    @calinuurcabdi9342 жыл бұрын

    5 sano kadib ayaan telephan aan leeyahay ka daawanayaa Xusuus waayo

  • @princess_naduu
    @princess_naduu2 жыл бұрын

    Shekadan waban iska jeclhy🥺❤️

  • @huseeinalihassan5337

    @huseeinalihassan5337

    Жыл бұрын

    Ya Allah

  • @huseeinalihassan5337

    @huseeinalihassan5337

    Жыл бұрын

    Is ilaali wll

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas32152 жыл бұрын

    xasuus memory aan helay ayan ruwaydan ku jirtay maalin kasta waan ku celcelin jiray schoolka waatiga waxa class 5 dugsiga dhexe hada from 4 ayan bilabayaa waqtigu waa cararaaya 🏃‍♂️😭

  • @zupayrjimcaale7733
    @zupayrjimcaale77332 жыл бұрын

    Waxan dawaday 2022

  • @mashahiryoutube5139
    @mashahiryoutube51394 жыл бұрын

    2020 wixi dawanaya like dhac igu sii

  • @ibraahincadey592

    @ibraahincadey592

    4 жыл бұрын

    Wllh ruwaayadaan markaan daawado calool xumo aa iqaboto lkn waa kudayasho

  • @yahyahassanabdiyahya6162

    @yahyahassanabdiyahya6162

    4 жыл бұрын

    😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢

  • @zeynabsaid9695

    @zeynabsaid9695

    4 жыл бұрын

    @@yahyahassanabdiyahya6162 4th 1

  • @ascaxmef6522

    @ascaxmef6522

    4 жыл бұрын

    @@yahyahassanabdiyahya6162 🤧😎💝👩

  • @ascaxmef6522

    @ascaxmef6522

    4 жыл бұрын

    @@ibraahincadey592 ghdihwoy 💝😎💔😷💔💖🍏👍

  • @hayaat2209
    @hayaat22093 жыл бұрын

    14 November 2020 yaa daawanaya Like saar plz😥

  • @moohaanmaanka6416
    @moohaanmaanka6416 Жыл бұрын

    2023 yaa daawanaya 🤟👍

  • @MukhtaarDaahir-cc8bl
    @MukhtaarDaahir-cc8bl4 ай бұрын

    Xasuus 2017 iigu danbaysay anoo Ethiopia 🇪🇹 joogo Hadana 6 March maalin khamiis ah 2024,goobtuna tahay muqdisho Inshaalahu mar kale ayaan nabad kusoo booqan doonaa

  • @inauujeyali4028
    @inauujeyali4028 Жыл бұрын

    Heeata qeebta danbo yaa igu caawin Karo😙😙😏😏😊

  • @mahadabdysalam1402
    @mahadabdysalam140210 ай бұрын

    Still 2023❤ waa film cajiib ah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76242 жыл бұрын

    2016 wakhti bay ahayd

  • @samirogeele8279
    @samirogeele82796 ай бұрын

    12/12/2023 baa dhamaad ah 😢

  • @kingupdala1137
    @kingupdala11372 жыл бұрын

    Waqtigu dheereeya2016 ayaan daawaday haddana waa.2022/5/27