Raysalwazare Xamze iyo afhayeen ciidanka israaiil iyo culimada kebaa saxan Sh Xassaan

BOOQO Qalaafe Media Official Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato . Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
Ku Dhufo Halkaan 👉 / @qalaafemediaofficial

Пікірлер: 198

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7537 ай бұрын

    Dalxoreeye daraje badne anagaa xaal marinayno mudane prof Hassan shiikh mahamud ⚘️ ⚘️ ⚘️ ahna madax wayne Hassan shiikh mahamud guulayso

  • @Somfox1
    @Somfox18 ай бұрын

    RaysulWasaare Xamse run buu sheegay

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak71658 ай бұрын

    Ninkaani Qoom Soosocda Ayuu Uhoreeyaa,Waa Ninkii Dadkoodhan Gaalaysiinjiray,Shartiisa ilaahay Hanaga Xijaabo.Aamiin

  • @wllmohayre9950

    @wllmohayre9950

    8 ай бұрын

    Nio illhy ka bakh culumada ka leexo ibni aadam dad ma,gaaleysiiye qabyaada iska dhaaf

  • @AbdirahmanMuuse-sl4jj

    @AbdirahmanMuuse-sl4jj

    8 ай бұрын

    Qofwalbo diin ta kajeeys ta waagaak hadaat raacdona lamit baa thy

  • @user-kt1ts2co1s

    @user-kt1ts2co1s

    8 ай бұрын

    Shekha caalimaka ah kalexo cilmaani aan wxbo kala ogeen ayaad tahay

  • @user-kt1ts2co1s

    @user-kt1ts2co1s

    8 ай бұрын

    Shekha aayad qur,aan iyo xadith sax ah ayuu dalishaday adiga ma qur,aan ka ayaad benineysaa

  • @user-kt1ts2co1s

    @user-kt1ts2co1s

    8 ай бұрын

    Qofkaan kitaabka Allah wx ku xukumin waa gaal waa daalim waa faasiq suratul maa,Ida adiga Marka inkir hee aayadaha cilmaani aan wxbo kala ogeen ayaad tahay

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi2957 ай бұрын

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim acuudu billaahi mina shaydaani rajiim acuudu billaahi mina shaydaani rajiim

  • @shakiraabdullahi5563
    @shakiraabdullahi55638 ай бұрын

    Masha Allah, ilaahey haku xifdiyo

  • @SALAFIYUN
    @SALAFIYUN8 ай бұрын

    Maa shaa Allah. Allaha ku xafido sh xasaanow

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi33178 ай бұрын

    Hamze daaya agaah ❤❤❤❤ og culimadeedii maxaa kudhacay!

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe8 ай бұрын

    Wlhy waa zax❤❤❤❤❤❤ ilove shekh hazaam hamaaz wll live

  • @yaakcon

    @yaakcon

    8 ай бұрын

    War bal marka hore sida wax loo qoro baro? Balaayadan aad meesha ku qorta lamaba akhrin karo.

  • @user-dc7ll9rc4l
    @user-dc7ll9rc4l6 ай бұрын

    Mashaallah

  • @user-ni6ql6dc3q
    @user-ni6ql6dc3q8 ай бұрын

    Xasaan xasaankii hore maahan ee waxaan kula talin lahaa naftiisa muraajaca haku sameeyo

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr2 ай бұрын

    Sheekh Abu Salmaan xafidakallaahu arrinka xamse way kaa hoos baxday. Ma waxaad qabtaa sheekhow in masaajidada lagu faafiyo Al calmanah inaad lillahi wa inaa ileehi raajicuun. Accudu billaahi minal xowri bacdal koor

  • @fmg63772
    @fmg637728 ай бұрын

    Waxan cilaajka ah ummada ha u soodaynina subxaanallaah sheikh umal ayuu u jawabayaa xasbiyallaahu wa nicmal wakiil

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama88798 ай бұрын

    Anigu muslim baan ahay meel ka sokaysana ilaaahay iima dirsan Alxamdulilaah, Firiqooyinkaan aad taxaysaanna idinkaa garanaya waxay yihiin beri ayaan ka ahay qof muslim nimo magac ahaan iyo caqiido ahaan u deeqi wayday maaqaan meeluu u socdo!

  • @koorakayse4975

    @koorakayse4975

    8 ай бұрын

    Wll alshabab mad tagersantahay? 1_Hadad tagesantahy waxad tahay ixtisam 2_hadad kaso horjedo waxad tahay wahabi ama salafi Bas waba inta shekadu sxb

  • @ahmedjama8879

    @ahmedjama8879

    8 ай бұрын

    @@koorakayse4975 Wlle Al sha ba b wax la taageeri karo makuula muuqdaan? Dadka dilaya qof ashahaadanaya? Diinta Islaamka waxaa mamnuuc ah in aad qof gaal ma ahi kuleh gaal dhahdo Ama qof ashahaadanaya la dilo Tan kale wlle diintu magac in lala baxo maahan Diintu waa ku dhaqan waana caddahay Nabi Ibrahim wuxuu yir muslim baan ahay suuratul baqara Ismacil, isxaaq, ya quuro iyo asbaad dii sidoo kale Nabi maxamed iyo saxaabadii muslimiin Bay ahaayeen Anna muslim baan ahay firiqo ama kooxna ilaahay baan ka magan galnay. Qofka muslim ka ah dhiiggiisa, sharaftiisa, maalkiisa intaasba in lagu xad guddbo maahan

  • @ahmedjama8879

    @ahmedjama8879

    8 ай бұрын

    @@koorakayse4975 Dadka dadka madaxa usoo duubanaya qiyaamaha xaggay aadayaan? Qofkii intaas oo kale diinta ka leexda ilaaahay waa arkaa Wixii cilmi darro kuu gayso ilaaahay tawbadiisu waa furantahay? Dadkaan aad arkaysaan ee boqolka magac la baxay ogow Kulli waxay leeyihiin muslimiin baannahay, sunni baanahay, shaaficiyo baannahay, haddana saas oo aytahay isla tukan mayaan! Isma rabaan isma jecla! Wax yaabo yaryar oo aan ba ahayn wixii laga heli jiray ajarka waawayn ayay ku colloobeen ilaahayna wuxuu ina amray in aan inta karaankeenna ah dadaalno oo kaliya wixii shubuhaad ah ma laysku haystana aan kaba tagno Waayo rasuulkeennu calayhi salaam wuxuu yiri " qofkii shubuhaad ku dhaca xaaraan ayuu ku dhacay " Ilaaahay dadkeenna soomaaliyeed xaqqa ha fahansiiyo oo hannaga qabto cadawga madaxa duuban iyo kan hoosta ka caawinayaba

  • @hibohassan3817

    @hibohassan3817

    8 ай бұрын

    ​@@koorakayse4975wlahi waad uga qoidey shabab iyo wahabiyo xagee ukala socdaan😂😂😂😂

  • @kalenooc4938

    @kalenooc4938

    2 ай бұрын

    ​@@koorakayse4975 ma taagero sbbto qaladaad badan ayeey leeyahiin mashruucayga qaaska ayaa rabaa 😂 hada ma ictisaama ayaa noqonaya

  • @rashediting6172
    @rashediting61728 ай бұрын

    Sheikh Hamse Abdi Bare Hortaabuu Fatwoo Jiray🫡

  • @MrMaaweel69
    @MrMaaweel698 ай бұрын

    Yaan lagu fogqan Ninkaan Dambigiisana isaga Ayaa iskaleh Wax uu yaqaan qof ku sii socdo ka joogso lama yiraahdo Awood aan lagu xukumayn ayuu is biday Maalin Wuu ka shalayn doonaa hadalka is ka dheh da ah insha alaah

  • @nrcabdi
    @nrcabdi8 ай бұрын

    🥺🥺🥺 ○ Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @iziigamerofficial4764

    @iziigamerofficial4764

    8 ай бұрын

    Walaal ilaah hakuu yasiro waa xaal aduunyo ilaah ayaan kuu weeydiyay noolal wacan oo raaxo badan inuu ku geliyo

  • @emem3711

    @emem3711

    7 ай бұрын

    Lambar san lo qoraayo waligey ma arag dadka caamo ma umalese lambarka cadi isaga so qor😮

  • @deeqow796
    @deeqow7968 ай бұрын

    Ninkaan hoskasii buu wadaa nin sheekh ah oo leh xasan garguurte subxanaallah warqofkaan hadhagaysanina waa tagfiiri

  • @AbdulAzizsiidow4616
    @AbdulAzizsiidow46168 ай бұрын

    Aamiin Aamiin allah xfido

  • @AbdiALI-jf8mu
    @AbdiALI-jf8mu11 күн бұрын

  • @MohamedHashi53
    @MohamedHashi533 ай бұрын

    ❤❤

  • @shukrihagi9854
    @shukrihagi98548 ай бұрын

    Reer wasaaraha si fiican ayuu u garab istaagay walaaleem falastiin asagoo badan allaha noo keeno sheikhow intaa wax ka sheegi la heed ma uducaysid walalaheena muslimiinta dhibka ku jiro ajar ayaa ka heli laheed waxaan kale aad sheegaysid maxaa ka helee?

  • @mohaaSalahofficialmedia
    @mohaaSalahofficialmedia7 ай бұрын

    Ninkan waa shabaab

  • @qoojemedia73
    @qoojemedia738 ай бұрын

    Runta soomaalida wey dhibtaa sheekh xasaan wax run ah ayuu sheegay

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin71858 ай бұрын

    Xamzo waa nin islaam.ah xilna haya waa usheegikaraa

  • @Samaanqore
    @Samaanqore8 ай бұрын

    Wllhi wey qasaaren kuwa waqtiga kugu bixiya 😢 mida kleh kitaabka ma'iska firanyahay mise ? إِنَّمَا يَتَذَكَّرُ أُولُو الْأَلْبَابِ

  • @fanaxmedia7335

    @fanaxmedia7335

    8 ай бұрын

    Oo adiga maxaa beejkan kugu soo daray maxaadse udhageysatay oo aadna usugeysaa waxa cusub ee lasoo galiyo maad kabaxdid beejkaan maxaad waqti ugu qasaarinee adiga

  • @Samaanqore

    @Samaanqore

    8 ай бұрын

    @@fanaxmedia7335 aad kaga mahad celinaa sxp 😪

  • @user-tv5tu8jb9l
    @user-tv5tu8jb9l8 ай бұрын

    She xassan allh ku xafido .

  • @cabdiqanicumar2371
    @cabdiqanicumar23718 ай бұрын

    waxaan aad sheeq leedihiin waa culumadii qawaarijta waana kuwa umada gaalesiyo ilaa ayaga maahee isagaaba yahuuda ushaqeeya qawaarijna yahuud waxayna uqabtaan inay umada islaamkaa ulaayaan oo ugaabiyaan daliil jamaca ay umada ugubayaan

  • @abdikarinagnedganaye
    @abdikarinagnedganaye8 ай бұрын

    Wallahi dadkaan sheekh xasaan xirta u ah waaa dad caqliga laga xadey waayo suura gal ma ah ruux caqli leh in sidaaa loola hadlo ama waxaas maxaadaro looga dhigo war sheekha haduu khaldamey Hal ruux oo yiraa sheekh waaad khaldantahy maxaa xirtiisa looga waayey alle xaqa haina waafa jiyo walle waa addun gadoon

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87228 ай бұрын

    Laakiin shiikh xassan daa Xamse bare ha iska fidyoodee kuwo badan buudhaamaaye

  • @deeqxuseen2759
    @deeqxuseen27593 ай бұрын

    Asc dhaman umada muslimiinta ah salaan kadib walaal shiiq xassaan alle aqoonta uu kusiiyay umada uga faaiideey waliba si wanaagsan kalaamullaaah iyo axaadiista rasuulka SCW ayaa wax ku dhex labeysaa shiiqow alle kabaq wacdiga aan kaa dhageysanee hadalada qalafsan kareeb mida kale sow masjid maahan meesha aad fadhisaan mexey tahay qosolka faraha badan makaftan iyo fadhi ku dirir ayaa kuheysiin mesha xagee ku ilowdeen aayadii dhaheysay فليضحكو قليلا وليبكو كثيرا aduun waa gaba gabo diintii ayaa lagu kala aar gudanayaa wadaad kasta inta uu bartay haduu qolo gooni ah ku beegsado yaa umada soomaaliyeed si xalaal ah diinta ugu sheegayo oo quraanka u fasiraayo oo axaadista rasuulka SCW uga sheekeynayo isagoon cidna aflagadeyneyn ilaahow xaqqa natus ilaahow towfiiqda na waafaji ilaahow uurkeena xumaha ka saar allow culimada qaar hadalkooda wanaaji waa kuwii aan ku dayan laheyn allow aqoon waa siisaye uurkooda wanaaji waa indhihii umada

  • @maxameddaaud3358
    @maxameddaaud33587 ай бұрын

    Shiikh qaan xaaq iyo baadi keeba u racsan yahay wn ku wareeray wlhi 😢

  • @user-fh6ce2gx4e
    @user-fh6ce2gx4e8 ай бұрын

    Oo hagaajiyay.

  • @farxaanmuusemaxamuud3333
    @farxaanmuusemaxamuud33338 ай бұрын

    Shiikh musdalaha kufsi xaytahay meeshaad dhigtay?

  • @laanjo
    @laanjo8 ай бұрын

    shiiqaan umadeyna maahan

  • @mohamedabdiaziz9797
    @mohamedabdiaziz97978 ай бұрын

    shiikhu ictisaam hadalka uu jeedinaayo ayaga ayuu ku durayaa

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-17338 ай бұрын

    Subxanallah ninkani waa fogasdey

  • @CumarYackoo
    @CumarYackoo7 ай бұрын

    Khilaaf joogta ah iyo koofiyada isma galaan

  • @abdullahiahmed9601
    @abdullahiahmed96018 ай бұрын

    Inaad jaajuus🎉tahay waa iska cadahay ilaahay umadda hakaa qabto

  • @amarshide7073
    @amarshide70738 ай бұрын

    Sheikh matixid iskaa Amu sheytaan benale Waxataxay ay masajidkaa Gashey

  • @Maxamed-xi1tw
    @Maxamed-xi1tw8 ай бұрын

    S

  • @cabdulahigarane4054
    @cabdulahigarane40548 ай бұрын

    Dhago hadal shekh umal

  • @user-js3pg8mn7t
    @user-js3pg8mn7t7 ай бұрын

    Wa naasibdaaro Inu ka mid noqdo wil sidano sheick sheeganaya wa kaano midhan waxa ka dhaashay somalida

  • @halwoali5532
    @halwoali55327 ай бұрын

    Daskaan ku AG dhooban baxa oo sayniska barta dheh iyo farsamada gacanta shiikhow

  • @hibohassan3817
    @hibohassan38178 ай бұрын

    Sheekh ale habarakeyo sunta galada iyo galaracyada kailmeysiso weye runti waan jeclahy boos weyn baad noo tagan tahy ximrigada ale hadhereyo xaqa ale hakugu sugo imanka ale hakugu dilo gala naceybka kugu jelcahy iyo markad murdadiiin qaburiyiiin aad karbasheyso

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo8 ай бұрын

    Jaajuskan Kenya raysalwasaare caynaaya lacnad hakugu dhacdo

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye5 ай бұрын

    Sh xssaan adiguba diinta waataqaana isaga maxaa udiidayaa inuubarto

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official3938 ай бұрын

    Kuwa waxaa jiro shekh yaal sheeganaayo dadka markey arkaan taqwo badan maalinta qiyaamaha buur dhalaaleyso la siinaayo isagane ku farxaayo lknse waa Illaah ku dhahaa waxba kuma yaalo naarta gal

  • @maajidnolosha3032
    @maajidnolosha30328 ай бұрын

    War anaga ma fadwa yaan ugubaahanahay cadawgeena. Maya. Uma baahnin. Cida noo fad weyneysana yaa waaye. Waa yahuudkan iyo sheeq. Asaga la mid ah. Alow naga qabo

  • @abdirahim1408
    @abdirahim14088 ай бұрын

    Manshllah shaikh 😅

  • @Axmed2121
    @Axmed21218 ай бұрын

    Ninba halkuu jihaad u arko inuu tago oo la kala baxo waa muhiim hadhaw na allah ayaa dadkan kala xukmin doona. Intaa waan kula fahanay shaykhuna.

  • @user-by3fl4pu2h
    @user-by3fl4pu2h8 ай бұрын

    Shakhan fadulsana xamze cabdi bare wuxu sheegay xaqu diriir wuxuna diday inaney aheyn argagixisoo wax qaladana kuma laha

  • @abdirahmanali4394
    @abdirahmanali43948 ай бұрын

    Riwayad budigayaa

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v8 ай бұрын

    Subxaana Allaah !!! kaasay dad dhagaysanayaan Allaah kacabso dawladu waa muslimiin

  • @user-pk1yd9zv9v

    @user-pk1yd9zv9v

    8 ай бұрын

    Qudbadiiisa kii taabacsan asagoo kale Lee dhageysanayo, Waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay Nin culimo weyn ah saan ayuuna u hadlaa

  • @randaruxii9690
    @randaruxii96908 ай бұрын

    yaa diiday inoo kahadlo diinta

  • @user-ng3ig6ic3t
    @user-ng3ig6ic3t8 ай бұрын

    Dhagahadal feee ah

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan10598 ай бұрын

    Xasan qawaarij

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed778 ай бұрын

    RW hamze aa ila saxan

  • @moha786
    @moha7868 ай бұрын

    String of contravention, a person that contradict himself

  • @nuurabdulle1849
    @nuurabdulle18498 ай бұрын

    Jihaad waa ye waxba dadka ha qaldin sxb

  • @sadiiqsheekh1633
    @sadiiqsheekh16337 ай бұрын

    Shiiq QOF shaqsi ah ugu yerayo magac owsan ogoleen waliba masjid dhexdiisa sow layaab maahan

  • @khadadhash
    @khadadhash8 ай бұрын

    Xamse Islaambuu sheeganayaa. oo Hadaa Muxuu yahay.

  • @MohamedAli-eg1qy

    @MohamedAli-eg1qy

    8 ай бұрын

    Gaal murtad eh

  • @umeahmed7659
    @umeahmed76597 ай бұрын

    Umada alaha ka qabto culimo matihid

  • @maden7818
    @maden78188 ай бұрын

    Xisaanoow yuhuud kaa cilmi badan sababtoo ah waxaa tihiin askartii yuhuuda.

  • @abubokorbile9818
    @abubokorbile98188 ай бұрын

    sheikha waxaad moodaa inuu uhadlayo sidii uu dadka diinta ka xigo 😂😂

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    8 ай бұрын

    Kan qofkii rooti diido xitaa gaal u yaqaana

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed21998 ай бұрын

    Xayawaan waad ka xun tihiin yuhuud

  • @user-rx8wp9ix6c
    @user-rx8wp9ix6c8 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤Sax

  • @user-sz2mx1dy6c
    @user-sz2mx1dy6c8 ай бұрын

    Ninkani ma aragan miyah hayadaha amniiga wlhi hadaladiiisa badana wa hadal neeb ku dhehaan waxan ahay somali dawladeyna wa somalia 🇸🇴 oo ah dawlad islam ah wana tageri dona wanad walipo muslim ah wana ku ra sanahay rayasl wsasrenah xamsa gul gul 🇸🇴

  • @hibohassan3817

    @hibohassan3817

    8 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan53208 ай бұрын

    SHEEQ XASAAM MSHALAH ILAAHAY HAKU XAFIDO ADIGA IYO CULUMADA KALEBA SHEEQ XASAAM RUNTA AAN KU JECLAHAY MASHALAH TEEDA KALE WAXAAN KU JECLAHAY OO KALE KAFTANKIISA CAADI MAHA 😂❤

  • @jawharaxasan5120

    @jawharaxasan5120

    8 ай бұрын

    Sheekhow maad nodaysid madax waynaha adiguba maad dagaalantid maxaa islii kudhigay sheekhow

  • @mohamedkenyare8693
    @mohamedkenyare86938 ай бұрын

    Magac hassan gugurte masahba inlagumagacbo qof islam ah

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan32448 ай бұрын

    Sheikh ma muxaadareeneysa mise wa dhaga hadal free

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c8 ай бұрын

    Kani Shekh ma aha wa shaydan u shaqeya America tusle isago Kenya joga qof lashab tageri kara ma jira wa maya jawabtu marka Tug khain ah weye ninkan shelha iska dhiga

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7537 ай бұрын

    Shiikh xasaan makula saxan tahay hamze cabdi bare baad tiri madax wayne heena waxaad leedahay Hassan garguute wadaadadii hadayba saas uhadlaan maxaa ka sugee caamada

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c8 ай бұрын

    Adiga who are you u always waad eedeysaa dadka inta badan shiiq dhintay oo suudaani ah baad kudhaganeeyd alle kabaq adiga xataa

  • @mccsharif8917

    @mccsharif8917

    8 ай бұрын

    Then, who are you to criticize him?

  • @FatahAxmed
    @FatahAxmed8 ай бұрын

    Shekhnimadu.mashaadhbaa.kanhadlayaa.sita.umalbaasita.

  • @falisa576
    @falisa5768 ай бұрын

    Mid walba intuu wadan uu san lahayn Dabada lagalo wuxu dono haku hadlo Wadanka uu joogo so wadan gaalo mahan maxa dhigay mu iskaga tago Sheikhan wa Alshabaab caadi ah Dawlad walba o timaada wu mucaarada wana gaalaysiiya umada O dhan wa seef labood culumo iyo Caamo inta sharta wada Allaha nooga Xijaabo dalkeena wadamo aysan lahayn ka so niicleeya

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt6698 ай бұрын

    Diinta maadka Xigtaa ?

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v8 ай бұрын

    Gaal xasssan waa wecel ogaaden maaha .. Ha la dilo kan in uu Nairobi ku nolado xaq a leh dhimasho ayuu xaq u leeyahay

  • @user-lj3rv5dt8s
    @user-lj3rv5dt8s6 ай бұрын

    Waabiyada iyo Yahuuda maxey ku kala duwan yahiin?

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein84318 ай бұрын

    Dam jadid Salafiyo Al islax Aqwan. Muslimin Tabliq Ictisaam Jadidiya Zuu fiya Mad Hal magac isugu keentaan Mase qaraabkiiba albabkisu xirmaya? 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @MrMohamud78
    @MrMohamud788 ай бұрын

    Kanada jaajuuskeeda ayaa la dhageysanayaa, cajiib.

  • @user-jr6fc7oq2e
    @user-jr6fc7oq2e8 ай бұрын

    Nin dameera wadow warkaagu waa kaa Soo roreeye

  • @zahraabdidhux2611
    @zahraabdidhux26118 ай бұрын

    Adigu ma diintaad ka xigtaa R/wasaaraha isagaaba kaa aqoon badan malahaygee

  • @siraajdiin7185

    @siraajdiin7185

    8 ай бұрын

    Kan waa takfiir

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik88138 ай бұрын

    Sheekhow Diinta dadka kama xigtid, joog

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid87868 ай бұрын

    Down Down Wahaabiyo

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo8 ай бұрын

    Maxamad cabdilwahab oo baqtiyay ina caabudo waxa kuu geeyay lacagta qatar

  • @user-hx2uq6zn6h
    @user-hx2uq6zn6h8 ай бұрын

    oo aheeqow maxaad ku haysateen Sanyare

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska6458 ай бұрын

    5:54😂

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo8 ай бұрын

    Hamza diinta waa ka garanaaya yahuudiyow ka leexo raysal wasaaraha

  • @kamalomar1118
    @kamalomar11187 ай бұрын

    Ninkan waa nin la soo dirat yaan la dhageysan waarkiis

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87228 ай бұрын

    Hhhhhhhhhhhh xasan dhibadanaa waa runtiis qofku wax uu aamin sanyahay waa inuu runta kasheegaa

  • @qalaafemediaofficial
    @qalaafemediaofficial8 ай бұрын

    ASC Dhamaan walaalaha ku xiran channel ka Qalaafe Media official Subscribe Saara waad mahadsantihiin

  • @siraadcali8636

    @siraadcali8636

    8 ай бұрын

    Waxaan u arkaa khawaarij meel iskuugu timid allaaah ummaada inka qabto

  • @joeokieh43
    @joeokieh438 ай бұрын

    libax darood

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p7 ай бұрын

    Xamze waxay ila tahay in uu kaa cilmi badan yahay In koofi uu gashto qasab ma aha

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid66758 ай бұрын

    Sheekhow maadaa ka dhaliyay 😂😂

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa8 ай бұрын

    War waxan kaa hoos hadlayaa miyaanay aduunkaba waa lama socsaa adraci isagoo hadlaya waxa uu yidhi abahay waa yahuudi hoyaday waa yahuudiyey ab olaa kaba yahuudii baan ahay yidhi.

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid66758 ай бұрын

    Sh.xassaan Alshabaab muu la dagaalamayaa Isagaan alshabaab moodayee 😢

  • @user-dw9jt8pb6q

    @user-dw9jt8pb6q

    7 ай бұрын

    Maya afsomaliga baroo ugas .

  • @mawliidcawl9193
    @mawliidcawl91938 ай бұрын

    Waar xoolahani muxuu ahaa😮

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-17338 ай бұрын

    AR ilaahey ka baq nin 90 jir ah Oo dalka madaxweyne ka ah Cayda iska dhaaf Subxanallah

  • @baredahir5347
    @baredahir53478 ай бұрын

    Sheekh isku sheegoow samse bare wuu ku dhaama adigu inta samse yidhi waadka baQatay lkn xamse bare wuu cadeeyaay warkiisaa lkn noocaagasi waay dhuunteen marka maanta diinta

  • @BosteyA-pt9mz
    @BosteyA-pt9mz8 ай бұрын

    Hamsa Hal wuu ku saxsaxsanaa falistiin in la laayo ayqaladthy hal wuu ku qaldanyhy jabhadeyn Hamas wa qalad anaga ma daganin bariga dhexe dawlada somalia maxay ku cawineysaa ÷/% ✍️🏿👁👁✋🏿🌐 xasan Turkish wiilkisa

Келесі